PRANK CIMRAAN DAGAL IYO GACAN QAADKA SUUBIYAY 😂 || SHAQAA LAGUU HELAY ||

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 451

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  Рік тому +100

    Vedio gan hadaanan daawan soo daawo ua-cam.com/video/ZqtbIKCe_xE/v-deo.html

    • @ruathaxaji4427
      @ruathaxaji4427 Рік тому +1

      Adno wax kasta ey dhahdo wax ma dhahayo m.a wuu ixtirama

    • @deeqocumarmuxamud2182
      @deeqocumarmuxamud2182 Рік тому +1

      Wa iga qosliyay wlhi cimran

    • @caamirroobleofficial9097
      @caamirroobleofficial9097 Рік тому +1

      Wiilka stress shaqaa ku rideen dhaawaca ku gaaraayo maskaxdiisa ka daaya please

    • @daryeelgirl6752
      @daryeelgirl6752 Рік тому

      Cimraan waa dadka oo hore ka xanaqan xita hadi oo lala kaftamayo .Mar neh qoslayo lkn xanaqiise aa saa id ☺☺☺ 3ka shaqo aa is dhihi karo in oo kashqeyo
      1.Waa qeybta lcgta aruriiska😹😹Maqayada
      2.Supermarket ka 😹
      3. In oo office shaqle loga dhigo😁😁

    • @lakiaxmed6945
      @lakiaxmed6945 Рік тому +1

      Cimran wa qof ixtiram badan lkn aniga shaqo uhaya digag aya jidhka lo maydhyaa😜🤣

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +322

    Waxaan ka baqayaa inaan magacaaga qoro, Rasuulki ilaahayow, mana helin cid u duceysa 💔

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 Рік тому +200

    waan aaminaY waana rumaynay waliba anagoona arag nabi muxamed scw❤️

    • @maxamadaxmed6527
      @maxamadaxmed6527 Рік тому

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @hanajaylaani9340
      @hanajaylaani9340 Рік тому +1

      Salalhu calihi wasalam

    • @najaxc.qaadir124
      @najaxc.qaadir124 Рік тому

      Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam

    • @bishaarocabdulaahi4289
      @bishaarocabdulaahi4289 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 Рік тому +1

      Scw scw scw

  • @ASADHAGIO-vv8qx
    @ASADHAGIO-vv8qx Рік тому +153

    Hadal Afkaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Maxamed ‎ﷺ ❤️

  • @MaanKaFilms2
    @MaanKaFilms2 Рік тому +99

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤ scw

  • @sunyariitabela3350
    @sunyariitabela3350 Рік тому +42

    Wiilka waxuu dhibsanayo ma fiicna in Mar kasto la dhoho hadu ku xushmeyo xushmee mida kale wiilka ka xishooda ha ku bahdilina dadka hortoda waa ceeb mid walba 📷 hortoda waa dhib saday wajigiisa shaxuurta ka muuqato hala fiirsha ceeb caleek😭😭😭😭

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 Рік тому +106

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤❤💞

    • @aaminosahro4322
      @aaminosahro4322 Рік тому +3

      Scw

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 Рік тому

      Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤

    • @elmastrozalupdikadir9576
      @elmastrozalupdikadir9576 Рік тому

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @Mahadabukar-vr4ii
      @Mahadabukar-vr4ii 5 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @edabsan623
    @edabsan623 Рік тому +47

    Ceeb waaye walalkiin inaa maalin waliba hadalo qaldan ku dhahdaan hadana aad la soo wadaagtaa bulshada adigoo wax funny ah ka dhigeesaan saan ceeb waaye walalkiin ka leexda plz dhaafa🥺😂

    • @Hodman13
      @Hodman13 Рік тому

      Shaqo lagu kena hadal qaldan miyu noqday ficiis wey sheqeesta

  • @qaadijocadey1366
    @qaadijocadey1366 Рік тому +38

    War shaqadaa heysid soo sheeg kulahaa cimraan alla qosol badanaa noo soo badiya yaqey prank yada🤣🤣🤣

  • @MohamedAbdi-id4no
    @MohamedAbdi-id4no Рік тому +84

    War nio kaa maxamed la idhaa waa dhib miidhan adna ayuu dhibka ka raacay isaga prank kuso samee😂😂😂😂😂

