Qax & kala carar Maraykanka ka bilowday & Jahwareerka Siyaasada Soomaliya oo sii xoogaysatay!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Kuso biir Radio Hussein Jama
    / @husseinjama

КОМЕНТАРІ • 69

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 2 години тому +15

    XASAN waa masiibo Soomaali
    losoodiirey😭🇸🇴😭😭👈 ilahaay haina badbaadiyo

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 2 години тому +4

    Wixii Muslimiin ah iyo inta hanuun u qoran yahay rabbi haka badbaadiyo sidoo kale dadka reer maraykan aan muslimiinta cadaawad u qabin Rabbi ha bad-baadiyo.

  • @yusufbarud2813
    @yusufbarud2813 54 хвилини тому

    Mahadsanid

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 44 хвилини тому

    ASC Subhanaallaha🤲💯 hassan gurgurte waxu ka dhaxarkeey dantiisa 5 Darood ee waa ninka raba inu 5 Darood jabiiyo waa nin somalida isku dariiy, Allaha badbadiiyo dalkeena iyo dintena iyo dadkena Amin yarabi🤲💯❤⭐🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 2 години тому +4

    Masaakiin tii ay qixiyeen
    Natanyaahu iyo Baydan
    Ayuu alaah Ka aar goosabayaa
    Ee u sheega oo gaarsiiya

  • @MaxamudAxmad-uw8xy
    @MaxamudAxmad-uw8xy 2 години тому +3

    walikaas warkisa waa igu socdaa markasta waxa dhabtaa buu kuhadlaa somalida huruda maha

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 години тому +3

    Allaha akbar Ilaahow qaxi oo xanuunki ay xanuujiyen Falastiin uga dhig intan dulmiga ku jirin ka badbaadi ☝🏻🤲🇵🇸

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 28 хвилин тому

    Xasan MUNAAFAQ somaliya aya laguimtixaamaya ilahey hana dhaafiyo waa xigmad rabi wato😢😢😢😢

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 2 години тому +3

    Mareykanka ilaahey ha gubo waa cubadadii palestiin 🥺🥺🥺Mac sonkor

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 Годину тому

    ILLAAHAY HAKU XIFDIYO WAA RUNTAA EE DADKA QALBADAA MADOOBATEY OO SAXDA IYO KHALADKA MA KALA SAARI KARAAN
    XAASID NIMO IYO QAYAALD KELIYA AYAY GARNAYAAN
    ILLAAHAY HA CAAFIYO UMADA SOOMAALIYEED
    BILIQO IYO XAARAN IYO DHAAR XAARAAN YAA SDAA U GASHAY🤴🤴🤴🤴🤴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @JigJiga-q5t
    @JigJiga-q5t Годину тому +3

    WARYAA MAREXAANOOW IS ILAALIYA OO DAAROODKIINA DHINAC KA RAACA,
    XASAN MUNAAFAQ IYO HAWIYE FUTO MADOOBE ADUUNKA IDIINKA AYEEY DAD UGU NECEBYIHIIN OO ITOOBIYANKA VILLADA IYO XAMAR AYEE U DHAXFADHIYAAN WAXA UU GADO FARTA UGU SOO FIIQAYO GUMAAD AYUU IDIN LA RABAA IS ILAALIYA HOOY

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 Годину тому

    Asslamu calaykum Axbaabi..
    Magacyada ALLAH SWT.
    ALCADIL
    YA U Sabab ah Burburka GAZA..

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Годину тому

    Xasan gurguurte waa doqon mooryaan ah oo aan damiir lahayn

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 Годину тому

    Alle dadka islaamka ah ha badbaadiyo kuwa kalena een islaamka ahayna ha soo hanuuniyi

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Годину тому

    noo duceeya allaha naga xafido dabeylahan somaliyey

  • @lula.8433
    @lula.8433 2 години тому +1

    Adigaa Musiibo ah Qabiiliisti
    Is ciiji Duli yahow

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 години тому

    Waa insan caratin ee ilaahey tala saartaan

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 години тому +1

    waa unukah leh xamar bay ku socotah waxan hadan lagah qaban magacah u watoh wuu ibsan wadankah tugan

  • @animefunnychannel1983
    @animefunnychannel1983 2 години тому

    Yes ❤

  • @mrali3601
    @mrali3601 2 години тому

    Hold tight

  • @mohamedaden5914
    @mohamedaden5914 2 години тому +1

    Waa mucjiso. Ale uu u keenay muslimiinta Caruuta aya baa bi inayaan

  • @hamdiahmed5216
    @hamdiahmed5216 2 години тому

    Caro ilaahow ayaa ku dhacday waa dhibaatada uu ku hayo muslinka aba ahaatee falastiin ilaahow usiyaadi mareykanka duu faantaada muslinka joognaa kabadbaadi aamin yaarabi

