5 Muuqaal oo Saamayn igu Yeeshay 2024 .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ •

  • @sarahajji2118
    @sarahajji2118 Місяць тому +90

    1990 ayn dhashay alxamdulilh wa 35 sano aadban ugu faraxsanahay cumrigayga ilaahayna caafimad ayu igu gaadhsiyay cumri dheer iyo caafimad iyo khaatimo wanagsan ayn rabigay waydiisanaya ❤

  • @MedOmar-z4b
    @MedOmar-z4b Місяць тому +7

    Runtii anigu waxaan jiraa 21 dhawaan 22 baan noqon doonaa alxamdulillah , saamayn buu igu yeeshay muuqaalkana 😊
    Dadkan Muuqaallada yar yar daawada waxaan leeyahay waxa ugu faa'idada badan waa kuwa dhadheer ee tik tok iska yareeya walaalayaal 😢

  • @Awdable
    @Awdable Місяць тому +9

    Alx dadaydu waa 24 jir waxaan rajaynayaa in cimrigayga allah ii barakeyo oo wax aduun iyo akhiro ii nafci leh aan ku qabsado rabow samaha igu dug.

  • @MubarikJamac-d7q
    @MubarikJamac-d7q Місяць тому +21

    Sxb cumarow hargeisa ayan joogaa ,barnaaamijkan markan dhagaystay runtii waan is badalay ,markaaa dar ilaahay ban ku jeclaaday ee ma I aqbashay

    • @amjadmoha1
      @amjadmoha1 Місяць тому

      Luuqada aad ku hadlayso iska hubi zxp 🙏

  • @User7654suy
    @User7654suy Місяць тому +18

    أعظم رجل في التاريخ وحتي قيام الساعة هو سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم من قرأها يضع.👍🏽❤️🌸☪️

  • @future_billioner2036
    @future_billioner2036 Місяць тому +29

    Insha Allah sanadkan waxaan samayn doona is bedel wayn 2026 ayaan usoo laaban doona comment gaan anoo rumeeyey riyadayda 🙌💯✊🏾

    • @qaysarcadde4490
      @qaysarcadde4490 Місяць тому +1

      Comment ka bixinaa anina saas 2026 usoo noqdo anoo intaan ka fiicn inch alh 😊

  • @ayuubtoom
    @ayuubtoom Місяць тому +5

    2004/12/05 ayaan dhashay maanta waxan jiraa 20sano iyo hal bil ALXAMDULLILAH waan ku faraxsanahay cimrigayga mahadsanid USTAAD❤

  • @yourbrother8130
    @yourbrother8130 Місяць тому +32

    Allow Somalia midey yaa rabi

  • @muxiyodiin1091
    @muxiyodiin1091 Місяць тому +5

    horta wallahi ani been masheegayee sannadkaan waxan gali rabaa 15 illlaa 12jirkaygii ayaan ku xidhnaa cumar walllahi cumar waa qof aad uqaalya keep going brother

  • @-Y95
    @-Y95 Місяць тому +12

    From 🇩🇯☪️🤲 2025

  • @abdiwelimohammed3004
    @abdiwelimohammed3004 Місяць тому +26

    2025 alle hanooga dhigo mid baraaro iyo Guulo badan❤❤❤

  • @Cabdicasii-v8p
    @Cabdicasii-v8p Місяць тому +7

    Sxb cumar inshaar wankufaraxsanhy dadayda alxdulilaah illaahayba mahadleh waxan jiraa 29 cafimaad ayuu illaahy isiyy alxmdulilaah illaahy ayan umahadnaqaa marealba

  • @XamdiAbdi-t2b
    @XamdiAbdi-t2b Місяць тому +4

    Alxamdu illah rabikii igar siiye 16sano aya mahad iska leh

  • @BooreMaxamad
    @BooreMaxamad Місяць тому +3

    Madaama aykugu xidhan yahiin 1m oo muslim ah somali ah fadlan Mawduuc kusaabsan joojinta dhiiga somaliyeed iyo isdilkooda mundane soo samee pleas waana waajib ee iskagud Isha Allah
    Ustaad

