HADII UU KU QANCIN JIDKA KU DEJI MEEL KASTA UU MARAAYO GAARIGA SHUKAANSI PICK UP

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @ShafiCiise-x9w
    @ShafiCiise-x9w 4 місяці тому +1115

    Adunka waxa ugu baqiilsan qofka saliga nabiga scw dhaafa😭

  • @Najmo602
    @Najmo602 4 місяці тому +450

    Wiilka kowaad wa runtiis hooyadiis ayu lajirsanayaa mxa wye waxa laqimeynaayo oo kle sax shalay ayuu kubartay hooyadiisna isku qiimo matihiin wiilka wa saxan yahay 💯✅

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 4 місяці тому +15

      Haa waa run nin aaqiimo
      U yeelun hooyadiis qof kalana
      Ma qiimeenaayo

    • @FadimaAhmed-rq1ye
      @FadimaAhmed-rq1ye 4 місяці тому +8

      That is true my sis❤ sharaf io karmo

    • @Fartuun123-n6b
      @Fartuun123-n6b 4 місяці тому +14

      Sax hoyadiis hala jiro leyluma heysto Lkn shalay ku bartay maxa la dhaha agteyda waxba kama tihid cml wye sidas lama rabin ino dhaho qoftan ilamhade 9bilod soo waday uso dhibtoote adna shalay ku barte ma af somaliya wuu qaladn yhy labadiina niigama marmo waa nii xalina aya la rabay shala ku bartey af somali miyaa ish wuxu saxn yhy maleh sundus saxan😏

    • @QadraAhmed-f9y
      @QadraAhmed-f9y 4 місяці тому

      ​@@Fartuun123-n6bsax waye qofkan shalay uubartay oo weykala tagikran lkn qofkii dhan shalay aduunka Kenay ilahey kasokow sababtedana lahay see gabadh uu shalay bartay side iyada uga raaca hooyo mcn sax io qalad hooyo ❤

    • @NimoMohamed-yc8gi
      @NimoMohamed-yc8gi 4 місяці тому +2

      Wa run mum is everything dear so it ws not gud to refused de guy bcoz of mum nd u told you if its happen that u wl stay alone we leave mum so more than that akafanyia nini

  • @karimaaomar
    @karimaaomar 4 місяці тому +398

    Deeq darajo wuu saxsan yahay, Hooyada cid laga dooranaya ma jirto waxkasto dhacaba!! Naagahan somalida waxan leyahay Suashan khaldan inaga daya oo Sohohda warkeeda dhiga hadaba!!!! 🙄

    • @qadroomar4143
      @qadroomar4143 4 місяці тому +31

      Ani fikrad ahaaan ninka hoyadiis jecel aan jeclahy

    • @SabnaaQueen1
      @SabnaaQueen1 4 місяці тому +23

      Sundus baa ka qalan deeq darajo somahan Sii fcn buu ula hadlayay runtii 😮

    • @bishaaroali7219
      @bishaaroali7219 4 місяці тому +7

      Haa waa Sax lkn Hooyasa wajib maaha qalad waaye
      Waana Sax shaluu bartay lknbhooyadiis adunka ayada keentay oo way kaqaliaan tahy wax wLba xitaa Abe Naag iskaba daap

    • @HassanMohamed-l6f
      @HassanMohamed-l6f 4 місяці тому

      Qataroz aya tahay sas kusoco​@@qadroomar4143

    • @haniihm
      @haniihm 4 місяці тому +5

      Aad iyo aad 💯

  • @NasrinAhmed-c7g
    @NasrinAhmed-c7g 4 місяці тому +284

    Sundus Ayanle wiilkii hore wa ku dag dagtay walhi 😢

  • @BishaarJey
    @BishaarJey 4 місяці тому +340

    ilaa inta ayaa ka cararesa saliga Nabiga mohamed scw ❤

    • @XasanFaysa
      @XasanFaysa 4 місяці тому +1

      Scw scw scw😊

    • @Iamjusagurl
      @Iamjusagurl 4 місяці тому +2

      In an Ka cararayo mxa Ka ogtahay 🙂 scw

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 4 місяці тому

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @BushraBushra-ir9hh
      @BushraBushra-ir9hh 4 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Samiaaahmad
      @Samiaaahmad 4 місяці тому

      Scw scw scw scw y❤

  • @faraxsulub2634
    @faraxsulub2634 4 місяці тому +188

    Walahi wiilaka u horeeyay fariid weye hooyadii ayuu dortay saa darteed ayay u dajisay 🎉❤

