SHEEG CALAAMADAAN WAA KOOXDEE LOGO EDIT KU SAMEEYAY 10sec KU SHEEG | GUESS THIS LOGO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,7 тис.

  • @hafsashhassan6925
    @hafsashhassan6925 2 роки тому +409

    Yeeeees Ceyda 💪 waan taagera ino badiyo markasta jeclahay team ceyda

  • @heblaayohebelhebel8499
    @heblaayohebelhebel8499 2 роки тому +171

    Ceyda wiil yaroo caqli miidhan ah waaye Masha Allah u dhaha walaalaha daawanayoow..
    Ceyda wiilasha ku qado gee 100ka rinket, waxaanan kugula talinayaa inaad marar guul daro qaadato adigoo guulaysan Kara. @ Asad Hagio horay usoco walaalo wiil karti, hammi sare iyo furfurnaan isku darsaday baa tahaye. Faadil wuu dadaalay. Abeera waa kalsooni miidhan😂😂😂 guul daro qoslaysa isaga ka hor lama arag. Assadoow 📌 waligay UA-cam laima saarin eedo heblaayo pin saar 😂😂😂😂😂

    • @rikaab1587
      @rikaab1587 2 роки тому

      PAFj

    • @rikaab1587
      @rikaab1587 2 роки тому

      MST

    • @susansusan7353
      @susansusan7353 2 роки тому

      After one month firsoya pin malaguuu saarin😭😭💔💔😂😂

    • @asmaamahad3159
      @asmaamahad3159 2 роки тому

      @@susansusan7353 😅😅😅

    • @susansusan7353
      @susansusan7353 2 роки тому

      @@asmaamahad3159 😂😂😂sacaan maxa meshan ii keentay

  • @samsamcumar2492
    @samsamcumar2492 2 роки тому +549

    Wllhi anoo gabara hal naadi magafin😁 team sports 😇 2010-2022

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +13

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍 🙏

    • @osmanhassan8524
      @osmanhassan8524 2 роки тому +2

      @@c.qaadirofficial1106 k

    • @sadaamsiciid4748
      @sadaamsiciid4748 2 роки тому +3

      Immisadi ayad kuso biirtay football

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      @@sadaamsiciid4748 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍 🙏 ✨ ❤

    • @zakariyeyasiin913
      @zakariyeyasiin913 2 роки тому +2

      Abyo lkn koxde tagertaa

  • @yunishassan2994
    @yunishassan2994 2 роки тому +59

    Ceyda is always answering the questions no matter how hard it is

  • @fatimasahro4275
    @fatimasahro4275 2 роки тому +716

    Ceyda strong guy❤💪🏻💪🏻

  • @zeynabahmed9903
    @zeynabahmed9903 2 роки тому +96

    Abeera don't give up🤦
    You have to be strong💪

    • @cabdallaaxmad1350
      @cabdallaaxmad1350 2 роки тому

      Alla haddaan joogi lahaa waan garanlahaa lacag ku qaadanlahaa sorry' lamaba joogo

  • @quenfardowza320
    @quenfardowza320 2 роки тому +198

    Ceyda iyo nasiibka wa wallo guul markasta ada kula jiraa 🥰🥰🥰✌🏻

  • @fadumocisman3081
    @fadumocisman3081 2 роки тому +14

    Team obera😂💯 qof qalbi African qof garan waayey wixii oodhan oohadana faraxsan 🤣m.a oberawxn leeyahy ciyaar walba inta aan laciyaarin duo ciyaar garow

  • @habinews7543
    @habinews7543 2 роки тому +211

    Guul dareystaha ugu weyn ayaa tagersanahay number 1 abeera keep going for the next time mrs. Smile abeera😂😂😂😂😂

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +2

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍 🙏

    • @hanaqaalihanaqaali7288
      @hanaqaalihanaqaali7288 2 роки тому +2

      Abeera haduzan ku jirin mapa dawaden😂

    • @awna1495
      @awna1495 10 місяців тому

      You know what, we are same 😂😂😂 am always against the actor even in the movies 😅😅

  • @salma114
    @salma114 2 роки тому +30

    Opera ma be strong man u will be next 🥇 never give up ❤️

  • @user-gc7zb3lc6k
    @user-gc7zb3lc6k 2 роки тому +93

    Obeera cayayaan miyaa
    Maanta dhan calamado shimbir shini ku sawirantay ku soo beegmayse 🤣😂😂

