ARIMAHAAN KU SAMEE NAFSADAADA WAXAAD NOQON DOONTAA QOF LAGA YAABO! I WADADA GUUSHA #9

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • SAMEE SANNADKAN 4-TAAN SHAY WAXAAD DAMAANA QAADAYSAA GUUSHAADA!

КОМЕНТАРІ • 609

  • @Elyashagi
    @Elyashagi 3 роки тому +108

    Mashallah ayub welcome back, your brother in huddur, requesting to Access more supporters from your channel, so click on pin up

    • @abdifatahmohamed6466
      @abdifatahmohamed6466 3 роки тому +7

      Ustaadka sidi hore maha ilaaa aan channelka dhan hilmaamay sababta waa active sidi hore uma aha 😔😔

    • @hamdaroda9841
      @hamdaroda9841 3 роки тому +2

      Manshalah wll

    • @cfataxmohamed8517
      @cfataxmohamed8517 3 роки тому +1

      anaka somli maxan unahay horta hdiiba yuotper wlpo uu kii english ku hdlo ey love usaran oo rply ugalan

    • @Sahan12341
      @Sahan12341 3 роки тому +3

      Asc walaal Ayub walaal waa kusalaamay. seetahay ayantaa kuma arag walaal mana aadan iiga soo jawaabin Qoraalkaygii waxaan rajeeynayaa in aad nabadqabto

    • @sagalsalad688
      @sagalsalad688 2 роки тому +3

      Walaal noosoo laabo waxaan rajeynayaa inaad nabad qabto

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  3 роки тому +213

    Asalamu Alaykum Xidigaha Channelka..waan ogahay waan idin xiisay idinkana sidaas ayaan u malaynaa?! Hadii aad rabtid in aad si DHAB ah u BEDESHID Noloshaada una noqotid qof leh Saamayn aad u wayn ku dabakh Nafsadaada 4-taan talaabo ee caajibka ah! Ha hilmaamin: Faafi Jacaylka, Faafi Guusha, Dhig Raadkaaga Waarina Magacaaga! Mahadsanidiin

    • @therealcrusher1625
      @therealcrusher1625 3 роки тому +1

      Walagutabay walalkay hanagadhumin markale please welcome back

    • @salmahaybe6025
      @salmahaybe6025 3 роки тому +1

      Asc walaal mahadsanid

    • @abdikarimadan2073
      @abdikarimadan2073 3 роки тому +1

      Ayub wala soconay video gaagi udanbeyay ina noshegty ina mashqul kumaqnandoonto lkn inabdan baa ku sugaynay ustaad,waa kuxiisnay inbadan wellcome back

    • @hamseofficial7116
      @hamseofficial7116 3 роки тому +1

      Ustaad aad iyo aad ayaan kugu xiisney

    • @rodabd99
      @rodabd99 3 роки тому +1

      Runtii kuu xiisnay intaad naga maqnayd Alx hadaad noo soo laabatay macalinka guushow🙏😍

  • @fmehek3204
    @fmehek3204 3 роки тому +86

    7:49 sheekada meeshaas ayeey kabilaabataaa hadaan kucaawiye like saar

  • @mohamedmoalimomar3964
    @mohamedmoalimomar3964 3 роки тому +33

    Wll haddad akhriso qoralkan like saar muuqaalka....
    Waan ogahay inaad rabto inaad saarto like hadana aad hilmaamooso!.....
    #Ustaad_mahadsanid

  • @caish3987
    @caish3987 3 роки тому +40

    Alla Ayuuub😫😳
    Manoshahay Alxm
    Halmar ba lagu waye
    Alxamdulilah soo noqoshadaaada wa mid lamahdinayo 💯💯❤❤

    • @axmedwarsame4009
      @axmedwarsame4009 3 роки тому

      Hhhh fara rakh

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 11 місяців тому

      ​@@axmedwarsame4009😂😂😂😂 zxp ayuub oo kle noqo intaa ayey ku xiran thy gabadha arinteeda

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 3 роки тому +4

    Ayuub xagee buu ku danbeyay oo aday anigu waan wayay allh kusoo celiyo macalinkena guulayso waan ku xiisnay waxan kurajay naah inaad adoo hamigada iyo gushada sorumeyay inaad noso labato macalinkena rabi hakuso celiyo aamin🤲 farintan malinta kuso qorayo waa qamis July 29 2021 ❤🙏

