TEAM KOKO vs TEAM AMIIRA GAME ADAG YAA RAAYAY WAA LA IS GAADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 кві 2024

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @suhaybabdi-bl8nl
    @suhaybabdi-bl8nl 3 місяці тому +128

    Temi Koko cumer ayaa cawa kamqanaaa😢😢😢hplyoo hblyoooo temi koko❤🎉

  • @caishaahmed5925
    @caishaahmed5925 3 місяці тому +220

    Team koko see isku dhirigalinayan isku fahan santiihin wax loo dhiigo leheen m.a I liked ❤

  • @Sia..ab36
    @Sia..ab36 3 місяці тому +197

    Koko asad game yadiisa dhan ayadaa lacagta ka aruunrsatay omg lucky girl been looma dhihin

  • @mohamedcabdi88888
    @mohamedcabdi88888 3 місяці тому +122

    Ilaaa. Goormee kacarareee xuska Nabigeena Scw ❤❤❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 3 місяці тому +215

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @muqtaaribraahin2611
      @muqtaaribraahin2611 3 місяці тому +3

      Scw scwscw

    • @FicaneyGedow-jh7xh
      @FicaneyGedow-jh7xh 3 місяці тому +2

      اللهم صل وسلم علي سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @user-np9fc5sz2f
      @user-np9fc5sz2f 3 місяці тому +2

      ::صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الله علیه وسلم❤️صل الل

    • @radiyajeylaani
      @radiyajeylaani 3 місяці тому +2

      Scw

    • @yaakale535
      @yaakale535 3 місяці тому

      ua-cam.com/video/Xe_ieKi_cRQ/v-deo.html

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +144

    Farxad wllhi koko aa badisey muuqaalka xitaa madaawanin waa soo jiidey si aan uogaadi bari aa daawanaa macsalaamo

    • @queensabnaa8491
      @queensabnaa8491 3 місяці тому +15

      Ani xitaa waan jiidey lkn hadaan daawaana Team koko😂

    • @qaalihassan4312
      @qaalihassan4312 3 місяці тому +9

      Marka dhahday koko badisay fiirsaday 😂😂😂😂

    • @zeinabdahir
      @zeinabdahir 3 місяці тому +2

      Hhhhh

    • @SareedoAbdirihmaan
      @SareedoAbdirihmaan 3 місяці тому +4

      Ani anoo daawanaa comentiga soo aaday😂😂

    • @_IQra_1
      @_IQra_1 3 місяці тому +3

      Ciyaar aa ogaatay qofka badinayo maa firsanee😂😂

  • @deeqocabdi5890
    @deeqocabdi5890 3 місяці тому +44

    Team koko isn't easy ❤😂🥹🫶🏾 ilaahay amarkii qof kaLe ma taageeri karo anoo kowsar mohamuud bulle ujeeda👸🏻☺️🕊

  • @naimaabdul4177
    @naimaabdul4177 3 місяці тому +112

    Team koko ayan watay saa u qayliyay ❤❤❤❤ koko qof dhiiri galin badan weeye walhi 😊

  • @SalaadXasan-fx4pl
    @SalaadXasan-fx4pl 3 місяці тому +54

    Inta ila jecel nabi muxamad scw ❤saara ❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 3 місяці тому +95

    Team koko marnaba haka shakin

  • @amranhajji
    @amranhajji 3 місяці тому +93

    ❤😂ayy caawada asad waa so dhaqsate Lucky Girlll koko meelay ku jirto Haka shakin

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED 3 місяці тому +46

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 3 місяці тому +78

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 😢😢❤❤❤

  • @user-nb5wj4ie6f
    @user-nb5wj4ie6f 3 місяці тому +195

    Team koko raacsanay wali madaawanin koko wataa 🎉🎉

  • @Rrrrrrr-vq4xn
    @Rrrrrrr-vq4xn 3 місяці тому +73

    Team koko is not easy ❤️

  • @user-hp6bp2oi6n
    @user-hp6bp2oi6n 3 місяці тому +51

    Koko Lucky girl dheeshel iguma bixin wllhi❤❤

  • @SucaadoXersi
    @SucaadoXersi 3 місяці тому +108

    Team koko❤

  • @zamzammohamed5804
    @zamzammohamed5804 3 місяці тому +52

    Team koko marnaba noo hoos🎉🎉😂😂😊

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 3 місяці тому +32

    Team Amiira Qurux Like👍😍💋💋
    Guul iyo Guul Daro❤❤
    NEXT TIME KUSOO CELI LABADA TEAM🙏🙏❤❤