    • @UbahMuhudiin-k9g
      @UbahMuhudiin-k9g 4 місяці тому +5

      Fariidnimada saas ma ahn sxp ninka ragga waa midka hooyadiisa iyo xaaskiisa kala qariya hooyadana xaq Bay leedahy xaaskagana xaqbay kugu ledahy so waa ina marka leedahy raganimada kukala dabari lahyd

    • @JealousyPro-bo8jt
      @JealousyPro-bo8jt 4 місяці тому

      @@UbahMuhudiin-k9ghee asiga woxo dahay Mel goni aya ku dajin laha hoyoo neh waan so boqan laha

    • @zadaamhirzih5485
      @zadaamhirzih5485 4 місяці тому +1

      @@UbahMuhudiin-k9graganimadu wa nooce suasha ay waydiisay wa ya guriga ka saari lahayd ma hoyadi bu saari laha 😂

    • @UbahMuhudiin-k9g
      @UbahMuhudiin-k9g 4 місяці тому

      @@zadaamhirzih5485 myy xaska inu saaro waye 😂

    • @cabdallaxidig-uf3ds
      @cabdallaxidig-uf3ds 4 місяці тому

      Sundus wiji jiir. Aya doo nuucas ah bay is ka waaa leee. Oo hada na dalaq dam ah😂😂😂😂

  • @KaahiyeKaahiye
    @KaahiyeKaahiye 4 місяці тому +433

    Wax walbo waxa ka macaan qur,aanka kariimka yaa igu raacsan saxibiyal☝️❤️👋

  • @HudaHussein-mc3ct
    @HudaHussein-mc3ct 4 місяці тому +67

    Naya sundus wiilka kowad si fiican uu kula hadley wa runti shaleybu ku bartey hoyadiina wa tii dhashay so kama dooran karo hoyadi qaabku hoyadi u ixtiraamayo inad ku tix galisey ahyd 😢 anyway you have achoose

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 4 місяці тому +203

    Marku ugu horeysay Aan maqrib wax so dhigeysid aana daawanayo yaila mid ah 👆🏽😂

    • @asmahassan1780
      @asmahassan1780 4 місяці тому +3

      Cesho dheh😂

    • @nazriin2332
      @nazriin2332 4 місяці тому +3

      caawa ciyow soo dhigay hadda ayayba utahy lkn ayaga 6 sac wax dhiman 😂

    • @HudaHussein-mc3ct
      @HudaHussein-mc3ct 4 місяці тому +3

      Cishaa iba lagu jira 😂

  • @SamirasalebanBintugaariy-ff6zf
    @SamirasalebanBintugaariy-ff6zf 4 місяці тому +43

    Labada wiil ba sii fiican bay uhadleen lkn wiilka hore waaku dagdagty sundus😢

  • @BileYeeza-dw3mz
    @BileYeeza-dw3mz 4 місяці тому +176

    Aan ku wada salina nabi muxamed scw

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 4 місяці тому +154

    Wiilka deeq darajo wa ku degdegtyna wa runtiis dee ma hooyo qofka qimo bdn ba jiraa ani niinku haddu hooydi arko in u iga doorto wlhi wnba cayrin lahaa mxn ka faa iideya niin hooydi iga doorty ciyaal caasiya dhalaya anigba hadhow sida igu sameeya mar wlb one numbar nolosha alle iyo nabigiisa mahmed scw ka sagow hooyo waaye jecylka dhabta ah❤

    • @fowsiyodaahir4819
      @fowsiyodaahir4819 4 місяці тому +1

      Sax waye

    • @yaasmiinnuur8887
      @yaasmiinnuur8887 4 місяці тому +7

      Bayo warka ay gabdha dhaheeso sifiicn ufahan ayada hooyadii Kuma dhagno waana jeclahy ayee tiri lkn cilada waxee tahy marks siduu udhaqmi lahaa tan ee ku hestay nah waxee tahy adiga shalaa kubaraty waana qaldan naag dhan oo caruur kuuheeso waxaas inaa ulatimaado hadii AAd leedahy nah qofka hadalada qaar weekasoofakan karaan ogaaw waqtiga saxda oo marks lajoogo qofka isma xagameenkaro oo wuuxanaaqaa gabdha nah meel dheer bee kafakirtay inaa ifahantaa rajeenaa walshy👍🏼

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 4 місяці тому

      ​@@yaasmiinnuur8887exactly adi lee fahmay

    • @khadracabdulahi6574
      @khadracabdulahi6574 4 місяці тому +2

      ​@yaasmiinnuur8887 wn ogahy xppti hada isaag waxy ku dajisay shalay ku barty bu yiri wn hadal ka fogday wuna raali galiyay mar bdn ragga wax ugu qimo bdn mid haddi laga khaldnhy iyo haddu isagu khaldnhyba gabdhiisa raaligaliya tan hooyda ahn wuxu yiri adiga mel kale ku dagsan lahaa wn sida ugu wngsn u niinka ragga sameyo