    • @mariammohammed489
      @mariammohammed489 2 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @aishaelmi4591
      @aishaelmi4591 2 роки тому

      Hhhhhhhhhhh abeera wan wata cadi mahan shactiro waa dhameye

  • @hadiamohamed146
    @hadiamohamed146 2 роки тому +14

    OMG🙈🙈🙈🙈 Caydaa Masha Allah
    Si weyn ban ugu Farxay guuShada Congratulations 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕👑👑👑👑👑👑

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому +66

    Abeera :4🤪 abeera maxaa kaa qaldan
    Faadil :13🤗
    Ceyda : 14👌😲

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +4

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍 🙏

  • @drs_siham_aragsn2258
    @drs_siham_aragsn2258 2 роки тому +8

    AsaD Ilaahay Lix dada Lixad Haku Fasaxo😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @maanka305
    @maanka305 2 роки тому +55

    Rabbi waxaan kabaryaayaa inuu khayroo dhan ina waafajiyo
    Nasoo raaca Akhyaarey
    بارك الله فيكم🧡🙏

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍 🙏 ❤

    • @maryanmaxmed342
      @maryanmaxmed342 2 роки тому

      Ceedawaaw🥰🥰🥰🥰🤣

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 2 роки тому +61

    Ceyda gabdho badan ba meshaan ka cashaqay 😂😂😂😂😂😂

  • @sihaamjabril5504
    @sihaamjabril5504 2 роки тому +57

    Abeera so funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 meel abeera ka maqanyahay qosol ma yaalo😂😂😂😂😂

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍 🙏 ❤

    • @fathiqurux6904
      @fathiqurux6904 2 роки тому +1

      Funny wye wllh aberah🤣🤣🤣🤣

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 2 роки тому +11

    Wllyalow isoo duceeya barito final exm leeyahee qof kamida inuu Alla ducadisa I aqbalo laka yabahe 80% lee iku so duceeya io kabdan 🥰🥰😍😌

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 2 роки тому +122

    Asadoow the one an only funny waa abeera challenge kasta abeera hakareebin abeera la, aantiisa maba qoslo ani 🤣🤣🤣🤣

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍 🙏

    • @araweloomer1488
      @araweloomer1488 2 роки тому

      Mxa asaga dhan wejiga Lee xuqana 😂xita xbad gadh eh kuma taalo😂Faadil iyo ceyda kuwasna sports KU qalfeeen wah😂😂☠

    • @najuupea567
      @najuupea567 2 роки тому +1

      io ceyda😂😂

  • @sahrojama1056
    @sahrojama1056 2 роки тому +15

    Abeera This boy is always a blissful
    Keep going brother

  • @calixasan5189
    @calixasan5189 2 роки тому +218

    Ceyda is legend❤🔥

  • @yasminequeen5250
    @yasminequeen5250 2 роки тому +38

    Mashallah they all happy and smilies I love people who always happy 🤣😜😜😀❤️❤️👌👌👌

  • @muhammedkayze4341
    @muhammedkayze4341 2 роки тому +71

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir
    💔💔❤

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍 🙏

    • @muqtaarcali3443
      @muqtaarcali3443 2 роки тому +1

      Masha allah ❤️❤️❤️wllkey Asad haajiyow. Soobadi jaali jiqaan ❤️❤️

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      @@muqtaarcali3443 alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ ✨

  • @Cayuuni4449
    @Cayuuni4449 2 роки тому +11

    King ceyda🤴🏻.......always winner🚩🖤....congratulation🥰🖇

  • @saliii.
    @saliii. 2 роки тому +23

    Ceyda masha allah huno guusha way kula dhalatay nasiib wacan mar walba

  • @zilloverhapep1163
    @zilloverhapep1163 2 роки тому +3

    QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣

  • @taygasiinaay9838
    @taygasiinaay9838 2 роки тому +84

    Abera qosolkiisaaa iska jeclahay 😃😃😃😃😃😁😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Ak-mu7ow
    @Ak-mu7ow 2 роки тому +6

    Ceyda 🔥hampalyo 🔥🔥 faadil teams waa Wayn waydiineesay sidaas ayuu ku bareejeenaayay ac Milan juventus asad cade caydana Derby waxaa la kaseeen 😂😂😂 dadaalaa wuu gaaraa

