masha Allah jazaakallaahu kheyr walaalkiis. Waa arin ee Somalida aad ugu baahanyihiin waxaa dad badan oo wax tar leh hadana dad dartiis kalsooni daro ugu dhacday.
aniga ayaay igu dhacdeey waxaan Ku soo koray abo laaan iyo gumaysi maanta markaan wynadey kabax is idhina niin xuun ayaan gursadey maantana waaalan uu dhawahay ilahay aya ee maqaan
Waalidka Yaan Lagu Dambaabin Waayo Waalidku Wuxuu U Tarbiyeeya Ilmihiisa Sida Ugu Wacan Ee Uu Horumar U Gaadhi Lahaa iyaguna Ugu Faani Lahaayeen Marka Dhalinyaro Dadka Rabtan Kalsooni Buuxda Xadhiga Illahay Qabsada Waalidkana Baari Unoqda insha.Allah Aduun Iyo Aakhiraba Liibaan Bad Ku Noolaanayzan.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I have those problems ,I tried to changed but not until now
Thnx ayuub iliked your videos
And I love u so much
Be increasing your videos
You are my role model
wll been maha aniga ayeyba igu dhacday carurta niyada inlaga jabiyo mafiicno
mashalaah Jazakallaah
Thank you waalo ,Somalis need this, & you earned a new sub from me
Wiil reer burco ahay. Macali waa ku salaamay.
maasha'allaah yusuf mahadsanid sxb arrinta aad ka hadlaysid waa mid dhab ah waana soo wada marney!!!.
Mida waalidiinta iyo macalinmiinta haddii aan ka hadlo, eray walbo oo ay nagu soo dhihi jireen oo negative ah niyad jabna noo keeni jiray waxay ula muuqatay encouragement iyo in aan noqono future -ka kuwo wax is tara.
F.G si kastaba xaalku ha ahaado waalid walba waxa uu jecelyahay awlaadiisa in ay noqdaan xiddig.
macalin walbana waxa uu jecelyahay adraygiisa in uu noqdo mid uu ku faano prf nimadiisa.
Kululeysi waa jiraa damiin yaa rabo kkkkkkkkkkk thanks
masha Allah jazaakallaahu kheyr walaalkiis. Waa arin ee Somalida aad ugu baahanyihiin waxaa dad badan oo wax tar leh hadana dad dartiis kalsooni daro ugu dhacday.
wad ku mahadsantahay mr.ayub inaa markasto na dhiiro gelisid thanks alot
Mansha allh wllo alle hakaa abaal mariyo cimri dherer iyo cafimad insha allh 😍
wlhi wa xaqiii midsi mahdasnid wala
asc manshaa allaah ayuub huuno jazakumalaah khayraan
asc masha allah abowe jazakallahu kheyr
Wll ayuup Allah iyo cimrigapa caafimaadkapa hakuu dheereeyo
masha Allah walal wan kahelaa barnmijyadada runtii adigoo seedhacayo ayay isoo gacanqabteen mahadsanid
Ayuub ee anigu waxaan is dha haa kaalmaha hore gal ayaamo markaan jooga niyada baa iga dilmata maxaan seeyaa?
mansha Allah jazaakalah wllky illahy haku xafido
wll mahadsanid wll barnaamijkee ku habeysay video gaan fadlan ?
Ayuub mahadsanid walal aniga ilmaheyga waanka ilalsha wararka xun aniga walidkeyga wa idhihi jiren hhh yaku aroosayo hadi lagu aroosane 10 malin xita malagu qabayo ninka lashegeysto waxan aminsana inu been ishegayo wayo walidka idhi jireen yaku rabo saas aya utalahe waan gursaday lkn waxan aminsana in leyfuridono ila an ilmo kadhalay ee mudo 7 sano ah isla noleen ayey iga baxday shakigi marka wa cudur hadalka qaldan ee caruurta loadegsado
Masha allah
Wll alle keyo
In badan
ayuub waan dhagaystay qaarkamida fariimahagan waynaa iqanciyeen runtii wana qatay wax igamaqnaa ayan helay ilahay hakuxiftiyoo
masha allah dr waa runtaa
asc walaal ad ban uga helay farimaha jasakumulaah in badan tnx
masha Allaha walal
Walal waad mahadsan tahay🌷🌹🌷🌹🌼🌷🌼🌼🌷
Maan sha allaah
walal sare ayuub Mahadsanid
waar walahi waxaasa ihaysteee,.??
aad umahadsanthy bro ayuub
Okay
masha alaah my teacher kordhi barmaamijka waliba xooga saar xaga ardayda mahadsanid
Wow
Walaal waa sidaas anay taasi i haysaa walaahi waaayo aduunka aabaha uxun Baa ii waalid ah waana sidaas walaal waayo caruurta lama bahdilo waa runtaa
Boqorka Beesha Fq 😢😭😭😢😢😢😭😢😢😢😢 sorry walalkey waanka xumaday lkn abayasha somaliyeed 99% wa sidas lkn qof adag noqo hhhhhh aniga naya yaku aroosaya leydhihi jiray saas aya utala.iyo ninki ku arooso 10 malin xita kuma qabayo😢😢😢😢😢😢 marka shukansan jiray waxan aminsana in been ninkan ishegayo ilen waxan xasuusta yaku gursanayo hhhhh marka aroosay gorme lagu furidona aya aminsana lkn dhowr sano mari leyqabay oo caruur iskudhalnay ayey iga baxday shakigi
Boqorka Bro Aabaha Alle Haku Xifdiyo
Waxa Waalidku Inoo Canaanta Inan Noqono Qof Dhiiran Oo Karti Leh Berina Ubadkisa Tarbiyaysan Kara Marka Waalidka Alle Ha Inoo Xifdiyo.
aniga ayaay igu dhacdeey waxaan Ku soo koray abo laaan iyo gumaysi maanta markaan wynadey kabax is idhina niin xuun ayaan gursadey maantana waaalan uu dhawahay ilahay aya ee maqaan
mudan haween niyadada daji wixi kaqaldan isku Day inad ushegto hadad sixi waydana qasab ma ahan inad lajoogto Laguna gumesto maxa adi adonsi ma cimfigada kudhamesanee
Ilahey haku cawiyo salada badii iyo dua walashey.
Samirka badi wll
❤
See loo kordhin karaa kalsoonida marku qofka dareemo inay ka yaraatey macalin
Runta weye kalsoonidarada waxa keena waliidka.
Wiilkeeyga waa dhaha damiinyahoow markuu quraanka ku aqrin waayo
nimco h haddaba maanta laga bilaabo hadhihin
ayub ciwankaga igudarso kayga waakan si aan talo ahaan kulawadago naftaydaa inaan kulatashado ayaan jecladay waayo waxbadan ayaad fahansantahay