  • @umeymaonline
    @umeymaonline Місяць тому +2

    masha Allaah waa mslintii iigu horeesay aan arko fec kaga waligey codkaga ayaa dhageesan jiray illaahey haku xafido
    sidee noo dhiira galiso ayaan mar walbo jeclhy wllo

  • @popular7493
    @popular7493 Місяць тому +2

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny Місяць тому +4

    Omar inshaar 😢 wllkay ha so hadal dhibta way somalia 🇸🇴 ka taagan Dhaman 5 wadan somalia daagalo qabiil ad u foolxun ka bilowday 😢😢 Wacdiga iyo wanada ka qayb qado 😢 si fican uga so hadal 😢😢 qof loogu dhagaysiga bdn yhy aya tahe 😢Allow.umaday kala qabooji 😢

  • @Khadarsahamiye
    @Khadarsahamiye Місяць тому +23

    Inshallah 2025 isbedel wayn Ayaan rajaynayaa 🎉👐

  • @updy952
    @updy952 Місяць тому +1

    Sanadkan waxaan jirsanayaa 25 Sano I'm so happy my age
    Inhs allah waxana rajynaya sanadkan inan hamiyo badn wadadoodii qaado ilahyna igu taagero insha alah
    Cafimad qab allah hangu gadhsiyo

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen Місяць тому +3

    😂 maroodi ordaayo ani baaba ahaa markan arkay qofta dumarka ah ee lixdanka waxwalba ku bilowday biriigaan yara qabtay nafsada marodiga
    mahadsanid cumar ishaar walalihii sanadkan wax fiican aan ka faiday ayad ahayd
    ilaahayow waxwalbu jecelyahay sii adoonkaan wanagsan 🤲🏻

  • @abdihakiinibraahimdayax1775
    @abdihakiinibraahimdayax1775 Місяць тому +3

    Xasuusin cumar inshaar
    Waxaan dareemay wllo
    In muqaalada hada aad soo doob
    In yar mooyaane
    Waxa ka wanaagsan kuwii hore

  • @UpdisallanubdullaUpdullahi
    @UpdisallanubdullaUpdullahi Місяць тому +1

    19 old years here we go

  • @MulaykaMahamed
    @MulaykaMahamed Місяць тому +4

    Mashruuca 2aad Imika muuqaalkan waa 30:34 daqiiqo samir Aan ku daawado malihi waayo waxaan laqab saday 01:00 02:00 muuqaalo ah dad badan oo ila midiina way jiraan saan filayo
    Oo xitaa xiftigaagu eber noqonayo 2025 isbedel rajaynayaa insha allah 😊

    • @NajmoAbdi-fk3pb
      @NajmoAbdi-fk3pb Місяць тому +1

      Abaayo waa tiktookta ee iska delete muqaalada yaryarna iska ilaali

    • @MukhtaarnuurAxmedmaxamed
      @MukhtaarnuurAxmedmaxamed Місяць тому

      Waa run wllo aniguba samir baan ku daawadaa lkn haddii aad tiktokga iska yarayso oo aad muuqaaladaa dhaadheer ee wax laga faaidayo joogtayso waad la qabsanaysaa marka dambe

  • @Abdalla-r9e
    @Abdalla-r9e Місяць тому +6

    2025 waa in aan is badalnaa😮❤

  • @H.h.j.j.unknownperson
    @H.h.j.j.unknownperson Місяць тому +5

    In shaa allah waxan galayaa da,da ugu dhibka badan 17 jir ale ha igu asturo

    • @popular7493
      @popular7493 Місяць тому +1

      Ameen
      Cibaadada ku dadaaal abti

  • @User7654suy
    @User7654suy Місяць тому +9

    Anigu waa ka soo horejeedaa maalgashiga Kenya 🇰🇪 waxa doorbilahaa dalkeyga soomaaliya🇸🇴aan dhaqaaalo gashto ❤

