KOKO AMA AMIIRO MID DIL AMA DOORO // XUKUMO ADAG CAWADA ANAGA ISKU JEESANAY🤣🤣..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 жов 2023
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 434

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 9 місяців тому +92

    Amiira iyo ceyda iyo asad marke video islasameynayan qosol 😂😂😂

  • @Zo__ya722
    @Zo__ya722 9 місяців тому +86

    Sadaxdina hada isla jogtan funny tihin wlhi hakala harina pls😂😭

  • @Daganahmed-gk7hn
    @Daganahmed-gk7hn 9 місяців тому +54

    Caydaa masoconayso reer jigjiga hadaanhy wnkuu wadanaa😂😂😂

  • @Catoosh16
    @Catoosh16 9 місяців тому +98

    Allah is one ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 9 місяців тому +107

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

  • @Wiil_hoog...
    @Wiil_hoog... 9 місяців тому +37

    Barnamishkan koko dhan hakuso darina io qofkle bo mrka 3diina sameyneysan funny ah o ku enjoy garenaa

  • @farhiamounmin623
    @farhiamounmin623 9 місяців тому +40

    Inta amiira io ceyda io asad❤ ila jacel

  • @warsame260
    @warsame260 9 місяців тому +13

    9:32 Amiira Waa wareertay 😂😂

  • @xamdahayaad3817
    @xamdahayaad3817 9 місяців тому +19

    Alaa jaceliya wlhi Sadexdiina marka isla jogtiin qosol le 😊😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 місяців тому +34

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️ free Palestine 🇵🇸 ❤️ duceyno aan usoomno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna😭 اللهم انصر اخوا ننا المسلمين من فلسطين 😢

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 9 місяців тому +22

    Alla sedexdan kuwa isfahansan❤

  • @Amalcabdi-ur5ds
    @Amalcabdi-ur5ds 9 місяців тому +6

    Team qab qab is not easy 😅😅😂 walalkey king ceyda 500k 🥳 coming soon ina sha Allah ❤🎉😊

  • @zamzamabt
    @zamzamabt 9 місяців тому +25

    Amiira cofeyga ayaa wax ugu tårtan. Maskiinta wee hilmaamay 😂😂

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 9 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂

  • @Subeermaxamed-sp6ci
    @Subeermaxamed-sp6ci 9 місяців тому +5

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet Mohamed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QureeshoIbraahim
    @QureeshoIbraahim 9 місяців тому +47

    Qabqan is not easy 😅😅😂😂😊😊

    • @aishaahmed-kt4uq
      @aishaahmed-kt4uq 9 місяців тому

      Qab qab dheh

    • @Wiil_hoog...
      @Wiil_hoog... 9 місяців тому +3

      @@aishaahmed-kt4uq B da iyo N da aya isku dhow qab qab aye Rabtay iney dhahdo

  • @qadijoomar9567
    @qadijoomar9567 9 місяців тому +3

    Qab qab 😂😂wllkey king ceyda keep going 500k come soon i.a

  • @Tutulisho
    @Tutulisho 9 місяців тому +59

    Allah is one ☝❤😢

    • @HamdaaliTayasiirdheeman-ww8hg
      @HamdaaliTayasiirdheeman-ww8hg 9 місяців тому +3

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته koko walashey waan ku taageera❤

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 9 місяців тому +2

      Allah akbar ❤

    • @deeqocabdi-ls2zy
      @deeqocabdi-ls2zy 9 місяців тому +2

      Ani xataa Koka waa jeclahay❤❤❤❤aad iyo aad

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 9 місяців тому +12

    Keeps goings my brothers and sisters go forwards 500k coming soon insha allah big game's this is hard 💯💯♥️💚😊

  • @Dalxacusman
    @Dalxacusman 9 місяців тому +9

    اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين

  • @qalifxuseen9221
    @qalifxuseen9221 9 місяців тому +14

    Caydow marka hore waan kusallaamay geemka caawa sha allaaha aad ayuu ufiicanaa laakiin waxaad sameysaa isdoorashada halaga dhaafo oo dhex diina ah sida xada ay kudhacay asad oo aad dhahayday kala dooro amiira iyo koko 😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @nishabea424
    @nishabea424 9 місяців тому +10

