Arday Baan Ahayoo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2013

КОМЕНТАРІ • 127

  • @ilyas-ug6ln
    @ilyas-ug6ln 4 роки тому +16

    My dad sang this to me as he was taking me on my first day of school. I’m 21 soon and since then I haven’t found it. The song makes me emotional ❤️

  • @zakariyeabdikarin7008
    @zakariyeabdikarin7008 3 роки тому +3

    Wakhti xasuus mudan Dugsiga dhexe daabuurka ayaan ku Qaadi jirnay markaas subax walba Ardayga ugu soo horeeya ayaa Qaadi jiray Dugsiga hoose dhexe sare ee Shiekh Ibrahim Ex Burco Garanaya.......🤚🤚

  • @MoOsman990
    @MoOsman990 2 місяці тому

    I remember when i was 10 years old in my primary school Almacrifa pss school😢🥹.
    ......................................................................
    •Arday baan ahayoo.
    •Arday baan ahayoo.
    •ubaxii waddankaan ahayoo.
    •Waxa aan u ordayaa ,
    •u ordayaa dugsiyada u aadaa.
    •Inan aqoon kororsado dalkeyga anfacee. •Dadaalkii la imiyee, allahayow i gargaar
    •ilaahayow i gargaar.
    •Arday baan ahayoo.
    •Arday baan ahayoo.
    •Iftiinkii arooryaan nahayoo.
    •Waxa aan u ordayaa ,
    •u ordayaa imtixaanka u galaa.
    •Inaan aabo iyo hooyo.
    •Abaalkoodii gudee.
    •Dadaalkii la imiyee, allahayow i gargaar
    •ilaahayow i gargaar.
    Aamiin Aamiin 🤲🤲.

  • @daadiramiin1678
    @daadiramiin1678 Рік тому +6

    2010 Maalintii iskuulka leyga soo qorayey aabahey iyo walaalkey waxey ahaayeen kuwo ihaya gacmaha misna ii qaadayey hestan nasiib xumo 12 sano kadib 6/2/2022 maanta oon dhameeyey school aabo wa dhintey🥲ALLE ha unaxaristo

    • @user-kg6jn8jo2u
      @user-kg6jn8jo2u 8 місяців тому +1

      Alle ha unaxariisto wllo.

    • @Randa17
      @Randa17 6 місяців тому +1

      Allah unaxaristo

  • @ahmedabdi7738
    @ahmedabdi7738 6 років тому +2

    Manshllh waayo waayo soo xussutay heestan ano yar hooyaday iiqadi jirty allow walidken dhamanten unaxariso aduun&aakhiraba

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru Рік тому +2

    Iskuulkii Sh/Nuur Hargaysa 2006 ayaa heestan aniga walaaladay wada qaadi jirnay. Allow igu gargaar😢

  • @ahmetthashi1225
    @ahmetthashi1225 7 років тому +25

    I remember when I was 13 years Old in my primary school sheekh Cali Ibrahim biyo dhaceyga sare😢😢😭

    • @musse143theboy4
      @musse143theboy4 6 років тому

      Ahmett hashi allah haku karaameeyo wll ana sidoo kale isla schoolkaas ayaan kabaxay biyo dhacay shekh cali
      Waxay ahayd wakhti wacan heesihii subixii laqaadi jiray

    • @channelkadhalinyaradagerma1685
      @channelkadhalinyaradagerma1685 6 років тому

      Ahmett hashi axmed xashi sxb wakhti tagey maso noqon wa afyar

    • @Abdul1842
      @Abdul1842 6 років тому

      Ahmett hashi just same bro I was remember 13 years ago markn bilabay dugsiga hoose sheekh bashiir primary school hargeysa ayaan safka ka qaadijirnay.. Maantana dadkii maba joogo dhuLkaaga xiiso gooni ah baa leeyahay wlah 😔 😔

