- 357
- 2 201 573
Baaz Tv
United States
Приєднався 16 сер 2018
Welecom to may channel you can find a series of videos
series of stories series of dramas A series of love a series of events ETC
series of stories series of dramas A series of love a series of events ETC
Degdeg Shirka turkiga ee Somalia iyo ethiopia oo wajikale yeeshay
#doorashada
#somaliland
#Somalia
#arabic
#subtitle
__________________________________
🔴ѕuвѕcríвє
🔴líkє
🔴cσmmєnt
🔴ѕhαrє
🚩íf чσu αrє nєw tσ thє chαnnєl mαkє ѕurє
🔴ѕuвѕcríвє αnd turn σn
🔔nσtívícαtíσnѕ📣
#somaliland
#Somalia
#arabic
#subtitle
__________________________________
🔴ѕuвѕcríвє
🔴líkє
🔴cσmmєnt
🔴ѕhαrє
🚩íf чσu αrє nєw tσ thє chαnnєl mαkє ѕurє
🔴ѕuвѕcríвє αnd turn σn
🔔nσtívícαtíσnѕ📣
Переглядів: 533
Відео
Arimo lama filana Kulan Ankara Somalia iyo Ethiopia heshiiska bada
Переглядів 6 тис.3 години тому
#doorashada #somaliland #Somalia #arabic #subtitle 🔴ѕuвѕcríвє 🔴líkє 🔴cσmmєnt 🔴ѕhαrє 🚩íf чσu αrє nєw tσ thє chαnnєl mαkє ѕurє 🔴ѕuвѕcríвє αnd turn σn 🔔nσtívícαtíσnѕ📣
Dagaalka Jubaland iyo DF Somaliya oosii xoogaystay maxabiis lakala qabsaday
Переглядів 1,5 тис.10 годин тому
#Taxanaha #News&programs #Deg_Deg #subtitle 🔴ѕuвѕcríвє 🔴líkє 🔴cσmmєnt 🔴ѕhαrє
Dhulbahante ceerigaabo wuuku jabayaa haduu dagaalka bilaabo
Переглядів 20 тис.16 годин тому
#Taxanaha #News&programs #Deg_Deg #subtitle 🔴ѕuвѕcríвє 🔴líkє 🔴cσmmєnt 🔴ѕhαrє
Maxay tahay fariintii ay gudbiyeen maxamed abiib iyo gaboose ee cirro
Переглядів 45416 годин тому
#Taxanaha #News&programs #Deg_Deg #subtitle 🔴ѕuвѕcríвє 🔴líkє 🔴cσmmєnt 🔴ѕhαrє
Cida loo hanjabaysa oo runta loo sheegay
Переглядів 45916 годин тому
#Taxanaha #News&programs #Deg_Deg #subtitle 🔴ѕuвѕcríвє 🔴líkє 🔴cσmmєnt 🔴ѕhαrє
Maxay tahay sababta mucaaradka cusub iyo maayir mooge ugu dhegen yahay
Переглядів 50721 годину тому
#Taxanaha #News&programs #Deg_Deg #subtitle 🔴ѕuвѕcríвє 🔴líkє 🔴cσmmєnt 🔴ѕhαrє
Curadkii oo bir qasabdeed uqaatay garxajis iyo habarawal
Переглядів 20 тис.21 годину тому
#doorashada #somaliland #Somalia #arabic #subtitle 🔴ѕuвѕcríвє 🔴líkє 🔴cσmmєnt 🔴ѕhαrє 🚩íf чσu αrє nєw tσ thє chαnnєl mαkє ѕurє 🔴ѕuвѕcríвє αnd turn σn 🔔nσtívícαtíσnѕ📣
Dood aan waxba laysula hadhin reer Somaliland
Переглядів 750День тому
Dood aan waxba laysula hadhin reer Somaliland
Qoys Garxajisa kugeeriyoday dalka Masar kadib markii gaas
Переглядів 617День тому
Qoys Garxajisa kugeeriyoday dalka Masar kadib markii gaas
Somaliland 24saac uqabatay raghubaysan guryaha magalda ceerigaabo
Переглядів 1,2 тис.День тому
