Q-2aad | Taariikhda Iyo waayahii siyaasada ee madaxwaynahii hore ee Somaliland Dahir Rayaale Kaahin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 сер 2022

КОМЕНТАРІ • 268

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 Рік тому +16

    Good leader always earned the respect of his people like Dahir Riyaale. May Alle swt bless you. Thanks a lot

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Рік тому +32

    Maasha allah waraysigiisa waan la socdaa madaxnimo waa udhalasho diin dulqaad run sheegnimo daacad indheer garadnimo dhaqan aqoon intaba waa isku darsady madaxwaynehii hore mudane daahir riyaale kaahin mahadsanid wariye cabdisalam hereri wariye ixtiraam wayn aan uhayo

  • @hindayusuf833
    @hindayusuf833 Рік тому +18

    Mudane daahir daahir ilahay cimriga iyo cafimadka hakuu barakayo aamin yarabbi

  • @nimanduale3874
    @nimanduale3874 Рік тому +13

    run ahaantii waraysigani wuxuu iga badalay waxaan ka aaminsana Dahir Rayaale waxaana dareemaya inuu ahaa nin caqli badan oo si fcn wax u soo maamulay. waa siyaasi, laha sifo udaynimo, diplomasi iyo great negotiator, may allah protect him..

  • @aminabdurahman9482
    @aminabdurahman9482 Рік тому +6

    wasiirka macdanta iyo biyaha ee xiliga daahir rayaale kaahin qaasim.sheekh yuusuf allaha ha u naxariisto awoowgey🤲

  • @saleebaanaliyasin9166
    @saleebaanaliyasin9166 Рік тому +5

    Alle Cimriga Iyo Caafimadka Haw Barakeeyo Madaxweyne Daahir Rayale Kahin

  • @Ameen_hussein.
    @Ameen_hussein. Рік тому +16

    Madaxweyne Daahir, xaalka hadda ee Somaliland waa nin si walbo u macquul ah.
    Daahir soo noqo mrkle ban leenahay. 👍

  • @ismailmohamed6014
    @ismailmohamed6014 Рік тому +8

    Hereri mahadsanid .
    X madaxweyne Daahir Riyaale kaahin waa qof wax badan umada u soo qabtay

  • @abdirizakmohamudyusuf6571
    @abdirizakmohamudyusuf6571 Рік тому +9

    Madaxweyne Daahir Riyaale waa shakhsi karaamo leh oo daacad ah. Allah cimriga Allaha ha kuu barakeeyo.

  • @rayan781
    @rayan781 9 місяців тому +1

    Cimri sheer iyo cafimaad rayale❤❤

  • @malinmogdi2418
    @malinmogdi2418 Рік тому +11

    "Asc suldaan Hereri. MashaAllah"

  • @saredomoh5447
    @saredomoh5447 Рік тому +6

    Masha allah mudane rayaale nin nabadeed buu ahaa allah cimriga haw barakeeyo

  • @farhankoshin5884
    @farhankoshin5884 Рік тому +4

    Waa siyaasi Rug cadaaya aad u khibran badan
    Allaha caafimaadka iyo cimrigaba ha u barakeeyo

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 Рік тому +6

    Dahir Rayale kahin mar Laban soo Labo xaalka dalka waa si xumaday markad xilka ka degtay Codkeygu waa diyaar☝️

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 Рік тому +5

    Maansh alleh alleh ku barkeeyo mudane Daahir Riyaale kaahin madaxweyanaha dimuqradiyada keenay caafimadka iyo cimiriga aleh ku barkeeyo aabe

  • @shaaydaanwase1695
    @shaaydaanwase1695 Рік тому +11

    Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺

  • @dalmar17
    @dalmar17 Рік тому +3

    libaaxii somaliland Alle cimriga iyo caafimadkaba hakuu barakeeyo

  • @abdirahmanguled5297
    @abdirahmanguled5297 Рік тому +4

    Madaxwayne rayaale waa nabadoon dad isku wadleh oo waayo aragnimo wayn u leh somaliland dadkeeda iyo deegaamadeeda illaahay haku barakeeyo mudane madaxwayne

