waa runtiis inta ay wuxuushtan na hogaamin hayaan ee intay shicibka isku wada direen lacag urursiga xamar u fadhiya guuleysan mayno ilaa ilahay meel nooga kaxeeyo,ilahay umadaan ha u gargaro oo nin daacada oo kala celiyo ha u soo diro wadankeenana dulinimada iyo shisheeyaha ka saaro,goboladana dadkii deegaankaas deganaa gacantooda ku soo celiyo amiin yaa rabi
Map ka soomali weyn, wadaniyadda kamuuqata gabayga, nuxurka iyo qaafiyadda isdaba taalba waxa ay caddeyn utahay in abwaanku yahay Qof qalbigiisa soomalinimudu kuweyntahay
Alaha kuxafido abwaan Waaa gabayga aan ugu jeclahaya suugaanta soomalida xitaaa marka aaan kalinimo dareemo kaligeey baan kuuraaxeestaaa aadbaana uxifdiyay gabaygaaan.
Jazaka alah
Maasha Allaah Jiririco ayaa ku jabtay ma maqli jirtay runtii aad buu ii taabtay gabayga Abwaan Indhageele waa waddani dhab ah oo cod fasiix ah leh Illaahay ha xifdiyo Aamiin
gabaygan waa xilli hore walaalayaal inta duceysayna allaha ka aqbalo wey mahadsan yihiin inta bugtana allaha noo caafiyo
Gabaygaan ninka hada noo muuqda miyaa iska leh mise nin hore ayaa sameeyay
جزاك الله خيرا اخي الكريم احسن الله اليك وبارك الرحمن من فضله وكرمه
Codkii markii hore ugu qadey gabagan ban jeclA
Maashaa allah guulaysta
Ajar allah hakaasiiyo abwaan gabayga qiimaha badan.
آلله يعزك يااخي وبارك الله فيك
illaahow cimrigiisa barakeey Abwaankii weynna ee horey ulahaa allow unaxaris janadaada fardowsa Allow kawarabi Amiiiiin Abwaankaan soo cusboniyaayna Allow cdawgiisa jabi cimrigiisa Allow barakey
Ameen Ameen ILLAAHAYOW KADIG. OO dad isjecel nagadig yaa AazawajaLA.
🤲🤲🤲🤲🤲🌹🌹🌹🌹🌹
masha allah xigmada allaha ku siyaadsho
masha allah gabay qiiro badan
waa runtiis inta ay wuxuushtan na hogaamin hayaan ee intay shicibka isku wada direen lacag urursiga xamar u fadhiya guuleysan mayno ilaa ilahay meel nooga kaxeeyo,ilahay umadaan ha u gargaro oo nin daacada oo kala celiyo ha u soo diro wadankeenana dulinimada iyo shisheeyaha ka saaro,goboladana dadkii deegaankaas deganaa gacantooda ku soo celiyo amiin yaa rabi
War guudka ayay anaga yahiin gaalase weeyee. Wlh waa run
Gabay wanagsan waaye
100%
maasha allaah waa gabay qiiro iyo qiimo badan
masha Allah
qofka raba inuu Somalinimada inkiro waa inuu hooyadii iyo aabihiis kasoo bilabaa hadduu rabo inuu abtirkiisa inkiro
Abwankuna aadbuu u mahadsan yahay
Alla Yaa Cizak Abawaane !!
allayaa v
all a Haase
wa aad u qiimo badan lkn codka ayuu badalay abwaanku codkii hore ba wanagsana 2006 codkasa aad u jecla anigu
cabdirax
masha alaaah abtigey maxamuud maxamed maxamuud alaha ku xafido
Ayday dhashay😅
gabaygan waa awaabtii uu madaxwene xasan ka bixiyay guuroowgii uu tiriyay faroole nin waliba wixii uu gartuu soo gudbinayaaye
bal waa kaa garguutee wax guda ruuxi garnaaya
asagoon wax kala goynin keen waan gudbinayaae
INDHA GEELE ILAAHAY HAKU XIFDIYO WALAALKIIS .
Wa saax taasi
war baab kii gabayada waad bah satay ddeee
M m k b
Da
D
Cncjf t
آلله يعزك يااخي وبارك الله فيك