    • @pennysunderbrustherfuns6413
      @pennysunderbrustherfuns6413 4 роки тому

      It was my school sheekh ali ibraahim

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +6

    Ardaygii daabuur kaqadey hestan Nasiib wacanaa😊waayihii wacnaa Oo soo noqonayn❤

  • @mohamedabdirashid6036
    @mohamedabdirashid6036 4 роки тому +4

    Xusuus time i was 12 years old by the time i was singing this song in bardhere school (BPS) bardhree primary school

  • @hassankafio1262
    @hassankafio1262 3 роки тому +2

    Dedaalkiina lanimide alahayow no gargaar☝️

  • @sucaaddaahir562
    @sucaaddaahir562 3 роки тому +3

    Allahayow ii gar gar 🤲🤲

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 років тому +8

    Qofki Hesta safka Schoolka subxii kaso qaday Nasiibu Leyey Walhi

  • @mohamohamedyaqkub7189
    @mohamohamedyaqkub7189 7 років тому +1

    ardi baaan ah yoowa ubaxii wadankan ahayo inan aqoon gorarsado dug siyada aada mansha allaha

  • @omalkhairismaelabdirahman5925
    @omalkhairismaelabdirahman5925 4 роки тому +7

    😭 I'm just missing my old school days manta jmcda ka baxayay la noosaray xasuus

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +1

    Daabuur ka ardeyda maxan kaqaadey hestan iyo heesta dacal-badru😭 i miss my childhood days😢. Wakhti aan soo noqonayn❤️❤️

  • @wadanigadhabtaah2442
    @wadanigadhabtaah2442 6 років тому +2

    arday ban ahyo waan jeclahay heesta

  • @abdirahmancboy746
    @abdirahmancboy746 6 років тому +2

    DADAAALKII LA IMIDEE ALLAHOYOW IGAR GAAR AMIIM💯AMIIN 💯

    • @Aweyscalidhaahir
      @Aweyscalidhaahir 5 років тому

      Waxaan soo xasuustay dugsiga hoose dhexe ee sun shine balcad

  • @channelkadhalinyaradagerma1685
    @channelkadhalinyaradagerma1685 6 років тому +8

    Waxn so xasuustay 12 ka hor iyo iskuulkaugii guryo samo manta wlhi xusuuso horan galay

  • @Somalicommunity1
    @Somalicommunity1 8 років тому +28

    Dedaaalkii la imide Allahayoow ii Gar gaar Aammeeen!!

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 7 років тому +3

      *Walee oohin buu iga keenay; waa is celin waaye.*

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 7 років тому +1

      Habeen soo jeed oo dad dadoow oo ajnabi wax bar oo dalkaagiina cunsurinimo iyo xaqdaro daradeed ugu noqon waa; meesha buu anigana xanuunka iga qabtay. Inaa Engineering bartay aan ilmo shiino iyo hindi aan wax u sharaxayo anoo dalkayga wax tari lahaa.

    • @Amal8327
      @Amal8327 6 років тому

      Walhi waan xasuustaa biyo dhacayga sare axyaa xasuus runtii

  • @Kahiyemacqul
    @Kahiyemacqul 4 роки тому +2

    I remember when i was 11 years old in my primary school imaamu shaafici Kaasa bal balaaro😭

  • @abuukarcumar-ef5sx
    @abuukarcumar-ef5sx Рік тому +1

    M.a hees Waxbarasho oo qiimo leh

  • @firreholo5149
    @firreholo5149 9 років тому +3

    Allahayoow ii gargaar, amiin, amiin

  • @heliodorberyl9558
    @heliodorberyl9558 7 років тому +8

    Kuwa dislike dhahaayo luqada meynan fahmeeynin mise UA-cam ka en fahan saneen I'm confused 🤷🏽‍♀️ anyway... Soomali Illaahay hanoo nabadeeyo Illmaha Soomaaliyeed oo dhan oo iskool wada aadaayo oo cilmi leh Illaahay hana tuso ALLAAHOMA ALLFA AAMIIN 🙏🏽❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🙏🏽

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 7 років тому +3

      *Qaar baa midnimada Somaliyeed neceb oo waxwalba oo keenaya cadow ku ah u soo kac oo u soo jeed hadii kalay adoo jiiftid bay toray dhabar'ka kaa galinayaan. Qabyaalad iyo isku dir un bay ka shaqayaan intaa.*

  • @suadbashiir8056
    @suadbashiir8056 7 років тому +17

    I'm here on 2017 one of my favourite

  • @MohamedAcademy
    @MohamedAcademy 4 роки тому +1

    05-06-2020 är det student dagen för Åk 3 i Sverige. Alle haka dhigo ardayda Soomaaliyeed kuwii anfaco dalkii hooyo meel walba ee joogaan.