    Keep going brother ceyda😊😊

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 9 місяців тому +14

    Amiiro laanteed abar video esab kujirin ma dawan kroh😂😂

  • @ABDIFATAHIBRAHIM-90
    @ABDIFATAHIBRAHIM-90 9 місяців тому +15

    Ceyda keep going my brother ❤❤

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 9 місяців тому +45

    Only TEAM QAB QAB ISN'T EASY ❤😂

  • @HamzeUpdinazir
    @HamzeUpdinazir 9 місяців тому +2

    Yee. 500k. King cayda 🎉

  • @user-zl3ve2tj2e
    @user-zl3ve2tj2e 9 місяців тому +41

    Allaah is one❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 9 місяців тому +15

    Amiira qalbi wanaag ❤

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 9 місяців тому +19

    Allah is one☝️ prophett mohamed scw❤

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 9 місяців тому +1

      Allah akbar ❤❤❤

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 9 місяців тому +9

    Horta asad amiira maxaa ku daba diray yaab wllhi amiira na mas kiin sana😂

  • @zaynabcali66
    @zaynabcali66 9 місяців тому +2

    My brother king ceyda keep going

  • @Maryama_abdulahi
    @Maryama_abdulahi 9 місяців тому +7

    500k🎉 coming soon haf million I.a❤

  • @Axmednani123
    @Axmednani123 9 місяців тому +11

    Asad nio wxiisa wx jira ma ahn channalka ceyda ama amiira ama koko buuq ayu ka dhigaa lkn kiisa buuq wx umq ogolo ee wxn ka codsan lahaa inuu asxbtiisa xushmad umuujiyo

  • @NimcoMahamad-cb6gv
    @NimcoMahamad-cb6gv 9 місяців тому +20

    Allah is one❤❤🥰

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 9 місяців тому +9

    Ceyda mxu iskula dardasamaya mrki laweydi amira😂😂😂teamka wn kuhaysata mrki Dehaàn hadaan kayelooo😂😂

  • @zeinapmohamudhassan8773
    @zeinapmohamudhassan8773 9 місяців тому +2

    I can’t wait half million🎉😢my pro

  • @asmocumar7796
    @asmocumar7796 9 місяців тому

    My big brother 🎉500k come soon 🎉🎉🎉🎉congratulations 🎉

  • @user-nv4go8on3f
    @user-nv4go8on3f 9 місяців тому +23

    Allah is one❤❤👌

  • @IbraahiCumar-yi6jg
    @IbraahiCumar-yi6jg 9 місяців тому +11

    Ceyda wall wallhi taageero kuu ahay ❤❤

  • @Daganahmed-gk7hn
    @Daganahmed-gk7hn 9 місяців тому +5

    500k insha allah 😊😊

  • @maxamed231xade4
    @maxamed231xade4 9 місяців тому +9

    Ceyda keep going brother

  • @mohaataalyrics7838
    @mohaataalyrics7838 9 місяців тому +6

    Asad eey waaye C ku qoro kulahaa reer tiktok ukala kici rabe 😂😅

  • @aaminabookh9816
    @aaminabookh9816 9 місяців тому +4

    Ceyda waa ka waashey. Asad hhhh dil ama dooro. 😂😂❤ 500k coming soon

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 9 місяців тому +27

    Kusali rasuulka scw❤❤❤❤❤

  • @nimcodaahir7562
    @nimcodaahir7562 9 місяців тому +19

    Nagaha dhan way dhamaden kulha na halked no dishey😂😂

  • @AbokorMaxamed-ul2xo
    @AbokorMaxamed-ul2xo 9 місяців тому +16

    Cayda kafeyga sisay aa wax udhimay cayda is not easy 😅😅

  • @fadumamacalinnuurow8765
    @fadumamacalinnuurow8765 9 місяців тому +2

    Asad iyo team qabqab ❤idin wata waraada mb deyda idinka dhmeyy❤❤si ksat ahato idin ku hysta horey usocda❤