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 Рік тому +28

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Cimraan miskiin waaye iska dhaafa
    Mohamed dhib law kusuubiya prank

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Рік тому +65

    Prank Inta Aragtay So Carartay Ismuujiya 🤠

  • @hafsaarashiid8867
    @hafsaarashiid8867 Рік тому +25

    M.a ilahey hani barakeyo dhamantina family qurux badan tihin 👏 cimran dhibka kadaya waad ku gobaten shaqadas uma qalanyo cimran

  • @fatxi5110
    @fatxi5110 Рік тому +7

    Mamo shukran adigana ilaahay cafimad taama ha ku siiyo io cimri dheer io cibado suuban

  • @queenfarhiya276
    @queenfarhiya276 Рік тому +28

    Jecliyaaaaaa cimraan prank lagu sameyo hhhhhh sorry Brother 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому +10

    😂😂😂😂walahi waka xanajisen cimran keep going my family ❤ ❤❤❤

  • @yasminmohamed687
    @yasminmohamed687 Рік тому +24

    أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيه ويعافيه يارب

  • @soumeyahoney6072
    @soumeyahoney6072 Рік тому +8

    🤣🤣🤣🤣🙈Hooyo calwiya Kulhaa Fiyoore aaa ugaysid Jah Hooyo jacayl jacayl

  • @ummuaisha8791
    @ummuaisha8791 Рік тому +24

    Saan u qoslaayay waan fuuray wllhi mashaallah cimraan aabaha xanaaqa waaye

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +9

    Hhhhh ala manooli xetahy nin dhan shaqo diidayo 😂😂😂

  • @fartunmohamedmohamud1669
    @fartunmohamedmohamud1669 Рік тому +4

    Walahi wiilkan wiil fiican waye wuuna shaqeen jiray ankara iskuulu ku shaqeen jiray hada kahor hooyadey oo tabcan ayuu dhinac ka qaaday ilahey qeer ha siiyo

  • @nagaadqurux4460
    @nagaadqurux4460 Рік тому +13

    Shaqo lee muu saas unecban yhy Cimraan 🤣🤣funny family 💋❤️

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 Рік тому +3

    Wllkey wad kaqeyli sisn Adna qurux Allah ku cafiiyo Faraxad kunolowa❤❤❤👑

  • @fartosoxasan1197
    @fartosoxasan1197 Рік тому +31

    wlhi cimraan funny waye😂😂

  • @naimasheikhnor7811
    @naimasheikhnor7811 Рік тому +5

    Wllhi Waan Fuuray AdNa
    Khadarow Shaqo ma Helay🤣🤣🤣🤣
    Alle family wada qosol ah

  • @aydrousshuceyb1998
    @aydrousshuceyb1998 Рік тому +6

    Hhhh masha Allah wallhi gurigayna cml weeye 😂 kaftan xalaal

  • @farhiyamohamed4263
    @farhiyamohamed4263 Рік тому +4

    Adna please walalkaaga wxuu dibsanaa social media haa kenin kista walalka wadanka u aqonin funny ha kadiigi wxaan okle wa bahdil ee adna kumafcno oo asaaga na umaficno. Thanks 😊

  • @hulksada9414
    @hulksada9414 Рік тому +5

    Cimraan fani waaye wlahi😃😃😂😂😂😂😂😉😀

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 Рік тому +4

    Cimraan xanaaq low waaye ka dhaafa prankiga Mohamed waaa dhibki oo qofa🤣🤣🤣🤣🤣🤣m.a fmly qurux bdn Allaha idin dhaafo❤cimraan shaqo ma necbee ka leexda qofki xamarweyne ku arkaa garanaayee ugaasa fmly