    • @yaasmiinnuur8887
      @yaasmiinnuur8887 4 місяці тому

      @@khadracabdulahi6574 sax hdaa kufhmy

  • @Jamaalxasanmaxamed
    @Jamaalxasanmaxamed 4 місяці тому +240

    Inta jacel saliga nabigena scw inta jecel igulasaliya❤

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to 4 місяці тому +75

    Wxa ka nasib xun majiro ado saliga nabiga arkey oo ku salin ku salin nabigenah muhamed scw scw scw ❤❤❤❤

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 4 місяці тому +114

    Inta igu Racsan asad inuu cwada muqalka laso dhaqsady👍🏻❤️

    • @BalqisAhmed-bc3xn
      @BalqisAhmed-bc3xn 4 місяці тому +1

      Yeah 👍

    • @AsMohamed-kj7yi
      @AsMohamed-kj7yi 4 місяці тому +1

      Oo ma shaki ba kga jiro😂😒

    • @SooySoot
      @SooySoot 4 місяці тому

      ​@@AsMohamed-kj7yi Walaal su,aal ìiga jawaab maxa ka faa,ida muuqaalada asad ilaah kugu dhaarshee si sax ah iiga jawaab, khaasatan muuqaalkan nuxur fiican kuma jiro marka sabab u daawatay

  • @CabdiRaxmaan-jo5mo
    @CabdiRaxmaan-jo5mo 4 місяці тому +29

    Asadow deeq darajo barnamijyada kle kusoo dar legend wye wllhi

  • @RowdaYuusuf
    @RowdaYuusuf 4 місяці тому +11

    Ronaldo goat fans❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 4 місяці тому +26

    😂😂Asad muuqaal kiisa markaan arko wadnaha Nay nay nay😢😂😂 Caawa waalasoo dhaqsatay Thanks Asadowwwww❤🤴🦁

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 місяці тому +34

    Free Palestine 🇵🇸 😢

  • @kariimmohamed570
    @kariimmohamed570 4 місяці тому +63

    Hadii lay qabto oo jirkayga xubin xubin loo jar jaro hooyadey gurigayga ay ku jirto inaa ka bax dhaho iska daaye xitaa hooyo halmar sug ma dhahayi hooyadey waa adunkayga

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 4 місяці тому +63

    Asad caawa yaa kuso duceyay 😂❤wllhi qandho iheesay wa sexn raby💔

    • @XaliimaCilmi
      @XaliimaCilmi 4 місяці тому +2

      Same wlh❤

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 4 місяці тому +3

      Rabi hakucafiyo Abayo faadumo

    • @FARHIYAHAJJI
      @FARHIYAHAJJI 4 місяці тому +5

      Allah haku cafiyo abyo fatma

    • @ShukriShigshigow
      @ShukriShigshigow 4 місяці тому +1

      Wlhi ani xtaa wa sexan rbe 😂

    • @fatmina08
      @fatmina08 4 місяці тому +1

      Sami ani xitaa caawa qandha iheysay wa sexan rabe video hada arkay

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 4 місяці тому +67

    Alla maxaa saliga nebigeena suuban S,C,W lagu qaraabanayaa oo like lagu raadinayaa

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 4 місяці тому +350

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

    • @MoznaMohmet
      @MoznaMohmet 4 місяці тому +7

      Sundus saan ujecalahy marka arkan Soo carary wlhi Mel ay ku jirto kama maqndo😭❤️♥️♥️💋

    • @NimcoMusa-r9m
      @NimcoMusa-r9m 4 місяці тому +1

      ❤❤❤❤

    • @Bisharo-nm4we
      @Bisharo-nm4we 4 місяці тому

      Asc ​@@MoznaMohmet

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl 4 місяці тому +129

    Sundus Waa qof caqli badan horana waan ogaa in dhinac ilmo nimanimada iyo funny nimada marki laga soo tago xiliga Challenge yada inee qof codkar ah oo xaqeeda io xuquudeda u doodi karto ey thy waan hubay su’aalaheda waa perfect 😍 Masha Allah

  • @ramlamohamed5616
    @ramlamohamed5616 4 місяці тому +32

    Wilka kobaad is the best wlh😫iiradiya rer comment😂

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 4 місяці тому +45

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢

  • @faadumoayaan1237
    @faadumoayaan1237 4 місяці тому +26

    Deeq darajo nin rageed warkiisu cadyhy
    Sundus waad dagdagtay shalan kubartay wiilku markuu yidhi isagoon wali fasilaad dhiibin baad halka kadhex gashay markii danbana wuu kuufasilay wuxuu kawaday xaqiiqdii nin wax xalin kara buu ahaa thanks deeq darajo