    • @Abdirizak_Hakim
      @Abdirizak_Hakim Місяць тому +1

      Lacag bu ku qadanaya xayasiinta 😂

    • @MaaidoAhmed-hn2vb
      @MaaidoAhmed-hn2vb Місяць тому

      Just like cidna kuguma dhihin maalgisho ee hadii Aad rabto inaa guri gadato uun waaye

  • @samiiromohamed7932
    @samiiromohamed7932 Місяць тому +3

    Waxaan maanta qorayaa taariikhda 30/11/2024 waxaan qaday balan aan waligay ku fakarin inaa qaadi doono waxaan usoo laban doona muuqaalkaan 2025 isla malinkaan bal waxaan iska badalay waa hadii aan nolahay iso duceeya hada dhinto kahor❤

  • @Abdihakim24
    @Abdihakim24 Місяць тому

    Jazaakallah fariinta aad nala wadaagtay, Rabbi hakaa abaalmariyo

  • @EDIT.MAHRES
    @EDIT.MAHRES Місяць тому +4

    Sanadkan sii dhamaanaya hal video Ayaan faaiday waxan uu ahaaa " QISADII TATAARKA" OO UU KA SHEEKAYNAYO SH. MUSTAPHE XAAJI ISMAEL WXAN DAAAWADAY 2 JEER SANADKAN LAGU JIRO.
    ILAAHAYOW SANADKAN SOO GALAYA NOOGA DHIG MID KHAYRKIISA QABA OO NAGA XIJAAB SHARKIISA
    ❤❤❤.

  • @AbdinasirBurhanyassin-kx1nm
    @AbdinasirBurhanyassin-kx1nm Місяць тому +1

    Alxamdu lilaahi ilaahaygii igaarsiiyo 24sano walilaahi Alxmdu

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Місяць тому

    Mahadsanid Bare Cumar iinshaar

  • @anisaabdullahi6108
    @anisaabdullahi6108 Місяць тому +1

    Jazaakallaah ustaad❤

  • @sahramohamed1692
    @sahramohamed1692 Місяць тому

    Masha Allah Sh Cumar jizakallaahu kheyran walaal ❤❤❤

  • @cigaalyare8114
    @cigaalyare8114 Місяць тому

    1995 kii ban dhashay maanta 30 jir ayan noqday alhamdulillah, am so grateful

  • @GuleedMaxamud-oc8eo
    @GuleedMaxamud-oc8eo Місяць тому +2

    Mahadsanid cumarow

  • @aasiyaqurux5733
    @aasiyaqurux5733 Місяць тому +1

    Allow soomaida qabyaalada ka madoobe ameen🤲

    • @popular7493
      @popular7493 Місяць тому +1

      Yaa Rabi ameen ❤❤❤❤

  • @abdirahman3423
    @abdirahman3423 Місяць тому

    Alhamdulilah I'm enjoying my youth 😊20 ayn gali raba 18 days aya iga dhaman

  • @najmaasad9996
    @najmaasad9996 Місяць тому +2

    Potcost gii iigu saamayn badnaa sannadkaan wuxuu ahaa من جندي اميكي الى داعية اسلامي. بودكاست حكايات افريقية❤❤❤❤

  • @Saprina-uw1ii
    @Saprina-uw1ii Місяць тому +1

    Bisha 6 2025 inshallah ban galaya 18 sanadkan wax walba way iga halaben hita waxba ma barto inshallah sanadkan 2 beri kdb aan galeyno waxa donaya inshallah inan is badalo ana goan kama dambys qaty iso duceya wllyal

  • @MaslaxJanuzaj-ue2ii
    @MaslaxJanuzaj-ue2ii Місяць тому +1

    Allaha Nagu dhigo Mid Qeyr qabo Oo Riyooyin Wanagsan Nagu yeel

  • @AbdisamadAli-c7r
    @AbdisamadAli-c7r Місяць тому

    Ustaad cumar hambalyo inaad gaartay da'da 40sanno, dhegta isoo dhawee mudane kuuma tilmaamayo jaxiimo holac tufeyso caqliga tmm noqdey runtih hadda wixii ka danbeya note kaaga waan sii laba jirayaa I.a ❤

