FULL ROUTINE HABEEN ILAA MAALIN WAXA AAN QABANO/ A DAY IN OUR LIFE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 335

  • @maryancabdisalan
    @maryancabdisalan 8 місяців тому +207

    Amiiro abaayoy video 30:daqiiqo ka dhig Bari xaflada markaa aadeysid mafahnty sis😊❤

    • @user-rw2mt7bu4u
      @user-rw2mt7bu4u 8 місяців тому +7

      Xaflada ya leh iso jawab hda ogtagy

    • @user-sp7jd4vt6v
      @user-sp7jd4vt6v 8 місяців тому

      Hawa sax kabadan hasaa wodo nosodhig ❤❤❤ wakujec lahay aladadr tiii​@@user-rw2mt7bu4u

    • @osmanismailahmed1586
      @osmanismailahmed1586 8 місяців тому +1

      Abaaleh😂😂😂

    • @maryancabdisalan
      @maryancabdisalan 8 місяців тому +1

      @@user-rw2mt7bu4u ma ogi walaal balse xaflad wet jirtaa

    • @user-hg4gc2od4r
      @user-hg4gc2od4r 8 місяців тому

      Hirshabele ​@@user-rw2mt7bu4u

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 місяців тому +81

    Amiira Routine ka codka aan la saarin saa u jecelahay 😅 Asxaabta kaftankooda iyo sheekadooda & siday isku dhibaan ayaanba ku haystaa Ani 😂

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 8 місяців тому +20

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 8 місяців тому +24

    Saan ku heysanaa inoo Soo dheereey videoga amiira wlhi Kuma caajiso video yadaada berina video ga xaflada Marka make upka aad barsaneysid oo labisaneysid kuso dar abaayo ❤❤❤

  • @HafsaZone711
    @HafsaZone711 8 місяців тому +22

    Ku saliya nebigena the best person ever The most knowledge able and the most shine all created prophet mohmmed scw scw scw 🎉❤

  • @sihaamsaciid6997
    @sihaamsaciid6997 8 місяців тому +46

    Dalxureyee birmada xasan sheikh guul ❤

    • @salah.19
      @salah.19 8 місяців тому

      Hada waxas maxaa halkan kaga soo doontey

    • @rayan305
      @rayan305 8 місяців тому +1

      Adi iyo isaga jahanama inaa islagalysan ba umlyna😂😂

  • @user-sp7jd4vt6v
    @user-sp7jd4vt6v 8 місяців тому +23

    Sidana kuhesana macanto sobadi abayo ❤ rotinka alaha kufudey diyo hwshan wadag tahay wallahi 🤲☝️🕌🕋

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 8 місяців тому +27

    Amiira qurux sa u jeclahay qof u jecel mu jirAa🥹❤️keep going Abayo macneey💕❤️

  • @safiyaxuseenibraahim7779
    @safiyaxuseenibraahim7779 8 місяців тому +38

    Amiiradeyda allahu ka xafido aduun iyo aakhiraba❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 8 місяців тому +19

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw ❤ 🕋☝🏼

  • @user-on8zq9bo7d
    @user-on8zq9bo7d 8 місяців тому +19

    Alla routinkaga San ujeclahy amiroy malamalesan kro wlhi❤❤ qofki 2aad ahaa like kusaro wn suga wllhi videowyadada❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 8 місяців тому +20

    Mashaallah jumca Mubarak team 27 ❤❤ Amiira qurux is not easy ❤800k🎉❤ coming soon iinashaallah 🥰🌹🥰👍

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 8 місяців тому +4

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @user-sg1cd2gl6t
    @user-sg1cd2gl6t 8 місяців тому +15

    Aamiira qurux wallo ilahay ha ku bara kiiyo wallo waxatahay qof daacadee wax ku dhibana ilahay kuma tusowallo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 8 місяців тому +12

    Amiroo😢cawa dhan sidan usolalabnyee😢wan dale m.a hestii dalxoreye neh wad nagu sharfteen❤❤❤