  • @burcoduurray
    @burcoduurray Рік тому +11

    Mahadsanid sxb Hereri Media
    Xiligaasanu ANCHORAGE AK Ka daawanayna
    Weli Maad iman ALASKA marbaan halkaa Kugu Casuumayna SPORTS Seafood ahe isoo Wac Nooah Qaybta 3aadna Nagaga Soo Dhaqso ilaahii Hooyada abuuray baan kugu dhaarahe

  • @abdihakimhersi2912
    @abdihakimhersi2912 Рік тому +4

    Loved this interview 🙌 ... Well done Daahir Riyaale! 👏

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому +5

    Very intelligent Mr Riyaale

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 Рік тому +1

    Maansha allaah. Waa in la xushmeeyo Madaxweynaha Hore Daahir Rayaale Kaahin

  • @DaliilMedia-DM
    @DaliilMedia-DM Рік тому +7

    C/ salam hereri iyo team kiisa waan ku amaanayaa barnaamijyada noocan oo kale ah ah waayo taariikhaha dadka lasoo noolaa in laga reebo waa muhiim
    Dadbaa la dhintay kuwo kalena way la Asaasaqeen fadlan mudane suxufi waxaan kaa codsanaynaa inaad intaad ka gaadhi karto Raga riyaale oo kale ah inaad noogasoo reebto taariikhda
    Mahadsanid

  • @ahmedakhyaar5701
    @ahmedakhyaar5701 Рік тому +14

    Cigaal hadduu ahaa ninkii salka u dhigey dawladdnimadda Soomaalilaan, Daahir Rayaale isna waxa uu ahaa ninkii nabadda Soomaalilaan dhidibadda u taagey ee Soomaalilaan ka dhowrey inney noqoto hoy argagaxiso ku dhiirato.

  • @entent1595
    @entent1595 Рік тому +7

    Mujahid number one we love you honorable excellent dahir riyale kahin

  • @cabdikariimxirsi861
    @cabdikariimxirsi861 Рік тому

    Alle ha barakeeyo Madaxweyne Dahir riyaale kaahin, jeclaan lahaayaa inuu dalka mar kale loo doorto madaxweyne.

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 Рік тому +1

    Mudane Dahir Riyaale waxn ka codsanaynaa in aad gasho tan hada ka taagan Somaliland. Mashallah Waa Oday wax gararad ah, siyasi ruug cadaa iyo nabadeeye wax badan xaliyay. Thanks Hereri

    • @habonabdullahi5170
      @habonabdullahi5170 Рік тому

      Muxu kufali hada waa loga abaaldaray oo waxaso halgana somalay shirki borama gancsatata iyo raga hayadaha ushaqeeya samaroonka ah ku yiri bixiya kharashka 6bilood ee dawlada laso dhisaayo isaaq waa ka abaaldaren waxay u gudeen dheengad baan kagsosarayna guri moorgan

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 Рік тому +4

    Madaxwayne waayo arag ah💯

  • @sacadabdi8117
    @sacadabdi8117 Рік тому +2

    daahir riyaale waa hogaamiye dabiici ah, he was
    born as a leader.

  • @markazuibnumasud4997
    @markazuibnumasud4997 Рік тому +15

    aad bay u mahadsan yihiin madaxwaynaha iyo wariyuhuba.
    lamaan dhicin uun in aan igaaday taariikho wadankaygu soo maray lakin waxa iyadana aan la dhacay qaabka wariyuhu jaaniska usiinayo la waraystaha iyadoo aanu taariikhda ka saarayn wariyuhu isagu intuu taariikhda ka saarayo.
    waxa jira wariyayaasha qaar marku waraysanayo taariikh wuxu dalbanayaa in la iska dhaafo waxyaabaha qaar oo uu ogyahay, isagoo xooga saaraya in uu isagu taariikhdaa igaado oo iska ilaawaya in aanu arinkaa ogayn daawaduhu/dhagaystuhu