  • @mohafarah5693
    @mohafarah5693 2 роки тому +161

    Ceyda always the winer👌

  • @isracabdi9799
    @isracabdi9799 2 роки тому +2

    Ayy ceyda hanbyo fadil intaas wxba mahee ha u bixin keep going ❤

  • @asiyasaleban4885
    @asiyasaleban4885 2 роки тому +22

    Ilahow an asad an xaskisaa noqdaa amiintaa iraciyaa 🤲

  • @queencalwiyah135
    @queencalwiyah135 2 роки тому +53

    Always team ceydo💯🥰

  • @fikradkaabe
    @fikradkaabe 2 роки тому +70

    What a Challenge Its Amazing Video Kep Up Pro Asad ❤

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +2

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍 🙏

  • @thiagotakaweyne6562
    @thiagotakaweyne6562 2 роки тому +7

    Abeera: dadka ku murma in Messi danbed bidix fiican yahay
    Cayda: ciyaala PES
    Fadil: midka kaliye daawasho ku shega 😀

  • @najmohassan2463
    @najmohassan2463 2 роки тому +57

    Cayda waa khabiir sports kooxo waryaasha xitaa anan shegi karin bu shegey 👏

    • @Sad3367
      @Sad3367 2 роки тому

      Ceyda waa legend lkn waxaas waa easy

  • @dhowrsan.1
    @dhowrsan.1 2 роки тому +4

    wlhi inta fadil.kusoo aadey hadii ceyda la weydin lahaa 20 wuu dhaafi lahaa ceyda faadil italy lee loga wareegey juva iyo roma waxaas anigaba aqaan saas ciyaaro u firsan guul ceyda 💪💪💪

  • @hamdaharafofficial2752
    @hamdaharafofficial2752 2 роки тому +53

    M.a wllo Cayda qof nasiib iyo maskax leh ayaa tahay keep going 💥💥Talo yar ayaan ku siinaya mar marka qaaar guuldaro qaado adoo awoodi kara in aad guuaysto sababto ah dad waxa jira aan masha allaha ku dhahayn ♥️♥️♥️♥️
    Good luck Bro ✅✅💯💯
    #asad_xaji horay u soco adna🥰🥰

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 2 роки тому +27

    Abera is funny 😄 😆 🤣
    Cayda mashallah guul markasta 👏👏👏🙏🙏

  • @abyanahmed5909
    @abyanahmed5909 2 роки тому +17

    Ceyda MashaAllah tawarakaAllah strong boy 💯🤩👌 asad UA-cam uu samay nooh UA-camka woo uu baxan yahay asga camal walalkeey 💪💯

    • @sowda2506
      @sowda2506 2 роки тому

      Arday jaamacad dhigto wye m.a

  • @yusraabdirahman3222
    @yusraabdirahman3222 2 роки тому +4

    Ceyta ninka teamka dhan ku jira✋😘

  • @cizzi2275
    @cizzi2275 2 роки тому +18

    Kkk abeera iska jeclahay wlhi waa shactaridiyo qof ah 🤣

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 2 роки тому +5

    Challenge Waan nice only challenging Asxbta ayaa dawada please so badi keep going guys one love Somalinimo🇸🇴💪🏿

