Guul Puntland insha Allaah Maamo Fadumo Ibraahim Aqliga Alle ku siiyey Masha Allaah Fadumo Aqliga Alle ku siiyey kama fa'iideysan Tolkaa lakiin waad lahadashey Dhaqaalaha ay Birdareeyen Reer Tolkaa Sorry Faadumo Qaali
Cirro waa inuu ka taqalusaa cidkasta oo uu kutuhmayo inay carqalad ku yihiin dawladda uu ku guulaystay weliba dadkii hore ee Muuse Biixi u sixranaa. Hadduu cabsado oo uusan dawladdiisa u hiilin cidina u turimayso ee saa ha ogaado..
WAR TANI CAQLI U SAAXIIB MA AHEE DAMBIGII IIDOOR SAMEEYAABA HA U SAREEN DAAROOD INTEY IYAGU UMADII KU KACEENNBAY LEEDAHAY DANI BAA JILBIS AH , AH IIDOOR BAA JILBIS AH.
Masha Allah Tabaarak Allah. Allaha u siyaadiyo Puntiland. Puntiland , SSC iyo DDS waa Walaalo. Markii Nabad Geed lagu raaro. Walaalaha is hudhan. Iidoor waxuu Nicebyihiin Darood. Nin ku neceb maxaad Xoolahaaga u siineysaa.??
Xasan shiikh marku xilka qabtey jananadi cidamada heystey wu ku deg degi wayey odowa bixi xijaar waqti ay ku qadatey cirro wa sidaso kale bacalulka nabad sugida wa killer cirro o an la doran ayu ku laha shaqadeyda igama badali kartid kan boliska waba nin habar yonis ah isaga inan laga qadin ba laga yaba baasto macne waxba gacanta uguma jiraan cidamadisi waxay u xub.sibten.madani iyo maleshiyo qabiled cirro cidamada waxa uga culus coladan dawlad deganka hadu taas iska so xaliyo guduha cabsi badan ma qabo
Fadumo wa qof caqli badan runti lakin hal arin bay ogen ayaga iidoorku marki hore yiri darood ba nagu so duulay o umad an iska warqabin lakin wada dhashay mida kale waxey ogey umadan from puntland state salked ila galbed dhulka adka ubalaaran reerka daga iney hal reer yihin labo nin o wada dhashay hal calool kaso wada baxay wa Beesha kumade and Beesha koobe o ilahay ad ubadiyey intan darood kale lagarinba runti
sck wariye horta in la buunbuuniyo dad xuduud sharci noo dhaxayso aana wadan iyo shaqo toona noo dhaxayn darisnimo kaliya noo dhaxayso wax noo dhaxeeya ma jirto waayo hadii aan heshiin wayno waa in aan xuduudaha kala xirano oo kaliya meeshan muran iyo hadal toona ma yaalo waxanoo wara iyo hadal maalaa yacni ah waa khalad waxii dhacay waxay ku dhaceen jileeca habacsanaanta iyo macno yarida maamulka dds ilaa hadana way sii socotaa xumida maamulka dds meeshan hadal iyo nin waalan oo dantiisa aqoon oo jaanis uusa lahayn wada in lala hadlo oo warkiisa la sheegsheego waa macna daro isaaq laan xuduud baan leenahay iyagaa danaysanaayay hadii ay dantodi xumaatay waa jaw. xuduuda ha la xiro. hadal ma leh hargayso ha qaylqaylyen maxaa naga galay nafis baa la siinayaa dad aan waxbaba noo dhaxayn dds way khaldantahay ee xuduuda ha xirto
Islaantan maxaa ka qaldan somaliland mid bay ka dhigtay reer ssc iyo somalia galbeed iyo putland iyo maaqir state waxay aaminsan yihiin inay kala mid yihiin waaa kaaf iyo kala dheeri habar jeclo dhexdooda inta ay isku jiraan bay darood isku jiraan
❤❤masha Allah isha cadowga illayow nagqbo❤❤❤❤❤
Masha Allah Faduma Ibrahim runta ayey u shegta Saciid Dani.
Madahweeyne Sacii Deni ka warqab Maamu Faduma Ibraahimm oo soo dhowee ❤❤❤❤❤❤
Mashslah bagah
Mashaa Allah Tabarakallah waa runteed wallahi.