  • @abdisalantahir8749
    @abdisalantahir8749 Рік тому +1

    Maasha Allah madaxwaye rayaale dalka iyo dadkuba way kuu xiiseeN

  • @abdirahmanmowlid2545
    @abdirahmanmowlid2545 Рік тому +3

    Mashaa alaah madaxwayne hanjabaad lagu kari waayay

  • @maxamednuux8290
    @maxamednuux8290 Рік тому +1

    Alle cimriga haku barakeeyo
    Madaxweyne riyaale

  • @zuldanahmed3482
    @zuldanahmed3482 Рік тому +2

    Cimri dheer cafimaad suuban 🙏🙏👈

  • @hamseabdilahiismail6840
    @hamseabdilahiismail6840 Рік тому +2

    Outstanding documentary

  • @saadikhaliofficail6695
    @saadikhaliofficail6695 Рік тому +3

    Hereri macalin ibri dheer iyo cafiimad ayaan alle kaga baryaya insha allah keep going ♥

  • @ahmedismail1870
    @ahmedismail1870 Рік тому

    Mahadsanid csalaan hereri

  • @abdisalaanahmed5164
    @abdisalaanahmed5164 Рік тому

    Daahir riyaale Kaahin
    Alle cimriga iyo cafimadkaba haku barakeeyo

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 Рік тому +1

    He is totaly relax when he talks.

  • @abdirahmanismailmohamed5114

    Mahadsanid Hereri iyo Madaxwayne Daahir

  • @shayga100
    @shayga100 3 місяці тому

    Hogaamiyaha badbadiyay waqooyiga❤

  • @farihaabdirahman818
    @farihaabdirahman818 Рік тому

    Mnsha allah waxan ka helay sidu dadka u garanayo alle haku barakeeyo abti maanka iyo maskaxdaba

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 Рік тому

    MAASHAA ALLAAH ILLAAHAY WUXUU SIIYEY DEGENAAN MD HORE MR ROYAALE

  • @ismacilxasan3960
    @ismacilxasan3960 Рік тому

    thanks c/salaam hereri

  • @khaalidabdi6051
    @khaalidabdi6051 Рік тому +7

    Marxuum cigaal dabadii
    Madaxwaynihii guurtida aha ,xalaasha ahaa ,wadaaniga ahaa tudhalaha lahaa,ee gancasadaha ahayn ee somaliland so hogaamiyay wakhti nasiib badan
    Md #Dahir rayaale kahin
    Waanu ku garan waynay wlhi
    Qabiil ayanu ka raacnay
    Lkn hada ayaanu oganay
    Inad ahayd oday loo baahnaa
    In wadanka xukumo
    Ila u ka dhinto
    Ano reer shekh isxaaqa ah
    Ayan aminsan in wadanka ad uga lexejeclo badanyd siilanyo iyo muuse cawar ba
    Long life madaxwayne
    QULUBTAYADAD KU NOOSHY HADAAN NAHAY ISAAQ INTA BILAA CAADIFADA AH WLHI MADAXWAYNE

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 Рік тому +2

      Maxad ugu codayn waydeen ninki somaliland iyadon waxba ahayn ka dhigay dowlad calami ah qabyalad aya idin washay dalka waxa idinka lexlo jeclo badan beelaha darafyada

    • @khaalidabdi6051
      @khaalidabdi6051 Рік тому +3

      Nuur muuse
      Sxb runta ayan ka hadlay
      President #RAYAALE cumaamadisa
      Lma haysan karo wa halyey qaran
      Qabiil yu ku qadin
      Anigu Reer awdal
      Ma ihi
      Lkn inan qofka wuxu yahy u qiro
      Caadifad iga hor istagysa laabtayda kuma jirto sxb