  • @saabiriinahmed6951
    @saabiriinahmed6951 8 місяців тому +10

    Inta ilahay jecel video behind Camera 📷 is mujiya amiira noso badi alpiii❤❤

  • @user-jg4kq4qh5i
    @user-jg4kq4qh5i 8 місяців тому +20

    Alla akhwaan saan u jecelnhy routine keep going qali 800 on the way ❤❤❤🎉

  • @yusufisxaaq9381
    @yusufisxaaq9381 8 місяців тому +16

    Allah is one❤❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 8 місяців тому +22

    Amira quruh keep going hbbti we need more thank you❤❤❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 місяців тому +11

    Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤❤

  • @najiibMk
    @najiibMk 8 місяців тому +10

    Filimkii ha ilaawin wuu dhaw yahay 2024 markaa Qab Qab wAANO SHEEGE😅😅😅

  • @king_amiid
    @king_amiid 8 місяців тому +81

    TEAM ASAD HAJIO ON LIKE 1K❤

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss 8 місяців тому +13

    Masha Allah ❣️

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 8 місяців тому +9

    Amira qurux 800K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @user-uf4wk6gz4p
    @user-uf4wk6gz4p 8 місяців тому +5

    Jah sidey amira iyo ceyda isku ag fadhi yeen❤😩

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 місяців тому +24

    Jumca Mubarak ❤️ inta Daawaneyso Muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay❤️ FREE PALESTINE 🇵🇸 free sudan 😢 aan u duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna ❤️❤️

  • @twinsisters-rd3gq
    @twinsisters-rd3gq 8 місяців тому +2

    we need more amiira adi dawashada kama dalana walhi saana ku haysanaa aqwaan inaad nosoo duubto ahyd yaga markaad so marstay cilan kadib recation kooda arki lahayn

  • @user-iu4vz8ep4u
    @user-iu4vz8ep4u 8 місяців тому +9

    Barmaamijyada Rountin soo badi amiira waa jecelee❤❤

  • @Subarman32
    @Subarman32 8 місяців тому +14

    Dal xoreye xassan sheekh maxamuud ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Filsanaxmed-pf2lf
    @Filsanaxmed-pf2lf 8 місяців тому +6

    Qurux daydii alle haa kuu xafid0❤❤

  • @Mahad3300
    @Mahad3300 8 місяців тому +3

    Areyga qab qab macnihiisa noo sheega 2024 Lawo maalin ayaa ka hartey ❤❤❤❤❤

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. 8 місяців тому +7

    Haa amira aboyo isbucibo fuul roting noso gali adiyo asxbtana iskula jirtan

  • @Xayaat-omar
    @Xayaat-omar 8 місяців тому +10

    Gabdhaha waaweyn dhan weey raaxeestaan ani cml waa shaqeeysa gabdhaan 😊ee shaqeesta😂 hooyadeey ilaahow ha iga qaadin