  • @ApdinazirzulaimanArap
    @ApdinazirzulaimanArap 4 місяці тому +76

    Qof waxa ugu qiimo badan qofka ku saliya nabigeena ❤❤❤صلا الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 4 місяці тому

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @MunoMohamed-j4l
      @MunoMohamed-j4l 3 місяці тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️

  • @DeeqaAxmed-sk8mt
    @DeeqaAxmed-sk8mt 4 місяці тому +6

    Team sundus one like❤❤😊😊

  • @AsiyaAhmed-g5u
    @AsiyaAhmed-g5u 4 місяці тому +33

    Sundus kibir badana mana dhalay 😂😂 videogan lakin xili horu ahaa

  • @sidra857
    @sidra857 4 місяці тому +28

    Wiilkaaas legend weeye deeq hooyada qiimaheda yaqaan nolow wllo ❤

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 4 місяці тому +39

    Ee wuu saxan yhy adi shalu ku barte hoyana we dhashy that’s the difference ❤abyo hdalka mel kle u fasirate 😂

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 4 місяці тому +4

      Brasho muhiim mha wa ciyaalkisa hoyadisa ee shalay kubartay inu dhaho mha ileen islaantisba xaq kuleedahay

    • @zadaamhirzih5485
      @zadaamhirzih5485 4 місяці тому

      @@tazniimhupii8266sa xaqu wa nooce inu guriga iyada u daayo hoyadiina saaro😂

  • @najma87
    @najma87 4 місяці тому +79

    Team sunmirko one like guys❤😂🎉

  • @imc9270
    @imc9270 4 місяці тому +24

    Haduu shaly ku barty gormu ku baran lahaa bal amuurtan eega 😂😂😂

    • @xamdasiciid6096
      @xamdasiciid6096 4 місяці тому

      Wlhie waad iga QosliSaY 😅😅

    • @asiye717
      @asiye717 4 місяці тому +1

      😂😂😂dacada uqosla darad bu baran laha mindha

    • @faadumoxuseen2999
      @faadumoxuseen2999 4 місяці тому +1

      Waad iga qoslisey 😂😂😂

    • @NuuriyocaliXuseen
      @NuuriyocaliXuseen 4 місяці тому +4

      Madan fahmin shalay kubartay wax ay kamicnthy agteyda waad kafududahy marba hadi lagu yiri agteyda kafududahy ina lagu rabin ika ogow huno.

    • @sharmakeahmed7196
      @sharmakeahmed7196 3 місяці тому

      ​@@NuuriyocaliXuseenmarba haddi aAd hoyadey isaso garab dhigto shalan ku bartey waA wax yar waxweyn lagu dhaha gabadha diidey in lakala raro iyada iyo hoyadi gabadh mia ee donaysa in islanta dabada ladhigo

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED 4 місяці тому +124

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 4 місяці тому

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @MunoMohamed-j4l
      @MunoMohamed-j4l 3 місяці тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️

  • @amalabdullah4410
    @amalabdullah4410 4 місяці тому +2

    Sunduseye nina hooyodisa jacelen adiga ku ma jacelan karo
    Marka nin aad shukansaneysid waxaa la weydiyaa hooyoda kwrn hado wax xun kaga sheego wlhi ka carar sababto eh hooyodisa ma jacelo adiga kuma jecalan karo
    Qofaa hooyodisa jacelin adiga neh marka is aroosatan kuma ixtiramayo

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 4 місяці тому +63

    Asadow barnamijyada nocana gaariga la qadanayo noso badi kii hada ka hor adi io iam koko iyo amiir chooser ❤

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 4 місяці тому +70

    Sundus waaba iga nixiso ina hooyadii dartii ku dajisa modaye iga tag hooyo waa hooyo qofkii hooyadi dortana waba baari❤️😂

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 4 місяці тому +1

      May wxy kabooday shalay kubartay that is why

    • @nasriinyusuf6746
      @nasriinyusuf6746 4 місяці тому +1

      Hooyo ayay kudajisay waxanay doonisay inuu idhahadi hooyo ayan kararay adan wad joogisa sasay rabtay wasax hadu idhahado adiga shalay ayaan kubar taya hada ma hore ayuu uyaqanah

    • @ikraam_72
      @ikraam_72 4 місяці тому

      @@nasriinyusuf6746 hooyo kuma dajin bey dhahde qalaas adi fikirkada un hka hadlin👋