  • @user-or7xb6ip1k
    @user-or7xb6ip1k 3 місяці тому +109

    Lucky girl jah kokadeyda caawa tariikh ku dhigte team is wal😢😂😂

    • @naciimmaxamed963
      @naciimmaxamed963 3 місяці тому +15

      Ala Ma Aragtayy Team Koko Bulle ❤❤❤

    • @FardowsoIsak
      @FardowsoIsak 3 місяці тому +7

      Waxano cadi wa laiska badiyaa aydaba mara laga badiyey

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 3 місяці тому +4

      Show badana🙄🙄😏

    • @user-zp2ib9qy1s
      @user-zp2ib9qy1s 3 місяці тому +3

      Amiiro hborp ciisho😊

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 3 місяці тому +6

      Mxaa taariikha waa nasiibe 😂amiiraba marar bdan ka badise😅

  • @AbdilatifHamza
    @AbdilatifHamza 3 місяці тому +139

    Team koko ismuujiya ♥️❤❤

  • @qadanmohamuud4416
    @qadanmohamuud4416 3 місяці тому +27

    Wllhi koko saan u jecelahay❤ hnplyo team koko❤🎉

  • @xawo.mahamedaz9071
    @xawo.mahamedaz9071 3 місяці тому +30

    Guul io guul daraba wn wadana amira team amira one like 😂❤

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm 3 місяці тому +49

    Koko ilaahay sharta haka haaho Aamiin yaarabi guul waligaaa madaawan xataa waa soo jiiday

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 3 місяці тому +42

    Team amiira guul iyo guul database forever amiiradeena😘❤️

  • @bishayohassan
    @bishayohassan 3 місяці тому +28

    Team koko one like ❤

  • @FatxiJaamac-vv6wc
    @FatxiJaamac-vv6wc 3 місяці тому +25

    Team koko Gabat teeni yareyd Way badisay 🎉🎉🎉😂❤ Wooooow 🤍💋💕💕💕💕💕💕

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +44

    Kokodeyda waa kugu kalsoonahay waa kuwataa❤❤❤

  • @TEAM27-AUGAST
    @TEAM27-AUGAST 3 місяці тому +55

    Xabibkeni mohamed scw kusali wlll scw scw scw scw scw scw❤

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 3 місяці тому +60

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @xamduushxamduush5268
    @xamduushxamduush5268 3 місяці тому +20

    Team qab qab guul io guul daraba waa ini wadana😊❤

  • @NasiihaAli
    @NasiihaAli 3 місяці тому +38

    Team amiira and king ceyda guuul imsha allah

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 3 місяці тому +29

    Koko bulle so bountifully mardhow 500k❤

  • @SucaadoXersi
    @SucaadoXersi 3 місяці тому +32

    Team koko waxba lagama qabo karo❤

  • @suhaybabdi-bl8nl
    @suhaybabdi-bl8nl 3 місяці тому +23

    Koko temi kaada saya u dhigalnyso mnshaaa❤❤❤qlip wngeeey

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 3 місяці тому +70

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 3 місяці тому +15

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤

  • @Janno66
    @Janno66 3 місяці тому +47

    Alla game kaan waa wadno xanuun😂 Ani labada gabdhood wan taageeraa wana jeclhy tii guuleeysato lajiraa😂❤❤❤

  • @MuhuboCadday-so2bh
    @MuhuboCadday-so2bh 3 місяці тому +10

    Team amiira waan murugaysanay lkn dhib malahaa guushu mid bay raceysaa hambalyo koko❤❤❤❤😢😢

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 3 місяці тому +35

    Dadkii guusha ku cusub tahay waa layaqaanaa annaga uun guusha naguma cusba team Amira ❤️‍🔥🫶🏻💋🤟🏻

