BOQORKA GAMBISKA -QAMAR SUUGAANI | GEEDI SHAAMBOW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • GEEDO GEEDO | GEEDI SHAAMBOW AROOS REACTION!!!
    Qamar Suugaani |Jacayl Dhaxal Gala| Official Video 2020→ • Qamar Suugaani |Jacayl...
    KUSOO DHAWOOW UA-cam CHANNELKAYGA
    #GABARMAAYO #BOQORKAGAMBISKA
    SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!!!!
    LIKE SUBSCRIBE IYO SHARE SAARA
    Snapchat - ADNANOR NAWALMILA
    Instagram - Boqorkagambizka
    Boqorkagambiskashow
    Modernsomalifamily
    Facebook - Adnan Grateful

КОМЕНТАРІ • 165

  • @cayuushhassan2739
    @cayuushhassan2739 4 роки тому +78

    Gabar maayo iyo qamar suugani nagtiisa wee isku ikyaheen
    Inta ila argtay like isaar 👍

  • @ustaaddhagaafe8594
    @ustaaddhagaafe8594 4 роки тому +24

    Waxaantihii dhalinyaro wadaniyaal! Waxaan kahelaa kuna farxaa muuqaalka intaydan bilaabin video gu wuxuu kusoo kacaa marwalba xeebtii Liido " Leedo beach" maanshaa Allaah waadna nuuriseen wllalayaal. I proud u guys.

  • @ruqiyaguled1263
    @ruqiyaguled1263 4 роки тому +8

    Waa kuu egtahey
    Aniga xataa walashey
    Ayaa u egtahey Really
    Nawaal quruxleey Mashaa Allah
    ❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼

    • @asadabdi2628
      @asadabdi2628 4 роки тому +2

      Adiga io walasha waba wx laqati lkn laba isla dhalan aya laga hadlayah abayo m.a

    • @ruqiyaguled1263
      @ruqiyaguled1263 4 роки тому +5

      @@asadabdi2628 Hadalkeyga mafahmin
      Walaashey iyo Gabar maanyo
      Ma isla dhasheen waaba isku
      Eg yihiin saas waaye shekada

  • @qalisalad1224
    @qalisalad1224 4 роки тому +11

    Waaw masha Allah gabar mayo iyo gabadhaan saa id isugu egyihiin

  • @melindacaillier6881
    @melindacaillier6881 4 роки тому +12

    you guys lamaano qorxoon baa tihiin masha Allah beautiful family...

  • @xalimoabdigure7560
    @xalimoabdigure7560 4 роки тому +1

    Aw gedi shabowaa lagu gurihaa 😂😂😂😂😂❤❤❤ Nawal iyo boqorkeda I love you

  • @boy_boys4320
    @boy_boys4320 4 роки тому +21

    Dhac dhac wan kusalaamay like isaara asxabta aan jeclahy hadaad tahy somali 🥰😍😘

  • @yasminmohamud8432
    @yasminmohamud8432 4 роки тому +14

    Xoogahoo wee is shaabahaan lknse Gabarmaanyo aa qurxoon wlh

  • @احمدالغامدي-ك9ن
    @احمدالغامدي-ك9ن 4 роки тому +3

    M.allah boqorka gembiska heestena aanoo sartay guleyso adiga iyo dumashi gawar mayow wan idinku fanaa

  • @zeinabbarre7847
    @zeinabbarre7847 4 роки тому +7

    Waso dahay lakin waisku egtihin walahi keep going 😍

  • @amoryofficial5910
    @amoryofficial5910 4 роки тому +3

    Gabar maayo adaa ka qurux badan

  • @asliosman6346
    @asliosman6346 4 роки тому +3

    Wllhi gawree maanyo wee uegtahy nasiim xaaska qamar suugani☺☺

  • @ahmedkul2002
    @ahmedkul2002 4 роки тому +2

    Boqorka gambiska adhibo xitaa wllh waxaa uegtahy ninka lil balil heesta lasooqadhi...heesta magacedha waa tiktok fiiri bal wllkey

