Waryadha reer somalilandnow u fiirsada waxa aad ku hadlayseysaan waayo xirsi waa madaxa xusbi ma aha madaxweyne waa in lala xisabtama madaxweynaha wadanku doortey
Taliska Group Dhukuro waa dad aan fahminba arimaha siyaasadda, massirka iyo dareenka dadka ee ku aadan waxa ka taagan mandaqada Xirsi iyo Cirona waa isku xisbi waana isku mab da’ Hadii xirsi noqon lahaa hogaamiyaha Kulmiye, waa la kala saari lahaa Xirsi iyo Ciro
Djibouti waxa lagu karkarinayaa wax xile iyo quule qaydhin. Nin ragina waa ogyahay nacasna loo sheegi maayo Nin mar hore khiyaano qaran sameeyay isla markaana qirtay oo aan wax danbi lagu soo oogin ayaa hawshiisii halkii kasii wata kuna indha adag inuu udhameeyo Somaliland.
Miya laynoo shegey in uu yahay wasiirka arimaha debeda ama gudaha wax u foirsada waxi dhaca ha lagala xisabtamo madaxweynaha aad doorateysidii wax kasta loo laha muuse bixi ba sameyey
MUDAHARAAT WAA IN LAGU DHAWAAQAA.
Xirsi waa wasiirka arimaha dibada
Waryadha reer somalilandnow u fiirsada waxa aad ku hadlayseysaan waayo xirsi waa madaxa xusbi ma aha madaxweyne waa in lala xisabtama madaxweynaha wadanku doortey
Taliska Group Dhukuro waa dad aan fahminba arimaha siyaasadda,
massirka iyo dareenka dadka ee ku aadan waxa ka taagan mandaqada
Xirsi iyo Cirona waa isku xisbi waana isku mab da’
Hadii xirsi noqon lahaa hogaamiyaha Kulmiye,
waa la kala saari lahaa Xirsi iyo Ciro
Lacagtii yareyd ee bahdilka ahayd ee Muuse Biixi diidey ayuu doontay, Xirsi iimaan la'aan ayuu mesayrkii ummada god ugu ridayaa!!.
Shacabka reer Somaliland ayaan ahayn dad bilaa aqli ah oo shakhsi yar siduuna ka yeeli karo.
Caalamka waxba kalama socotid
Djibouti waxa lagu karkarinayaa wax xile iyo quule qaydhin. Nin ragina waa ogyahay nacasna loo sheegi maayo Nin mar hore khiyaano qaran sameeyay isla markaana qirtay oo aan wax danbi lagu soo oogin ayaa hawshiisii halkii kasii wata kuna indha adag inuu udhameeyo Somaliland.
War cirro wu kula jiraa
Muuse waa Tuuk umada khiyaamay gabadh yahay
Wakhtigaadi waxad ku doidayseen in xisbiga kulmiye ku saxan yahay inuu la kulmo Somaliya.Wax kasta oo la sheego waxad lahaydeen Well done.
Safiirka Somaliya iyo Somakiland.
Ergayga Somaliya iyo Somaliland.
Sidaa ayaad u hadlijirteen
Maanta syaad leedihiin waa la qaldanaa kkkkk
Wax walba waad dafirijirteen.
Miya laynoo shegey in uu yahay wasiirka arimaha debeda ama gudaha wax u foirsada waxi dhaca ha lagala xisabtamo madaxweynaha aad dooratey
Miya laynoo shegey in uu yahay wasiirka arimaha debeda ama gudaha wax u foirsada waxi dhaca ha lagala xisabtamo madaxweynaha aad doorateysidii wax kasta loo laha muuse bixi ba sameyey