Intuba wa xashishki Kulmiye iska qubay wa kuwi qaranka dhacay o hadana donaya dhacan qaranka iyo kuwa donaya inay Somaliland ka ibsadan Somali o raba inayn ina xarashan dadka iyo dalkaba guul iyo gobanimo Somaliland gushu wa inaga mar walba ❤❤❤
Somaliland iyo islaxisbtaam waa riyo. Audit siyaasi galey waa riwaayad aar ha galo. Waa been shacaabka xoog loo sheegta lkn siiyaassi audit hantida qaranka ka cuunay laga maa aadka.
Tuugii dalka iyo dadkaba dhacay ee dawladnimada jamhuriyada somali land ka xaraashay somaaliya iyo kuwii la raqamka ahaaba inay sidaa u hadlaan waxay ka arkeen xukuumada Allah yanacalak yaa munaafiqiin
Tolaahay waa aduunyo marba hadii ina xinif noocaa u hadlayo waar ma adigaa cid hanti umadeed ku eedaynaya xinifow malintaad hargeisa ku guursanaysay wan garanaynaa cidi koodhka suudhka kuu dhiibtay maanta xaalkaaga waanu ka war haynaaa ee ader xishood umada ka aamus kulayaabi maayo han malihid waxaad tahay jaahil loo khaldamay xirsi iyo xaashina gaadhi maysid horta dumarka soo dhaaf dumar shaneeyoow
Intuba wa xashishki Kulmiye iska qubay wa kuwi qaranka dhacay o hadana donaya dhacan qaranka iyo kuwa donaya inay Somaliland ka ibsadan Somali o raba inayn ina xarashan dadka iyo dalkaba guul iyo gobanimo Somaliland gushu wa inaga mar walba ❤❤❤
Intuba waa iImaanlaawayashii hantida umada dhacay xinf libaax qaran mudane hambalyo Hambalyo Hambalyo mudane xinif❤❤🎉🎉❤somali land guul guul guul barwaaqo ❤❤🎉
Legend
Libaax hanbalyo xinif
Viva #Xusbiga_Kulmiya ❤❤❤❤❤
Ina xinif waa Sunta mucaridka kaga ilmaysiisa
Isbeddel ma wadaan kuwaasiye isdeldel bay wadaan
Waxasi uu xinif liisteeyey waa maxan cunaa oo midhan Wana kuwa kuwa aan sfcn maranba ugu shayninee iiman laan iyo.maxan cunaa ayey dadka uweerinyaan
Fariid afku kuma go, dadkan ilawga dhaw xasuusi ragani inay yihiin kuwii inala hadhay
Badaluu kulmiye waad fashilanteen heegooy
Walae adaa mukhdo
inadeer xinifow waad mahadsan tahay waxaad noosheegtay in laga hayaamey guri caskii kulmiye
😅😅😅😅😅😅😅😅
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
KULMIYE XINIF IYO BUUNI AYAA KU SOO HADHAY MIYAA 😂😂😂 INDHA DHACAYA AYAA II MUUQDA
Oo shaw meesha waxba Kuma haysaan kulmiyow waaa laydinka yaacay 😂😂😂
hadalada burco ka dheh gabiley ha ka odhane
Xinif geesi runta ku rafta...
Noolow abti
Cabaad wayne waxaad noo sheegtay kulmiye in laga qaxay
Xaax lxxxay waa khyrkaa ina xaashi & gudomiye xirsi xaji adigu maxd tahay kama makad ciyaaalka ee qoriga ah ku wastaa
Isbadalka aydoonayan waa somali wayn oo waxa labadalayaa somaliland
Waar waxba ma xukumaan 5 weeks baa hadhay Muse maqluub waa musharax ee maaha madaxweyne, wasiiradiisa waa ku simayaal
Down QUDHMISTA Heego
Down Qudhmiye new faqash
Down Muuse Shaani
Guul xisbiga rajada shacabka Somaliland
Guul waddani
Guul madaxweyne Cirro
CEEBTA IYO BOOGTA CADAWGA GUDUHU KA DUL HOGANSYSAA WAA
1. CIIDANKII QARANKA EE AY ISGAADHSIINTA KA GOYEEN
2. BUDHCADII CIRRO EE GACANLIBAAX CIIDANKAY JIDGOOYADA KU LAYSAY EE MAYDKOODII MADAXA INTAY ISKAGA TAAGEEN KU WISHIIRIYAYAY EE CADAWGA SOMALILAND KULA XAFLADEEYSANAYEEN OO DUUBAN.