  • @juniormount1899
    @juniormount1899 2 роки тому +6

    Lovely teacher Ayub where are you these days I really missed you 😪

  • @aalcadaala7954
    @aalcadaala7954 3 роки тому +22

    Welcome back ustaad we miss u otherwise thanks for you motivation

    • @samiiraabdi5208
      @samiiraabdi5208 2 роки тому

      Yaatabat teacher ayuuba nooso noqo please waan kuu xiisnay

  • @shukriahmed6548
    @shukriahmed6548 3 роки тому +16

    Wn kuu xisnay macalin inte naga aday ilahey meshed jogto hakugu xafido insha Allah

  • @halimamohamed7213
    @halimamohamed7213 3 роки тому +4

    Maasha Allaah , Ayuub waxaa tahay qof qalbi nadiif ah waankuusooduceynayaa walaalkey waxwalbo oo qeer ah Allaha kuufududeeyo waxwalbo oo shar ahne Allaha kaaxijaabo Aamiin Aamiin Mahadsanid Ayuub walalaal

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 3 роки тому +13

    Maasha Allah tabaarakalah
    Ustaad Ayuub welcome back waa lagu xiisay cashiradaadii qiimaha lahaa ❤️👏👌🌹🌹🌹🌹🌹🌹💓

  • @mohamedjeelle4061
    @mohamedjeelle4061 3 роки тому +10

    Waan ku xiisnaye 😢 ustaad ayuub cimri dheer iyo cfmaad Allah ha ku siiyo 💯💛🌻

  • @nimadoubad4683
    @nimadoubad4683 3 роки тому +6

    جزاك الله خير وزادك علما

  • @baxsanqaali2567
    @baxsanqaali2567 3 роки тому +4

    Ustaaad waan Ku baryena mar kale hanaga tagin Insha Allah Wax dhibato ah oo aad noga maqnato mar danbe illahey kuma keeno 😢😢🙏🙏🙏🙏

  • @raxma-mahad
    @raxma-mahad 2 роки тому +1

    Macalin halkee kadhacday waan kuu xiisnay runtii Allah haku xifdiyo meel walood joogto iyo xaalad walood kusu gantahy 🤲 🥺

  • @Moha_22112
    @Moha_22112 3 роки тому +2

    Wall waad ka jawaabtay su'aasheeydii
    M.a wall

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 роки тому +4

    Ustaad soo naqo adigoo cafimaat qabto hadaad xanuusan tahay Allaaha ku cafiyo insha allaah ❤respect 👍🙏

  • @monahupdihrahmanali7555
    @monahupdihrahmanali7555 3 роки тому +4

    Dear teacher wlhia wan ku tagay welthome back legend always legend 🤴🏿

  • @maryancraxmansiciidaxmedge1812
    @maryancraxmansiciidaxmedge1812 2 роки тому

    Masha allh wllhy abowe waxad ibartay waxbadan oo markasta aan radinjiray abowe alle haku xiftiyo wadna ku mahasantahay waxa aan kaa FAA iidnay wan rajaynayaa meelaha aad martay in aan maro ana insha allaah

  • @beezaanabdullaahi2989
    @beezaanabdullaahi2989 3 роки тому +4

    Mash allaah Macalinkeena Kuu Xiisney.. Ustaadkeena..❤

  • @MohamedAbdinaaasir
    @MohamedAbdinaaasir 27 днів тому +1

    Teacher aYuuup skiin waaa kutageraa dhiirigaliYe❤❤❤❤

  • @jimcaleismail1024
    @jimcaleismail1024 3 роки тому +2

    Ustaad Ayuub Inbadan mahadsanid Waxaa Wanaagsan Si aad Wakhti U hesho insha Allah muuqaalo aad wakhti badan ahayn oo 5_10 Minute ah Inoo Diyaari Todobaadkiiba laba mar Si Aad Wakhti ugu Hesho insha ALLAH Marwalba Waankuu Xiisnay Guulayso ❤

  • @MOHAMUD550
    @MOHAMUD550 11 місяців тому

    اخي اشكرك علي حقيقة الحيات ..الله يجعلنا جميعا ممن ينشغلو علي اهدافهم حقيقيه وتحقيقهم

  • @rumaanmohamed2684
    @rumaanmohamed2684 2 роки тому +2

    @ayuub Yusuf sakiin I miss you so much really 😢 aniga waxan ku dhaga 2016

  • @saxardiidmaxamed1254
    @saxardiidmaxamed1254 3 роки тому +1

    3 bilood oo anan isoo gaarin muuqaaladaada ustaad runtii aad ban kugu xiisnay dhiiraglintaada iyo sida aad guusha inoola jeclayd guuleyso ustaadi mahadsanid!!!