Somaliland 24saac uqabatay raghubaysan guryaha magalda ceerigaabo
Reer maakhir oo dagaal iclaamiyay xaalada ceerigaabo oo meel
Переглядів 1,4 тис.День тому
Reer maakhir oo dagaal iclaamiyay xaalada ceerigaabo oo meel
Wararka xaalada Ceerigaabo iyo go aamada dhulbahante
Переглядів 774День тому
Wararka xaalada Ceerigaabo iyo go aamada dhulbahante
Arin khatarku ah Putland x uutiyiinnta oogalay buuraha galgala
Переглядів 224День тому
Arin khatarku ah Putland x uutiyiinnta oogalay buuraha galgala
Dagaalka ceerigaabo Dhulbahante SSB SSC G36 xukumda ciro
Переглядів 407День тому
Dagaalka ceerigaabo Dhulbahante SSB SSC G36 xukumda ciro
Ceerigaabo amar culus ladudhigay kulmiye oo maxamed abiib uhanjabay
Переглядів 1,4 тис.День тому
Ceerigaabo amar culus ladudhigay kulmiye oo maxamed abiib uhanjabay
Xog yaaka danbeeya kacdoonka maayir mooge ka dhanka ah
Переглядів 16 тис.14 днів тому
Xog yaaka danbeeya kacdoonka maayir mooge ka dhanka ah
Waa sidee xaalda magaalda ceerigaabo
Переглядів 1,3 тис.14 днів тому
Waa sidee xaalda magaalda ceerigaabo
Degdeg DF Somalia amar culus duldhigtay Axmed madoobe
Переглядів 51114 днів тому
Degdeg DF Somalia amar culus duldhigtay Axmed madoobe
Shirkii Heritage ee jabuuti wasiir fiqi iyo maamed abiib
Переглядів 11 тис.14 днів тому
Shirkii Heritage ee jabuuti wasiir fiqi iyo maamed abiib
Turkiga iyo Soomaaliya kala saxiixday heshiis lagu dhisayo xarun dayaxgacmedka
Переглядів 28114 днів тому
Turkiga iyo Soomaaliya kala saxiixday heshiis lagu dhisayo xarun dayaxgacmedka
Dood adag Puntland iyo khaatumo madax isla galay
Переглядів 1,7 тис.14 днів тому
Dood adag Puntland iyo khaatumo madax isla galay
Beesha Warsangeli hanbalyo udiray madaxwaynha cusub ee somaliland Ciro
Переглядів 1,6 тис.14 днів тому
Beesha Warsangeli hanbalyo udiray madaxwaynha cusub ee somaliland Ciro
Aragtida Fahad yaasiin ee madaxwaynaha cusub ee somaliland cabdiraxman ciro
Переглядів 29321 день тому
Aragtida Fahad yaasiin ee madaxwaynaha cusub ee somaliland cabdiraxman ciro
Xog Sira heshiiskii garxajis iyo dhulbahante ee jabinta ciidankii goojacade
Переглядів 70 тис.21 день тому
Xog Sira heshiiskii garxajis iyo dhulbahante ee jabinta ciidankii goojacade
Natiijadii komishanka Beesha arab oo go aan lama filaana qaatay
Переглядів 25421 день тому
Natiijadii komishanka Beesha arab oo go aan lama filaana qaatay
Xukumada Biixi oo dayntii ubadnayd ku wareejinay madaxwayne Ciro
Переглядів 1,2 тис.21 день тому