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 2 роки тому +17

    Ayyyy coming soon 700K first person yeah 🥰🥰🎁😘🖐

  • @ayeeyokoris6501
    @ayeeyokoris6501 2 роки тому +3

    Ceyda leen Canada haloo xareeyo nasiibka ka bade inoo hela laga yabahe😂

  • @ubahiitoismail2671
    @ubahiitoismail2671 2 роки тому +16

    Mlinta abeera guulysanyaa sugaya guulyso wllo never give up

  • @goalscorer6475
    @goalscorer6475 2 роки тому +3

    Waa dadaasheen kuli . Well done 👊🏼

  • @kaafihussein4600
    @kaafihussein4600 2 роки тому +23

    CEYDA LEGEND WAYAY JOKER HADAD MAQASHAY WA CEYDA MEEL WALBO WUKA MUQDAA

  • @aishaabdixakiim9892
    @aishaabdixakiim9892 2 роки тому +1

    Ceyda wan ka helay igu soo xaririya walalayalow 🥺😰darta ubuka ceyda 😰🥺🥺

  • @funnytime8098
    @funnytime8098 2 роки тому +28

    1 Bayern Munchin
    2 Napoli
    3 Fulham
    4 Wolverhampton
    5 Watford
    6 vilereal
    7 Barcelana
    8 Olympique lyonnais
    9 Bayern Leverkusen
    10 Savilia
    11 Monoco
    12 Sc Lazio
    13 Real socidad
    14 boqorada
    15 I don't know
    16 celta Vigo
    17 volcano
    18 West Ham United
    19 Granada
    20 Burnley
    21 Man City
    22 Everton
    23 West Brown
    24 Brentford
    25 Southampton
    26 Brighton
    27 Crstal Bricle
    28 Tottenham
    29 Atletico bilbao
    30 Valencia
    31 Ac Milan
    32 Ajex
    33 Leeds United
    34 Norwich City
    35 Aston villa
    36 Chelsea
    37 juventus
    38 Hull City
    39 Psg
    40 As Roma
    41 Levante
    42 Atletico de Madrid
    43 Brusia Dortmond
    44 Derby County
    45 Lester City
    46 fioratina
    47 Celtic
    48 Newcastle United
    49

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +1

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍

  • @omerpoi2035
    @omerpoi2035 2 роки тому +2

    Abeera wa kujiiftaa😎😎😎
    Ceyda waa la jirtaaa😆😆😆

  • @Jackcadnaan1234-d8p
    @Jackcadnaan1234-d8p 2 роки тому +74

    Aduunka ayaa walaalo lagu yahay aan u ducayno walaalkeen Asad hagio inuu illahay laxaaadkiisa u soo celiyo aamiin 🤲

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому +2

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍 🙏

  • @adnanhussein7351
    @adnanhussein7351 2 роки тому +4

    cayda waa intelligence Allaha kuu barakeeyo caqliga

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 2 роки тому +20

    🤣🤣🤣🤣Abeera qosolka iga dhameeye wlhi caawa

  • @Thequeen-h2024
    @Thequeen-h2024 2 роки тому +7

    Fadil Mashallh waaa dadaashay by the way am always with ceyda❤️

  • @qalidmohamed317
    @qalidmohamed317 2 роки тому +60

    Abeera Is So Funny Walaahie😂😂 I Interested To Watch This Videos

  • @faadumocabdullaahi9745
    @faadumocabdullaahi9745 2 роки тому +8

    wlhi hal naadi aan kasi waaye kuma jiro abeera xaa qaldan hee adoo wiil eh xitaa yaa 😂😂 guul kuurajeena i.a abeera game xigo 🥰
    team ceyda always win 🔥😎👌🏻

  • @fiicaneofficial8016
    @fiicaneofficial8016 2 роки тому +11

    Wlhi geemka OPERA aa macaneynoyo 😂 waa wata inkastoo nadiyal adag kusoo adayen 🤣

  • @ummuazimofficial
    @ummuazimofficial 2 роки тому +2

    Ani caydawa iska jeclhy illahey amarkiis plz asad iga gaarsi wallkey iga yar cmla u jeclhy wlh

  • @nadiiraahmed7250
    @nadiiraahmed7250 2 роки тому +82

    Intii sugaysey video is mujiyah 🖐👋👋👋👋👋

    • @c.qaadirofficial1106
      @c.qaadirofficial1106 2 роки тому

      Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ 👍 🙏

  • @fathiabdi3983
    @fathiabdi3983 2 роки тому

    Abeera asad Xaa ugu xanaaqqe 😂😂😂Asi maa ku soo aadinooyo wuukugu soo aadee😂😂

  • @Football20832
    @Football20832 2 роки тому +10

    Wlhi Cayda waa nasiibkii Oo Qof ah wlhi bro keep going 💯❤✊

  • @abbasabdimohemed2652
    @abbasabdimohemed2652 2 роки тому +1

    Wallh Asadow abera wan wataa shactirolow waye qoslka ayuu iga dhameyay Qeybta ciyaraha in labarowaa Abera😀😀