  • @haboonmahammed6561
    @haboonmahammed6561 4 місяці тому +73

    Sundus meshay ku jirto kuma cajisaysid ❤❤

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 4 місяці тому +115

    Calf iyo cashaq inuu dhamaado inta kuxun one like 👍 saara🙌✌️

  • @Qeyspoy12
    @Qeyspoy12 4 місяці тому +14

    Naag hadii Mar soo qado hooyo walhi siwalbo oo aan ujeclahay waan fasaxaa hooyo waa tan kubartay afsomaliga hooyo cid lala bar bar dhigo aduunkan majirto😂

    • @sabnasiman
      @sabnasiman 4 місяці тому +2

      Midkoo hooyods igu wareeriyay blyda

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 4 місяці тому +3

      Hooyaduba waa anaga dee waa dumarkii eedo😂😂

    • @Qeyspoy12
      @Qeyspoy12 4 місяці тому +1

      @@khadiijaabdqadir Hoostada miyaan kasoo baxay aniga mida kale calooshada miyaan sagal bilow jiifay maxaa kaqaldan gabarey...

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 4 місяці тому +1

      @@Qeyspoy12 gabadh ila mida baa kudhashay eedo hooyada sowmha gabadh ladhalay markay waynatayna adiga kudhashay

    • @rahmaaadan8634
      @rahmaaadan8634 4 місяці тому

      Haa powe wlhi hoyo iyo inan aad shalay baratay isuma dhigmaan

  • @zahalweewe3265
    @zahalweewe3265 4 місяці тому +7

    Sundusey nin waxaa rabtaa hooyadiisa kaaga soo tagayo 😂😂xagee ka helee hadaa heshidne nin maaha kaas duliga

    • @sadiaabdalla6107
      @sadiaabdalla6107 4 місяці тому +1

      Saas maoran wax fahm nin wada xalin Kara rabtaaa

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 4 місяці тому +30

    Daljir iyo deeq darajo labadba waa fcnaayeen❤lkn daljir wax kle weeyi masha Allah 😊

  • @AbdullahiAbdiaziz-os3en
    @AbdullahiAbdiaziz-os3en 4 місяці тому +8

    Kiki kuso samay inta ugu raacsan like 👍 👌 😂

  • @SahalBoss-kx7ut
    @SahalBoss-kx7ut 4 місяці тому +35

    Free Palestine 🇵🇸 ♥️ free Palestine 🇵🇸

  • @hamdaa8740
    @hamdaa8740 4 місяці тому +26

    Wiilka koobad waa legend ❤❤

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama9237 4 місяці тому +4

    Sundus hadan qimeeyay wiilka hore kama ba ay helin si ay ku dajiso aqon weeyday kan kalna isgo marka so galya bay ba aman kala dul dhacady marka ka helitan bay wax ku qimaysay 😐

  • @cabdifataaxcusmaan2555
    @cabdifataaxcusmaan2555 4 місяці тому +7

    Team asad one like❤

  • @yahyeMohamud-cb5vd
    @yahyeMohamud-cb5vd 4 місяці тому +10

    Wiilka koobaad hooyo aan ku taageeray legend waan wataa mom is first

  • @English--Somali
    @English--Somali 4 місяці тому +2

    Deeq darajo wuu saxanyahay 100% ma hooyadiis inaa la tartantid miyaa rabtaa 😂

  • @galadyare620
    @galadyare620 4 місяці тому +14

    Guriga hdii leskula noolyahay oo Hooyo iyo xaskaga isku dhacan waa Inaa xaskga wada oo meeel goniya dajiysa marka wiilka 1aad aad u saxan yahay hooyo miyow wadi lahaa hooyo miya qof lagu dorsa karaa

    • @fathiattam-cu8dt
      @fathiattam-cu8dt 4 місяці тому +1

      Taas kumay haysato ee shalaa ku bartay camal ay ku haysty

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 4 місяці тому

      ​@@fathiattam-cu8dtdee waa run hooyadii marka loo eego shaluu bartey maamada masaari karo wiilku xumaan kama wadin xumaan shalan ku bartey

    • @AmranAbdullahi-uz2vi
      @AmranAbdullahi-uz2vi 4 місяці тому

      @@hafsaali5108hee wuxu leyahay adhi shalan kubartey waxba matihiid naag kale ayan berito barana balse hoyo kale mahelayo taasna meehen inu doho keliya wuxu dihi laha adhi ayan mel gooni kudigin laha hoyana anaba sogari laha waqti walbo ee ilmaheyda hoyadhodha maiskabixiyen ok ninka hada hadhalkas kasofaktey fr inu cey kugudara dacda

  • @FarhiyaHasan-zj6rw
    @FarhiyaHasan-zj6rw 4 місяці тому +41

    Wiilka koowaad fariid hooyo wax ka fiican majiro waa sax shalo ku bartey hooyane for ever