  • @XuseenMacallow
    @XuseenMacallow Місяць тому

    M,a Sxp Guuleyso Omar inshar❤

  • @Islaam-24
    @Islaam-24 Місяць тому

    Masha allah ilmaheygaa muqdisho geeyay si ee diinta u bartaan yurup ayaan kawaday dimdambane marabo inaan yurup ugu celiyo insha allah aniga ayaabo rabo wadanka inaan u hijroodo alxamdullilah dhul reer galbeed waxbo mayaalaan aduunyana mataalo aakhirana ha sheegin wa nimcatun minallah waa nimco eebe iidoortay inaan ilmihii aan ku dhalay kawato iyagoo yaryar ah anigana macsalaameerabo insha allah rabi xaqa hatuso oo wadankooda iyo diintooda ha jecleesiiyo umadaan kala firirtay kuna waasheen yurup iyo mareekan

  • @LiiWarjecel
    @LiiWarjecel Місяць тому

    Mahadsanid sxb Cumar inshaar

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Місяць тому +1

    88 ayaan dhashay alxamdullilah waan ku faraxsanahay intan Jiro

  • @AbdinoorMoha-k1q
    @AbdinoorMoha-k1q Місяць тому

    ماشاء الله تبارك يا أستاذ

  • @MohamedAbduqadir-ko7tm
    @MohamedAbduqadir-ko7tm Місяць тому +1

    Hadii ilaahey wax kusiiyay wadan kaaga dhiso nearby waxba kuuma yaalaan sxp dadka kula tali wadankooda iney dhistaan hakulatale nen iney dhisaan wadan shisheye

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali Місяць тому

    Mahadsanid Ustaad Omar.
    Aniga waxaan Commentiska u Aqriyaa bal in aan Arko walal Qoraal uu soo koobey ka suubiya . Mowduuca aad ka hadashay markas mana arko insha Allah waa filaya in walal waqti haya oo Qoraal kaas soo suubiya aan mar uu naaya helno kanalkaaga.
    Ilahay Cimriga hanoo barakeeyo. Khaatumo wanaag. Insha Allah.
    Anigu 1988 groupka ah baa ku jiraa.
    Shaqo iyo wax barasho baa wadaa insha Allah. Sanadkaas 2025 .khayr ba Nadtayda iyo wlaalaha dhamaan u rajaynayaa

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 Місяць тому

    Masha Allah Bro mahadsanid

  • @M31-311
    @M31-311 Місяць тому

    Allah kheyr haynoogu dhameeyo maalmaha kahadhay sanadka cusub ❤

  • @FaaraxSheeko-u3e
    @FaaraxSheeko-u3e Місяць тому

    Wall Cumar insha ❤❤❤❤ alle haku xafido ❤❤❤

  • @JowharFuadDubane
    @JowharFuadDubane Місяць тому

    Asc macalin wan kusalaamay barnaamijyada aan jecelnahay aad mar mar soo galiso ayaan uxiisney nosoo badi adoo raaliya waana sida qofka guran hadad awoodo dabeecadaha dhiiga bal sifcn inooga soo waran aadbana kusalamay mealin omar inshar

  • @JIROOW-sv7
    @JIROOW-sv7 Місяць тому +1

    M.a❤❤

  • @User7654suy
    @User7654suy Місяць тому

    ياحي ياقيوم برحمتك نستغيث فرج اخواننا في غزة.🤲

  • @MaxamedDahir-b6f
    @MaxamedDahir-b6f Місяць тому

    شكرا أستاذ ❤❤

  • @User7654suy
    @User7654suy Місяць тому

    القدس لنا بإذن الله.❤

  • @cabdalleproduction4227
    @cabdalleproduction4227 Місяць тому

    Masha'Allah

  • @NouraQuin
    @NouraQuin Місяць тому +10

    Wali markii si loo eego waan yarhay 17sano ayan galay bishan December 9keedi Alxamdulillah❤