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 2 роки тому +2

    Abeera hhhhh lecietar city oo kasi waye iyo lazio oo ciyaartoy caan ah uciyaraan

  • @abwaanxamsenuur8751
    @abwaanxamsenuur8751 2 роки тому +10

    Marka hore abeera waxan shaqadiisa ahayn baa waydiinaysaan 🤣🤣🤣🤣waxad wayfiisa naagaha fanaaniinta ah 🤣🤣🤣 dhamn uu garanaya 🤣🤣

  • @salmaankp1310
    @salmaankp1310 2 роки тому +1

    War meesha waxaad keente rag yaqaano sportska iyo mid Aan Sportska Aan Shaqo iyo Shuqul ku laheyn sidee isku mid u noqon karaan marka wax isla siman Oo isku mida keen Si tartankaan Oo kale Xiiso U yeesho.....Waana ku Salaama Walalkey Asad Hagio

  • @simansahal9658
    @simansahal9658 2 роки тому +10

    Asadow ceyda waaaa talented lama dhihi karo nasiiib meeel uuu kuxunyhy wanba wayay waaaaaaaw wan ku tageraaa ceyda Pro keep going asad adna dhalinrta aaaad baan udhiri galisaaa ilaaah adna hanoo ka caaafiyo wan kusoo duceyaaa🥰🥰🥰🥰🥰

  • @farhiasheikhdon4864
    @farhiasheikhdon4864 2 роки тому +5

    Ceyda cadi ma ahan maskadada ilah ku barakeyo wllkey 🤴✌🏽

  • @naajiadanabdi5272
    @naajiadanabdi5272 2 роки тому +6

    Abeera KÍNG la aantii challengiga fashil buu noqon lahaa keep going abeera cade ✔️✔️✔️✔️✔️ 😂 qosol adilba ina keena 😀🤜🏻🤛🏿

  • @muhiimkhadar8636
    @muhiimkhadar8636 2 роки тому +1

    Abeer funny boy qoslkee yoo qofa waan ku wataa wllhi

  • @mussabmohamed7844
    @mussabmohamed7844 2 роки тому +30

    Abeera prank miyd ku samaynasy waa ku adkaysaye 😂 aaar aniiyaaa kulhaa 😂

  • @abdulahigeelbadane2019
    @abdulahigeelbadane2019 2 роки тому +2

    Wlhi nin aya mesha igu hya apera😁😁

  • @queendhenjaali4266
    @queendhenjaali4266 2 роки тому +9

    Ala ani wlhi wilkan ceyda ladaha . Wlhi l love him.. abowe iinolow .. dar ale kujclhy ... .. . . Anyway wankuslami.... ... ceyda cade🌏❤🔐👊🤍🥰💯💯💯💯💯🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀

  • @farxiyomiresiyaad5608
    @farxiyomiresiyaad5608 2 роки тому +1

    M.a wllhi cayda waa qof qalbi wngsn guushu iyadaba soo doonata isagoon raadin guulayso waligaa wll qaaliya

  • @blossom8569
    @blossom8569 2 роки тому +11

    Gabdhaha dhan cayda bay taagero uyihiin yaaaab😂😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 2 роки тому +1

      Fahano(💘)
      😂😂😂😂😂

    • @Auroraabdi36
      @Auroraabdi36 2 роки тому +1

      Coz Wu qurxoonyahy😂❤️

    • @Nora-ln9yx
      @Nora-ln9yx 2 роки тому +1

      Maxaa yeelay sadex wax baa ka muuqda
      Qurux
      Deganaan
      Caqli🥰💯

    • @DrsLucky
      @DrsLucky 2 роки тому +1

      Woo naga kasbaday ceyda wilkena m.a guulo bdn kurajeyna

    • @blossom8569
      @blossom8569 2 роки тому

      Gabdhooow saanaa🤭😅😅😅😅

  • @hudaismaciladam3159
    @hudaismaciladam3159 2 роки тому +1

    👍🤩Masha allh asad aaada u mahsantahy markasta wax xisaleh ayaa noso gudbisaa melo badna kaga xidhahy Ceyda wooow msha allh🤩 🥳🎉🎆guushaa waa kula rabay 👏