Xukumada Biixi oo dayntii ubadnayd ku wareejinay madaxwayne Ciro
Natiijada Ururada soo baxay oo wajikale yeeshay
Переглядів 16 тис.21 день тому
Natiijada Ururada soo baxay oo wajikale yeeshay
War lama filaana okasoo baxay komiishanka doorashada somaliland 2024
Переглядів 1,4 тис.21 день тому
War lama filaana okasoo baxay komiishanka doorashada somaliland 2024
Barwaqada somaliya iyo Ethiopia dhex tal somali iyo Ethiopia wa u nolol barwaqo iyo horumar
Xasan munaafaq nacdali kugu dhacday badi somalia ugu danbayn wuxu u ogolaaday Ethiopia turkey waa dilaal tuug ah halka waxaa guul kala tagay aby ahmed tuug baa qabsatay somalia bal muxu kani ku waramaya Ethiopia OMU may shegin inay ka noqotay wayna ku adkeeysanaysa
Erdogan Soomaaliyana wuxuu uloogay Ethiopia Suuriyana wuxuu uloohay Israa'iil
Erdogan Soomaaliya iyo Suuriyaba wuu gaday
Waan. Kaxunahay. Heeshiiska. Dulmiga. Ordogaan uu. Uhiliyay. About. Axmad
tuuuugggg beeennnnnnbaad iskumaaleysiaannnn tuuuugg waaar xasan shiiikh haladiloo
Reer koonfur weligood siyaasad baran mayan 😂😂
Beenalle
Yussufow Badda Cas Awoowgaa Malle manuu arag. Ee ku qanac Baddi aabaha kaaga tegay. Kkkk
Tuug Garaadow. Walahaan kugu dhaartee Hassan sheekh oo Cidhiidhi Siyaasadeed galay Dhinac walba ayaa Wadahadalka Dalbaday😊
Bal dhegaysta. Xuduudaha Africa tidhi waxba lagama beeline karo. Waa Xuduuduhii Gumaystuhu Africa uga Tegay. Hhhh Xuduudii Somaliland waa Xuduudihii Africa gumaystuhu uga tegay. Hhh Lol
Yaan lagaa waayin Warkaaa aad sheegayso. Waan kuu Duubaynaa. Dayuus beenaale ah. Tuug.
Inaalilaah. Wa inaa ileehi Raajucuun
Beenaale. Kkkk
Heshiiska ciro ayaaa fududeeyay because warcad markii laga waayay hasan oo abaal kuqabaa yimi haliso waawayn ayaaan kabaqayaa aamuska ciro waftiga uu diray Ethiopia jawaab ayay siisay
yusuf garaad aayahiin waa dagaal iyo hoog iyo jab jab aayo kale ma lehdiin farac ayaad u leedihuun
Wu dhamaday virus ki somalia, viva thé republic of Somaliland
Hawiye ma.xukumo waqooyi waxaa xasan shiikh. Haysku dayo .inuu..koonfur .isu .geeyo waana calaacal timo kaso bexeen inaan la midowna dad aan .xayawaanka .dhaamin
Idina raceyno hadanu mid Naga hadhen
Adeer goaan ummadi qaadatay cid bedfellows kartaa ma jirto, somaliland annagaa iska leh , baddayada iyo dhulkayaga annagaa goaankeeda iska leh goodnight isu taagagayaguna waa goaan shacab cidina ma fara gelin karto adigu saaxiibow wakhtigaaga ku lmi dalkaaga iyo meeshaada ha isku daalin ka hadalka dal iyo dad aanad shaqo kulahayn.