GODOBTAA QARANKA IYO DHAGARTAY GALEEN BAY QIIQ ISKU QARIS HEESO CIIDANKA IYO XUKUUMADA IYO MADAXWAYNAHA LAGU CAAYAYO DADKA KAGA JEEDIYA IS LEEYIHIIN OO ISKU ROGTAY. DIB U DAAWADSIIYA OO GIDAARADA TV-YO SHAARACYADA UGU XIDHA OOFWAREEN HA DAAWADAAN IYO TALIYIHII AY MAYDKIISA MADAXA ISKAGA TAAGEEN.TUUGTA CADAWGA GUDAHA EE DHAGAR QABSYAASHA
Kulmiyoow intaa hadlaysaan WADDANI xoog iyo xeeladbuu buu isticmaalayaa e ka digtoonada..😂😂
Suugantu olale magasho ma waxaad naga dhaadhicinaysa kulmiyahan iyo kii horeba ina xaashi iyo xirsi ayaa waxday oo kalaya maye ragii kale ee samaale iyo samsam maaliyada haystay
Xinif intuba waakaa shaqo wanagsanayen m.c.cumar wasiir duur arimaha dibada iyo gudaha ayey ahasyeen misankaa saara nimankaa iyo kuwa jooga maanta labadaa wasaradood reer s.land u cadaalad fala afartaa muwaadin kuwa shaqo wanagsanaa iyo kuwa shaqo fiicnaa waad m.c.cumar magaca uu kula baxay ee ahaa mandaqada markasta oo uusoo noqdo wuu warami bal ciise keyd oo weriye kula hadlaya eribdka soo sheega ina kaahin waa ninkii soo daayey dhulbahante ee laascsano joogey maalmaha adkaa ka sheekeeya
Somaliland iyo islaxisbtaam waa riyo. Audit siyaasi galey waa riwaayad aar ha galo. Waa been shacaabka xoog loo sheegta lkn siiyaassi audit hantida qaranka ka cuunay laga maa aadka.
Waa run waa rogmasho
Tuugii dalka iyo dadkaba dhacay ee dawladnimada jamhuriyada somali land ka xaraashay somaaliya iyo kuwii la raqamka ahaaba inay sidaa u hadlaan waxay ka arkeen xukuumada Allah yanacalak yaa munaafiqiin
Qudhmiye.siduu.udhanyahay.waa.in.jeelmagnuunks.lageeyaa
Kani waa xoolo
😂 ninkaas oo wadaad ah ban garanaya allaah kariim
Ninkani.miyasnu.uhaysan.in.codkiidadka.kmiye.lagu.sodorytay.maanta.lagubadalikaro.kibirka.eeg.dadka.inusamaystay.ayaad.moodaa
MAXAA TUUG XUF IGU DHAAFEY😅😅😅😅😅😅
Adiga maxa ahed macalin dugsi ayaa ahed manata waxa haysato waa lamog yahay
WALEE WAA FARIID XINIF. BUUFI FAQASHTA. 1960GII AYAA KHUM KHUM TAA XAMAR LAYNAGU GEEYAY. Wuxuu yidhi muj. IBRAHIM gadhle.
Ragoow doorka maanta ah.
Dumbuq caaradii iyo xabad baa ku diideen. No more xamar
Waar heedhee ragiina maydka u kala abtirinaaya ee kulmiye sheegnayaa
Abdirahamn ciro waa clean wax ay ka shegan malaha film ki cidanka waa so dhamaday ee 13 November iskena
Intaasi uu tiriyey oo dhami waa wada iimaan xaraash aan waddaniyadi meella u soo marin dilaaliin dhaqanka somali-talyaaniga raba inay inoo soo waaridaan isbedelka ay sheegayaana waa ka Madaxweyne Muuse wado aqoonsiga iyo badhaadhaha sida waa burbur waxay iyagu wadaan mustaqbal ku khamaaris nacasnimo ah ayey wadaan mana niman u sahamin kara qaran maya maya maya .