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 2 роки тому +4

    Walal waxaan kaa doonyaa heestan waxbarashada
    Abwaankii sameeyay
    Fananakii qaaday
    Cidii laxanka lahyd
    Iyo halkii lagu qaday ee ugu horaysay🖤

  • @jamalali3175
    @jamalali3175 6 років тому

    Dadka did like ta sarey waa dad aan aqon lahayn micnaha heesta mey fahminbaan umaleynayaa

  • @aaminacali8478
    @aaminacali8478 Рік тому +1

    A day ❤❤❤❤🎊🎊🎀🎀💋💋👏👏

  • @hiponoura9960
    @hiponoura9960 Рік тому +1

    Nice ardaynimo mcnyde

  • @jablibaax
    @jablibaax 5 років тому +2

    Waxan xasuustay dugsigaygii hoose ee Al-irshaad primary school

  • @mariahussien2187
    @mariahussien2187 6 років тому +1

    Dalaalkii la imide Allahow ii gargaar 🤗

  • @saanrafiqi6177
    @saanrafiqi6177 7 років тому +17

    I remembered my past life when I was just a pupil singing this song at my primary level

  • @greatpersonalitysofar7229
    @greatpersonalitysofar7229 10 місяців тому

    Heestan waayo waayo baan ku xasuustay ciyaalnimadii naso hablood school

  • @ImanAhersi914
    @ImanAhersi914 2 роки тому

    Elliman eletricity

  • @user-ki9bk3dj9s
    @user-ki9bk3dj9s 10 місяців тому

    Anigaba ardey ayannahay

  • @MyIdolMoSalah
    @MyIdolMoSalah Рік тому

    I’m singing this song to Lyndale sochhol

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 років тому +3

    Heestaaaan ano yaris iskulka ka qadi jiray wlhi

  • @muhiaoabdi3402
    @muhiaoabdi3402 10 років тому +2

    Nice ♡

  • @mohamediman1377
    @mohamediman1377 7 років тому +4

    Masham Allah

  • @aielmi2849
    @aielmi2849 6 років тому +1

    waxa xasusta yaranti waqti an arday ka aha ali Hussein school wali wan wada xasusta my classmates

  • @abdiladiifali9780
    @abdiladiifali9780 4 роки тому

    2001 Xusuus markii lay qorey Dugsigii Hoose dhexe Ex Xuseen Giiri Hadana loo yaqaano Sheekh Madar kuna yaala Xaafada Shacab 😎

    • @Kahiyemacqul
      @Kahiyemacqul 4 роки тому

      Old is Gold 2011 kadhigan jiray qaybtaas imaamu shafici secondary school

  • @waryeetv
    @waryeetv 9 років тому +2

    Waaaw well done

  • @kylehorn9933
    @kylehorn9933 4 роки тому

    Ahmed Gurey Elementary School in Howlwadag. 8th grader Class B. Lost generation. Glad I survived. 🚴‍♂️

  • @sakariyeismaaciil7449
    @sakariyeismaaciil7449 6 років тому +1

    Walhi waxan so xasuustay dugsigii hoose dhexe guryo samo

  • @abdiwahabmohamed717
    @abdiwahabmohamed717 3 роки тому

    Still_Watching_2020

  • @leylayasin6134
    @leylayasin6134 6 років тому

    lover.