  • @Najminaa
    @Najminaa 9 місяців тому +13

    ALLAH IS ONE❤☝️

  • @user-cu5kl9jn8o
    @user-cu5kl9jn8o 9 місяців тому +4

    Wllo mcnoo koko noo soo qabo wn jeclhyy qoftaaas wllhi

  • @user-xh4zv5lr9j
    @user-xh4zv5lr9j 9 місяців тому +15

    Alla asadow adiga imtaxan sanida 😂😂😂😂😂😂 hadalka sarbebta ka saar nio warka u cadee dadka😂

  • @aishaahmed-kt4uq
    @aishaahmed-kt4uq 9 місяців тому +12

    Sadex funny àan jeclahay 😂❤

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 9 місяців тому +3

    Cayda coming soon 500k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BARBARONIYARE
    @BARBARONIYARE 9 місяців тому +26

    Allah is one❤❤

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 9 місяців тому

      Allah akbar ❤❤

  • @awad1816
    @awad1816 9 місяців тому +4

    Team Qabqab iyo Asad Hagio salaan saree 🎉❤❤🎉🎉 from Djibouti

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 9 місяців тому +6

    Cayda 😂😂😂 waa ciyaal furniinkaa kasoo horeeya

  • @cabdiaxmedmaxamuud5769
    @cabdiaxmedmaxamuud5769 9 місяців тому +3

    Cayda Keep going bro

  • @ibrahimabdi4476
    @ibrahimabdi4476 9 місяців тому +12

    Keep going my brother 💪❤🎉🎉 you legend ❤ love you 💞

  • @user-dg7lu3tt6y
    @user-dg7lu3tt6y 9 місяців тому +1

    Innaba caadi ma ahn ❤❤❤gemkn wn ka hele ceyda ❤❤❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 9 місяців тому +21

    Asad war gabadha kaleexo wey ku xushmeysa Adigana xushmey Amiiro waa gabar qalbi wangsan nin weyn aya tahay 😢

    • @najiibxasan8438
      @najiibxasan8438 9 місяців тому +4

      Wxn kaftan waaye ha u bixin wllsha❤😊

  • @LaylaMohamed-lh7re
    @LaylaMohamed-lh7re 9 місяців тому

    Ilaahayow hadan kayeelo ❤❤ ceyda way kaga dhagtaay❤❤

  • @exgenydamodwexgeydamodw2459
    @exgenydamodwexgeydamodw2459 9 місяців тому +5

    Wara Amira Asad muxue uu dawa dhigte 😢😢😢 wara gabarta ka lexo Wah 😢😢

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 9 місяців тому +4

    Waryaa ceyda adi teamkaaga dhan maxaa noodishaan 😂😂😂😂

  • @Mustafe-ui7zo
    @Mustafe-ui7zo 9 місяців тому

    Cayda amiira kafayga ma wax baad igu soo dartay suaashi wey ilawday bee cayda geemka amiira IYO asad haka reebin waa funny wlhi

  • @Taliso269
    @Taliso269 9 місяців тому +4

    Best entertainment❤Ani amiro iyo asad side kugu karanyihiin jeclahay labo dhib badan waaye

  • @IbraahiCumar-yi6jg
    @IbraahiCumar-yi6jg 9 місяців тому +6

    Ceyda wall wallhi taageero kuu ahay

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 місяців тому +37

    You don't need to be a Muslim to support Palestine, you just have to be human. 🇵🇸🇸🇴