  • @xidigshorts7342
    @xidigshorts7342 2 роки тому +18

    The king of challenges 🙌 😎 💪 👌 👏
    Team 27 salaan sare💕💖💓🤣

  • @abdirizakqalbi_same922
    @abdirizakqalbi_same922 2 роки тому +4

    Ceyda legend aan taageero guuleyso brother 💥👋

  • @hamdamunira5448
    @hamdamunira5448 2 роки тому +18

    Yes cayda la jiray💪😂

  • @dhamays5603
    @dhamays5603 2 роки тому +4

    Cayda will akhlaaq iyo maskax iyo xishood allah ku manaystay❤❤❤❤

  • @ayaanabshir9927
    @ayaanabshir9927 2 роки тому +17

    Opeera waa ninka nagu haya challenge Yada noo 😘😘😘

  • @abdalahussein5261
    @abdalahussein5261 2 роки тому +6

    Ceyda answering hardest quiz 😂

  • @zanka4740
    @zanka4740 2 роки тому +37

    Ceyda waa lagacan bidixanaye lkn strong man🤣

    • @hamdafarah2684
      @hamdafarah2684 2 роки тому

      walhi ma iladarentay kanlatartamaya hora kuwojilicsan logashegaa isna waa looradinayaa

  • @iftinabdullahi2120
    @iftinabdullahi2120 2 роки тому +11

    Cayda waa qof dagan nasiib bdn masha allah

  • @AQOONSO.
    @AQOONSO. 2 роки тому

    Ar kuwaaana aniga yaa iga dhigayaao hal koox oo aa garan waay wllhi majirto

  • @S4NCH0
    @S4NCH0 2 роки тому +5

    Maskiin ka abeera ah football shaqadiisa Ma ahan😂😂💔Ceyda qatara io faadil

  • @caishamuusa8692
    @caishamuusa8692 2 роки тому +1

    Wlhi asadow wa ka helay geemkan☺🤞🏻nosoo badi wllkei

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 2 роки тому +7

    Ceyda strong man gul mar walba shp💪🏻💪🏻🔥👊👋🏻

  • @ABDIYG
    @ABDIYG 2 роки тому +6

    Asad Next time bring it names for soccer players ? 🔜 700k insha Allah

  • @yaxyecabdixassan316
    @yaxyecabdixassan316 2 роки тому +17

    Amazing ceyda 💪💪

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 роки тому +4

    Cayda msh Allah Always winner 🏆 msh Allah udhaha Wiilka

  • @kalthuundaahir256
    @kalthuundaahir256 2 роки тому +12

    Ceyda libaax 🦁💪 mashaa alah say masha alah

  • @bulle14
    @bulle14 2 роки тому +1

    Asadow zxp aan jeclahay ayaa tahay ninka kaliya aan ka taageero UA-cam ayaa tahay keep going ♥ 👍 fadhil wuu isku furay horta

  • @b10azozop13
    @b10azozop13 2 роки тому +8

    Arimahena. caydaa. iyo faadil sooo same😄😄😄

  • @ENTERTAINMENT-hh6pi
    @ENTERTAINMENT-hh6pi 2 роки тому +2

    Ceyda waa shiiqu kuli 😅😂meel kasta ku wcn

  • @suadabdiasiis3235
    @suadabdiasiis3235 2 роки тому +4

    Yesssssss Cayda calan marki ladhahay inuu guleysa waan rajeyay 👏👏

  • @RIO-iy2vq
    @RIO-iy2vq 2 роки тому +2

    Abeera 😂👣
    Leeds United ,fulham, Leicester city, Villarreal,lazio war wxu damiinsanaa😂

  • @muhammadabdi4760
    @muhammadabdi4760 2 роки тому +5

    Asad sxp waxaan kaa rabaa in aad soo sameyso challenge oo ku saabsan in ciyaar yahan lasoo bandhigo wajiga laga qariyo lana sheego magaciisa time ⏲ 15m uga dhig waa codsi pro

  • @naciimaneyruus6472
    @naciimaneyruus6472 2 роки тому +1

    Asad wll waxaan kacodsanaa inaad uqabto markaan tartan quraan ayadaan surdee kujirtaa kudheh wiilsha marmar qeyrka soogeli abowe

  • @ibrahinhomohamed9841
    @ibrahinhomohamed9841 2 роки тому +27

    The legend 🙌 💙 👏 asad good program 👍

  • @amiirmohamedissack9092
    @amiirmohamedissack9092 2 роки тому +1

    Midkaan dhexda kujiro
    Football shaqo Kuma lahane
    Camerada miyuu iska rabaa