  • @MahamedlHasan-rp3ku
    @MahamedlHasan-rp3ku 2 години тому

    allaha ka badbaadiyo muslimiinta duufaanada

  • @oumelkhairtahir2566
    @oumelkhairtahir2566 2 години тому

    Wallo Sool iyo sanag waxa ku garasanbaba qalada bal inta kale ha idiin dabaysee muqdisho uun nabadeeda ilaliya

  • @MaxamudAxmad-uw8xy
    @MaxamudAxmad-uw8xy 2 години тому +1

    arinta somaliya walal wax lagu xiqo maha hawiyana wadan ma mamuli karaan madaxdoda waa bidayaal

  • @corafCidale
    @corafCidale 2 години тому +1

    MASIIRKII DALKA MA CASHO SHARAF BAY KA DOORTEEN MADAXDA WARAABE U TAAGA AH EE KA SHAQEEYA KALIYA DANAHA GUMAYSTAHA IYO DANOHOODA KHAASKA AH KITAABKII AY BEENTA KU MAREEN HA WADA QABTEE.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 години тому

    Asc hussen wan ku xiranahay wararka international ka ah kusoco fadllan

  • @Umo580
    @Umo580 2 години тому

    MAANSHALLAA ♥️ ♥️ ♥️

  • @FartunK
    @FartunK 2 години тому

    saqirkaas xasan gacmaha qaniinsan yahay wuxuu muujinayaa qof ciilan oo xanaaqsan

  • @yousufonlaye409
    @yousufonlaye409 Годину тому

    Ex Yugoslavia

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz Годину тому

    AAD BAY U FIICNAAN LAHAYD INAAD WARARKA CAALAMKA SOO GALISO.

  • @farahgurey3482
    @farahgurey3482 25 хвилин тому

    Hal,kaa,ka,sii,wad,,sxp

  • @abdulatifmohammed4603
    @abdulatifmohammed4603 Годину тому

    Shacabka mareykanka maqaxayan, ee Gobolka Florida magaaloyin kamid ah ayaa Dabeelo dartooda looga cararayaa. Waad in aad saxdaa warbixin taada, America oo dhan maqaxeeso

  • @MouminHersi
    @MouminHersi Годину тому

    Mareykaka dufanta wa badilkii xasuuqi ee gaza huub keeki laqu leynicey maatida

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 години тому

    Ilaahow Israël geey duufantan oo ku baa bi yaa rabi natinyaahuu u oo gam ka sii 🤲☝🏻🤲☝🏻

  • @bby6
    @bby6 2 години тому

    Hassan munaafaq wa hogamiye koxed tuladi u ku dhashay xata matagi karo brother

  • @AbdiBehi
    @AbdiBehi 2 години тому

    Wa afor gobaal

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Годину тому

    Garan mayno willow.

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 56 хвилин тому

    D5🙏

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz Годину тому

    HAWIYE IYO RAXANWAYN OO AAN KALSOONI U JOOGIN BAA MEESHA JOOGA.
    DIR, DAAROOD, IYO REERAHA AY KU SHEEGEEN .5 OO DHANNA MA JOOGAAN.
    HADA OGOOW RAXANWAYN MEESHA UUN BAY FADHIYAAN EE IYAGUNA MA OGALA MARKAAS WAA HAWIYE UUN OO SOOMAALI DHAMAANTEED AY KA MAQAN TAHAY.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 26 хвилин тому

    Dadkii Gaza ku noolaa oo dhan waa la xasuuqey, aawey dadkii xagee bey joogaan, Gaza saw meel xiran ma aheyn, ma xaafad duqeynta ka bedbaadey baa jirta... 42 kun baa dhimatey waa warka reer glbedka si aan Yahuuda waxba loogu raacan baa loo alifey... Ee adna iska sax wll.

