"KULMIYE Horana Waan U Taageersaneyn Maantana Waanu Dhisaynaa..."Salaadiinta Beesha Subeer Celi
Вставка
- Опубліковано 29 вер 2024
- #DEG_DEG_DAAWO
Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyepart...
FACEBOOK- KULMIYE PARTY
/ kulmiye
FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
/ warbahintakulmiye
FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
/ kulmiyemedia
TWITTER- KULMIYE PARTY
/ xisbigakulmiye
Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
/ musebiihi
TWITTER - Muse Bihi Abdi
/ musebiihi
KULMIYE MEDIA OFFICE
Mahadsanid.
Manshalaah kaftanku waa sadaqad haduusan xanaflahaayan😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
Masha allaa Masha allaa guuuuuuuuuuuuuuul kulmiye inshaa allaa
Subeer.celi arab. Gobti reer sh.isaaq
DOORASHADII OO DHAW JAMHURIYDA BARKEYSAN ROOBKIII BAA MAANSHA ALLAHA ILLAHEY MADAXWEYEN FIICAN BUU IN SIIN OON ILLAHEY KA BARYAYAA ANIGA FAYSAL IYO MUSE FILAYAA CIRO XISBTA IGUMA JIRO LAAKIIN ILLAHEY ISAAGAA INOO DOORAN KA INOO FIICAN SADDEXDA
🔰🔰🔰🔰🔰🦁💪💪💪💪
Mustafe waxa uu ka qiimo badanyahay boqol nin asidaaqa noolow makuu xamr joogay daawada fariidnimadiisa idaga oo xamr jooga muu biqi jirin kuwa kale way biqijireen cir oojoog geedlabka isaaq frmo saraar
BEEL AYAAN KUGU WAREEJINAYAA KULAHAA ? WAAR BEESHA HA CAAYIN MA GAADHIBAA MISE WAA GURI KUWAAS AYAA LA WAREEJIYAAYE MISE WAA NEEF XOOLO AH . NIYOW DADKAN CUMAAMADAHA WAAWAYNLE SIYAASADII WAY DHOOQEEYEEN 😂😂