Guuul dani
Faduma Ibrahim waa khatar aan siyaasad loogu dhawaan ❤❤🎉🎉
Maan sha Allaaah guul guul D5❤❤❤❤❤ dhalasho waa cajiib
Mansha allaha fadumo❤waa fariid 🎉❤❤
Guul Puntland insha Allaah Maamo Fadumo Ibraahim Aqliga Alle ku siiyey Masha Allaah Fadumo Aqliga Alle ku siiyey kama fa'iideysan Tolkaa lakiin waad lahadashey Dhaqaalaha ay Birdareeyen Reer Tolkaa Sorry Faadumo Qaali
TELL ME WHO IS LAND
Asc sxb waarunteed iydaa kacagli badan
GUUL DDS GOBONIMO❤
Ogaadeenia Waa 31,Million People✅
Maasha Allah caqliga ku jira Fadumo Ibrahim waxay ku fiicnaan lahayd madaxda SoomalilandFadumo wax u sheeg Cabdiraxman Cirro Muuse tegye
War Puntlandi Mansha Allah Dhaha xumaan qabtaan Badanaa
Good job Deni ❤
Fadumo May ilawooday Caruurtii lLaascaanood CaruurtiiwXabada
FADUMO WAA RUNTEED❤. WAANA HAWEENEY AQLI BADAN OO RUNTA KA GABAN. RAGA SOMALILAND OO DHAN BAY KA AQLI BADANTAHAY😊
Says masha Allah guul iyo gomnm puntland ❤
god job keep going masha Allaah saciidani ninkii aan caqlilahaynba waa laga dul huri‼️😇😇😇🌴💎🇬🇶💎🇬🇶💎❤️🇬🇶🇺🇸❤️❤️❤️🇺🇸💎🇬🇶🌺❤️🕋❤️💎🕋💎
VIVA DENI IS NOT EASY ❤
Faduma Waxay kahadshay isaaqa dhibta usoo socota ayey ogtahay ee wax ay Daarood jeceshahey majirto
Maama Faadumo waa qofka keliya ee ugu caqliga roon reer Somaliland waan taageeraa maama Faadumo Nabad iyo Nolol ayaanu wada nahay
ARIGII BURCO LAGU DHACAY BAA KEENEY INEY DDS UWAREEGAAN PUNTLLAAN FAADUMO TAAS OGOW
DDS is 30 million people
Faadumo aday kula saxan
Tahay faadumovwaxba
Kama hadal hadalkuna
Sidaa maaha waad kawar waregaysaa waqoyiga
Somaliya in aanay dad siyasin
Ahi kunolayn waa la ogaa
Laakiin dadka ganacsigu
Ama nabad gelyadu
Kala dhexaysaa waa
Reer ssc xaqiiqdu waa
Sidaa hadii deni ufuro
Ganacsi oo ssc aanay
Heshiis la ahayn wax usoconaya majiraan
Deni waligoodba heshiis
Bay ahaayen
TAAMAAHA DHIBTA KU HAYSATAA EE WAA XATAA ABTIR SIGAAGII BAA SHAKI KAA GALAY TAASINA DHIBCO SICIID KU BARAY WEEYE JINIGA QARAN IYO JAMHUURI ILAA AAD ISKA CUUDI SAAN OO NAFTIINA RUNTA U SHEEG TAAN INAA BERIGII HORE REER SHIIKH IS XAAQ AHAY DEEN HADANA MARBA WAXAA DOONTAAN NOQOTAAN TASINA WAA DHIBCO SICIID KAA QAATAY QALFOOF KAN LAYDINKA KARI LA YAHAYNA WAA DHIBCO SICIID KAA QAATAY RAGAAD XUBINTA TARANKA JARAY SEEN IYANA WAA DHIBCO SICIID KAA QAATAY ADAA IS DILA YEE IS DAA
Asc
❤sanad waliba Hoodiyo
Waxuu hadimo leeyahay waa lagaa helayoo
Hedhoow lagu xusuustaa
Kuwa kaa horeeyoo
Hodonaa na
Dhaafee
Kuwa
Harayna
Dabadaa
Waa lahubsandoonaa❤
Mash’allah Puntland ❤
Qalbi wanaagsan loogu Yimaadaa Puntland
Smart mama Fadumo😅
Idoor edeb daro ma daayo kadib calaacal ma joojiyo.
