Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Rabbi haku barakeeyo abwaane
Gabay ad u qiimo badan dhabtii thanks ebown Indhageele
Masha Allah tabaraka Allah. What is a amizing Gababay.
maasha allah abwaan muxumed indhagele
alla ya cizak camuu, , cadi mahan runtii aad iyo aad yaa inoogu iftiimisay
masha Allah
yasin ninka aad leedahay maansu kufsanaya ma taqaan qoyska uu ka soo jeedo baro
suugaanta kufsiga ka daaya!!!. maanso lama akhriyo ee waa la tiriyaa ma fahamtey?!
Maxaad tiri "Kufsi" ? Magan ALLAH.
+M. Mohamed Indhageelle kkkkkk, iga raalli noqo xoogaa canaan waayeel baa kugu dhacdaya, marna niyad jabin igama aheyn!!!.waxaan dhageystey 3 gabey oo aad tirineyso.Ogooweey gabay kasta waxaa ugu muhiimsan tuduca ugu horreeya oo dadka ku soo jeedineyso. haddii taasi kaa khaldanto waxaad ku guuldaraysatay farriintii aad gudbin lahayd, waayo dadkii baad soo jeedin kari weydey. marka ila eeg bilowga 3daas gabey 2 kamida:-1- maansada qoyska; ( maanso baan akhrinayaa....). waa khalad luqawi ah, waayo waxaa la akhriyaa kutub, waraaq iwm. gabayada, iyo heesuhuna waa wax qofka ku soo maaxda, oo uu tiriyo isagoo ku luuqaynaya.2- gabeyga ciilkaambi:- (xalay goor caweysina ayaan ciil la soo kacaye!!). tacbiirka baa khaldan, waayo waa goor caweysin ah, caweysinna lamaba gaarin xilli hurdo, waxaa kaliya oo caweysin ka hor gam'a ilmaha yar yar. waana meesha geeleydu ka dhahdo; ilmihii intii geelu caweysimahayey bay caanihii ka gam'een.3- gabeyga waabaayo qoosh; waa fiican yahay, sidii gabay loogu luuqayn jireyna waad ugu luuqeysey. waadna ku mahadsan tahay, inkastoo cinwaanka aad siisay uu ku fiicnaa "waano iga qaata" "qurbaxnay" ama "hambada uun qabta" iwm. ugu dambeyn waa in gabeygu uusan noqon, cayn iyo cayn baa labada dhinaba ku jira, ama B iyo B baa labada dhinacba ku jirta.ee waa in gabeygu:- 1- luuqad ahaan u saxan yahay.2- waa in uu tacbiir fog leeyahay. 3- waa cadadka kalmaduhu is le'ekaadaan.4- waa in isku xaraf laga hellaa 2da lugood oo uu ku taagan yahay. 5- midda ugu muhiimsan oo aaney dad badan ku baraarugsaneyn; waa in hoorisyada tuducyada oo dhan is waafaqaan biloow illaa dhammaad.intaas ha iga ahaato, saxid, canaan, dhaliil iyo dhiirigalinba.komenti kalana masoo qoridoon.
Hhhh bal adi noo tiri hadaad ka fiican noo haysid kaama diidaynee soomali waxaaba ka si ah
Rabbi haku barakeeyo abwaane
Gabay ad u qiimo badan dhabtii thanks ebown Indhageele
Masha Allah tabaraka Allah. What is a amizing Gababay.
maasha allah abwaan muxumed indhagele
alla ya cizak camuu, , cadi mahan runtii aad iyo aad yaa inoogu iftiimisay
masha Allah
yasin ninka aad leedahay maansu kufsanaya ma taqaan qoyska uu ka soo jeedo baro
suugaanta kufsiga ka daaya!!!.
maanso lama akhriyo ee waa la tiriyaa ma fahamtey?!
Maxaad tiri "Kufsi" ?
Magan ALLAH.
+M. Mohamed Indhageelle kkkkkk, iga raalli noqo xoogaa canaan waayeel baa kugu dhacdaya, marna niyad jabin igama aheyn!!!.
waxaan dhageystey 3 gabey oo aad tirineyso.
Ogooweey gabay kasta waxaa ugu muhiimsan tuduca ugu horreeya oo dadka ku soo jeedineyso. haddii taasi kaa khaldanto waxaad ku guuldaraysatay farriintii aad gudbin lahayd, waayo dadkii baad soo jeedin kari weydey.
marka ila eeg bilowga 3daas gabey 2 kamida:-
1- maansada qoyska; ( maanso baan akhrinayaa....). waa khalad luqawi ah, waayo waxaa la akhriyaa kutub, waraaq iwm.
gabayada, iyo heesuhuna waa wax qofka ku soo maaxda, oo uu tiriyo isagoo ku luuqaynaya.
2- gabeyga ciilkaambi:- (xalay goor caweysina ayaan ciil la soo kacaye!!).
tacbiirka baa khaldan, waayo waa goor caweysin ah, caweysinna lamaba gaarin xilli hurdo, waxaa kaliya oo caweysin ka hor gam'a ilmaha yar yar. waana meesha geeleydu ka dhahdo; ilmihii intii geelu caweysimahayey bay caanihii ka gam'een.
3- gabeyga waabaayo qoosh; waa fiican yahay, sidii gabay loogu luuqayn jireyna waad ugu luuqeysey. waadna ku mahadsan tahay, inkastoo cinwaanka aad siisay uu ku fiicnaa "waano iga qaata" "qurbaxnay" ama "hambada uun qabta" iwm.
ugu dambeyn waa in gabeygu uusan noqon, cayn iyo cayn baa labada dhinaba ku jira, ama B iyo B baa labada dhinacba ku jirta.
ee waa in gabeygu:-
1- luuqad ahaan u saxan yahay.
2- waa in uu tacbiir fog leeyahay.
3- waa cadadka kalmaduhu is le'ekaadaan.
4- waa in isku xaraf laga hellaa 2da lugood oo uu ku taagan yahay.
5- midda ugu muhiimsan oo aaney dad badan ku baraarugsaneyn; waa in hoorisyada tuducyada oo dhan is waafaqaan biloow illaa dhammaad.
intaas ha iga ahaato, saxid, canaan, dhaliil iyo dhiirigalinba.
komenti kalana masoo qoridoon.
Hhhh bal adi noo tiri hadaad ka fiican noo haysid kaama diidaynee soomali waxaaba ka si ah