    • @Xayaat-omar
      @Xayaat-omar 8 місяців тому

      Aqwaan😢

    • @ruujaqurux7758
      @ruujaqurux7758 7 місяців тому

      Wax iga sii lacagta shaqeso bbe😢 hda shaqeso iga fcn tahe

  • @user-dr9zh5zz1d
    @user-dr9zh5zz1d 8 місяців тому +8

    Amiiro iyo caydo oo isla fadhiyo

  • @Miskiyeyyyy
    @Miskiyeyyyy 8 місяців тому +9

    Amiroy hada kadib dhaqso noosoo gali videoyada Waaba hurdi rabee😂❤

  • @aminamohamed6167
    @aminamohamed6167 8 місяців тому +11

    Ankusalino nabigeen scw❤❤❤❤

  • @user-wy2bg8gf8k
    @user-wy2bg8gf8k 8 місяців тому +4

    Aqwaan wanagu kala goysay sodherey jab hakatagin yahee❤❤❤❤😊

  • @user-ck4ju1vq7x
    @user-ck4ju1vq7x 8 місяців тому +5

    Amiira inta jcl like 👍

  • @BoqRaD
    @BoqRaD 8 місяців тому +8

    AmiiRa apyo waa ku jeclhy Allha ku Xifdiyo❤😮

  • @abdimohamedDahir
    @abdimohamedDahir 8 місяців тому +2

    sabti iyo axad aan imanaa bariis baryaani fatma inaan soo arko lee jirta✍️❤️😊

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d 8 місяців тому +20

    Keep going my sister 🥰💯

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 8 місяців тому +6

    Amiira quruxeyyyyyyy ku jecelnahay wlhidaa 😂😂😂❤

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 8 місяців тому +12

    Amiira qurux is not easy❤❤❤

  • @AnisoAhmed-ie2lt
    @AnisoAhmed-ie2lt 8 місяців тому +1

    Saan ayaan fcn m.a cilaanka waa ku qurxantahay Mar kasto saaro xbbti amira love you sister ❤❤❤❤❤

  • @FadumoCasayr-sm5my
    @FadumoCasayr-sm5my 8 місяців тому +19

    Keep going my sistar ❤

  • @user-pj2oq5bs3d
    @user-pj2oq5bs3d 8 місяців тому +3

    Amiiro ❤m.a wan kujeclahay ru.ahaanti teda kale xaflada yaa loo dhigooyaa noo sheeg 143❤❤❤

  • @claahiashraf454
    @claahiashraf454 8 місяців тому +3

    Birmada xasan shiikh Ayaa kabad baad shay

  • @ibtasamahmed7321
    @ibtasamahmed7321 8 місяців тому +3

    Amiira qurux wa mahadsantahay abaayo hada vlog nosogilise😂🎉😊

  • @user-dm3bd9ej9m
    @user-dm3bd9ej9m 8 місяців тому +2

    AMIIRA WAA JECLAHAY VIDIOGAGA 30: DAQIIQO KASOO DHIG

  • @user-wv5wg9jk1r
    @user-wv5wg9jk1r 8 місяців тому +5

    Salada an ilaalino insha allah

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 8 місяців тому +1

    Teamka aan social media aan ugu jclahay nolaada asxbta amiira kooko ceyda cumeer

  • @user-kx2xs9mp8n
    @user-kx2xs9mp8n 8 місяців тому +2

    qab qab micniihiisa waan sigaynaa 2024

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 8 місяців тому +14

    Amira abayo xaflada maxawaye nosheg yalodhigoya 😮cilanka dadka gacmaha dhadher aa de uu qurxonyin❤❤

    • @FartaFinta
      @FartaFinta 8 місяців тому +1

      Dhlashada cyda😂❤❤🎉

    • @Ruusa-tq4pu
      @Ruusa-tq4pu 8 місяців тому

      @@FartaFinta ayaanita aa xaflad qabto

  • @hafsaqueen2668
    @hafsaqueen2668 8 місяців тому +2

    Ala Amira kujecliya routine malinta sodub dooo😢😢❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 8 місяців тому +4

    Ayyy cilaan baa ku dhacay wlhi M.a❤❤❤❤❤❤

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 8 місяців тому +9

    Cilaanka qurux mashallah ❤

  • @urfav.susu12
    @urfav.susu12 8 місяців тому +3

    qab qab waxa laga wado waa kaarabnaa 2024 wax fog aa moode lkn waa lagaare😂❤

  • @abdirahmanali6303
    @abdirahmanali6303 8 місяців тому +2

    Amira prankii ceyda maalin hore kusoo sameeye nin somali ukusoo waday, so adigane markaa kasoo arso noh please 🙏
    Team amira ismujiya

  • @SalmoMaxamad-rj6nc
    @SalmoMaxamad-rj6nc 8 місяців тому +6

    Alla amiiro san u jclhy rotting kaka i.h haku xafido quraxay🎉❤❤❤

  • @maymunaabdinasir4937
    @maymunaabdinasir4937 8 місяців тому +3

    2024 coming soon we cant wait the meaning of Qab Qab 😁😜marka ha nugo budiin amiira iyo ceyda 😇