  • @nadiifoxuseen7318
    @nadiifoxuseen7318 2 роки тому

    msha alh macalin ayuub sidaad noodhiira kaliso ilaahey janada hakuugu bisha reyo insha alh

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 роки тому +1

    Masha allah ustaad keenii ayuub ayaa noosoo noqday

  • @calijamac6253
    @calijamac6253 3 роки тому +2

    Masha Allah Ayuub Yuusuf Sakiin Nin Aan Jeclahay Taladiisa iyo dhiirigalintiisa❤😗😘😍👏👏👏

  • @user-cy1ey9wx2h
    @user-cy1ey9wx2h 3 роки тому +2

    Macalim ayuub ado kale lama himami dono waayo waxa tahay maclim ifiyey nolasha allaw ku dhawr ustaad❤❤❤🛍

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 3 роки тому +4

    M.a keep going ustaad aan Alle Dartii u jeclahay.

  • @QadanXuseen-wf4qb
    @QadanXuseen-wf4qb 11 місяців тому

    Masham allah ayuub allaha ku xafido waxaa thy qof noloshyda waxa badan kabadaly saa darteed waa ku xiisy add 💖

  • @reerhuddurofficials6437
    @reerhuddurofficials6437 3 роки тому +4

    Maasha Allah dear teacher

  • @hindacabdi3669
    @hindacabdi3669 3 роки тому

    Ayuup alle haku sharfo sidaad nodhiri geliso nosobadi markasta fidyawyada ardayda iyo wkhtiga kusab san madaba arday nahay ad ayay no anfici alle hakugarab galo adigana adun iyo akhiraba anagana nosoducee guusha waynu wada jecelahaye 🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @munaaragsanofficial8644
    @munaaragsanofficial8644 Рік тому

    Sida adiga waan kuu murgi lahaa adiga la’aantaana guul ma gaadhi lahayn maanta ❤😊

  • @abdimalik2017
    @abdimalik2017 3 роки тому +1

    Masha alh ustaad baryahaan laguma arag waan ku faraxsanahay in aad dib noogu soo laabato

  • @ilisaalii7823
    @ilisaalii7823 2 роки тому

    Wll xage aday 😪😢😥😥😢plz so labo wan ku xisnay waxan ku rajaynaya ina noshahay cafimad qabto alle haku xafido🤲 love u ayub yusuf♥️♥️

  • @sacdiyamahamed6288
    @sacdiyamahamed6288 2 роки тому +1

    asc mahadsanid ayub sideen uyareen karaa caloosha anoon iscaaten sababtoo ah ani miisan aan iska rido ima saaro oo dexdaxaad ayaan ahey

  • @abdiqafaarilkacas8364
    @abdiqafaarilkacas8364 3 роки тому +1

    Ma..
    Macalin ayuub ...
    Wa San ku sugeyney muddo 3 billod iyo wax lajiro
    Alle weyne ayaa mahad Iska leh oo inaakaka soo galiyey mar kale...
    Mahadsanid...
    Waa muuqaal aad uqurux bdan...
    Keep going

  • @deganmohamedabdi1397
    @deganmohamedabdi1397 3 роки тому +1

    mashllah maclin ayuub ayaa soo laabatay mhdsanid kun soo dhawow sidad vidoe nagu soo duubtay

  • @umiali1785
    @umiali1785 3 роки тому +1

    Ayuub Allah dartiis baan kuugu duceeyay, sida aad umada wax ugu iftiimiso, Allaha aduunka iyo akhiraba kuu iftiimiyo Aamiin

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 роки тому +2

    That's very helpful tips thanks for sharing keep it good work..