Xinif WAA HALAAG KKKKKKK
Xinifoow waxaagu waa tuuba raac muse abokor
Kkkkkkkkkkkkkkk❤ wlh wan qoslay. Abogood
Kkkkkk ninkani waa run yaqaan
Dadka.jeelmagnuunka.lagaynayo.uukamidyayay.waxani.masuulaa.mise.waajiri.
Oomaxaa karabtaa raga 😂😂😂😂😂
Adi yaa ku baaray malcaaamad dhigaysee
Qudhimiye..waa.waxasameeyay.ciidan.beeleedyo.tawaco.ssb.waamaxay.qarankiimee
Adanu kaqadayana talaboshaci ah cashews cawa Alabama joogoti
Ala kani doqon Sanaa waligay maan arag midka liita
Maxamuud xaashi waa nin hanleh ee adigu maxad tahay? 😂😂😂😂
Umadii kulmiye wax ka ahaa wadigaa tiriyey ee ka dareeren 😂
Waa Umadii somaliland oodhan oo kalawada qolo ah balse ujeeddo siyaasadeed ayaa is raacisay
❤👍🙏🙏✌🙏👍✋🎉
Tolaahay waa aduunyo marba hadii ina xinif noocaa u hadlayo waar ma adigaa cid hanti umadeed ku eedaynaya xinifow malintaad hargeisa ku guursanaysay wan garanaynaa cidi koodhka suudhka kuu dhiibtay maanta xaalkaaga waanu ka war haynaaa ee ader xishood umada ka aamus kulayaabi maayo han malihid waxaad tahay jaahil loo khaldamay xirsi iyo xaashina gaadhi maysid horta dumarka soo dhaaf dumar shaneeyoow
Adiga io buunibaa rag aydaan gaadhayn ayaad doonaysaan inaad ujawaabtaan aduunyo
isbedeLku waxamarde
Asc nimanyahaw aflagaadada iyo cayda ama iska hadalkaba
Halaga soo saaro xeerar waayo allaah wuxuu yiri injaa,akum faasiqun binabain fatabayyanuu.(hadii mid fasiq ahi war idiinkeeno hubsada)hadaba dadkan madaxda eedaynaya ee caayaya hala yirahdo hatuu burhaanakum haday wayan oo iska dhehda la qabsadeena ganax iyo xadhig hala dul saaro.
Cadawgii gudaha dadqalato mayd meel baad saartay
Hhhh aflagaado miyaaa buug lagusoo qortay oo marba laga eeegya
Waarkana maxaa laga faaiidayaa hadalkiisa xaarami xaarami dhaly
Itaa,adsheegtay,waa,intii muuse kee Tay imkana cirro keenata
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kabaqaadwaarumadakaxishoodwaxbakamahadalayside
Beenaale.qudhmiye.waa.ururka.tuugnimada.iyo.qabiilka.dhiigmiirato..
Kkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkmkkkkkkkkkkkkkkkkk
Beenale cidi kama amaraqadanesp
Xinif, Binif,Xuuto,shaxar
Down Qudhmiye faqash
Waar ilayn qofku marka aanu xishoonayn wuxuu doonu ku hadlaa. Waa bilaa damiir.
Muse judane ciid ka tuugsan ma jiro
Waadadka.kmiye.loonacay.calooshi.laciyaar.aqliga.dadka caayaya.kulmiye.waa.qudhmiye.
Tuugbaadtahay bililiqodoonaya aduu maxaadtahay
Kanookale.inwaxloodirto.may.ahayn.
4jeer comanti aadkudurayso xinifayaad bixisay matuuganlagahadlayo ee inaxaashi ayaa xaaraantuuqaatay aad ugucaloolgashay xaaraami xaaran lagudhalay ayadkolaytehee