  • @ahmedabdi6482
    @ahmedabdi6482 10 років тому +2

    nice song

  • @basharabshir3427
    @basharabshir3427 7 років тому

    abwaan XASAN SH MUUMIN GAAFANE walahi ninkii tariikhda fanka somaliyen asaasay alow unaxariso kigaranayaa garan wlhi abwanka tarikhdisa halabadho wuxu kujiraa 9 kanin ee somali ugu tariikhda dherayd

  • @Abdi20103
    @Abdi20103 4 роки тому +2

    ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @Abdi20103
      @Abdi20103 4 роки тому +1

      ✌✌✌✌✌🥺🥺🥺🥺

  • @ismo_official
    @ismo_official 6 років тому

    Manshaa allah

  • @abdibarrenooh7563
    @abdibarrenooh7563 6 років тому +1

    Cabdi Xasan Dige miyaa ninka qaadayaa

  • @mohamedabdi3647
    @mohamedabdi3647 9 років тому +1

    xaasuus ilahayoow igar gaar

  • @diiniga
    @diiniga 10 років тому +1

    Aad u wanaagsan

  • @anazcade2569
    @anazcade2569 8 років тому +4

    ilaahayoow ii gar garaa xasuus wlhy :(

    • @user-kg6jn8jo2u
      @user-kg6jn8jo2u 8 місяців тому

      Maanta oo aan aqrinayo commentikaada waa 27/10/2023.
      Haddii aad dhimatay Alle hakuu naxariisto haddii aad nooshahayna rabbi janada hanagu wada kulmiyo.

  • @daahircadced4475
    @daahircadced4475 2 роки тому

    Bay bay cabdi xasan dige

  • @abdimalik3310
    @abdimalik3310 2 роки тому

    👍👍

  • @OmarAli-hm7ie
    @OmarAli-hm7ie 8 років тому

    HEESTAN WAXAA MAQLAY WAXA TIRIYEY CISMAN ASKARI. MIYUUSIGANA WAXA SAAREY YUSUF ADAN ALAALE.

    • @abdullahi5692
      @abdullahi5692 8 років тому

      +Omar Ali Sedee ku ogaaday?

    • @basharabshir3427
      @basharabshir3427 7 років тому

      Omar Ali iska hubso waxa sameyay Xasan Sh muumin gaafane

  • @SAHANRAAC
    @SAHANRAAC 6 років тому

    Alla xusuus Mudan School Dugsigo hoose Ee Qasabka oo hada La Dhaho Dheega. Yaranimadi 10 jirkaygi. Allaha maxaa xusuuso laso maray

  • @abdiali6364
    @abdiali6364 7 років тому

    maxamad mooge alhaunaxariisto

  • @ImanAhersi914
    @ImanAhersi914 2 роки тому

    Distrikt 9 look alike from eletricity

  • @maryanabdullehassan9362
    @maryanabdullehassan9362 8 років тому

    heestan orginalkeda maleh miya

  • @MKMuzak
    @MKMuzak 7 років тому +1

    masha allah

  • @AbdirahmanMohamoud-nf1dy
    @AbdirahmanMohamoud-nf1dy 3 місяці тому

    Heesta.oriijinal.waxa.laaha.maxamed.mooge

  • @salmaali7018
    @salmaali7018 Рік тому +1

    HANBALYO

  • @Somalimusic564
    @Somalimusic564 2 роки тому

    Ardayda hada jooga maxa la baraa ???
    Nashiidoyin carabi ah iyadoo qof ka dhigayaa aminsanyahy iney ka ajar badan yihiin af soomaaliga !!!!