  • @fartuunabdulahi9892
    @fartuunabdulahi9892 4 роки тому +1

    Anaa u horeeyo manta Gabar mayao iyo cadnaan❤❤✌

  • @caligeddi3175
    @caligeddi3175 4 роки тому +8

    Gabarey mayo qamar sugani nagtisa walsha miya wa ku egtahaye

  • @hafsamohamed962
    @hafsamohamed962 4 роки тому +11

    waa isku egtihiin nasiin iyo nawaal

  • @boy_boys4320
    @boy_boys4320 4 роки тому +1

    Dhac dhac wan kusalaamay brother like isaara asxabta aan jeclahy hadaad tahy somali

  • @teamboondheereofficial9873
    @teamboondheereofficial9873 4 роки тому +1

    Waa nii sakmy boqorka gambiska vs gabarmayo keep going

  • @ilhaanxarago5839
    @ilhaanxarago5839 4 роки тому +2

    Love u so much mi family aan tegero u ahay ❤🥰🙏

  • @Xamdaay
    @Xamdaay 4 роки тому +2

    Saa isku barateeN nooga shekeYaH mai fav couple❤

  • @halimaomar5896
    @halimaomar5896 4 роки тому +1

    Boqorka gambiska dhegaha iyo katinada iska siib because you have a children hadii kale ciyalka wey kugu deysanayan wexey dhahayan aabehena ciyaalsuq uu ahaa hada adiga aabe fiican iska dhig ciyaalkaaga haku fiicnaadaan insha Allah

  • @skully8142
    @skully8142 3 роки тому

    What’s the intro song please when we see the beach?
    Heesta belowga markaa xeebta la arkaayo magaciiso iso sheega walaaloyaalkay lol

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 роки тому +4

    Gabarmaayo walasheed 😂😂😃

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 роки тому

    Gabarey manyo iyo nasim wa isku egyihin Masha allaha % 70 ad
    aye isku shabahan 😍

  • @mohamedhassa4360
    @mohamedhassa4360 4 роки тому +2

    I Like that Gabarmaanyo Siday U dhahyso Soo Fadhiista🥰❤

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 4 роки тому

    Kuma eka adaa ka quruxbadan gabar mayo 💋❤🦁🧠

  • @dilaaqofficial7232
    @dilaaqofficial7232 4 роки тому

    hhhhhhh wuu shidnaay
    boqorka gambiska keep going pro

  • @queeniloveuzain8786
    @queeniloveuzain8786 4 роки тому +1

    Waleee weY isku egyihiin 😁😁😁😂😂😂

  • @khadarcaliosmaan3446
    @khadarcaliosmaan3446 4 роки тому +1

    Asc ayow ayoow boqorka gambiska io gawar maaayo wan idin xiisay wlh kkkk

  • @mohamedadan6877
    @mohamedadan6877 4 роки тому +2

    Funny video idinjecelhey my favaurite couple ❤🔥🔥

  • @caishaofficiall6377
    @caishaofficiall6377 4 роки тому +8

    Waxa ahay qof ugu horeyo waxa niga cad sana ina SUBSCRIBE I sar tan wa walashin wa iga codsi dhamantin igu cawiya SUBSCRIBE iyo like

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 4 роки тому +1

    Aad iskugu egtihiin nasiin iyo gabar maayo 💋💋💋

  • @shamsohusseinmacalin603
    @shamsohusseinmacalin603 4 роки тому +1

    Xoga waad isku yara egtihiin Gabar maayo iyo Nasiim 😍

  • @samraanshaamofficial3737
    @samraanshaamofficial3737 4 роки тому +1

    challenge yo qosolbasan kasoo daawada channel keeyga oo gamo furan ku soo dhawaada

  • @samsammohamedhassan929
    @samsammohamedhassan929 4 роки тому

    Waa run waa egtahey gabermaayo

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 4 роки тому

    Heestan geedi shaamboo xasuusbay igu reebtaa markaan dhageysanayo anigo muqdisho joogo walaashay aan jeclahay srooskeeda bay inoo daarneed is muy favirate song

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 роки тому +1

    Inta hada aragtey iney isku egyihin like dhacdhac ku siya kkkk

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 4 роки тому +1

    heesta #arooska ka baxaysa xaqeeda siiya intaad #wxn barooranaya dulsaareysaan😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @oralojamuqtaar6136
    @oralojamuqtaar6136 4 роки тому +1

    Haa waa isku egtihiin💯👌

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 4 роки тому +1

    n

  • @mohaalimire2231
    @mohaalimire2231 4 роки тому

    Boqorka dhagahaan ku Duran please iska bixi marka muuqal iska duubesid qiimeey fans kaaga