  • @rayaancabdi2006
    @rayaancabdi2006 3 роки тому

    Ayuub Yusuf soo dhowow walalka guusha usaaxiibka ah soo dhowow marlabaad ustaad aan uxiisnay

  • @ahmedmire5690
    @ahmedmire5690 3 роки тому +20

    Mclin ayuub Yusuf markasta chanlkada wan fiirin jiray sn kugu xisy le noso badi vedio wx brashada ka hadlyoh plz

    • @balqisaahmed2560
      @balqisaahmed2560 3 роки тому +2

      Haa walahi please 🙏

    • @naimaali2501
      @naimaali2501 3 роки тому

      Asc wall waxan kuwaydinaya 2 sano Video aad duubty oo is caataynta ah bn hda wadaa masha allh is Good lknse gaajo xun oo daran ayaa markasta iqabnyso hdan xataa shaqo joogo awood daro ayan dareemaya sida inaan saxan baris ah iyo hilib cuno ayan u baahanaya ee Maxan sameeya fadlan mararka qaar wxn isdhahaa iimaanka ayaad la dahay 🥺😭

  • @ZakariyeCabduqaadirMaxam-uk1br

    MAASHA'ALAAH ayuub waxaan sameen doonaa is edelweiss dhab ah

  • @naimaali2501
    @naimaali2501 3 роки тому +2

    Asc wall waxan kuwaydinaya 2 sano Video aad duubty oo is caataynta ah bn hda wadaa masha allh is Good lknse gaajo xun oo daran ayaa markasta iqabnyso hdan xataa shaqo joogo awood daro ayan dareemaya sida inaan saxan baris ah iyo hilib cuno ayan u baahanaya ee Maxan sameeya fadlan mararka qaar wxn isdhahaa iimaanka ayaad la dahay 🥺😭

  • @sunaliitamoha1853
    @sunaliitamoha1853 3 роки тому +4

    Ustaadi Zaa, Id Aan kugu xiisnay walahi wan ku tabnay maalin walbo wan soo firin jirey YouTub kada mana ka bixi jirin waxan dawan jirey video hore🥰💋💯💥💓

  • @atommedia2030
    @atommedia2030 3 роки тому

    Ustada waa lagu waya malahan wx culasa ah miya jira allah ku xfdo adig io dhaman fmly your my role model full respect

  • @fadumoissak8007
    @fadumoissak8007 3 роки тому

    ASC ayuub Yusuf sakiin waa kusalaamey ee sii wad dadaal ka Rabi haku xafido

  • @fatimaquruxwanaag7203
    @fatimaquruxwanaag7203 2 роки тому

    Dar alle ku jeclahay ustaad nolosgayda in hadaladaada bedelaan ban rajeynayaa

  • @drssamirosmanmohamed1025
    @drssamirosmanmohamed1025 3 роки тому

    M.a ustaad welcome back aadaa kugu xiisnay shekeyinkagii dhiiragalinta wax badan aan kafaaiidaystay

  • @sagalsalad688
    @sagalsalad688 2 роки тому +3

    Walaal qaaliya maxaa kugu dhacay
    Allow walaalkeena ayuub Yuusuf Sakiin noo xafid

  • @husseincade9333
    @husseincade9333 2 роки тому +1

    Ku aaway ustaad waan kuxisne

  • @amaaraaragsan4784
    @amaaraaragsan4784 3 роки тому +1

    Masha allh my Teacher runti aad iyo aad baan kugu xiisnay Allha kuxafido Howlahaadana Allha kuu fududeeyo mcln 🥰🥰🥰🥰

  • @AQOONSO.
    @AQOONSO. 2 роки тому

    Mr Ayuub Wllhi Waqti Badan ayaad Maqan tahay waaana ku tawnay Xageed Ka Baxday
    Si Nabad ah Kusoo Laabo wll qaali

  • @ahmed.amiir.616
    @ahmed.amiir.616 2 роки тому +1

    Legend ayuub ayantan waa lagu waayee xgee kabaxdey

  • @MohamedAbdinaaasir
    @MohamedAbdinaaasir 27 днів тому +1

    Techar ayuuup waa kutaageera dhiirigalye ❤❤

  • @Engibrahimshire
    @Engibrahimshire 3 роки тому +1

    Masha allah mahadsanid walal.

  • @ducaysaninamohamed8500
    @ducaysaninamohamed8500 2 роки тому +1

    Welcome back ustad

  • @mariajama8143
    @mariajama8143 3 роки тому +4

    Come back macalinkena waa ku xiisnay wlhi 😥

  • @marwamuuse779
    @marwamuuse779 3 роки тому

    Ale haku xafido macslin ayuun waan kuuu xisnay naso labo🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @aloos5249
    @aloos5249 3 роки тому +8

    Ayuub_ waan kuxiisney_Welcome_ back❤🔥

  • @Ifiyesom
    @Ifiyesom 3 роки тому

    Masha Allah Ustaad soo dhawaw wayahan dhiira gelintaada baan uxiisnaye thanks

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 3 роки тому

    MashaAllah ustad runahanti malinkasta dhihujirey ustad gormu solabandonaa welcome back JazakaAllah