Dhaman mawaxad aheden rer kofur waxad wadan ti siyad bare
Beenta daa xasan dhiqo baadalbaday
Qof had io jeer qslaya uun waaba doqoniimo😂
Hawiye moriyaan kkkkkkk wadanka halagaqabto
Xasan sheekh waxba Kama galin dal somaliyeed waa ii siin bada hadii lacag lasiiyo eeilaah ha qabto aad naan u cabsanayaa
Maqaal kaan ayaan ku la wadaagayaa: 10-12-2024 waxaa nagu dhacay mid kamid ah qiyaanooyinka lagu dhaco ilaha-dhaqaalaha ee wadamadda soo koraya ogow aqristow ma-aha Dalka Soomaaliya Dalkii ugu horeeyay ee laga dhaco khayraadka Dalkooda (own resources) Ma og tahay in Soomaaliya ay ka mid tahay wadamo kooban oo khayraad ka Dalkooda ku jira laga qaadi waayay muda dheer, Turkiya waxay naga qaadeen wixii nalaga qaadi waayay 1948 dii daaqiliyada naloo ogolaaday ilaa maanta 2024. Soomaalida waxay tiraah daa Ninkaad dili Ninkaad dagi Ninkaad dabin u Qooleysid waa la isku kala daadiyaa yuusan kaadidine. warka aan soo wado iyo xanuun ka uu u leeyahay wadaniyiinta kuwii hore iyo kuwa dambe, Turkiga waa Dowlad ka talin jirtay wadama badan ee Aduunka ah hasa yeeshee la jabiyay kharnigii 19 tobnaad, Hadaba maanta waxay u soo jees teen in ay wax ka boobto sida wadamada reer galbeed ka u dhacaan khayraadka Dalal ka soo koraya. Oo ay ka mid tahay Soomaaliya kadib markii ay ku guul dareeysteen shirkado badan isku dayga in lasiiyo shatiga soo saarida khayraadka ku jira Dalka Soomaaliya, Turkiga iyo Ethiopia ayaa galay heshiis qarsoon oo Soomaliya lagu khiyaani karo si khayraadka looga saxiixdo, Heshiiska Muuse Biixi iyo Ethiopia waxa uu ahaa Been lagu khiyaanay Dowlada Soomaaliya, Hadaba su aashu waxa ay aheed Somaliland waxay ku dhawaaqday in ay gooni isku taagtay 34 Sano ka hor haday Ethiopia rabto marin biyood ay iyada leedahay maxaa hada ku soo beegay heshiiska isafgarad oo dhexmaray Muuse Biixi iyo Dowlada Ethiopia, Dowlada Soomaaliya arin ka run run ayeey u qaadatay laakiin shaxdaan in yar ayaa garan karta, Turkiga waxa uu ogaa in uu yahay Dalka Koowad oo ay Dowladda Soomaaliya aamini karno hadaba waxaan u tagnay Turkiga oo aan u cabanay waxa uu yiri waxa aan galeynaa heshiis amni anigaa difaacaya Dhulka cirka iyo Badda Soomaaliyeed aad baan u faraxnay laakiin is ma weydiin in wadanka aan ka cabaneyno uu isna kula jiro heshiis amni maalmo yar kadib waxa uu yiri heshiiska qeebaa ka dhiman waa in la saxiixaa qeebtaas oo maxay tahay? kharash ka ku baxaya difaaca halka laga keeni lahaa waa yaabnay kharashka ku baxaya Difaaca xageen ka keeneynaa? waxa uu yiri anigaa aqaana halka aad kabixin kartaan waxaad ii fasaxdaan shidaalka ku jira Dalka sidaan ku soo saari lahaa neefti ayaa naga soo go day waxaan dhahnay ka fiirsi la aan waa ku siineynaa hadaaba Dalka inoo difaaceysid, Heshiis ka difaaca waxa uu ahaa been wayoo awalba dhab ma aheen, Turkiga waxa uu bilaabay shidaal ka baaristiisa waayoo ujeed kaba waxa uu ahaa in mar un uu helo fasaxa baaritaan ka shidaal ka ilaa hada wax difaac ah oo uu noo muujiyay majiro bal waxa uu bilaabay in uu yiraahdo Ethiopia xaq waxaay u leedahay in ay marin biyood hesho arinku waxa uu ahaa dabin been ah oo ay soo dhiseen Turkiga iyo Ethiopia hadaba dantii nalaga lahaa waa lagaaray, Dib u heshiisiinta Dowlada Soomaaliya iyo Dowlada Ethiopia waxaa wada Turkiga oo awalba khilaafka la ogaa Ethiopia ee adiga maxay kula tahay manaqabataa anagoo maanta jirna in ka badan 60 Sano sidaan. Qoraal kan waxaa leh A.M. oo kusoo gaabiyay
Baadii
Madax.waynaha.maydka.ii.somaliya.xasan.shiikh.itobiya.way.hiishay.cawa
Warya Yusuf garadow nin weriye ah ayad tahay waxba hamereysan saxiib mou hashiiska somaliland iyo ethopia unbaguleystay idinko isxiijin idinku intad nafiskuyeshan somaliland aqonsada waxba kamabadalikartan e
Guuuuuuuul Somalian insha allah
Warya weriye hore Moa waguleystay somaliland 😂
Somaliland guul war waxkale kahadal isasaxa horta south somalia where is somaia?