    • @leelocumar4259
      @leelocumar4259 3 місяці тому +8

      Ma qosli kari😂😂😂😂😂 mxaa ku daaray

    • @user-dj3lg7tt8z
      @user-dj3lg7tt8z 3 місяці тому +5

      Koko always winning 🥇

    • @Amirafan1
      @Amirafan1 3 місяці тому

      @@user-dj3lg7tt8z amira is the best 🤟🏻😮‍💨

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 3 місяці тому +3

      Koko isn't easy 😂

    • @hamdamohamed8930
      @hamdamohamed8930 3 місяці тому +8

      Gusha dadkii wligoodba lha ba qady mcnha😂😂kokooos❤

  • @aishaahmedmohamud3947
    @aishaahmedmohamud3947 3 місяці тому +18

    Team koko guul io guul daro waa wataa Anoo muuqalka daawan wali🎉

  • @farxiyafilsan8851
    @farxiyafilsan8851 3 місяці тому +13

    I like koko inay marwalba guulysato hadey team wadatoh wllhi❤ moojih amiira iyo caydaba waan taagera lkn way isa siiyan guusha but koko waa humble person

  • @yusraabdllahi7131
    @yusraabdllahi7131 3 місяці тому +12

    Ayyyyy xiiso an u qabo anogu fiirsan aa so jiiday si an u ogaado ine kooko badisay
    Jah congratulations 🎉our quen👑😫

  • @cuud_
    @cuud_ 3 місяці тому +20

    Waliga hakashakin lucky girl yess cawa anaga leh meshan Asad adna mahadsanid madama laso dhaqsaty❤❤❤❤

  • @XamdiAsad
    @XamdiAsad 3 місяці тому +8

    Ayii kokodeyda waan lafarxay walhiiiiiiiiiiiii koko lanteeed mesha nuur maleh😊❤

  • @user-qv6vo9iw2c
    @user-qv6vo9iw2c 3 місяці тому +12

    Markey la tartamaayo koko in ey guuleysato aan jeclahey muuqaalka anoo fiirsan baa dhamaadka geeyaa sidan ku ogaado qofka guuleystey haddey koko guuleysan maba fiirsado farxadeeda muuqaalkoo ii qurxiyaa koko is queen of team 27 ❤

  • @mssballa
    @mssballa 3 місяці тому +12

    Team amiira we need another meeting 🔥🔥

  • @Hydramooon
    @Hydramooon 3 місяці тому +6

    10 jeer ka bdn baaan ku cashtay ar kookoooyaaaa waa idaaawaysay cwa lucky girl isn’t easy ❤

  • @maxamedcabdi2484
    @maxamedcabdi2484 3 місяці тому +24

    Koko cumeer bigfan so kaxayso

  • @khadradegan1077
    @khadradegan1077 3 місяці тому +6

    Koko waxa Ku jecelhy way Ku dhirgalinysaa ❤

  • @MabsudFaisal
    @MabsudFaisal 3 місяці тому +76

    Team Amira is muujiya❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +7

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 3 місяці тому +21

    Koko ano dawan aa ogadey ine badisay😂 lucky grial is not esay😂 waxa diyr u ahy ina gursado😂

  • @user-wy4ve6zt3x
    @user-wy4ve6zt3x 3 місяці тому +13

    Team koko isn't easy 😂❤

  • @Xakiid
    @Xakiid 3 місяці тому +32

    Kusaliya xabiibkeena scw scw scw scw ❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 3 місяці тому +8

    Team Amiira ayaa tough ah lkn niyadaa ka jabtay khalid markuu joogay
    Dhibmlhan team koko Hambalyo ❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 місяці тому +8

    Team malika io kamil anoo ujeeda man meelkale adiga karaa
    Kooko wan tageerilaga lkn labadaydii ban arkay😂😂

  • @sahalcumarcadde2841
    @sahalcumarcadde2841 3 місяці тому +13

    Team Koko is not easy waan idin wataa

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 3 місяці тому +34

    Wlhi videoga bilowgisa marka arky ceyda iyo amiira ine isla jiran wa bodboody frxd darted wlhi labadina ina isla jirtn sa u jclhy nolashana ina wadagtn rajenaa inshaallah ❤❤

    • @user-vg3tc5bq2b
      @user-vg3tc5bq2b 3 місяці тому +2

      Kulamidaan ahay ciyaarda cumer baa gashtay

    • @naciimmaxamed963
      @naciimmaxamed963 3 місяці тому +3

      Lkn Waa Laga Badiyey sorry 😢😂😂

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 3 місяці тому +8

      ​@@naciimmaxamed963muhimadu wa in ceyda lajiro amira jah 😂waxn ine qayano yihin walojeda dad wax o qonin mesha lkenay caymir vor every ❤