All somalis live in peace pls
Manshalah alahaydin
Raga hargaysa fadumo dhaanta
Faadumo daarood bay jeceshahay noolow
Guulwysta darood ismaacil
Walahi ciro waa loo qayilay maskiin
BAACSLWAAN MAANTAA LAGA WAREEJIYEY
Idoor karbash xaalala 😂😂😂😂
walahi.wagabar.xayiya
Adeer Abdi maalik shabaab maha
IDROOOO WAGAASH IDROOOO WAA ALSHABAB DONT. SAY. SOMALILAND THERE IS NO NAMED SOMALILAND ONLY SOMALIA IDROOOO QUMUUALUUD.
Ma naag baad tahay mise nin
@Abdullah11407 هل انت أعمى. يارجل. اقرا. اسمي. صح وانت. راح تعرف. اذا. كنت. رجل. ام امراة. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣.
Cirro waa inuu ka taqalusaa cidkasta oo uu kutuhmayo inay carqalad ku yihiin dawladda uu ku guulaystay weliba dadkii hore ee Muuse Biixi u sixranaa. Hadduu cabsado oo uusan dawladdiisa u hiilin cidina u turimayso ee saa ha ogaado..
WAR TANI CAQLI U SAAXIIB MA AHEE DAMBIGII IIDOOR SAMEEYAABA HA U SAREEN DAAROOD INTEY IYAGU UMADII KU KACEENNBAY LEEDAHAY DANI BAA JILBIS AH , AH IIDOOR BAA JILBIS AH.
Faadumo Ibraahim waa abwaanad hadana wadaniyad ah lkn inay iidoor wax fahansiiso ayay rabtaa
Masha Allah Tabaarak Allah. Allaha u siyaadiyo Puntiland. Puntiland , SSC iyo DDS waa Walaalo. Markii Nabad Geed lagu raaro. Walaalaha is hudhan. Iidoor waxuu Nicebyihiin Darood. Nin ku neceb maxaad Xoolahaaga u siineysaa.??
Agaaden waa
ISAAQ colaada horay u wadaan waayo Somaalida waytashan!!! Colaad kumajiri karno
MARKII HOREYBA QALAD BAY AHEYD IN IIDOOR AAD GANACSI LA SAMEYSAAN OGAADEENOW AYAGOO NALA DAGAALAMAYA ANAGOO AH BAHTIMOCAD IYO WALIBA KABLALAX IIDOORNA UU ISWATO
Puntland wa cadaw haday mar walbaa Somaliland xumanteda ka shaqaynaysso.
Gabadha calling ku hadlaysa hashish raga idoorka caqliga ay garatay beer daroodna gavmaha hays qabsadaan guul darood
Munafaqad weyen weye habartan doqomada iyo maangabyada ayey u sheekeysa. Qaladafka reerkoda ayey ku qarineysaa munafaqadedan yar ee daciifka ah. Is weydiya yaa coladaha wada? waad dhoohantihine xasidnimo iyo dulmi ayey dadka qaar meherad u ah
Kablalax ayeey ka qeylinayaan. Daarood awooddiisa dhaqaale Allaha tuso.
Xasan shiikh marku xilka qabtey jananadi cidamada heystey wu ku deg degi wayey odowa bixi xijaar waqti ay ku qadatey cirro wa sidaso kale bacalulka nabad sugida wa killer cirro o an la doran ayu ku laha shaqadeyda igama badali kartid kan boliska waba nin habar yonis ah isaga inan laga qadin ba laga yaba baasto macne waxba gacanta uguma jiraan cidamadisi waxay u xub.sibten.madani iyo maleshiyo qabiled cirro cidamada waxa uga culus coladan dawlad deganka hadu taas iska so xaliyo guduha cabsi badan ma qabo
CAJIIB FAADUMO IBRAAHIM WAA GABAR QATAR EH OO INTA BADAN ODAYAASHA ISAAQ HUKU DABA FEELAAN GABADHAAN SI EEY NOLOL UHELAAN
Fadumo Ibrahim Wazir Dibadet Aya Oqalanta
Isaaqow ogaadeen dakad ayuu sameestay garacad
Adu maxad ufahansiin war ina adeerow iidoorkan sarqaansan hanagu fahansiinin
wa habr waln laba wajee lha iidorka aman malha guuuul daarrod guuul daarrid
Wallaahi muuse wuu inaga adeegtay walli waxay kooxdaasi wadaan ku jiqsii kolba wuu u yeedhayaa ila talliya waxaasi ma caqllibaa
DDs❤❤❤😂😂😂