Gull sland
War beenta iskada yaa sugaya shirkaasi wuu fashilmye
Saylac iyo 7 jasiiradood Anaa difaacanaya Ciise:
Faqash waa bilaa Aqali yaahuu
Tuugta heritage waa arkayay xeer ciisaa Gaal Tusnay in ay lahaa yeen: Farmaaajo, hadaan dib loo dooran. Somalia waa iib dhamaan:
Abi aad buu u qoslayaa
Heer badiyo ayaa tahay waxaa meesha la soo saaray sawir hore. Maskada ka shaqaysii. Wbt
Last time I recall so called Somalia Italia wanted to give away 4 port 😉
Nacaas yusuf garaad baada Somalilland Hoyaddin maale midnimo Hoyaddin Waasa yaa kubiiri kadha meel dimateey Allow Dhawr Somaliland Guul iyo Gobbonimo
Somali lend waligeed Somaliya ayay ka mid ahayd. Marka Ethiopia miyaa hadda noqotay. Kuwa Smali lend haday Ethiopia noqotay Allaha naqa qabto. Dowladayna oo hogaminayo Xormadle Madaxweyne Hassan Sheekh Xafidullaah Dalkeena iyo Dadkeenna Somaliyeed oo qalbiga fiican Allaha noo badbadiyo. Cadawgooda Allaha ka bixiyo wadankeena. Allahuma Amiin Wbt
Hooyadiin iyo doofaaradii idin dhashay wase somaliland ma idinkaa sheegan kara... Adigiibaa amnigaaga la ilaalinayaa markaasaad ka hadlasaa meel kale. Xayawan la hayste ah ayaad tahay aamus doofaar yahaw
Si walalnimo leh ha loo aqoonsado somaliland si nacabku dhexdeena uga faadeysan
Farmaajo. Mapka waa difaaci lahaa. Daanyeerka Xassan waa maxaa Cunnaa!!! Mooryaan hoyaa was: lacag inuu Qaato waa Sahal: saylac:
Mapka 7 XORTA AH.somaliland 🇸🇴
Ascwr taariiqda iyo joqoraafiga haloogudhigo jiilkasto oo somaaliyeed ineey mid yihiin dhul iyo dad na ay welikamaqanyihiin weliba dad qurun,ah oo amxaara ah dhulkiina haqaataan kii horana uga samra waa dadnimo xumo soomaalyeey
Mapka 7 portal ah somalia 🇸🇴 waa lama taabtaan: Saylac Gobolka 1aad ee Awdal somalia 🇸🇴
اتوبيا تبتعد من الشون السوماله والارضي السوماله بس
Bada.s.laand.mahooyadin.baale.nasoo.cawrya.waxba.inagamadhexeyan.yusuf.doqon.somaalia.meelkagasowaran.
ethiopia haday qadato side somaliland wado kale oo wayn ba noo banan wana ruushka iyo china somaliyaay kolayba nagama macashaysan
Israel 🇮🇱 ❤❤❤Israel 🇮🇱 waar anagaa Israel siinayba maadaa nala leh Somaliland cadawgeedu waa Somalia iyo adigoo kale. Remind yourself Somaliland xor ayey ahayd 26th, 27th, 28th, 29th 30th of June markaa Somalia Italy ma xor Bay ahayd 1st July 1960 malintaynu so called unity dhacayey May xor may ahayn. No keen Documentkii istiqlaalada ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw
Israaiil baad sheegaysaaye Jin ha ka soo dago. Somalia horta hadda ma nooshahay waa maya waa dawlad fashilantay waxaanay u dhawdahay UN in dib loogu celiyo maamulkeeda waayo dadkan koonfurta ku nooli way ka qaawan yihiin wadaninimo.