  • @asrababy5114
    @asrababy5114 4 роки тому

    Gabar mayo abaayo illha ha ku xifdiyo cadow kuma arko adi iyo family kaga

  • @MohamedHassan-cj1cv
    @MohamedHassan-cj1cv 4 роки тому +1

    Waa isku egtihin 100%100

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 4 роки тому

    Yeah she little bit looks like you, but nawal gabarey mayo are more beautiful gorgeous and more attractive, nawal🔥🔥🔥❤❤❤❤😘😘 i forget to say masha Allah

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 4 роки тому

    Ma dhagahaad soo duray sidii dhoocilihii War ileyn Anagaa Balo aragnay Ilaahow Dowlad awood leh Nasii Adaa Qaadiree

  • @jiijajaalo5359
    @jiijajaalo5359 4 роки тому +1

    Alla wa gariiira😩😩😩

  • @adammaxwell3956
    @adammaxwell3956 4 роки тому +1

    Waa isu eegtiin

  • @jamiilaabdi7491
    @jamiilaabdi7491 4 роки тому

    Waa isku ektihiiin nawal iyo nasiim mash allh

  • @abdisalamibrahim674
    @abdisalamibrahim674 4 роки тому +1

    Adnaano wallahi marki video yashan cml sogeliso channel kaga boring waye so next time prepare well

  • @rowdosharub3350
    @rowdosharub3350 4 роки тому +1

    Mnsha allah wa isku egtihin

  • @wadadyare9822
    @wadadyare9822 4 роки тому +1

    Gabar maayo iyo nasiiim wa lakala jeexay

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 роки тому

    SEE WAX UJIRAAN iskuma eko Bisinka

  • @tasniimabdirahman8252
    @tasniimabdirahman8252 4 роки тому

    Masha allah family aan ku xiranhy hore u socda

  • @jamiilahusseinabuukar7794
    @jamiilahusseinabuukar7794 4 роки тому

    Walle said iskugu eg yihin 👸👸

  • @cabdicasiis4042
    @cabdicasiis4042 4 роки тому

    Gabar maayo Nasiin waapa islu egyihiin

  • @rahmacadey7881
    @rahmacadey7881 4 роки тому +1

    Haaa wa isku ektihin

  • @naimafarah3434
    @naimafarah3434 4 роки тому +1

    Xbbtii waaisku egtihiin ani mar hore aaba arkay.

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 4 роки тому

    I MISS U GABARMAAYO 👸❤💋👏

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 4 роки тому +1

    Ma isku ekidiin gawarmaanyo ❤️❤️❤️

  • @nazriinkeif2877
    @nazriinkeif2877 4 роки тому +10

    Lkn heesta aan maqalnee mxaa heesta u dulsaarteen

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 4 роки тому +2

      Waa reer xamar asal ah maraban hees kale iney dhegeystan cml

    • @monasultan7747
      @monasultan7747 4 роки тому +2

      Ramlo Muhudin hahaha wllo heesta copyright be ledhy

    • @husseingarasyara9680
      @husseingarasyara9680 4 роки тому +1

      Ma aha sas ee waa yutub ka ayaa kobi reey ku qabanayo marka lama oo kale sas ufahan

  • @dagancadey6624
    @dagancadey6624 4 роки тому

    Boqorka gambiska iyo gawarey maayo idin jeclahy

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 4 роки тому

    Waa walashina adna wax kaama dhibeyso anna waxbey iitaree wll iisaar subscribeta

  • @qadiijomacalin346
    @qadiijomacalin346 4 роки тому

    waaw

  • @adama5735
    @adama5735 4 роки тому +1

    Inta aanan heestan fahmin like dhufo

  • @mahdigeedi6719
    @mahdigeedi6719 4 роки тому

    Boqorka gambiska gabar maayo arooskeeda miyaa😂😂😂😂😂

  • @aminabarbaarintacaruurta4786
    @aminabarbaarintacaruurta4786 4 роки тому

    HADII AAD RABTO INAAD TARBIYADA CARUURTA WAXYAALO BADAN KABARTO SUBSCRIBE DHEH CHANNELKAYGA ASXAABTA🧕🤰🏻🤱🏻💁🏻‍♀️💋💋

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 4 роки тому

    aryaahe hooyadaa gambiska ka cune maalin comments dadka akhrido oo ka jawaabto soo samee dhoorayahay hadii kale waa laga dhaafi commenst dambe ....gabarmaayo waa u ektahay aniga ku idhi dumaashi

