HEES XASUUS AH ARDAY BAAN AHAYOO CABDI XASAN DIGE 2018 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

КОМЕНТАРІ • 75

  • @loveyourlife9226
    @loveyourlife9226 6 років тому +55

    Arday baan ahoo , ubaxii awadankaan ahayoo❤❤ xasuus wlh qofkii dugsigiisa hoose soo xasuustay like saar💕💕

  • @gureyfanax5005
    @gureyfanax5005 6 років тому +18

    Asc wr wbr walaal ilaahaan kuugu dhaariyayee hafiirsanin,barnaamij aad diin ahayn,adigoo daawanaya ayaad heeriyoin kartaa.
    Waxaan waxaan halkaan u imid waa qoraalkaan dartii.
    Ilaahow qofkii barnaamijyadaan daawashadiisi daaya jannada ugu bedel

    • @hooyoqaalidumar9066
      @hooyoqaalidumar9066 6 років тому

      Maasha allaah Hussein salax mahadsanid wllo jazaakumulaahu khayr

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 6 років тому

      @@hooyoqaalidumar9066 waiyyaaki

  • @mahadmiiha4496
    @mahadmiiha4496 6 років тому +13

    Hees xataa in ay tahay maogeen Markaa yaraaa anoo xifdisan Lee is arkay
    Ardaay baan ahayoo iftiinkii arligaan ahayoow

  • @laylaqaali1120
    @laylaqaali1120 6 років тому +8

    arday baan ahayo ubixii wadankan ahayoo alla cawa waxan so xasuusty dugsiga hoose

  • @abdulmohamud4673
    @abdulmohamud4673 6 років тому +12

    Arady Somalia 🇸🇴 had tahy like isar

  • @yooniscaliafrax2251
    @yooniscaliafrax2251 3 роки тому +3

    Abuukar heestan oo Music ku jirin baan rabaa walaal ma ii awoodaa adoo mahadsan

  • @casristudio9368
    @casristudio9368 6 років тому +4

    Ala Maxaan Heesta Motivation ka Hlei Jiray Intaanu jacaylku I Helin

  • @naanxaaji992
    @naanxaaji992 6 років тому +4

    aaad baan kugu mhdcelinayaa HOOYO MCN runti kahor school ka ayaa hooyo ibartay hooyo allaw HOOYO walbo oo muslim eh unaxariso aduun iyo aaqiraba

  • @queenyqaali128
    @queenyqaali128 6 років тому +12

    Woww ana ugu horeyo caawo plz like ha ila dhaafin

  • @abdullahimasuulside411
    @abdullahimasuulside411 6 років тому +8

    Cawa anigo aya ogu horeeyo like isaara ha ila dhafin fadlan

  • @filsanhani7829
    @filsanhani7829 5 років тому +2

    Kkkk wlh heestu wa mcn lkn aniga waligey somalia school io dugsi kama digan heestana laybari laha ilahayow wadankena notosi

  • @teamkazoow2627
    @teamkazoow2627 6 років тому +1

    PLZ INA MAHDIYOOW HEESAHA DHAXAL GALKA AH EE TAN LA MIDKA AH DIB USOO CUSBOONAYSIIYA DAD FIICANOO LA DHAGAYSAN KARO SIDA QOWDHANKA FAARAX MURTIILA AHNA U DHIIBA

  • @fosyasin3795
    @fosyasin3795 5 років тому +1

    Xasuus qiimo leh 😘😘😘

  • @garadagmediaproductiongara4636
    @garadagmediaproductiongara4636 6 років тому +1

    Ax Ax walahi 2005/3/6 wa hees aan ku waayey sxpkii keliya ee An dunida ku lahaa
    Ka dib anagoo duhurka dhigana iskulka ayaanu daabuurka istaagnay maalin qoraxdu aad u kulullayd ka dib heeskan ayaanu qaadanay ka dib saxibkay faysal aya aamusay isagoo ka mid ahaa ardayda lineka hore ku jira macalinka aya arkay isago aamusan ka dib waxu is dhahay malaha heeska ayuu ka caajisay ee kaga nixi ul ayuu ku dhuftay isagoo sii jeeda intuu naxay ayuu dhulka ku dhacay macnaha suuxay xaga officka aya la geeyey saacad ka bacdi waa ka baxday.
    Allow u naxariso sxbky aamintu wa xageena walalayal fadlan???

  • @hodanomer9402
    @hodanomer9402 6 років тому +2

    Wlhi xasuus iyo ardaynimadii hoose dhexe school lkn abukor waxa ku fiicnaa dhalinyaro yaraan xiga oo waliba 2 ba iyo ka badan ah mrkasa isku miisanmi laheed 😥

  • @calicabdi5734
    @calicabdi5734 2 роки тому +1

    heestan waxaan xasuustaa markaan dugsiga dhex dhigan jirey 1986 lixida iyo badhka. ayaa lasaari jirey. rarayo muqdisho waagaa maan. aqoon cida qaada

  • @fagaarahafanka2307
    @fagaarahafanka2307 6 років тому +3

    cabdi xasan dige waaberi legend

  • @nasrqduweexi1025
    @nasrqduweexi1025 6 років тому +3

    ala xasuus marko cadey dugsiga hoose ayaan ku qaadi jirnay ilahayow wadankena nabad iyo barwaaqo