  • @aadanasensio2352
    @aadanasensio2352 4 місяці тому +17

    Daljir waa dhididay Shukansi run ah ayuu umaleyaa wlhi kan daacad waye

    • @Akim_1794
      @Akim_1794 4 місяці тому +3

      Waa Adiga Oo Kale Sax😂

  • @abdirahmanmohamed6012
    @abdirahmanmohamed6012 4 місяці тому +2

    Deq darajo wuxu dhahay shalay aan ku bartay wa sax labada qof malin uun bey isbartan lkn hoyo wa tii hdlka uu ku shukansanayo brty wxuna ku hdly hdl nin weyn blse sundus si qaldan bey u fhmty

  • @BahjoMaxamed-tj7be
    @BahjoMaxamed-tj7be 4 місяці тому +5

    Sundus ani Mey ila dhalaty hadal qofka ka soo fagta nab ku siyaa😂😂

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh2593 4 місяці тому +17

    Meel sundus ku jirto maba ka maqnaan karee asad sundus noo keen markastaa

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn 4 місяці тому +80

    Aanku salino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿🤲🏻😭🙏🏻

  • @Tayba283
    @Tayba283 4 місяці тому +4

    Wiilka labaad baa guur ku banaan nin aan hooyadiis iyo xaaskiisa kala maslaxeyn karin muxuu aduunka ka jooga😂😂

    • @AZIZMHMD-xw9hc
      @AZIZMHMD-xw9hc 3 місяці тому

      isla su'aashaas mey isagqna weydiiso, labada wiil isku su'aal ma weydiin.

  • @Abthi_Rich
    @Abthi_Rich 4 місяці тому +2

    asadow pls shpw marke sundus hadleyso taliow mute naga saar walhi wa dhibsady qaabke u hadleyso shaley ma ahne darad ee garowe ka timid aase saas u hadle uh😂😭😭

  • @aslikeyse3877
    @aslikeyse3877 4 місяці тому +13

    Ninkeygu haduu hoyadi aniga iga dorto oo uu iso raco wan iska eri laha waye hoyadii baa iga qalisan aniga

    • @xamsecabdilahi-27
      @xamsecabdilahi-27 4 місяці тому +1

      Haa Hoyadii ka Qalisan 👍

    • @Anaaniyaa1938
      @Anaaniyaa1938 4 місяці тому +1

      Haa abayo hooyo waa qali ❤❤❤❤

    • @FootShorts12
      @FootShorts12 4 місяці тому +2

      Hooyo lama helayo laakin 100kun oo kale oo noocaaga la helaya oo kaa qurux badan

    • @aslikeyse3877
      @aslikeyse3877 4 місяці тому +1

      @@FootShorts12 yaa didey marka hoyo is the best one

  • @ibnuomar9223
    @ibnuomar9223 4 місяці тому +2

    Warka maxa u calaanjinee sxp waxn wa game shakiyeey ka galin hoyada sheekadu hadii aay hoyo timado go,anka inad garto ayey ehed ax shit

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 4 місяці тому +29

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 4 місяці тому +11

    Deeq darajo legend anigo dumara ba ma rabo nin aan hooyadis N1 u ehen

  • @BishaaraDeeq
    @BishaaraDeeq 4 місяці тому +18

    Sundus waa dhadhamda walahi hoyo inaad is garab dhigto maahayn oo waliba willki Suu xalka uarkey marku shegey aad ku nacdey taas waa cadeynta noloshaaada beri waalidka lagama kaftamo anigu hoyadey nin iyo cid kale midna mgarab dhigeen mana jiro qof garab dhigi karaa abaayo hadalkiina waxaad ka bilowdey dood aan meesha oolin waxaa ronayd inaad marki hore dhahdo raali aahow dookheyga maahid naag caqli leh iska dhig shala lagu bartey hoyo ayada ifka kentey qofkan aad maanta rabto inaad barbar dhigto yaa ila qaba

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 4 місяці тому

      Anaa kula qaba wad u dhamaysay pulshit question weeye

  • @cabdicasisrashiid2686
    @cabdicasisrashiid2686 4 місяці тому +5

    Inta ka soo hor jeeda in wiilka u horeeya la dajiyo Like 😢

  • @xaajigaXaajiga
    @xaajigaXaajiga 4 місяці тому +4

    Nagahan waln ee iyada
    Iyo tii hooyo quranka lagu shegay
    من احق الناس بحسن الصحابة nabiga scw sadax jeer قال امك قالامك قال امك
    Nagahan stress kooda yaykugu daran gaabdhooy

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 4 місяці тому +2

    Magaca sida loo dhahay caloosha igu xanuuntay😂. 20 sanno aya galkacyo la joogay hadana Canadain 🇨🇦 la iska dhigaya