  • @ayuupmohamed
    @ayuupmohamed Рік тому +9

    Wllhi waligeeY ma arkin prank saan ugu qoslY O.M.G😂😂😂

  • @qaaliluula5327
    @qaaliluula5327 Рік тому +11

    Waa iga qoslisen allha idin dhafo😂😂😂❤❤

  • @hannanmaxamed8743
    @hannanmaxamed8743 Рік тому +6

    Ar cimraan ii dhaafa please 🥰😂wiilka iiga leexda 🥲😂

  • @prettylanda2272
    @prettylanda2272 Рік тому +8

    wiilka cuqdaad baad ku disheene ka dhacaa😂😂😂

  • @haboonmowliid7169
    @haboonmowliid7169 Рік тому +3

    Maasha allaha hooyo mcn allaha ku caafiyo insha 🤲👌🥰💯💯♥️🌹♥️♥️

  • @NanaMohaa
    @NanaMohaa 4 місяці тому +1

    Wallaahi Video ga waa ka heli Qosolka waaye Lax jeer ayaa fiirsaday 😂

  • @ST4RCOOKIE
    @ST4RCOOKIE Рік тому +15

    Cimraan iska dhafa 😂😂😂😂

  • @saharoaadanguud5755
    @saharoaadanguud5755 Рік тому +3

    Ala manooli haddii aan dhinto qosol udhintey cimaar lee idiley🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 Рік тому +4

    Moomii caafimadka allh kuu barakeeyo😘😘🥰

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago Рік тому +1

    👏👏👏😂😂👌👌👌 wlhi is the best prank cadi mahan maskiin indha ka soo haray wilkii waad isu tagteen group Kii la socdaa ba ogu daran wey ku gobteen……adna dhibley wilka kaar ha ka group kii isgaad dhan baa dawanaya kkkkkmkkk

  • @hannanmaxamed8743
    @hannanmaxamed8743 Рік тому +8

    Maxamed iyo hooyo are so funny 🤣 😂 😆

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Рік тому +4

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 11k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏🙏😭😭

  • @maryanabdirahman8574
    @maryanabdirahman8574 Рік тому +6

    Cimraan shaqadan iska yeel hadu alle ku idmaayo 🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @sucdiabdisamed7138
    @sucdiabdisamed7138 Рік тому +5

    Vedio gan yuu mastaqbalkiisa saameenin cunugaan inta views lacag raadineso

  • @faizamohammed3997
    @faizamohammed3997 Рік тому +26

    Allah cimraan funny waye wlhi 🤣🤣🤣🤣adna dhibleey wilka noow.dhaaf 🤣🤣🤣wat ku gobadeen wilka dhibkaas dhan.adna ka dambesay

  • @wardaamxmd143chanell9
    @wardaamxmd143chanell9 Рік тому +1

    mam calwiyo waa salaamy hooyo waad catowday cimri dheer iyo cafimaad hooyo mcn

  • @yusufabdiaziz507
    @yusufabdiaziz507 Рік тому

    Wow iam the fast

  • @hassanreally8305
    @hassanreally8305 Рік тому +4

    Adna 8 maalin weli wan qoslooyaa qadarow cadi iska dhig shaqeyso 😁

  • @hannanmaxamed8743
    @hannanmaxamed8743 Рік тому +2

    Cimraan 😂😂😂love you pro ❤

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 Рік тому +8

    Qurux happy habo qali quruxu Hooyo cafimad Allah siiyo damantiina saxaaf adna you 💖 ❤ 😘 😊 ♥ 💕 💖 ❤ 😘 1000k youtube subscribe kaarr inshllah keep going through

  • @ikraamahmed4399
    @ikraamahmed4399 Рік тому +4

    Wlhi funny Mohamed 😂😂😂😂🤣

  • @yasminkhalif2307
    @yasminkhalif2307 Рік тому +18

    Masha Allah walhi family funny 😆 aatihiin mabadaleysaan

  • @Saylacc
    @Saylacc Рік тому +2

    Cafimad taaaaam ah Hooyo calwiya❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zuuuiskuroon553
    @zuuuiskuroon553 Рік тому +3

    Mohamed dhiplow yar wayeh 😂😂😂 hadana hadaladisa ku qoslaaaba

  • @zafabintudaahir1023
    @zafabintudaahir1023 Рік тому +3

    Hay kadaya wiilka waa kabad badiseenbe haddu aqoon leyahy shaqo fican dhaqso uhelaa I.a 🙄🥰

  • @ayaansaciid8646
    @ayaansaciid8646 Рік тому +2

    Love you cimraan wlhi 🥺😩💔
    Halkee kala solaa xiiry

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 Рік тому +8

    Mashaallah abayo setihiin xaladina mawacantihiin 3
    Mashaallah abayo setihiin ❤ 😍 💙 ♥ 💖 💕 ❤ 😍 💙 ♥ 💖 pranks cusman sorry 😞 😔 😟 🙁 😥 😿