  • @hanuushbbe8216
    @hanuushbbe8216 4 роки тому +1

    My family ❤❤❤❤

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 4 роки тому

    sax thanks was dream about boqorka gambiska last night

  • @shamsomanshaalahmohamed5770
    @shamsomanshaalahmohamed5770 4 роки тому +1

    Beén mahan weyku egtahay nawaley

  • @samraanshaamofficial3737
    @samraanshaamofficial3737 4 роки тому +1

    asxaabta soo booqda channel keega thanks kuligiinba

  • @said_sahane1880
    @said_sahane1880 4 роки тому

    Alla gabadh maayo masayr badanaa

  • @AkramAkram-fl1wt
    @AkramAkram-fl1wt 4 роки тому +2

    Asxaabta walaahay cadi bad umalee inay iskuegyihiin lik isaara hdad ila argteen

  • @zaaranor2332
    @zaaranor2332 4 роки тому

    Xasuus wlhi awgeedi shaamboow

  • @sarmandawud2355
    @sarmandawud2355 4 роки тому +3

    Waryaa Boqorka Genbiska waxaa Dhegaha (ear ring) iska saar!! Adiga Nin baad tahay. Waxad u e kaatay Naag.

  • @axmedkookeaaxmedkooke26
    @axmedkookeaaxmedkooke26 4 роки тому +2

    gabar mayo sidan maxa waye caato ayat noqotay maxa jiraa

  • @abdifitahviera5802
    @abdifitahviera5802 4 роки тому

    Justice floyd boqorka qaybaha danbe ayuu ku muujiyy inta argty

  • @hassanomar4950
    @hassanomar4950 4 роки тому

    Kal iyo lab romantic lamaane

  • @wilofamily5150
    @wilofamily5150 4 роки тому

    Masha allah

  • @rumaancabdal4429
    @rumaancabdal4429 4 роки тому +1

    Haa waa isku ektihiin

  • @aliishaabdi8744
    @aliishaabdi8744 4 роки тому +1

    ha wey ku eg thy😍

  • @atariishomarkoofficial7483
    @atariishomarkoofficial7483 4 роки тому +3

    Plz igu cawiy like

  • @somalisoma874
    @somalisoma874 4 роки тому

    magnifiqueeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

  • @7TH-JUNE
    @7TH-JUNE 3 роки тому

    Arooskiina hore waxaad isku guursateen, Cadnaan iyo Nawaal. Kan dambe waxaad isku guursateen. Boqorka Gambiska iyo Gabareey Maanyo.

  • @tiinaaden8291
    @tiinaaden8291 4 роки тому

    Wa isku egtiihiin

  • @salmasaid995
    @salmasaid995 4 роки тому

    waa isku egtihiin gabar maanyo

  • @aminamohamed5959
    @aminamohamed5959 4 роки тому

    That’s true walhi waad isku egtihiin yes

  • @fartuunali7265
    @fartuunali7265 4 роки тому +1

    Way ku egtahy zaid walshaa ma ahn miyaa 🤔🤔🤔

  • @dhhbfb7695
    @dhhbfb7695 3 роки тому

    Adaa ka qurxn

  • @dahirabdalla
    @dahirabdalla 4 роки тому

    Waan uk salam

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 4 роки тому

    My song💘💘🔥🔥

  • @Xamdaay
    @Xamdaay 4 роки тому

    Wa U ektahaY

  • @shadiaabdirashiidjama
    @shadiaabdirashiidjama 4 роки тому +1

    waaad isku egtihiiin nasiim

  • @AliAli-yx5sv
    @AliAli-yx5sv 4 роки тому

    Waa isku egtihiin

  • @drabdilahi4159
    @drabdilahi4159 4 роки тому +1

    Aadbaan idiin taageera like

  • @zeinabsomo6344
    @zeinabsomo6344 4 роки тому +5

    Lakin gabar mayo wey uektxy gabarta

  • @samiiramoha559
    @samiiramoha559 4 роки тому +1

    Aad ayaa iskugu eegtin

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 4 роки тому

    Gabar maayo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💖💖😂

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 4 роки тому

    wallo baa laydin mooda

  • @abdifataax4305
    @abdifataax4305 4 роки тому

    Maxaheysa boqorka