    • @abdiladifabdikadirhanad8430
      @abdiladifabdikadirhanad8430 Місяць тому

      Waqti wgzn heysta kafaideyso I.a I'm 18yrs old alxm

    • @SalmoCabdulaahimaxamed-i8j
      @SalmoCabdulaahimaxamed-i8j Місяць тому

      Waa yarthy

    • @NajmoAbdi-fk3pb
      @NajmoAbdi-fk3pb Місяць тому

      18 galaa sanadkaa bishiisa 4aad I.n

    • @MaxmedSiciidcali
      @MaxmedSiciidcali Місяць тому +1

      Waa inaad ku farxada ilahyna aad ugu mahdnaqda inaad adigo intan leeg aad ku xidhantahy UA-cam channel kan

    • @NouraQuin
      @NouraQuin Місяць тому +1

      @MaxmedSiciidcali haa walal 15 jirkaygii ayan bilabay ku xirnashaha kanalada faa'iidada leh
      Wax yaabo badan ayan bartay caqliyana waan u dhismay alle ayaa mahada leh waxanan qaba in ay wax badan ii dhiman yihiin
      Waanan da daali doona
      Adigana waan ku rajaynaya insha Allah ❤️

  • @abdifataxxuseensiidii5552
    @abdifataxxuseensiidii5552 Місяць тому +9

    Welcome 2025🎉

  • @AminaCalixasan-s5i
    @AminaCalixasan-s5i Місяць тому

    Alxamdullillah.❤

  • @GALAL__077
    @GALAL__077 Місяць тому

    I.a Dhaamanteena Riyada aakhiro allow noo Aqbal ❤

  • @Naimomohamed221
    @Naimomohamed221 Місяць тому

    Vedio kow wan dhaheystay alle ha xafide sheikha 👍

  • @MAXAMADXASAN-o6c
    @MAXAMADXASAN-o6c Місяць тому +1

    Mahad said walal

  • @Yjgjkujj
    @Yjgjkujj Місяць тому +1

    Sanad fiican 🎉

  • @User7654suy
    @User7654suy Місяць тому

    Alle Mahad Leh.❤

  • @Sinkaaro
    @Sinkaaro Місяць тому +1

    Ani sandkan 2025 waxan jira 21 sano alhamdulilah🎉

  • @MatchMagic00
    @MatchMagic00 Місяць тому +2

    Ustaad omar inshaar 2025 maa video yada qaar inooga dhigtid kuwa toos ah adoo camerada horjeego
    2025 video yada qaar marmar noogu xad aad ayaan kuu taageerayay ustaad muddo

  • @AbshirMohamudmaxamed
    @AbshirMohamudmaxamed Місяць тому +3

    Bye 2024 sanad tagay on dib uso noqon donin 😢

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim Місяць тому

      Ilaahay waxaynu wadisanayna raali ahan shihisa 😢

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad2978 Місяць тому +3

    Daawadaha koowaad ❤

  • @ramlaabdi4775
    @ramlaabdi4775 Місяць тому

    Shukran ✨

  • @R.R.R.R15
    @R.R.R.R15 Місяць тому

    Asc Cumar inshaar Wn ku Salamay Walal Barnamijyadada Aad ban ula Socda Xaqiiq Wxd mooda inad Aniga Si khasa iga Hadlayso Manta Waayo Wxn Dhashay 2002 manta Wxn Jira 22 hadana marar baan is dhaha nio Yaa Dib ku Celiya Ad wakhtigi Wx kuso Qabsatide balse Taasi Waa midan dhacayn ilahay Khatumada Khyr hanogu Khatimo Wakhtigana hano barakeeyo

  • @abukar-800
    @abukar-800 Місяць тому

    waa mah San tahy ustaad😌

  • @abdullwahabmohamed2700
    @abdullwahabmohamed2700 Місяць тому

    Mashaallah ❤

  • @Samer204-v4d
    @Samer204-v4d Місяць тому +1

    Happy new year 2025💗🫶

  • @Qoslaaye26
    @Qoslaaye26 Місяць тому +1

    allow ka dhig sanadkii somalidu danteeda garan laheed

  • @haadiarts2074
    @haadiarts2074 Місяць тому

    شكرالك اخي عمر انشار❤

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 Місяць тому

    Sanadka 2025 ilaahey ha iga dhigo sanad wax walba ii qabsoomen inshallah.