  • @ifraaxkaamil4752
    @ifraaxkaamil4752 4 місяці тому +16

    Ayy wan ka helay barnamijkan sundus love you ❤ lkn wilka kowad wu saxanyhy fariid ❤❤❤

  • @HindasarAhmed88
    @HindasarAhmed88 4 місяці тому +1

    ❤️❤️❤️❤️🤫🤫🤫

  • @hananmohamed5428
    @hananmohamed5428 4 місяці тому +5

    Wiilka 1baad cml lamahelo nin hoyadiis xaqeeda yaqaan oo jecel aa adna ku xaq dhoori karo

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 4 місяці тому +2

    Deeq darajo waxa lagu dejiyey hal eray oo ah *Shala ku bartay*. Dumarku haddaa kun wanaag u sameysid balse aad kaw kaa dhaco, halkas ayey kugu xukumayaan kuguna dilayaan.

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 4 місяці тому +66

    Ar sundus Funny 🤣 Meel Ee jogto qosol lagama Wayo 😂😂😂 Team 27 is Not Easy yaqay ❤❤❤

  • @Aragsan4
    @Aragsan4 4 місяці тому +2

    Faraxyal badan commentiga ka banaan baxaya😂

    • @Halaazi7
      @Halaazi7 4 місяці тому

      Maxaa banaan bax waxaan ixtitaam hooyo mee taqaan

    • @enisaapdi6032
      @enisaapdi6032 4 місяці тому

      Wan kula arkay😂😂

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 4 місяці тому +13

    Asad Hajio Talanted Man The Best UA-camr In Somalia Horay U Soco 3M 🔜 On The Way Bro

  • @Abdihakiim143
    @Abdihakiim143 4 місяці тому +2

    Horta waxaa su aal ah hooyo maxaa meesha Keeney Hadayba hooyo soo hadal qaado naag aan qabo erida way furantahay

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 4 місяці тому +26

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤

  • @UgaasJuxa
    @UgaasJuxa 4 місяці тому +2

    Shalay ban ku bartay
    Maxay ku timid weeye muhimada
    Wuxu yiri adan ku geyn laha mel an ku dajiyo si ad dagnan udarentid
    Hoyadayna goni daydan u ogaan
    Markasay tiri anaa isaartay miyaa
    Oo ku cel celistasa kentay haa adan ku kexeen ama shalan ku bartay waa sax hoyo islama simi kartid tasana saxa

  • @Saam-xt5fr
    @Saam-xt5fr 4 місяці тому +26

    Next koko please asad 😢❤

    • @Msswaaleyyy
      @Msswaaleyyy 4 місяці тому +1

      Koko maba ogaleeneeso

    • @Saam-xt5fr
      @Saam-xt5fr 4 місяці тому

      @@Msswaaleyyy haa Lkn wan iska jclhy wll❤

    • @HoyoXabibo
      @HoyoXabibo 4 місяці тому +1

      Tas mafurfurno

    • @Msswaaleyyy
      @Msswaaleyyy 4 місяці тому

      @@HoyoXabibo furfurnaan maaha wxaas cml bahdil cml wye see camera horteeda qof ugu doorane

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 4 місяці тому

      Teamka ma galan waxn cml

  • @siciidkabiixiga
    @siciidkabiixiga 4 місяці тому +2

    hooyaa wax wlpa ka muhiimsan xal ani mba raadiyeenba adaa toos utagi lhaa😂

  • @maymuu432
    @maymuu432 4 місяці тому +62

    Sundus is not east sundus darteed team 27 ku jeclaaday😂💗💗💗

  • @0_Zakariya_0
    @0_Zakariya_0 4 місяці тому +1

    Sundus 😂🫶

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 4 місяці тому +18

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @MutaasKhadar-u8e
    @MutaasKhadar-u8e 4 місяці тому +2

    Deeqe darJo wuu saxan yahye
    Hooyada qoflama sime karo

  • @HodanAli-ik2ud
    @HodanAli-ik2ud 4 місяці тому +8

    Nin Madow Romantic Waaye😂😂

  • @craxmaanducaysane
    @craxmaanducaysane 4 місяці тому +1

    HOOYO mcn Allow noo xafid ❤😂🎉❤❤

  • @AaminAxmed-qi2pt
    @AaminAxmed-qi2pt 4 місяці тому +10

    Deeq darajo legend waye pro hormar wacan 😊

  • @ZABIff-c6t
    @ZABIff-c6t 4 місяці тому +2

    Team asad hajio 27 like me❤

  • @barwaqofarax-ce9xr
    @barwaqofarax-ce9xr 4 місяці тому +7

    Sundus wa legend med Wlhi sual o adag bay ku garacday😂😂

    • @Halaazi7
      @Halaazi7 4 місяці тому +1

      Legend beel hooyo mee isla bar bar dhige

  • @Amal_dherey
    @Amal_dherey 4 місяці тому +2

    Wiilka 1aad wuu ila saxan yhy ani ahan teda kle nin hooyadis kaso tagay casino walideen le u arki laha bo❤😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 4 місяці тому +3