  • @hotanmahameth4012
    @hotanmahameth4012 Рік тому +9

    Horta wiilku muxu shaqada ku nacaa😂😂😂 funny waaye wlhi

    • @ugbaaddiamond6244
      @ugbaaddiamond6244 Рік тому +1

      Hhhh shaqada wuxu ku nacaa madaama uu wadanka ku cusubyaheg somalida police ay kabaqaan wuxu isleyahey shaqo kulama raban kuwan in ku xidhanyahey rabaan

  • @maanbilaahmednourjaangoow
    @maanbilaahmednourjaangoow Рік тому +2

    Alla Maskiinka Dhaxdaa Gashateen 🤣🤣🤣 Wllhi

  • @isxaakjabriil4518
    @isxaakjabriil4518 Рік тому +7

    Niyow cimran wa dhibten🤣

  • @abdinasirsaidmohamedchanne1957
    @abdinasirsaidmohamedchanne1957 Рік тому +15

    Hooyo Allaha ku aqbalo ducada wan ku tageyra Hooyo Mcn cimriga Allaha Ku siiyo

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Рік тому +8

    Adna Ninkaas ixtiraama waa Nin Cullus MiissaaN Leh DeggeN Akhlaaq ka Muuqato idinkoo Addi iyo Amiira u Danneenaaya Veiws,kiina karaamadiisa Meel Hakaga Dhicina waxa idin Daawada idinku XidhaN Bulsho BadaN Habllo GayaaNkiisa Ahi ku JiraaN mrkaas ka ilaaliya prank Noocyadaan Ah waa iga tallo walaalrinimo islaamnimo

  • @safashiekhzhuzhu9496
    @safashiekhzhuzhu9496 Рік тому +1

    Anaa uhoreeyo😘❤️😂

  • @fatumafatimiina6156
    @fatumafatimiina6156 Рік тому +2

    Masha Allah maskin cimran so aarso wllkey❤❤❤😀

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Рік тому +13

    Mashaa Allah😍💜🙏

  • @MohamedAhmed-fq4sb
    @MohamedAhmed-fq4sb Рік тому +6

    Sorry wll ninka raga lama.ciilo waa prank lkn waad ku gobateen waanad ciisheen Mar danbe saan ha samaynina

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 Рік тому +6

    Kkkk Allaaha beerka Qoslkaa iga bateyyy maanta Shaqaa ku jiraa Wallahi waania Nimcahayy sida Cimraan😅😅❤️✌️

  • @nasriinapea6862
    @nasriinapea6862 Рік тому +3

    Alla maxamed funny waaye😂😂😂😂

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 Рік тому +14

    😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣 you make me laugh cimraan xanaaqa badan cfmdka uma roona be happy always

  • @najmofaarax6474
    @najmofaarax6474 Рік тому +1

    Cimraan ka daaya dhibka shaqada heysid soo daa😅adna hooyo alla haku dhaafo marde ku da'dee m.a

  • @caliyaqaasim1055
    @caliyaqaasim1055 Рік тому +1

    masha Allah mom mcn Allah ha caafiyo mcn💋💋💋💋💋

  • @alnasiixakhayr4399
    @alnasiixakhayr4399 Рік тому +1

    Illahayow cidka khayrka fiirsata hawaayin

  • @sacidcanocano3908
    @sacidcanocano3908 Рік тому +2

    Cimran bariyo shaqo hele tasbixa badi😁

  • @IbrahimMohamed-tg4sk
    @IbrahimMohamed-tg4sk Рік тому +2

    Maamada illah caafiyo🤲

  • @alinzaakreem1446
    @alinzaakreem1446 Рік тому +4

    Cimraan shaqo ma heshe😁😁

  • @maxamadaxmed6527
    @maxamadaxmed6527 Рік тому

    keeb going ala haa ini sharfo

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Рік тому +3

    Dabeecad xumadii oo qofa😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @faizacali4858
    @faizacali4858 Рік тому +3

    Wilkan nafta ukenten dhafa wllhi 😂😂😂😂😂

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi Рік тому +2

    wiilka ciyaarta ka daya magalada magac xun ha u maranine wiil wye ha ciil cilina wah
    mida kle adinka dhan UA-cam ka shaqesine u fura UA-cam asne haka shqeste kaftanka qar qalbigu wax yeleyaa🥺