  • @Mideye157
    @Mideye157 Годину тому

    Ethiopian lagama hadlayo meesha waxa la isugu tegey sidi weligood xukunka u wada joogi lahayeen

  • @aliadow5906
    @aliadow5906 2 години тому

    Asc xuseen madaxda soomaalida wax muddo kordhin kayar madeeqaan

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Годину тому

    waxan u shegaya somalida wa in si deg deg ah uga baxan lol

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 2 хвилини тому

    Ruuxii damiir laa ladooc doociyaa yoo
    Xuseenoow ladoo naa
    Qalyahaad daydaysaa
    Duul noolba mahee
    Haysku daalin boowow

  • @isseyare837
    @isseyare837 2 години тому

    Xuseenow walaalo iska hubi
    Somali florida ma degana
    100 qof laga helimaayo
    South Carolina 10 qof ma degana
    Meesha somali degan thy waa Atlanta georgia 3 kun lagu qiyaasa
    North Carolina na somali hada ma degana waa dadkaa Minneapolis u yaacay
    Anaa degan Atlanta ga

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Годину тому

    dufan iyo dhul garir o burburisa warshadaha hubka babanada lagu layey ilahow burburi

  • @Abdirizaakaden
    @Abdirizaakaden 2 години тому

    Dalkaan ale Yaa umaqan husein jamac

  • @suleimanmohmed1014
    @suleimanmohmed1014 Годину тому

    Somaliland ku dar

  • @KhaliifMaxameed-ln7fe
    @KhaliifMaxameed-ln7fe 2 години тому

    Xamarhoraa loo sheegtay maantana dawladdii baa la sheegtay maxaad ka odhan lahayd aqoon yahan waxay ila tahay madaxda maanta waa shisheeye bilaa naxaris ah oon waba hambayneeyn zdssssssoooorrrrryyyyy way waayy way😂😢😅 soomalia cadow lagu beeray baa qabsaday wway way way

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 27 хвилин тому

    Karkaar gardafuu haylaan kudar

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Годину тому

    Umada calamka ay qixinayeen oo dagal gelinayen aa iyaguna illaahey baqixiyey

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 2 години тому

    Anakaa daawana lugna saarna

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 35 хвилин тому

    Niinkan aqli ahan maa fiyoobo ganacsi qad iyo ciidanka gedo joga miiya isku mid ah mareexaanka in laa guumeysto jecel aya tahay hawiiye ethiopianka dagaal aya kadhaxeeyaa maana jiirto magaalo hawiiye oo aay jogaan ciidanka ethiopia. Hiraan oo waxyar kajogaan mooyaane

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 3 хвилини тому

    Warar calamku waa muhiim la qabadsii dadka

  • @mrali3601
    @mrali3601 Годину тому

    Mandhow cabadka iga da carabti wa naag e bu yiri Seyidki maxa iga galay carab aan ayagi isku naxayn oo buqnaha is jebinaya

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf Годину тому

    amxarada.xamar.wahawiye.kuwa.gado.wadarod.wa.cadaw.hawiye

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Хвилина тому

    9 Gobol +3 Gobol lafta Gareen Ah Waa 12 Gobol 18 Gobol Ee Somalia Marka laga Jaro 18-12=6Gobol- Gobolka Awdal= 5 Gobol -hiiran = 4Gobol -Galwaaq=3 Gobol Only Doorasho Miyey Suurto Galeysaa Doorasho Qof iyo Cod Guurgurte Kkkkkkk usoo Hartay Cajiib Dalkii wuu kala eryay Qabyaalad Darteed

  • @khadarfarah3741
    @khadarfarah3741 2 години тому

    Dalba ayoow yaa kule

  • @cabdigedi8145
    @cabdigedi8145 Годину тому

    Hadeg degin hub ayaa so soda rufiyaanyahow

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 години тому

    Mahadsanid

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 години тому

    Allaha akbar Ilaahow qaxi oo xanuunki ay xanuujiyen Falastiin uga dhig intan dulmiga ku jirin ka badbaadi ☝🏻🤲🇵🇸

  • @JigJiga-q5t
    @JigJiga-q5t Годину тому +1

    WARYAA MAREXAANOOW IS ILAALIYA OO DAAROODKIINA DHINAC KA RAACA,
    XASAN MUNAAFAQ IYO HAWIYE FUTO MADOOBE ADUUNKA IDIINKA AYEEY DAD UGU NECEBYIHIIN OO ITOOBIYANKA VILLADA IYO XAMAR AYEE U DHAXFADHIYAAN WAXA UU GADO FARTA UGU SOO FIIQAYO GUMAAD AYUU IDIN LA RABAA IS ILAALIYA HOOY

  • @JigJiga-q5t
    @JigJiga-q5t Годину тому +1

    WARYAA MAREXAANOOW IS ILAALIYA OO DAAROODKIINA DHINAC KA RAACA,
    XASAN MUNAAFAQ IYO HAWIYE FUTO MADOOBE ADUUNKA IDIINKA AYEEY DAD UGU NECEBYIHIIN OO ITOOBIYANKA VILLADA IYO XAMAR AYEE U DHAXFADHIYAAN WAXA UU GADO FARTA UGU SOO FIIQAYO GUMAAD AYUU IDIN LA RABAA IS ILAALIYA