    Deeq darajo wa runtiis hoyadiis muu ka doran lahaa shalay ku bartay adiga lkn hooyo mcn waaye so adiga kaga doraan sundus waxba ka qaldan lkn deeq darajo wa saxan yahay

  • @SundusCiise-f6p
    @SundusCiise-f6p 3 місяці тому +2

    Qofkasta hami leh ilaah ha ufududeeyo hami giisa😢😭

  • @ArdoCabdulaahikhaliif
    @ArdoCabdulaahikhaliif 4 місяці тому +4

    Sundus shalay aa kubartay lee kaxumaatay ma ahanee wllhi wiilka wuu kuuqalmaa deeq darajo ❤🙈💯

  • @najahmohamed1466
    @najahmohamed1466 4 місяці тому +1

    Sundus intii la raby wiilku inuu amaano iydba amn kla dul dhacdy bisinka sundus isdaji kistoo waa fdudahy wlley

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 4 місяці тому +5

    Sundus naag walan kulah warka haygu arurin 😂😂😂😂

  • @HodonSaed
    @HodonSaed 4 місяці тому +1

    Translate text with your camera
    sundus waxaad tahay qof aan ixtiraamin hooyo weligaa ma heli kartid nin kugu habboon😡😈

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 4 місяці тому +5

    Sudus markaa maqlo waaba farxaa😂

  • @CabdinaasirSheekh-dw7gd
    @CabdinaasirSheekh-dw7gd 4 місяці тому +1

    Deqdarajo wusaxanyahay hoyo iyo aabe hal erey oqaloca ISKA dhaafe ilxun haday kufiiriso wuu kudaayey filimkas daljir allbaabka wukasooxiray sunduna way iskafahantay shekadu waxay gartay xayndaabka diinta islaamka ok majirto marwo muslimada laqabo oo iska wareegto waan qaatay matalada da yarta sundusna dheeldheel ma ahasn

  • @ugasoloveas6115
    @ugasoloveas6115 4 місяці тому +3

    Sandus Aqli xumida hooyo maxaa isku barbar dhigtay Ben maha Adiga shalay ku bartay hoyo diisna 9 Bilood calosha ku siday marka adiga fudud o baxayo hoyada wax kasto tahay wa hoyada o kale wa in ad madax sarata Deq darajo Nin karmeed

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 4 місяці тому +15

    Tan sundusta la leeyay woo doqonba, hooyaday sideebay isku barbar dhigi kartaaa, naagyar daaye, hadii aduunko dhan layso bandhigo hooyaday kaman doorteen, hooyaday dhibkay ilaso martay uma malaynaayo qof bani adam ah , İnay so martay 😢😢😢

    • @MakenzieKenzie-cy1tp
      @MakenzieKenzie-cy1tp 4 місяці тому

      ManshaAllah, waxaa tahY will naxariis 😊badan

    • @naciimaabdallah-hm6ge
      @naciimaabdallah-hm6ge 4 місяці тому +1

      War qilaaf baa laga hadly

    • @kiyoka_bl
      @kiyoka_bl 4 місяці тому +1

      😂 taasina waa jawaab uu bixiyy mid garaadyar

    • @abdulrahmanyare2402
      @abdulrahmanyare2402 4 місяці тому

      @@naciimaabdallah-hm6ge hooyaday inan yaron shalan bartay kuma so dhisayo, ta kale hooyaday haday is khilafan saasay ku furantayba, hooyaday jano ayan ku galaya lkn maagtayda jano kuma galayo 🙏

    • @abdulrahmanyare2402
      @abdulrahmanyare2402 4 місяці тому

      @@kiyoka_bl inad comment gaaga si xora u dhibata ila qurux badan , intaad comment gayga reply uso galayso 🎭

  • @shamsadii
    @shamsadii 4 місяці тому +3

    Dumarka somaalidu xagee ayay kala yimadeen fikrada ah aniga iyo hooyada, waaba qalad in ay hooyo si barbar dhigto, waana edeb daro iyo dhaqan xumo , ma waxay u malaynaysaa in cid guriga laga saarayo ay ogooto sax iyo qaladba wa iyada qofka baxaya , hooyo marnaba qalad kuma eedayno doono