  • @caziizaabdirahman7976
    @caziizaabdirahman7976 3 роки тому

    Ayuub waan kuu xiisney noo soo laabaty inzha Allah

  • @moahmedxasan2404
    @moahmedxasan2404 3 роки тому +2

    Yuusufoow wall waan ku taageeraa

  • @faadumocabdi645
    @faadumocabdi645 3 роки тому

    Ma.
    USTAAD ayuub...
    Soo dhawaaw aad iyo aad ayaynu kugu
    ...Xiisnay.....Ku soo Dhawaaw....Xudur

  • @balqiisomaxamuud6022
    @balqiisomaxamuud6022 3 роки тому

    Masha Ialh walalky ilhy hky xafido ramadaan kariim

  • @deekarashid3890
    @deekarashid3890 3 роки тому +4

    Miss u wlhi teacher❤️

  • @mohamedbileyusuf3042
    @mohamedbileyusuf3042 3 роки тому +1

    Thanks you teach

  • @umuzahir3890
    @umuzahir3890 2 роки тому +1

    Asc walalkee marane dhiiragaliyaheygoow halkee kabaxday aad ayaan kuutawanay wlh sanad cusub ayaa bilowday mar uuna inoo soolaabo adigoo caafimaad qaba midkle waxaanu kuurajeynayaaa kheyr iyo caafimaad inshallah

  • @ulqaaofficial8177
    @ulqaaofficial8177 3 роки тому

    Macalin ayuub wlhi wan ku xizny runti nolashena ayad dhiirigalisaa faaido ayan kugu qabnaa UA-cam adiga leen ka daawada ustadi adiga meesha nagu haayo please came back mcln 🙏💯💯💯💯💯ku meey macalin

  • @zamzamibrahim157
    @zamzamibrahim157 3 роки тому +2

    Omg mashallah welcome back 🙏❤️
    Video yada qimaha badan wa uxisnay

  • @zakhiaomar3303
    @zakhiaomar3303 3 роки тому

    Maasha allaah ayuub yuusuf sakiin alleh haku dhawro aakhiro iyo aduunba waan ku faraxsnnahay soo laabashadaada dhiirigalintu waa qayb door wayn kaqaadanaysaa nolosha, qof wax kuusheegay wuxuu kaqiimo badanyahay qof wax kisiiyay جزاك الله خيرا جزا

  • @waajidowofficial6768
    @waajidowofficial6768 3 роки тому

    Nin aan ku daydo sxb qali ayuub yuusuf sakiin guuleyso wll sare

  • @warsameabdisaadiq7006
    @warsameabdisaadiq7006 3 роки тому

    Masha ALLAH walaal ayub

  • @juliaadosh6586
    @juliaadosh6586 3 роки тому

    Masha ALLAH
    My teacher Ayuub so laabasho wacan rlly aad ayn ku xiisnay muqaladadii qiimaha badan plus dhirigalintaha
    ALLAH cumrikaga ha dheereyo ciibado suuban Aduuniyo n Aakhiro guul kheyr badan ayn ku rajeynayaaa u r the best Mr Ayuub sakiin
    Really I'm so happy labashadada so daweyn wacan my teacher.

  • @nasrajaamac719
    @nasrajaamac719 3 роки тому

    Maashaa allaah u.ayuub yuusuf soolaabasho wacan alxamdulillaah
    Aadbaan kuugu xiisney rabi hakuu fudaydiyo armahaaga hana kaa abaal mariyo casharkaan muhimka ah ee aad nasiisay.
    Maya maya maya naftayday kuma raali ahi meel hoose naftayda kaliyate waa cadawgeyga koobaad waanku jeclahee hay dhibin naftayday......waa dhawaaqayga caawa.shugran ustaad

  • @xanaanmohamud6955
    @xanaanmohamud6955 3 роки тому

    Waa kuu xiisne intee kabaxde ustaad ciso sharaf kunoolow ustaad ayuub

  • @sacadiyaaxmed6552
    @sacadiyaaxmed6552 2 роки тому

    welcome back ayuub wllhi wan ku xiisnay alle haku xafido

  • @ugaasoabdi7061
    @ugaasoabdi7061 3 роки тому

    Asc mahadsanid walaal jasakallaahu khayiir

  • @luulismaiil1801
    @luulismaiil1801 3 роки тому

    Khyr idiilkii alle hakusiiyo adiga iyo intiin nadhirigeliyaba

  • @safiyomohamed4268
    @safiyomohamed4268 2 роки тому

    Walhi ad ban ugu helay ano gu dhaq qin lakin wan gu dhaq qaa inshallh shukran wllo 🙏