    • @naciimmaxamed963
      @naciimmaxamed963 3 місяці тому +2

      @@zahruujadeey4083 😂Kubadu Waa Cadan io Madaw Guushu Anaga Ayey Na Racdayy Soryy Team Amiira 😂😂 Nasiibka La Dhaho Angu Na Saciday Wana Dadalnayy 😂😂

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 3 місяці тому +3

      @@naciimmaxamed963 anag waba faraxsnhy kawaran he😂waxa naga badan haluhu ceyda amira lajiro jah😫🥰

  • @ShadaCabdi
    @ShadaCabdi 3 місяці тому +3

    Ish team qab qab markale uu balamiiy ciyaalkan ish talabaad qofkan tacbaanka 😫🥱aa keentay wamaxy uf next team amiira iyo ceyda ❤❤❤ guuuuuuuuuul🎉🎉

  • @ShsjsjaShsususs-oo9jk
    @ShsjsjaShsususs-oo9jk 3 місяці тому +15

    Ala koko guuul daro maqaadato m a hampalyo ❤❤

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 3 місяці тому +17

    Team kooko is not easy😂❤

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 3 місяці тому +15

    Team koko sewax yeshaan🎉🎉😂❤

  • @MssKorea-mm7kr
    @MssKorea-mm7kr 3 місяці тому +11

    Congratulations 🎉👏 Team koko mar weliba

  • @user-fv8dm7jr5c
    @user-fv8dm7jr5c 3 місяці тому +8

    Koko masha Allah wad gualesatay wan ku wataa ❤❤❤

  • @kadra9957
    @kadra9957 3 місяці тому +7

    Hambalyo Team Koko ❤❤❤
    Lucky girl is here amazing Game
    Cumeerko ayaa ka maqan
    Sida ay u dhiiri galineyso team keda masha Allah, weldone.
    Keep going Legend Asad Hagio

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 3 місяці тому +8

    Team Lucky Girl koko bulle congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @beydaanqurux8869
    @beydaanqurux8869 3 місяці тому +13

    Go west and east team KOKO is the best 😂❤❤🎉 hambalyo

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 3 місяці тому +21

    Caawa waa laiga badiyay waxan taageersanaa team Amira part two yaa igu raacsan

  • @user-jv5rd3db1c
    @user-jv5rd3db1c 3 місяці тому +3

    Dunidaan masoo Marin ku qeyr balance Nabi Muhammad scw❤❤❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 3 місяці тому +9

    War mexetahy waxano qiyano waye asadow shidan qalad waye lkn muhimadu waxa no ehed cayda inuu amira lajiro

    • @Cadarmaxamed58
      @Cadarmaxamed58 3 місяці тому

      Ahay guul iyo guuldaraba waa wadana anaga😂😂

  • @Deqamohamud-bm2bz
    @Deqamohamud-bm2bz 3 місяці тому +6

    Team amiiro wiilal cusub waaye ma ehee team koko walo yaabi lahaaa

  • @hindiyomisdhaf-fv3sx
    @hindiyomisdhaf-fv3sx 3 місяці тому +13

    Congratulations kokodeydii luckydeydeiii ❤❤

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 3 місяці тому +17

    CawdaaH anaa ugu horeyo coming please team Asada like yaa laila dhaafi😢❤

  • @user-gr5qu7iw4n
    @user-gr5qu7iw4n 3 місяці тому +11

    Team Koko congratulations ❤❤

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 3 місяці тому +3

    Kokodeyda waan kaso dahay yaqey congratulations team lucky girl ❤❤

  • @Mumtaz738
    @Mumtaz738 3 місяці тому +5

    Guul iyo guul daro always amiiradeena 😊😊

  • @walldj2321
    @walldj2321 3 місяці тому +7

    Ku sali xabiibkena Oo so qor Scw

  • @CalmCap-uw7sn
    @CalmCap-uw7sn 3 місяці тому +6

    I like the way ceyda is reacting he is encouraging the new guy even though he is looking well done king ceyda❤❤

  • @user-pe6dv6te7t
    @user-pe6dv6te7t 3 місяці тому +6

    Kusali xppkena scw ❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 3 місяці тому +6