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_25 9 місяців тому +25

    Allah is one

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 9 місяців тому

      Allah akbar ❤❤

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 9 місяців тому +15

    Hh walahi Amira wamaskin asd gabadho koko waunaxarisata

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 9 місяців тому +1

    500k coming soon inshallah

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 9 місяців тому +5

    Amiira said waxbaa baalaha iga yaacay 😂😂🤣

  • @bellasam6462
    @bellasam6462 9 місяців тому +1

    hore usoco team qab qab 😊❤

  • @zahroadem4098
    @zahroadem4098 9 місяців тому +1

    Fany ayaa tihiin waan idinku fanaa

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 8 місяців тому +2

    Amiira jecliya funny weeye❤😂

  • @user-pr5ve9lr9f
    @user-pr5ve9lr9f 9 місяців тому +13

    Asadow gabdhaha sin koko iyo amira isku mid ula dhaqan sxb

  • @user-eb1ne7fh8q
    @user-eb1ne7fh8q 9 місяців тому +1

    Team cayda coming soon 500k😂😂😂😂😂

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 9 місяців тому +2

    Weyso conee iyo masoconeyso 😂😂😂 mx udhaxeyo ceyda Soo sheeg😂😂😂

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 9 місяців тому +1

    Taliye masoconayso king ceuda 😂

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr 9 місяців тому +14

    Teamka Waxaan kawata Amira iyo Ceyda ❤❤❤

  • @AbaaxAbax
    @AbaaxAbax 9 місяців тому +23

    Qab qab isn't eazy ❤😂

  • @waacusubmedia2403
    @waacusubmedia2403 9 місяців тому +3

    Masha alaah Tim Qabqab

  • @isracarab1272
    @isracarab1272 9 місяців тому +1

    Amiiro waa isugu tag teen😂asad iyo ceydow

  • @monajee2528
    @monajee2528 9 місяців тому +6

    asad waa funny 😂😂

  • @memonxalima4499
    @memonxalima4499 9 місяців тому +2

    We missed you koko ❤❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 9 місяців тому +21

    ALLAH IS ONE🥺☝️❤️

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 9 місяців тому

      Allah akbar ❤❤❤❤

  • @aishaabdiali2780
    @aishaabdiali2780 9 місяців тому +1

    Cayda saaid baaa uqosaly wlahay last sual😂😂😂😂😂😂😂

  • @umumuscab6790
    @umumuscab6790 9 місяців тому

    Masoconeysa ceyda funny waye wlh

  • @zeezeynuu3981
    @zeezeynuu3981 9 місяців тому +2

    Yaaahu ceyda maxa shegtay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Alteezo__18
    @Alteezo__18 9 місяців тому +1

    Rer D.wadajir hadaan nahy ceyda wn wdaa✊✌🖐

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 9 місяців тому +19

    Team qab qab is not easy ❤😂😂 Walalkey King ceyda 500k 🎉❤ coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰👍

    • @Qallocey
      @Qallocey 9 місяців тому

      Miyaa ladhalaty wallaky adiga sooqoraye

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 9 місяців тому +2

    😂😂😂😂 qosola uu dhinty cawa

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 9 місяців тому +6

    Aniga miyaa uhoreyoo cawa😂😂😂

  • @MariaAbdirahmaan-pm8un
    @MariaAbdirahmaan-pm8un 4 місяці тому

    Wllhi kuwaan funny waaye waa idin wataa my team 27❤😢😅😅😅

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 9 місяців тому

    Mr ma soconeso like just 😂😂😂

  • @asmocumar7796
    @asmocumar7796 9 місяців тому

    500k🎉come soon 🎉

  • @MIINO-KAISE
    @MIINO-KAISE 9 місяців тому +2

    inta og in (C) ceyda laga wado🤣🤣🤣🤣🤣

  • @funny.637
    @funny.637 9 місяців тому +2

    Saddexdaan way iigu bxdaaa😂😂😂😂😂

  • @xasanburci3727
    @xasanburci3727 9 місяців тому

    Masoconeso king ceyda😂😂😂😂😂

  • @raxmamuhamud6971
    @raxmamuhamud6971 9 місяців тому +2

    😂😂😂 walhi san sadexdiinan an inku qoslo waaa yaabay ale hidn daayo

  • @user-ir3dl8qo5q
    @user-ir3dl8qo5q 9 місяців тому +1

    Waa kusalamay wllkey 🥰

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 9 місяців тому

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (Arkaa milkiile)

  • @UNKNOWN12583
    @UNKNOWN12583 9 місяців тому +2

    The one on only legends