PRANK SUMAYA AANKU SAMEENAY WEE OYDAY SORRY 😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 сер 2022

КОМЕНТАРІ • 247

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 Рік тому +255

    waana aaminey waana rumeyney waliba anagoo arkin nabsigeenaصلي الله عليه وسلم🕋❤

  • @sumeyashariff3605
    @sumeyashariff3605 11 місяців тому +17

    Mom is not easy😂😂😂😂❤

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Рік тому +64

    Susu maskiin 50 jir aaaa mama calwiya wa iga qosolsiisay prankiga noso badiya 😂😂😂

  • @mahamudmk9073
    @mahamudmk9073 Рік тому +30

    Sumaya funny waa 10 sano kadib wudimanaya kasi kulaha 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nasriinabdiaziiz3610
    @nasriinabdiaziiz3610 Рік тому +24

    Mamada Parkiyada waad ku danbajiseen 🤣🤣🤣 maad ka daysen walalyal

  • @najmaomarmohamed6129
    @najmaomarmohamed6129 Рік тому +56

    Family prank waa idin salamay prankigina waaku heesta walahi waa saxiix💯🥰

  • @amrandualejelle5582
    @amrandualejelle5582 Рік тому +13

    Murad ayn leyahay asxabta amira qurux fadlan isoduceya side niyadeyda jeceshahay inu ale iga dhigo

  • @salmaabdi4058
    @salmaabdi4058 Рік тому +20

    Alaa qosol igudishen🤣keep going xppti 💟

  • @queensagal3400
    @queensagal3400 Рік тому +14

    Mama calwiya wllhi funny waaye mya tuwaako waaye inad usartid aa lagaa rwaa kulahaa 🤣🤣

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader Рік тому +46

    Inta Markay Prank Araktay So Caratay Ismuujiya 😁

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 Рік тому +8

    Waan kaxumahay Gabadha amiira ah aan waad Gaaday sabab 🤗🇸🇴🇩🇯🇪🇹🇪🇷🇬🇲💞🤩😍

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 Рік тому +14

    Kkkkkk mash Allah beautiful family 😘😘😅🤣😂

  • @ikranabdirahman4157
    @ikranabdirahman4157 Рік тому +6

    🤣🤣🤣Mom funny kiini caba kulaha🤣🤣

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 Рік тому +2

    *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
    *👉🏻INSHA ALLAH👉Ha Ilaabin Salat Duha 🌹Waa 3 Daqiiqo kali🌹 💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ عِبَاْدَتِكَ💥 Khyrka☝️Allah Drtis IXasuusi aan ku Xasusiisay*
    *Barakallahfikum 🎁*

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 Рік тому +3

    Masha allaha ma beautiful sister srry wllshey mcn sumeya qurux 🥰🥰🥰😭😭

  • @sapiriinbilow5338
    @sapiriinbilow5338 Рік тому +4

    Sumaya labadaan gabdhood amaan sii Fatma io suusu😭🤣🤔

  • @safiya0986
    @safiya0986 Рік тому +10

    Qoys qurux badan maasha allaah

  • @maryanabdirahman8574
    @maryanabdirahman8574 Рік тому +19

    Cimraan runta ka hadal shaqo ma helin miya walalow🤣🤣😂😂😂😂

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +2

    Hooyo calwiyo sumaya wakawashen 😂😂😂🥰🥰🥰

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Рік тому +5

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 11k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏🙏😭😭