  • @saadatube6858
    @saadatube6858 Рік тому +1

    Hhhhhhhhhh sxbkey Cimraan caqligeeyga wuxu ishegaya innaad xariiif eheed
    Isku dee inad muhiimada fahantid
    Wa marki lawaaad prank shaqo kugudaceysa
    Walalow fadiga kakac oo shaqeeyso

  • @habiibayuusuf490
    @habiibayuusuf490 Рік тому +1

    Adna wiilka iga leexo kkkkk cimraan aboo baagamuundo nimadada anaa kugu rabo aboo 😁😁✌

  • @fadumomaxamuud9925
    @fadumomaxamuud9925 Рік тому +1

    Allah calooshuu ihuliye ii daya wiilka

  • @caaliyoadoontaallekusoow2872
    @caaliyoadoontaallekusoow2872 Рік тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته hooyo mcn Allah hakubarakeyo aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💋💋💋💋❤❤❤🥀🥀

  • @xikmadhaldle6019
    @xikmadhaldle6019 Рік тому +6

    Ninkaa ha waalinina Stres iyo depression ayaa laga qaadaa waxaa

  • @kynaanyare1195
    @kynaanyare1195 Рік тому +3

    Cimaraan shaqo ma heli 😂😂😂

  • @shamsomohamed5324
    @shamsomohamed5324 Рік тому +1

    Alaaaa ma Nooli😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sumayomohamedfarah6338
    @sumayomohamedfarah6338 Рік тому +2

    Cimran aman isiiya waa dhibtena😅😂

  • @micrajyassinmohamed1241
    @micrajyassinmohamed1241 Рік тому

    Masha.allh.mama.allha.ku.caafiyo.cimri dher iyo.cibaado.suuban.insha.allh.mama

  • @draisha4699
    @draisha4699 Рік тому

    Wlhi mohamed funny weeye
    Isaga nooso fadhiisiya waa shactiroole

  • @sumiishcadeey4263
    @sumiishcadeey4263 Рік тому

    Adna cimraan iskadaaf waad nacsiisen shaqada wlh maxamed dhiblow weeye kusosamee asaga markan

  • @nefisahassan8922
    @nefisahassan8922 Рік тому +1

    Masha Allah walalahey iyo hoyo mcn Allah idin xafido🤎🦋🤲🏻

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +4

    Adnaay wll maxamed dhib badanaa dhibka adiguu kaa raacay dhiblow buu noqday isaga prank kusoo samee😂😂😂

  • @sacdiyoabanuur2949
    @sacdiyoabanuur2949 Рік тому +1

    Sumayo ku soo sameeya prank 🤣 😂

  • @fardowsaaxmed922
    @fardowsaaxmed922 Рік тому

    Cimraan wllhi waa funny saa uqoslaayi waanfuuray 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hananmuusemursal566
    @hananmuusemursal566 Рік тому

    Alla idinka kan saa u dhineesiin waa dasheen ee qof kale saarta miskiin

  • @sihaamaxmed8323
    @sihaamaxmed8323 Рік тому +2

    Cimraan shaqo neceb badnaa😂😂😂

  • @sowdomaxamedibraahim3839
    @sowdomaxamedibraahim3839 Рік тому +2

    Alla qosol iguma harin
    Abayo adna suusuu please an please prank Kan kadaran kusosamey please

  • @yasmiinxasan1211
    @yasmiinxasan1211 Рік тому +1

    Cimraan shaqo naceeb maxa ku daray shaqeeso wlhi adee ku anfacee😂😂😂😂wlhi qosolka wuu iga dhamaday😅😅😅

  • @kiincumar7568
    @kiincumar7568 Рік тому

    alla saa u qoslaaye waa fuuray iillaahow idin barakeey wlhi waa farxad marki walalahaa ku dhibayaan hooyana dhaxdiina eykujirto lkn aabaha halakiino miskiinka xidlaa disheer

  • @faadumojeeylaani8950
    @faadumojeeylaani8950 Рік тому +3

    war wiilka kalexda waa dhibtene shaqo dhan waa nac sisen wlhi Adna maxamed ku same cimran ka qale

  • @salmaabdi4058
    @salmaabdi4058 Рік тому +2

    Cimran debecadisa cml leeyhy waanqosly😂