  • @CIRRO727
    @CIRRO727 8 місяців тому +7

    Asad Hagio wax walba igaga daran Kulahaa Cod baan soo sarraa😂😂😂😂

    • @Mandeeqa
      @Mandeeqa 8 місяців тому +2

      😂😂😂😂😂 qosol igumahadhe😂😂

  • @user-pq2dw4xv9d
    @user-pq2dw4xv9d 8 місяців тому +2

    Qogti gowad ee like ku saarto aa ahy❤ amiira qurux comin son 1m ❤❤❤❤😊

  • @sucdiishhussein3888
    @sucdiishhussein3888 8 місяців тому +3

    Routine markan arkay so orday Amiira waxn sugnaba waa xalfada❤❤

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali 8 місяців тому +5

    Amiira mahad sanid saanaa ku heysnaaa ❤❤❤❤

  • @ciisetooni5158
    @ciisetooni5158 8 місяців тому +1

    Amiiro vidooyaga 31 daqiiqo kadhig xaflada❤❤peace and love amiira

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 8 місяців тому +2

    WAA IDIIN. SALAAMEY DHAMAAN
    SUMAYA
    FADMA CUMEER
    ASXAABTA. DHAN❤❤❤❤

  • @Nadarey
    @Nadarey 8 місяців тому +4

    Jecelkyga hassan sheikh daran😭❤️🫶

  • @sabariinabdi8813
    @sabariinabdi8813 8 місяців тому +3

    Aamiro rotin dheer noo soo duub😊

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 8 місяців тому

    Amiro asad wuka horeyaa rmadanki 30ka mlin dhn u hl video kzo smye masha allah cilnka ldn wu shidnyhy wllhi illhy gcanteda ha uprakeyo snaa ku hesnaa codka ha furndo videogana ha dherdo ❤

  • @Salaadoahmed662
    @Salaadoahmed662 8 місяців тому +5

    Xaflada maxaa waaye❤❤❤

  • @user-nz1xv3mu5r
    @user-nz1xv3mu5r 8 місяців тому +7

    Alah is one❤❤❤❤❤

  • @user-mp8rl7kn1j
    @user-mp8rl7kn1j 8 місяців тому +1

    Amir hits the family run of hawai

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 8 місяців тому +2

    Amiira routine saaan leee kusoo duub voice over ma rabno hda kadib 😂

  • @user-cr5de3kx7i
    @user-cr5de3kx7i 8 місяців тому +8

    Joo joo dadka mafahansana lakiin ani wan fahmay magacii amiira ex😂😂😂

  • @zafwaanhalac9500
    @zafwaanhalac9500 8 місяців тому +2

    Xaflada yaa dhiganaya azxapeyyy😊

  • @canabaxmed3607
    @canabaxmed3607 2 місяці тому

    Saan aafii can laba habeen kadib noo soo doob waliba ma,ay kujiraan marawalabo koko asad ceyda cumeer😂❤❤😢

  • @user-bi7dw7nb3o
    @user-bi7dw7nb3o 8 місяців тому +3

    Ayaya reer tikto qalbi to qalbi

  • @RamlaAbdirashid-ob9cs
    @RamlaAbdirashid-ob9cs 8 місяців тому +1

    Dalxoreye birmadi xassan sheikh❤

  • @user-xn7dg1eu4l
    @user-xn7dg1eu4l 8 місяців тому +4

    Mashallaah Cilaaanka qurux❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 8 місяців тому +7

    Amiira waan aragnaa cilaanka😂❤

  • @Mahad3300
    @Mahad3300 8 місяців тому +1

    Areyga qab qab macnihiisa yaa ila sugaayo 2024 👆👆

  • @SacdiyoHassan-bi8ri
    @SacdiyoHassan-bi8ri 8 місяців тому +1

    Abyo biri 100 daqiiqo xitaa noso dub video gaga waaa jeclhy wlhi ❤️😅😅

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 місяців тому +16

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ inta ka heshy muuqaalkaan ☺️🍭❤️ Koko is Not Easy 😂❤️