  • @najmaapdikadir
    @najmaapdikadir Рік тому +9

    😂10 sano ka dip u dhimana
    Jaad ka u tumaysa kulaaha😂

  • @nasromoalim7576
    @nasromoalim7576 Рік тому

    Anaa uhoreeyo manta waligey comments kama buxinin amiira🥰

  • @maryamaabdulahi796
    @maryamaabdulahi796 Рік тому +6

    10 sano la dib wu dhimana 😅
    Kininu cuna mamadu funny hh

  • @suhaybukhayaofficial8744
    @suhaybukhayaofficial8744 Рік тому +4

    7:35 kaniini uu cabaa kulahaa funny mama calwiyo

  • @caishaakariim2901
    @caishaakariim2901 Рік тому +5

    Hhhh wlhi kan prank ma ahan qosol socdo waaye 🤣🤣🤣🤣😭😭

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 Рік тому +5

    Adoo jajabsana ninka lagu guurina kulaha 😂😂😂😂😂😂😂

  • @umuhanii
    @umuhanii Рік тому +1

    Mamada walahi run waye kulaha Ben ha kudaranin hoyo

  • @saynabhassan6786
    @saynabhassan6786 Рік тому +2

    Cimraan kulaha adoo jajabsan laguu guriyo weyan hhh cimraan waa funy

  • @umalkhayrabdimoha6062
    @umalkhayrabdimoha6062 Рік тому +1

    Mamada Fanny wayeee😂😂😂

  • @ady426
    @ady426 Рік тому

    Mama calwiya brang ka daya ha danbajinina
    Cimran sumayo bato ku diley be🤣😁😅

  • @nadiaabdirahman4782
    @nadiaabdirahman4782 Рік тому +1

    Cimraan funny waye vedio yal badan noogu soo diyaari

  • @user-nl9dv6km1q
    @user-nl9dv6km1q Рік тому +1

    abaayo gabaadh hakuu ciyaarina maskiinta

  • @ahmedbile
    @ahmedbile Рік тому +2

    Alla been waaaye prank🤣🤣

  • @zdfvt
    @zdfvt Рік тому +2

    Mama wa mash alh so funny

  • @Kawsar620
    @Kawsar620 Рік тому +2

    Cimraan runta kahadal shaqo maad helin miyaa😂🤣😂😂😂😂😂

  • @ahmedking3133
    @ahmedking3133 Рік тому +1

    Maamo and hoyo calwiyo faniwaaye wlhi love you 😍

  • @user-ll9pl3lh2l
    @user-ll9pl3lh2l Рік тому +1

    ya weyli. 🤣🤣

  • @qeriyayasin4141
    @qeriyayasin4141 Рік тому +1

    Coming soon 400k l.a🥰🇸🇴

  • @mssselma6418
    @mssselma6418 Рік тому +3

    Fmily prank😁👌❤

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 Рік тому +6

    Hhhhh 50 jir ka adag bir susu congratulations 😂😂😂

  • @najmaisse5787
    @najmaisse5787 Рік тому +1

    Kiniini cbaa 😂😂😂🤣🤣

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 Рік тому +2

    😀😀😀😀😀😀😀Alla cimranaa wlhi waa ika qosliseen siduu sawirada u jilay adaa melha isa saarty kulhaa amiira dhip bdnaa
    😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀jaad iyo tubaako kulhaa subxanllh wlhi gebdha waaka yaabiseen

  • @warda4257
    @warda4257 Рік тому +1

    Kan prank mahan lkn shactaradina wakahela

  • @aishaadam7473
    @aishaadam7473 Рік тому +4

    Wiilkan waxaa kusoo barbaaray in gabdhaha la dilo, bud lee gabdhaha u wadaa, somaaliyey iska daaya wiilasha aad ku diraysaan gabdhaha.

  • @sumeyoomar8486
    @sumeyoomar8486 Рік тому +2

    Amiro iyo barenki yakala heesto 😄😄😄😄

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam Рік тому

    Caku waa lagu soo doontay aduunka ayaaba ugu nibcahay eraygaas 😓😓🥹🥹

  • @user-vt6uy1nj8e
    @user-vt6uy1nj8e Рік тому +1

    Asc Amiiro plzz markaad wax duuweeyso codka duub OK waacodsi

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому +4

    5:47 cimraan xaarabta😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 5 місяців тому

    Hhhh kaniini cabaa dhibmaleh kulahaa mamo calwiyo cadi ma aha

  • @ashucadey5662
    @ashucadey5662 Рік тому

    Hhhh mama calaqiyo shactarooley waye tuwakada wa u giline kulahaa

  • @fartuuncali3746
    @fartuuncali3746 Рік тому +7

    🥺❤️maskiin gabadha amiiro wakashateen noosoo aar qalbiye

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 Рік тому

    Asc qoftii farxaanka badned waanku salamay kusoco qosolkaga Ayan ku hestaa❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому

    Odaygaas Hadoo Kugu Dhinto Adigana Maxkamada Aalagu Geynaa, Gudoomiye Shuute Aa Is Arkey Siin,

  • @sagalbintuceydu1331
    @sagalbintuceydu1331 Рік тому +3

    War cimran iyo amiro dhib bdnaa😂😂😂😂

  • @queenfarhiya276
    @queenfarhiya276 Рік тому +1

    Sorry sumeya 🥺🥺

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 Рік тому +2

    Mamada cadi ay u dharanaysa😢😢😢

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому +11

    😂😂😂😂walahi waka geshaten susu hor usocdad ❤❤❤❤

  • @user-kj1hq1te7p
    @user-kj1hq1te7p 2 місяці тому

    Naa waa xay caasi nimadda nuucaani 😅 😂

  • @farduus.hussein164
    @farduus.hussein164 Рік тому +2

    Sorry 🙏 sumya

  • @aslihaannalka1178
    @aslihaannalka1178 Рік тому

    Masha Allah

  • @hodaniishainaamaaninaamaan4159

    😂😂ala beerka kulahaa adi waxlee maanaga cunee 😂

  • @ahmedawnuur7293
    @ahmedawnuur7293 Рік тому

    Caashoow cunaye ku soo samee prank please amiira

  • @sabnaaadan7320
    @sabnaaadan7320 Рік тому +1

    Kaniini as cawa kulaha maamo fani waaye wlhi🤣

  • @mariaomer4843
    @mariaomer4843 Рік тому +3

    Wilkas igu darsada rerow

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan43 Рік тому +7

    Funny wllhi😂😂🤣

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 Рік тому

    Sumeyo hada ka hor mala arosino adna meherkeda so dhigte makala tageyn mise sumeyo kle wa

  • @MohamedAbdi-id4no
    @MohamedAbdi-id4no Рік тому +1

    Waar ki maxamed mxaa logu yeedhi wayay kaasa prank yaqaane🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nastexoomar368
    @nastexoomar368 Рік тому +1

    Family funny waye.m.a

  • @goodadvicemedia7439
    @goodadvicemedia7439 Рік тому

    Amiira family eber aa kasiisay see cml hee hhhhhhh.