    • @khaalidabdi6051
      @khaalidabdi6051 Рік тому +1

      @@soolmediainc49
      Wlhi sxb wuxu ahaa qaladki an galay abid an misana qoomamayay
      Sxb horta sidan imika wax u fahamsany
      Uman fahmsanyn da,dydu na
      Way yaryd lkn sxb waxn ku qiraya anigo reer shekh isxaq ah
      In beelaha kle ee wadanka
      Nala degeni naga gobsan yihin
      Wan ku salamaya sxb Qali

    • @khaalidabdi6051
      @khaalidabdi6051 Рік тому +1

      @@soolmediainc49
      Sxb so.ma arkaysid imikaba
      Qaar ba ra,yigyga ugala yaban
      Oo qabiil ku difaacaya
      Rag bani admiga waxba ka aqoon
      Oo qab qablayaal dagaal ah
      Sida muuse aftaag

  • @dhamacomaar407
    @dhamacomaar407 Рік тому +1

    Madaxwayne dowlada soo dhisay Allahay cimrigaaga ha dheereeyo

  • @ibrahimsaeed5808
    @ibrahimsaeed5808 Рік тому +4

    Masha allah xasuus fiican ayuu leeyahay

    • @entent1595
      @entent1595 Рік тому

      Siduu dadkiisa u dhawrey isna ILLAHEY baa dhawrey sharaf iyo karaamo geesinimo dulqaadnimo deeqsinimo ALLAH SWT u dhameeyey waa halyeey

    • @ibrahimsaeed5808
      @ibrahimsaeed5808 Рік тому

      @@entent1595 aamin aamin

  • @JamalMohamedSulub
    @JamalMohamedSulub Рік тому

    mahadsanid Hereri

  • @abdinurise6991
    @abdinurise6991 Рік тому

    Ma jiro nin ka wanagsan dhanka maamulka iyo hogaanka mahadsanid mudane madaxwayne h dahir rayaale kaahin iyo wariye sare cabdisalaan hereri

  • @nouradindaahir2324
    @nouradindaahir2324 Рік тому

    Alle cimriga iyo caafimadka ha u siyaadiyo x madaxwayne daahir riyaale

  • @abdirisakhusseingallaydh3965

    Mahadsanid 💯

  • @ayaanlemohamed17
    @ayaanlemohamed17 Рік тому

    Mash Allah

  • @tawxiidchannel1906
    @tawxiidchannel1906 Рік тому +6

    Qaybta 3aad soo daa Insha Allah

  • @M45_0
    @M45_0 Рік тому +6

    Daahir rayale kahin for president make Somaliland great again SIR 🙏

  • @xasanshuceyb7314
    @xasanshuceyb7314 Рік тому

    Maasha alaah waa waresi aad u fiican

  • @safwaanhero7555
    @safwaanhero7555 Рік тому

    X.madxweyne riyale alle cimriga iyo caqligaba haku dayo

  • @hodoabdisalam2881
    @hodoabdisalam2881 Рік тому +1

    The legend of of a kind❤👑

  • @sadoabdi2256
    @sadoabdi2256 Рік тому

    Masha allha adeer allha ku xifidiyo

  • @mohamedbillow7719
    @mohamedbillow7719 Рік тому

    Legend 👏👏👏🙏🏼🙏🏼

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Рік тому

    Madaxwayne Daahir Riyaale Kahiin Madaxwayne Tudhaale Badana Qaranka Meel Qurux Badan So Gaarsiyay ♥

  • @faisalugaaska2201
    @faisalugaaska2201 11 місяців тому

    What a leader

  • @clraxmaancismaan1459
    @clraxmaancismaan1459 2 місяці тому

    Waa madaxweyne lahaa sifada higaanimo iyo daacadnimo oo an la heli hayn isgaoo kle

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 Рік тому

    Barnaamij qiimo badan weeyan, daahir Rayaale ilahay cimriga ha ku dheereyo

  • @amranadani1378
    @amranadani1378 Рік тому +7

    dahir riyaale is very intelectual person

  • @sharmarkebukhari
    @sharmarkebukhari Рік тому +5

    Daahir Rayaale Kaahin in uu sidan uu guurtinimo badnaa dhaqankana u yaqaanay waa ii kow!!