  • @User7654suy
    @User7654suy Місяць тому

    الحمدلله.❤

  • @adnanahmed1342
    @adnanahmed1342 Місяць тому

    Respekt wllka ninkay somali ubahantahay

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Місяць тому

    mahadsanid ustad

  • @SakariyeJaamachaybe
    @SakariyeJaamachaybe Місяць тому

    Mahadsanid.

  • @cabdishakuurxasan7077
    @cabdishakuurxasan7077 Місяць тому

    insha'allah bisha 6 2025 ayaan galayaa 19 jir

  • @Cawlmediachannel
    @Cawlmediachannel Місяць тому +1

    2006 waan adin salamay dhamaantiin😮

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk Місяць тому +1

    Alx sadankan ban galyaa 2026 ale barwaaqo iyo bashbash iyo guulo badn ale hyna gaadhiyo

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla Місяць тому

    2025 allow miirka nooso celi oo qaflada kujirno naga saar 🤲

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +1

    Ustd Omar mahadsanid waxaa noo tahay Role model

  • @SuldaanoIsmaaciil-v2d
    @SuldaanoIsmaaciil-v2d Місяць тому

    Jakallh ustaad cumar

  • @apdulaahisiciid2972
    @apdulaahisiciid2972 Місяць тому +1

    Alx I am 20 years

  • @madadaaloqosol8457
    @madadaaloqosol8457 Місяць тому

    Zxb khayr alle haku siiyo wlhi blhi tlhi inta mowduuc aa ka hadashey anaa ku jirey waxaanba moodey ina la socoto nolosheyda qaabka uga hadashey waxaan rajayn inaa is badal dagdag ah sameeyo hda isbuuc FB waan delete gareyey manta tiktok baan ku daraya insha allah
    Xaqiiq kun bar iyo ka badan anaad iga hadashey 👏👏👏

  • @lailafarah2575
    @lailafarah2575 Місяць тому

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته أخي الكريم عمر ❤

  • @MahamedAhmed-ih5ru
    @MahamedAhmed-ih5ru Місяць тому

    17 aYaan Jira alx❤

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed Місяць тому +1

    Wasaarada Gaashaandhiga

  • @Anasmarmahamud
    @Anasmarmahamud Місяць тому

    Mahadzanid wll

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 Місяць тому

    Somali cimrigayda muxuu soo
    kordhinaa aduun iyo aakhiro midna jidkayda ma hayso

  • @BakarBaki-f7j
    @BakarBaki-f7j Місяць тому +1

    Wll cumar kasoo hadal 2 muxaadaro uuu soo jediyay sheekh mustafe oo ah muslimiinta oo udhaxeya dhip io rajo

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb Місяць тому

    Xayaysiinta Guryaha Kenya Somalidu ka Dhiisto iyo kuwa IIbsada labadu waa Doqomo, Sabaab qof Wadankisa Maalgashanayne Mardambe ka Qomamayne doona. Shirkadaha Somalida, Somaliya Dhiisa naga dhafa daal shiisheye marabno runta liiqa.

  • @najibyusufaxmed2950
    @najibyusufaxmed2950 Місяць тому +1

    Mahad sanid ustadi
    Inta fa iday like ta

  • @bilaaal5881
    @bilaaal5881 Місяць тому

    Omar insharow dadkan ka hadal oo qabiil qabiil leys ku layno Midas ayaa wacya galin u baahan

  • @MohamedomarBuraale-i7i
    @MohamedomarBuraale-i7i Місяць тому +2

    Podcast aan ka helay oo an jclan laha inad tijabisan الذكا العاطفي وفن ادارة المشاعر بودكاست الغبوق

  • @toptech1061
    @toptech1061 Місяць тому

    Bismilaah