    • @Suhayb263
      @Suhayb263 8 місяців тому

      Sxp aduu intan yar ma ilowdid miyaa habeenkasta la soo fadhidaa 😂😂

    • @user-rz5rj3ot4b
      @user-rz5rj3ot4b 8 місяців тому

      Ma yabte😂😂​@@Suhayb263

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 8 місяців тому

      ​​@@Suhayb263ma ila aragtay meeqa bilood buu intan soo qorayay maba ka dhumo miyaa qoraalka same waaye Screenshot maa ka sii qaadaa wll 😂😂😂

  • @ShamsaMustafe-ve6ir
    @ShamsaMustafe-ve6ir 5 місяців тому

    Amiiro waan ku tagera wlina zii xaqdhfa wlhi dar illhah ayaan ku jaceley dhar iid igad plz❤

  • @fatuushcabdi12
    @fatuushcabdi12 8 місяців тому +1

    Kooko cadee isnot easy❤❤❤

  • @aaminah.mohamed5965
    @aaminah.mohamed5965 8 місяців тому +2

    faadil soo noqo heee wlhie wan ku tabay abowe😪😪😪

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 8 місяців тому +2

    Masha Allah amiira qurux ❤

  • @Edebsan444
    @Edebsan444 8 місяців тому +2

    Sidaa usoo duuup routine dhan😊

  • @user-px3wz9vb3o
    @user-px3wz9vb3o 8 місяців тому +3

    Hi amiira qurux

  • @Neehaa758
    @Neehaa758 8 місяців тому +3

    Amiira qurux I love you apayo mcnto waxan

  • @jahidaali
    @jahidaali 8 місяців тому +1

    Amiira plzzz cadnaan prank ku soo maeey ❤😂

  • @XalimaSaalax-tb6df
    @XalimaSaalax-tb6df 8 місяців тому +1

    Abayo qurux waaye biri xalfada fidyowda soodheerey

  • @fatimaadammusa8173
    @fatimaadammusa8173 8 місяців тому

    Alla saan u jeclahay routine kaaga soo badi daqiiqadahana soo badi

  • @zalmanomer
    @zalmanomer 8 місяців тому +1

    Cimraan seedigii ayuu la fadhiyaa wuu ka xishoona yaa ila argay😂😂😂

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 8 місяців тому +3

    Saana ku heysana❤mideeda kle asxpy iga daba geeya yaa leh xaflada beri dhacyso

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 8 місяців тому

      waxa leh mid kamida shanta gobol ee Somaliya lkn magaciisii baan iloobay wll

    • @shamsoolad5754
      @shamsoolad5754 8 місяців тому

      Waa xaflada hirshabeele

  • @user-qh1le2gv2u
    @user-qh1le2gv2u 8 місяців тому +4

    𝐬𝐨𝐨𝐝𝐡𝐞𝐫𝐞𝐞 𝐱𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐲𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐨❤❤

  • @totaljomokototaljomoko9861
    @totaljomokototaljomoko9861 8 місяців тому +1

    amira abyo malysia sithee kuimaatha

  • @NastexoCabdi-wv1ql
    @NastexoCabdi-wv1ql 8 місяців тому +1

    amiira waxaan doonaynay video ga team ka udagto amnaad mooso duubto 40 daqiiqo

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 8 місяців тому +1

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @amlaa1815
    @amlaa1815 8 місяців тому +2

    Assalamu alaikum sis first U know what's going on Palestine 🇵🇸 as a Muslim as a humanity you should boycott all products from the state of terrorist and the companies who support genocide
    Why we don't feel the same pain our brothers & sister we are same human 💔 we saw day by day something that unexpected 😢 they killed everyone they destroyed everything why don't we feel the same pain I really don't know what to say the horror I saw everyday is just unimaginable
    So plz look before buying smthg
    *Sorry if you feel uncomfortable my words I didn't mean that way and
    Thans you for read this message *
    INNSHA ALLAH GAZA, LL BE FREE SOON ❤🇵🇸🍉❣️