    • @mrsayid3640
      @mrsayid3640 Рік тому

      Waad yaraday dee, qaladna waad ka fahansanayd,ee bahasha ilaahay baa raga u kala dhaliya, ninka geesiga ah uun heli kara arimahaas adag xalintooda,waa ku mahadsan yahay,daahir rayaale wanaagaas uu umada u sameeyay iyo intii garashada wacnaydba waa ku amaanan yihiin

  • @ifrahmuruud1970
    @ifrahmuruud1970 Рік тому

    Great 👍 dahir rayale 🥰

  • @rahmaabdulahi7573
    @rahmaabdulahi7573 Рік тому

    Masha alahu

  • @malaakalbi7337
    @malaakalbi7337 Рік тому +2

    Perfect

  • @SomfilmsFHD
    @SomfilmsFHD Рік тому +5

    Hereri waxaan kaga helay ma yaqaan ka dhex galka hadalka. Si fiican buu qofka u dhagaystaa

  • @aflaankucajabgaliya2826
    @aflaankucajabgaliya2826 Рік тому +2

    Dahir rayaale kaahin alah ha barakeeyo waa abihii dimuqradiya somaliland wax badan wuu tanasulay

  • @hassankaafifaysal1462
    @hassankaafifaysal1462 Рік тому

    Masha Allah my president Rayaale

  • @bahnanmuhumedmohamed5427
    @bahnanmuhumedmohamed5427 Рік тому

    alle haku dhawro madax weeye

  • @shaaficiibrahimabdi-mawelo3022

    Madax weyne run sheega, aftahan ah, oday guurtiya ah, oday nabad jecel ah alle cimriga iyo caafimadka ha u barakeeyo
    Waxan madaxweynaha ka codsanaya ama jeclaan laha inuu 3 xisbi hada dhex dhexad ka noqdo dib u heshiisina ka shaqeeyo iskuna so dhaweeyo balaayadan jirtana damiyo

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 Рік тому

    Qaybta sadexaad soo gali abdisalan hareri adiga iyo madaxweyanaha jamuuriyada mudane Dahir Riyaale kaahin alleh idin barkeeyo

  • @sharmaarke1611
    @sharmaarke1611 Рік тому

    Madaxweyne riyale nin wax badan og oo dalka iyo dadka u shaqaynayy manslh alle cimriga habu dheereeyo manslh

  • @user-zj6kv4eo2f
    @user-zj6kv4eo2f Рік тому +1

    In dad lahashiisiiyo oo dhiigoga lagala ilaaliyo wa waxyabaha igu ajrka badan ‘ILLAAHAY miisanka xasanadkag hagkugu daro mudane mdaxweyn

  • @engmohamedabdi7472
    @engmohamedabdi7472 Рік тому

    Thanks…..

  • @ahmedabdirahaman3000
    @ahmedabdirahaman3000 Рік тому

    Haleye qaran mudane daahir riyaale kaahin cimri dheer iyo caafimad baan ku raajenya

  • @apdiwaliapdilahi8700
    @apdiwaliapdilahi8700 Рік тому

    Cabdisalaan naga soo badi

  • @siciidmedia6412
    @siciidmedia6412 Рік тому +1

    Cabdi siciid masha allah

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo Рік тому

      Abdi siciid Dad cun, Aun Ader siciid iyo Qoyskabs ehel iyo Jaar bn Borama ku ahayn ,, Mahmud. Abdillahi