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 Рік тому +1

    meskeen waye walhy ,,,,,,,,prnka kuso sameeyaa ,,,,,aadna pro max

  • @ibrahimaxmad9884
    @ibrahimaxmad9884 11 місяців тому

    😂😂 wakaxanajiseen sumayo😢

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 Рік тому

    hhhh odag weyn infections buu wataaa

  • @bbyamishbbyamish5102
    @bbyamishbbyamish5102 Рік тому

    Very sorry siz

  • @anababdi9566
    @anababdi9566 Рік тому

    Kkkkl maxaa kanini ow cunaa kulahaa walahi waa fuuray

  • @maryamamohamedhassan7508
    @maryamamohamedhassan7508 Рік тому +4

    Kaniinyaas cabaa kulaha mamada caadi mahan 😂🙈

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому

    Ninka Adoo Jajaban Halaguu Guuriyo Kulahaa kkkkkkkkkkk

  • @naahiynur3451
    @naahiynur3451 Рік тому +1

    10 sano kadib wo dhimanaa kulahaaa 😂😂😂😂

  • @aishaadam7473
    @aishaadam7473 Рік тому +1

    Sumayo waa idinka indho adag tahay amira iyo adna ba

  • @hodaniishainaamaaninaamaan4159

    10 sano kabacdi wa dhiman naa kasee 😂😂

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 Рік тому

    Amiiraay miskanta iskadaa kan yaree maxamed aa dadka ka waalay isaga prankigiisa kaaga fadhinaa

  • @ady426
    @ady426 Рік тому +1

    10 sano kadib wa dhimaha duq dhaxal le lo arosa 😅🤣😂

  • @umumaysuun1146
    @umumaysuun1146 Рік тому

    Masha allah mamada wankahelay jilinkeda

  • @najmomohamed-uf9jq
    @najmomohamed-uf9jq 4 місяці тому

    war adinka dhaba ujileysiiin hhhh😀😀😀😀

  • @Ibraahim3071
    @Ibraahim3071 Рік тому

    Hahah ado jajabsan 😂🤣🤣🤣

  • @ibrainainasheikh7778
    @ibrainainasheikh7778 26 днів тому

    Subxanalah hoyada wllhi kuturu

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому +1

    Wacaleykum salam 🥰 ♥

  • @Unnie425
    @Unnie425 Рік тому

    Sorry my sami mxa kawada amiiro mxa ugu xanajisy samidey

  • @fooziyaxuseen4497
    @fooziyaxuseen4497 Рік тому

    Sumaya iyo Qadar wabakahelabo wlh sumayo

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 Рік тому +1

    Horta wilkan cimran ah maxu la bodaah sidii oday burweyne la oron jiray cml 😂😂

  • @CabdishakuurXuseen
    @CabdishakuurXuseen Рік тому

    Amiri ilkahaxidho adaayu biliis

  • @fartunerelaxationmotivatio3148

    Hhhhhh qosol iguma harin prank fantastic ah waaye wlhi amiira quruxsan hore usoco xabiibti

  • @abdirahmanali6303
    @abdirahmanali6303 Рік тому

    Amira lakin ilahay kacabso gabadha prank kadaf

  • @DAhabo-nw1yi
    @DAhabo-nw1yi Рік тому

    Wllhi qosolka iga dhamayseen

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Рік тому

    Diidmada Gabadha Halkaas waxa ka Muuqata iney Leedahey Jaceyl u Dhaw meel wngsN wax u Mareyso

  • @nimconimco9917
    @nimconimco9917 Рік тому +2

    Cimraan xaraapo wlhi hhh qosol iguma hadhin

  • @rayanqurux9791
    @rayanqurux9791 Рік тому

    Sorry sorry abayoo

  • @SabrinSabrin12
    @SabrinSabrin12 11 місяців тому

    keep going ❤❤

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 Рік тому

    Sorry abaayo

  • @hodonmustafe1201
    @hodonmustafe1201 Рік тому

    Shukur dhadhi🤣🤣WA biila ilko .acudu bilahi illhy naguma keno

  • @miscaisha9837
    @miscaisha9837 Рік тому +2

    389k manoxsohoso miwalalayalow keganrabnaee nanuxiya biz