  • @xamsexasan8952
    @xamsexasan8952 6 років тому +1

    Wxan ku xusuusta primarigii 18 may jigjigayar

  • @ismo_official
    @ismo_official 6 років тому

    Hees mudan ciyaal nimadii digsigaagiii ku xasuuusinasa

  • @adammmohamad2306
    @adammmohamad2306 7 років тому

    Xasuus heesihii oraartii laqaadi jiray

  • @mohamudmahamedabdille8715
    @mohamudmahamedabdille8715 7 років тому +4

    Waxaan Suu xasuustay yaraabteeda

  • @leylayasin6134
    @leylayasin6134 6 років тому

    lover.
    hhh

  • @hamdamahamed9309
    @hamdamahamed9309 6 років тому +3

    Ax Ax waxaan xasuustay yaranteydi waa hees qimo leh

  • @hibaqali5407
    @hibaqali5407 6 років тому +1

    Waxan so xasuusty yaraantey

  • @AaminoXasan-ec9wv
    @AaminoXasan-ec9wv 11 місяців тому

    😢

  • @leylayasin6134
    @leylayasin6134 6 років тому

    lover.
    hhhiki

  • @abdihaji7592
    @abdihaji7592 6 років тому

    MASALA

  • @riyaanguleed9746
    @riyaanguleed9746 6 років тому

    Xasuuus 1998markiii San fariistay fasalka kowaad xasuuus

  • @channelkadhalinyaradagerma1685
    @channelkadhalinyaradagerma1685 6 років тому

    heestian xusuus

  • @ahmedabdi6958
    @ahmedabdi6958 2 роки тому

    Waxaan xasuusta daabuulka nonu akhrijirnay

  • @Cartan7
    @Cartan7 8 років тому

    waqooyi somalia hal-abuur u dhashay curiyay erayada Jaalle Osman Adan Husain (Askari)

    • @fmuse3835
      @fmuse3835 7 років тому +1

      Jango West maye ayaydaaa oo Kenya u dhalatayba samaysay duli

    • @banadiriangirl5559
      @banadiriangirl5559 7 років тому

      F Muse wlhi waa iga qoslisay jwb fiicana siiisay hhhhhhhhh

    • @xurriyo16
      @xurriyo16 7 років тому

      F Muse
      kkkkkkkkkkk hadli og mashallah

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 років тому

      Jango West kkkk Xasan sheikh mumin baa iska leh heesta bro hlkaa iska hubi thnkz

    • @basharabshir3427
      @basharabshir3427 7 років тому

      Jango West waykaa qaldantahay waa xasan sh muumin gaafane abihii fanka sobaro

  • @baxnaano1436
    @baxnaano1436 8 років тому

    heestaan ma qofkii qaadaybaa mise waa qof mar 2waad ku celinaayo calaashaan midaan waa copy ayaa ula jeedaa

  • @ImanAhersi914
    @ImanAhersi914 2 роки тому

    War

  • @umaamakaahiye7070
    @umaamakaahiye7070 4 роки тому

    Zod9

  • @mohamedrastavlogs5112
    @mohamedrastavlogs5112 10 років тому

    HEESTA ORIGINALKEEDA MAKU JIRTO MIYAA YOU BKA WALAL ADOO MAHADSAN WAANA KU MAHADSAN TAHAY IN AAD NOO SOO GALISO

  • @umusahra6470
    @umusahra6470 6 років тому +1

    1de24

  • @dekoa9601
    @dekoa9601 6 років тому

    waxaa soo xasuustay iskuul dhagaxtuur iyo agagaarkuu ku yaalay

    • @aliabdalla1623
      @aliabdalla1623 6 років тому

      Deko Abdi. Schoolkaas kii kuyiilay masjidka isbaheysiga gadaashiisa...Heestaan waxna weykuxasuusisay haye Mashallah....noqo wadanki soofiiri

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 6 років тому

      Waa xiligee deka

  • @user-vk9do1kd9r
    @user-vk9do1kd9r 4 місяці тому

    😢wwŵw

  • @umaamakaahiye7070
    @umaamakaahiye7070 4 роки тому

    Zsa

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 9 років тому

    The gulf between the richest 1 percent and the rest...fight the elite corruption..... my g** manan itz impossible da nan hahahahahahahaahaha

  • @umusahra6470
    @umusahra6470 6 років тому

    1d4

  • @freedomerik43
    @freedomerik43 2 роки тому

    L

  • @caliyare7895
    @caliyare7895 6 років тому

    masha allah

  • @abdibarrenooh7563
    @abdibarrenooh7563 6 років тому

    Cabdi Xasan Dige miyaa ninka qaadayaa

  • @umusahra6470
    @umusahra6470 6 років тому

    1de24