  • @sabirinfarxan9654
    @sabirinfarxan9654 2 роки тому

    Halmar waxad kasoo hadashaa barashada business administration ka 💙

  • @wardaahmed6560
    @wardaahmed6560 2 роки тому

    Macalin xage ka dhacday wanku xisnay wlhi waxad ahayd dhirigaliye naga dhexeya ... aya ila tabay o daydayaya macalinka ... waxan ku rajaynaya inad wanaag un ku maqanthay khayr ayan ku rajaynaya meshi ad tagtayba wanku warwarnay ilahay haku ilaaliyo yusuf sakiin

  • @Abdirazakduraanozmaan9767
    @Abdirazakduraanozmaan9767 3 роки тому

    Mnsh allah teacher allah haku barakeeyo sidaad bulshadada indhaha ugu tahay oo wax ugu iftiimisid adnah allah jidka hakugu iftiinsho

  • @simanyariise9977
    @simanyariise9977 3 роки тому +1

    Waa kuu xiisnay ustaad markale hanaga tagan ee noo joog please

  • @zhugriahmad1837
    @zhugriahmad1837 3 роки тому

    Inaaanoqdo ayuub qof asagu hadaf leh oon qofkle ushaqyn iinsha alaah mdonayo inan qofkle shqaale unowdo 😥😪run aanti 2labo aad ayay iisoo braaru jisy Wllky

  • @nagaadahmed5540
    @nagaadahmed5540 3 роки тому

    Masha allaha tabarakalaha Ustaaad welcome back wan ku tabnay inbadan tababare sare Jazkalahu khyr

  • @saciishareera4718
    @saciishareera4718 3 роки тому +1

    Adigaa mudan waliba mhd san 🥀

  • @abdirahmanali4602
    @abdirahmanali4602 3 роки тому

    Mansha Allah ustaad Ayuub waan kuu xiisnay waana ku sugayney aad iyo aad ayaad mahadsantahy Allaha ku xafido

  • @saciidhusein918
    @saciidhusein918 3 роки тому

    Masha Allah ustaat Ayuub Yusuf sakiin welcome back wlhi waan ku xiisnay ustaat soo labasho wacan ustaat cimri dher iyo cfm iyo cibado suban I.n

  • @hananmohamuud9575
    @hananmohamuud9575 2 роки тому

    Kumee Ustaad waa kuuxiisney waxaa uxiistey dhirigali taaada😥 fadlan noosoonoqo waan ku jeclahay nahey nolosheyda badashay dhirigalintaada

  • @cabdiraxman6535
    @cabdiraxman6535 3 роки тому

    Macalin xaged nagaga maqnayd waan ku xiisanay run ahanti

  • @rijaalfilms
    @rijaalfilms 3 роки тому +1

    Mansha allah teacher

  • @xxoriyad1890
    @xxoriyad1890 3 роки тому

    Waw bentornato Ayuub waa sax waan isweeydiin jiray meesha aad ka baxday

  • @miskicabdinoor2994
    @miskicabdinoor2994 3 роки тому

    Macallin Ayuub Yuusuf abaal buuxo Allah ka siiyo wax badan baad nolosheyda ka badashay, muqaalaadada wax badan baan ka faa'iidey.

  • @daahsonofficial6188
    @daahsonofficial6188 3 роки тому +1

    Www ustaad waan kuuxisany alle haku xafido waxtahy qof isbadal kusameyo nolasheyna waxaan jeclaan lahyn inaa maaalin walbo noosoo duubtid vedios💚❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mariamjamal2740
    @mariamjamal2740 3 роки тому

    Masha Allah aad ban ufaraxsanahay ustaad Ayuub Yusuf sakiin wanu kuu xiisnay.

  • @bwkeenadiid6346
    @bwkeenadiid6346 3 роки тому +1

    Welcome back mudane
    Waxa modaa Ina qalbiyaden ku jirti markan ku arkey kaligay iswediye xagee jirtay ayuubaw

  • @mubarakcawil7779
    @mubarakcawil7779 3 роки тому

    Ayuup zxp runtii walgu xisay inshalh waxan rajaynaya inaad barnamijyadadi noso badin dontid