  • @abdiwahabahmed9948
    @abdiwahabahmed9948 Рік тому

    The Man Of Principle Ex President Dahir Rayaale Kaahin

  • @abdifatahmosman7339
    @abdifatahmosman7339 Рік тому

    Mashlah Madaxweyne Dahir iyo Nabadda Somaliland. Mahdsnd Hereri adi sxb kaa Cawke ba wa idin jecelnahay aaad

  • @mohammedadosh5738
    @mohammedadosh5738 Рік тому

    Great X president Rayaale 👏

  • @samato143
    @samato143 Рік тому

    Kulmiye daahir si wacan oo ilbaxnimo leh ayuu ugu mucaarad day bal sawiro xirsi iyo ciro oo rayaale ku mucaaradsan

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 Рік тому +2

    Maansha Allaah
    Abdisalaam Hereri waxaad tahay ragga dhif iyo naadirka ah ee weli ka sii nool inay taariikh xog ah uga tagaan bulshadooda mahadsanid Abdisalam

  • @abdulkarimhassan2326
    @abdulkarimhassan2326 Рік тому

    waa run sheeke madaxweyn hore ee somaliland

  • @aymanxcabdi7544
    @aymanxcabdi7544 Рік тому

    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 Рік тому

    M.allah madax,wayne daahir riyaale kaahin xaqiiqatan wuxu cadeeyay manta shakhsiga uu yahay kaa soo ah in uu ahaa oday qaran iyo masuul dhaba
    Runahaantii wan yaraa wakhtigii uu ahaa madax,waynaha somalilnd oo wan kacaamay kadib iyo intii uu xilka ka degey lkn waxan qirayaa in uu yahay madax,wayne dhaba nolow mudane madax,wayne daahir riyaale kaahin

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Рік тому +1

    Nabadaynta Somaliland wado dheer oo qadhaadh oo dhiig badani kusoo daaytey ayaa lasoo maray. Ilaahay intii dhimatey ee nabadaa keentey ha u naxariisto intii noolna Allah cisiga iyo sharafta ha u siyaadiyo. Intii maanta balaayo huruda kicineysa ilaahay hasoo hadeeyo

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 Рік тому +2

    Sirdoon waayo aragnimo iyo guurtinimo kudheer tahay buu ahaa Mr daahir rayaale kaahin

  • @drmaxamedaxmed4671
    @drmaxamedaxmed4671 Рік тому

    maasha alllah xaqiiqdii masaxweyne dhaba bacda madaxweyne Cigaal xaqiiqdii waraysigan wuxuu ii iftiimiyey in Daahir riyale ahaa shaqi qarankan la badbaadiyey marxuum cigaal runta uu inoo sheegay sidii wax u socdeen oo dhan iyo dagaaladii dalka ka dhacay wixii uu ka qaatay....
    weriye abdisalaana waa ku mahadsan yahay waraysiga waa weriye Buuraaa xaqiiqdii .....

  • @aymanxcabdi7544
    @aymanxcabdi7544 Рік тому

    Lgan
    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul8297 Рік тому

    Waa madaxwanihii xaqa ahaa
    Daahir riyaale kaahin nooloow in badan

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241

    Waa qeybtii labaad waad ku mahadsan tihiin....waxan sugnaaba waa 9:00 ka...

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241

    already started...

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 Рік тому

    Nin aad u saamayn badan baa tahay oo hadalkiisa iyo barnaamijyadiisu meel fog gaadhaan waxaan kugula talin lahaa inad barnaamijyadaada ku soo darto qayb wadaniyad ah si ay dadkeenu u bartaan jacaylka wadanka.

  • @maxamednuux8290
    @maxamednuux8290 Рік тому

    Waaye arag runtii

  • @nasraaxmed1856
    @nasraaxmed1856 Рік тому

    Cafimad dher madaxwayne

  • @xasanshuceyb7314
    @xasanshuceyb7314 Рік тому

    Waa wareysi fiican

  • @farxancagaf5047
    @farxancagaf5047 Рік тому +1

    Madaxtinimo waa u dhalasho