Mo Farah oo La Kulmay Madaxweyne Geelle 'Maxamed Faarax Waa Orodyahan Ku dhashay Somaliland By RTD'

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2016
  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda
    Mudane ismaaciil Cumar Geelle oo Qasriga
    Madaxtooyada Kula Kulmay Orodyahanka
    Ree Britain Ee Maxamed Faarha oo Taariikh Weyn
    Caalamka Kagalay Xagga Orodka - Mo Farah oo ku dhshay Somaliland
    Ayaa sheegay inuu Tababarro Ufidindoona
    Qaar kamid ah orodyahannada Ree Jabtuuti
    Warka RTD Djibouti - Maxaa Ka Qaldan?
    ………………………………………………………………..
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia .

КОМЕНТАРІ • 15

  • @djiboutian1794
    @djiboutian1794 7 років тому +3

    Mo farah is a #djiboutian mashallah I am proud of him 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @kinothale-centraltheater1930
    @kinothale-centraltheater1930 7 років тому +5

    mo farax alh ku dhowro niin somaliyad ba tahay

  • @axdiqoordheere1026
    @axdiqoordheere1026 8 років тому +6

    mo faarax waa nin somaliyeed lkn waxa u ka so jeeda oo ku dhashay Somaliland

  • @alidalkar3314
    @alidalkar3314 7 років тому +3

    no Farah is verry good men

  • @inantamusebihiadeerkauyaha6319
    @inantamusebihiadeerkauyaha6319 7 років тому +1

    ma afka ku adag mo farah

  • @princessrahmajamac6026
    @princessrahmajamac6026 8 років тому

    wll mo farax waa adeerky
    waa nin somaliya only inagadaaya wax walba yaan laga dhigin qabyaalad
    Somali waa wllo

  • @nurholac904
    @nurholac904 8 років тому +1

    Mohamed Farah Muqdishuu ku dhashay cuqdada taariikhda xitaa waa ku ilowsiisay

    • @hamaadihazard5630
      @hamaadihazard5630 7 років тому

      muqdisho hhhhhhh sxbo ninkani wuxuu ku dhashay gabiilay somaliland

    • @djiboutian1794
      @djiboutian1794 7 років тому

      Nuur Holac no he was really born in Djibouti 🇩🇯 he's passport said he was born in Mogadishu because he got the Somalia passport to leave Somalia

    • @Hada23234
      @Hada23234 3 роки тому

      @@djiboutian1794 mada kadhigay ader waa inaderkay from gabiley ok isisax

  • @tasnimmohamed7846
    @tasnimmohamed7846 7 років тому

    mo farax jobuti ma kaso

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 6 років тому

    Qof ciyaara xataa qabiil baay uleexinayaan soomaali maxuduud baa uyaalay

    • @alimohamed9960
      @alimohamed9960 5 років тому

      kkkkkk waa hidaha iyo dhaqan ka somalida uyaala

    • @apdizalan8132
      @apdizalan8132 2 роки тому

      Kala sar qabiil iyo wadan