  • @ciyaaladumbuluq8096
    @ciyaaladumbuluq8096 6 років тому +2

    Heestu waa hees qaaliya ee qofka qaadaya waxaa kaga wanagsana qof dhalinyara oo qushuuc muujinaya soo saaraha abukar mahdi inta yar ayaa kaa qaldantay 😂😂😂😂

    • @sahrayar2525
      @sahrayar2525 5 років тому

      somali mason power isaga iska leh wllo kuwa yaryari wax ha la yimaadaan

  • @umumohamed2580
    @umumohamed2580 6 років тому +2

    Dadaalkiinaa la imide allahayoow ii gargaar ****aaameen y allah ****

  • @sahracuuke8789
    @sahracuuke8789 3 роки тому +2

    Ubaxii wadanka🌹🌹

  • @farxiyaxasan4428
    @farxiyaxasan4428 4 роки тому +1

    Arday ban ahayoo ubixii wadanka ahoooyo. ..ad ban u jeclhy

  • @hanishariif4325
    @hanishariif4325 6 років тому +4

    Wow

  • @sacduushmaxamuud4859
    @sacduushmaxamuud4859 5 років тому +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Walahay wan oyey ax allow wadanka nabad nogadhig

  • @saciidoladan7518
    @saciidoladan7518 6 років тому +2

    Thanks abuukar Mahdi waxaan soo xasuustey waageygii dugsiga dhexe

  • @axmedzaki2409
    @axmedzaki2409 5 років тому +1

    Alahayoo qowadii soomali soo celi ooobur buri alshabaab

  • @israhaanqaalinur7762
    @israhaanqaalinur7762 6 років тому +2

    hallo sidee ufiicneeď Siaad ayaa ukuhele viedio ga☆

  • @abdishakuurmaxamedfantasti4603
    @abdishakuurmaxamedfantasti4603 11 місяців тому

    Sanadku waa 2023/10/13.
    Waxahy arday ku jira dugsiga sare aroorto sabtiyna waxa no bilmyaa examkii bilaha .allow waa kugug mahad

  • @hodanadan1372
    @hodanadan1372 6 років тому +2

    Xasuus Wllhi Tnx Abukar Mahdi

  • @nurfartun5492
    @nurfartun5492 6 років тому +2

    🚶🏃Amin Amin 👩‍💻👩‍🎓🤝👍

  • @tamanabdulahi8601
    @tamanabdulahi8601 3 роки тому +1

    M a

  • @anisocali6100
    @anisocali6100 3 роки тому +1

    Arday

  • @suparsocdal450
    @suparsocdal450 6 років тому +1

    war like ii saraaa !!!!

  • @adoontialle576
    @adoontialle576 6 років тому +1

    Xusus dugsigi hoose Mahdi Ali ayaan xasuustay mnta😍😍😍😍😘😘

  • @queen_muna9940
    @queen_muna9940 6 років тому +2

    Ameen dhamanteen😍

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 6 років тому +1

    A memory

  • @abdulahiabdisalat3578
    @abdulahiabdisalat3578 3 роки тому +1

    hees xasuus leh

  • @abdishakurmohamed1042
    @abdishakurmohamed1042 6 років тому +1

    Abukar mahdi waan kula socdaa

  • @hanishariif4325
    @hanishariif4325 6 років тому +1

    No views

  • @tashaaalpi3357
    @tashaaalpi3357 6 років тому +3

    dugsiga hose dugsiga dhexe
    xasuus 📚📖🖋✒✏

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 6 років тому +2

    Copy right kii Maxamed mooge maxay u sheegi waayeen.

    • @diinidheere6585
      @diinidheere6585 5 років тому

      heestan wxaa leh ninkan cabdi xasan dige waana fanaan caan ah

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 5 років тому

      @@diinidheere6585 kula yaabi maayo garadkaaga ayaad hadashay.

    • @diinidheere6585
      @diinidheere6585 5 років тому

      +saadaat muuse maxad ila yaabtaa adigaanba kula yaabanahay fanaan qaran baad ku masaalaysaa maskiin yaroo hergaysa kaban kasoo garaaci jiray
      war ninkaan waa udub dhexaadkii hobalada waaberi

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 5 років тому

      @@diinidheere6585 ka daroo dibi dhal

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 5 років тому

      @Moha Amip qabiilstanimo maxaya? Waar hortu mareexaanaw yaa ku af yaqaana.

  • @poojaamalik8120
    @poojaamalik8120 6 років тому +1

    Wwwwwww xasus hore

  • @Boqorada-qaniga
    @Boqorada-qaniga Рік тому

    Ardayban ahyo ubixi wadankan ahayo

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 6 років тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏

  • @Rooxaanta
    @Rooxaanta 6 років тому +1

    Earaysdii abwaan cismaan askari

  • @saadaqyoungjr486
    @saadaqyoungjr486 6 років тому +1

    wow 😘

  • @maxamednuur5933
    @maxamednuur5933 2 роки тому

    Waaw dugsi hoose markaan ahaa ayaan soo xusuustee 1978 ilaa 82 dii

  • @Muslim0968
    @Muslim0968 2 роки тому

    Lol

  • @wilobh1063
    @wilobh1063 6 років тому +1

    😭😭😭😭😭😭😱

  • @Muslim0968
    @Muslim0968 2 роки тому

    Wow ids fack

  • @guridanbaysgirl3336
    @guridanbaysgirl3336 6 років тому +1

    Wow I love this song❣️❣️❣️