XASUUSTII SAMATAR BASHIIR BASHKA HAKABA BANAANSHEE BAYDHABO SHOW 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Fadlan ha ilaabin Walaal inaad saarto ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔
    Si ku dhaafin waxa cusub Mahasanidiin By Bulle Video Production

КОМЕНТАРІ • 34

  • @Luuladan54
    @Luuladan54 5 років тому +12

    Baydhabo janaay. Ku noolaada baraare iyo bash bash

  • @shadowbusiness3276
    @shadowbusiness3276 3 роки тому +8

    M.a heestaaan saa ujeedo waa heestabsanadka
    Waxeyna inooga baahneed in magaalka oodhami laga shido lkn umapa jeedi
    Dhib malahan mar ung waa aan guuleysan doonaa

  • @AliAhmed-kr5vx
    @AliAhmed-kr5vx 3 роки тому +4

    Alla xasuus ilmo ayaa isoo dhaaftey dhulkeygii iyo afkeygii hooyo reer baydhabo janaay noolaada (ilinteey baroorshe biyahaan dareerteee, baabuur ma rahaa ey iila buubee ey iila buube.

    • @jidkanolasha3971
      @jidkanolasha3971 3 роки тому +1

      Wlhi hestan ad ujeclahey ani rer may may ahi lkn walahey adna wad ig oysisey allow dalka iyo dadka qalbigoda isku daa

    • @PSA4
      @PSA4 3 роки тому +1

      tan iyo maanta heestan ban ku ceshanayey waayo manta kahor si wacan uma dhageysan waaba kahelay

    • @kochinesugal3456
      @kochinesugal3456 2 роки тому +2

      @@jidkanolasha3971 hesstani wa mucjiso markan dhegaysto wan iska OOYA sida ilmayaar oo hoyadi wayay. ma fahmayo afmayga lakin dareen culus ayey xanbarsantahay.Intaan nolahay waxan ilahay kabarya inu dhulkaygi hoyoo somalia nabad iga dhigo oo an kubaashalo oo an tago BUURTA HAKABA. waxan jeclan laha anigo gacanta haysta gabadh reer HAKABA !!!!

  • @saxiixaayemohamuud3512
    @saxiixaayemohamuud3512 7 місяців тому +2

    WLH HEESTAAN DHAWAQEEDA ISKA JECLAHAY INKASTO AAN WALI FASIRADEEEDA HELIN😢

  • @Maxamedxuseen-k3f
    @Maxamedxuseen-k3f Місяць тому

    Boqorka codka

  • @diiffarah3663
    @diiffarah3663 3 роки тому +6

    Nice baydhabo janaay barwaqo

  • @saadaqsomali626
    @saadaqsomali626 4 роки тому +5

    Nice hhh waa keentay widagy.

  • @shortfilm9963
    @shortfilm9963 11 місяців тому

    Heesta kama daalo dhagaysigeeda😢😊❤

  • @zahraabdi6240
    @zahraabdi6240 3 роки тому +4

    gulled rasta jeclahay

  • @yuusufhassan8059
    @yuusufhassan8059 3 роки тому +2

    Xassan adan samatar yare noosoobaxay

  • @omarmohamedabdi476
    @omarmohamedabdi476 Рік тому +1

    VIVA MAAY MAAY HEESTAAN WAXAY KA HADLEEY JACEYL CULUS

  • @omarmohamedabdi476
    @omarmohamedabdi476 Рік тому

    HEESTAN MARWALBO AAN DHAGEESTO DAREEN BAAN QAADAA VIVA HAKABA 1O.11.2O.22.

  • @ugasabdi6081
    @ugasabdi6081 2 роки тому +1

    Nice song

  • @FaysalXussen-ry2rw
    @FaysalXussen-ry2rw Рік тому +1

    Jah wadankeena🇦🇿❤️💋💯🇦🇿🇦🇿🇦🇿🫀🙏

  • @shadowbusiness3276
    @shadowbusiness3276 3 роки тому +3

    Haniyad japin dadaalkiina ku aadan fanka sii wada waayo waxaa marwalba lai nagu caayaayaa fankeena oo liita dowladdeena oo liidata
    Dadkeena oo liito
    Iyo waxaa jiro wax yaapo kale
    Lkn dhib malahan mar un dadkeena waa ay soo laapanaayaa
    RAHAWEEN GUUL

  • @marwaaliballahkuxirnow
    @marwaaliballahkuxirnow 4 роки тому +3

    Hesta wu kufsaday inanka reer beydhabo wa idin salaamay

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 4 роки тому

      nasro boobe hadis heesta kufsaday adiga ka qabo maxkamadaada soo taag no ninka kkkk

    • @abukarmohamudamey3684
      @abukarmohamudamey3684 3 роки тому

      Sxb xasan adan isaga ayaba uga ficn

  • @shadowbusiness3276
    @shadowbusiness3276 3 роки тому +2

    Heestaan waxaa ay taalaa muddob

  • @zahraabdi6240
    @zahraabdi6240 4 роки тому +2

    Waw he is cute

  • @maryansayitali2699
    @maryansayitali2699 2 роки тому +1

    Lanwiig mabooraw begwa ogade🤒😭

  • @sharmakehassan7710
    @sharmakehassan7710 4 роки тому +2

    Waad keentay eebow

  • @cadeosman1002
    @cadeosman1002 3 роки тому +2

    Boqortoyo beydhabo janaye

  • @shadowbusiness3276
    @shadowbusiness3276 3 роки тому

    Billahi waxaad dhaqaaqe qalbigeyga

  • @xasanmohamed
    @xasanmohamed Рік тому

    Dweydd

  • @qaranradisofficall2362
    @qaranradisofficall2362 3 роки тому +2

    war ogaden xaa soo galay

    • @hanaanapdihakin7479
      @hanaanapdihakin7479 2 роки тому +3

      Hhhh ugaden maha bena ugade waye

    • @Bwalde
      @Bwalde Рік тому

      ​@@hanaanapdihakin7479
      Hahahahaha
      😂😂😂😂
      😂😂😂😂

  • @shadowbusiness3276
    @shadowbusiness3276 3 роки тому +1

    Kudhowaad 1 sano ah wax saa comenti ahna malahan