Darood Ethiopia iyo Kenyaba somali ayey ku muquuniyaa arintas wax la aqbali karo malhan
Aamus badawyahay nogobka ahi farmaajo iyo xasan sheekh wa somaali laakiin cirro raga uu uyeedhay waa walaalihii ooahdir
Waxaas oo dhan waxaa ka danbeeya muuse biixi oo gangs ku kiciyay ciro si loo dhaho mujaahidkii soo celiya soomaali waa mid mid bayna ku wacan tahay islaanta adna cayriya iyadaa waxaas idinku aqrisee
Fadumo wa qof caqli badan runti lakin hal arin bay ogen ayaga iidoorku marki hore yiri darood ba nagu so duulay o umad an iska warqabin lakin wada dhashay mida kale waxey ogey umadan from puntland state salked ila galbed dhulka adka ubalaaran reerka daga iney hal reer yihin labo nin o wada dhashay hal calool kaso wada baxay wa Beesha kumade and Beesha koobe o ilahay ad ubadiyey intan darood kale lagarinba runti
sck wariye horta in la buunbuuniyo dad xuduud sharci noo dhaxayso aana wadan iyo shaqo toona noo dhaxayn darisnimo kaliya noo dhaxayso wax noo dhaxeeya ma jirto waayo hadii aan heshiin wayno waa in aan xuduudaha kala xirano oo kaliya meeshan muran iyo hadal toona ma yaalo waxanoo wara iyo hadal maalaa yacni ah waa khalad waxii dhacay waxay ku dhaceen jileeca habacsanaanta iyo macno yarida maamulka dds ilaa hadana way sii socotaa xumida maamulka dds meeshan hadal iyo nin waalan oo dantiisa aqoon oo jaanis uusa lahayn wada in lala hadlo oo warkiisa la sheegsheego waa macna daro isaaq laan xuduud baan leenahay iyagaa danaysanaayay hadii ay dantodi xumaatay waa jaw. xuduuda ha la xiro. hadal ma leh hargayso ha qaylqaylyen maxaa naga galay nafis baa la siinayaa dad aan waxbaba noo dhaxayn dds way khaldantahay ee xuduuda ha xirto
Warkuba waa intaa
oo hadaad la dagaasheen ogaadeen ma adinkaa isku keenteen mise saciid baa idinku keenay quruxey
Faadumo soomali waa lagu qasaaraa ee maad iskaga aamustid siyaadba wuu ku daalay
Weli meesha leenta maa kajirta
ADEER. REER KA. SHEEGTA ISAAQA. RAGOODII. BAANU. ARAGNA. CAQILIGA. KU JIRA. DICIIFNI MADIISA. ADNA. HABAR. MEELAHAAS. KA. QAYLISA. BAAD. NOOSHEEGAY. SAA.
Xaqaa nasiiyey xoolaha ogaadeen
Islaantan maxaa ka qaldan somaliland mid bay ka dhigtay reer ssc iyo somalia galbeed iyo putland iyo maaqir state waxay aaminsan yihiin inay kala mid yihiin waaa kaaf iyo kala dheeri habar jeclo dhexdooda inta ay isku jiraan bay darood isku jiraan
KKKKKKK.....ALA MAXAY DOQONTAHAY OO SICIID MIYUUSAN DAROOD IYO KABLALAX AHEYN,CAQLIGII IIDOOR WAKAA....HABAR IYO ODAY,SIYAASI,SHEIKH IYO CAWAANKOODABA WAA ISKUMID.EEDO DAROOD WAA WALAALO SIDA AAD ISAAQISM UWADO.....😅😅😅
Waa taan layaabanahy iyaga oo dir ka tagay oo wax irisamale la dhaho samysty si ay isu xulufaystaan ayay ilama kablalax kala guraysa wlhy waan layaabay caqligooda kuwaan
Xataa waxan kaloo kula yaabay warsangali oo shiraya ayay leyihin nabada qaata waligiin waad nabad jeclaydeen hada waa nin gurigiisii laga qixiyey hadhawna la bililiqaysty oo magacyo lagu qoray. Baa la odhanaya nabad qaado hadii kale waxad ka hesho ayaad leedahy iyaguna waay wada socdaan
Markaa tafaraaruqa waa waxay nagu arkeen.
Bisinka
Fatuma ibrahim guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Faadumo waa fariid