    Team qab qab kabax ❤

  • @abdinasiraliahmed6829
    @abdinasiraliahmed6829 3 місяці тому +10

    Dunidda waa khafiif🥺
    Dadkuna waa Daciif😭
    Qaarkood waa Wariif😅
    Love HAda iisarto♥️Waxa Tahay Xariif❤️😂🤝

  • @farduuzaqueen1955
    @farduuzaqueen1955 3 місяці тому +7

    Team. Koko isn’t easy 😂😂😂

  • @FerhiaAli
    @FerhiaAli 3 місяці тому +24

    Team koko Naag wax Baratay see u dajineeso teamkeda cajiib❤

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 3 місяці тому +4

      Wxan waa ciyaar maxa waxbarasho meesha keny waa daalan tihine😂

    • @Alisha847
      @Alisha847 3 місяці тому +1

      @@Fairygurl23ilaaaa hada waaba la yaabay ciyaalkaan koko taagera waxbarasho uga dhagty😂😂😂

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 3 місяці тому +1

      @@Iqroyuusuf-up3cw aqoonyahanad ay thy ban jirine nagada faanka🤪🤪

    • @Alisha847
      @Alisha847 3 місяці тому +2

      @@Iqroyuusuf-up3cw aqoooon iyo caag la tuuro meelna iskama sooo galaan ee jaahilnimo miya kaa keenlyso hadalkan 7+7🤣🤣🤣

    • @FerhiaAli
      @FerhiaAli 3 місяці тому

      Team garoob iyo kuwa wax baran lee koko kasoo horjeedo ileen uma quuraan heerkeeda aqooneed

  • @asiyasahal9335
    @asiyasahal9335 3 місяці тому +9

    Koko team keda I like😮😊

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 3 місяці тому +6

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @FardowsaCabdi-cr8wu
    @FardowsaCabdi-cr8wu 3 місяці тому +14

    Team koko bulle❤

  • @user-pd8gk7qv7d
    @user-pd8gk7qv7d 3 місяці тому +10

    Koko iga qoslisay magacayga amaan isii kulaah😂

  • @nimcokaise3065
    @nimcokaise3065 3 місяці тому +3

    AMIIRA WAX KASTA WAN KU RABNAA GUUL IYO GUUL DARABA❤ TEAM AMIRA ONE LIKE🎉❤

  • @nasradhayman1324
    @nasradhayman1324 3 місяці тому +8

    Team koko isn't easy ❤😅

  • @CabdiFitax-ch7pq
    @CabdiFitax-ch7pq 3 місяці тому +2

    Asadoow cumeer aakamaqan❤❤

  • @MSSsihaam-zp6qk
    @MSSsihaam-zp6qk 3 місяці тому +4

    Ku Salli nabiga scw❤

  • @umuabokor2716
    @umuabokor2716 3 місяці тому +11

    Team koko🎉

  • @SafiyoCabdi-oe3zk
    @SafiyoCabdi-oe3zk 3 місяці тому +6

    Hambalyo kokoo deena

  • @Luul_dheman
    @Luul_dheman 3 місяці тому +1

    An is xusuusino saliga nabiga scw❤❤❤❤

  • @MohanAwil
    @MohanAwil 3 місяці тому +1

    Cumeer haduusan kujirin daawasho malahn by🖐✋️👋🤚👐🙌

  • @faizoxuseen2824
    @faizoxuseen2824 3 місяці тому +5

    Wow my team kayga an kufano ale ha idin xifdiyo cadow alle ha idinka qabto walal asad adigana waxan kurajenaya cafimad tam ah

  • @queen_fatmina
    @queen_fatmina 3 місяці тому +16

    Always koko

  • @asmitaaahmed1335
    @asmitaaahmed1335 3 місяці тому +2

    OMG i never expected my koko's team will win koz of ceyda😂 to be honest ceyda is perfect in this game nd as he is in amira's team i thought my girl won't win but am just so very happy 😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤ i always love when koko wins nd i can't tolerate her defeat 😢❤

  • @NajmaAli-mi7ld
    @NajmaAli-mi7ld 3 місяці тому +6

    Koko team keeda sey udajinayso oo ay udhiiri galinayso m.a lucky girl bilaash looma oran❤😂