Lkin ceeyda maxa ka qldan😮hadi ayaanita ladili laha sidan mo oga tagi lahaa makala celinyo miya we ka badn yihin😮dadka wona oga dhax baxy🙄 hada run maba ahanee
Adna iyo amiira maxaa sameyseen ceyda waa the one only hada nahey team ceyda anaga saa nama qabato waaa niga arsaneynaa lee ayaniita dhiigi oo qof ah keepgion abaayo sorry adne ceyda maskiinow😢
Sidaan waa xushmad daro qof gurigaada wax laguma sameyo xitaa hadee kaftan tahay meelo kale loogu sameyaa sidaan waxee u muuqadaa ixtiraam la'aan hadane dumaraa tihiin idinma soo dhex gali karo wiilka yar si xun u kasheen bisinka😢
Inkasto prank yahay ayaaniita dhiiga biyo ma ahan💉❤😂😂😂😂
Haa😂
Jah wllhi been maaha blood is not water
Cayda iyo ayaaniita maisladhashadeen
Ayaaniita 🆎️miya
@@aishafaatul2361my isku qabiil wye
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw
😊😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
Bls koko ila sohadal❤😢
Sorry Ceyda 😞 Adna iyo Amiira waxn prank ma aha ee wiilka Yarka Ceyda soo Raali Galiya
😹ayaaniira naag dhiig leh iga dheh ceyda lkn gabdhha muxuu udhax dhaxdin waa wuu iska baxee 😭🤌😹😹ceyda San haugu harin 😹😹😹
Fursad ma u haysa inad qortid saliga nabiga scw scw 😩🤲🤲☝️
Haa wll scw scw scw ❤❤❤
sallaahu caleyhi wasallam
Scw
Scw scw
Salalahu caleyhi wasalam
Prank waa jiraa lkn adinka oo isla dhashty inaa isla ogaataan waa ceeb inaad jishaan oo amiira ceyda la safato amo cimraan ayeey aheeyd😂lkn dhacday danbo ha sameeynaha sorry wll ceyda
Wlhi baan maray ceeyda wn jeclaaday waa wiil degan maskiin ah alllaha xafido 🤲🤲
Ceyda wlhi waa maskiin adna abyo plzzzzzzzz 🙏❤ hada fanskaga ka mid ahay plz ceyda Soo raali gali muuqaal kaso sameyy plzzzzzzzz abaayo mcnto❤❤❤🎉🎉🎉🙏🙏💔💔
Qaar halkanaa markay prank maqlaan way soo roorayaan.😂😂😂
Meesha maad sii hurudeen team comments land.😂😂
Tiktok kasooroore😢😢😢😅😅😅
Ani cml tiktok ka imaaday 😂😂
Sida ani iyo àdi cml😂😂😂
Jah ayaaniita libax naag ah labo ayaa telka kaqadiwayeen bajiyo cunow mala iska dayo hee 😅😅😅
Ceyda waa wil dagaan maskinka wx kaxumhy adna ralegalin bixi abayo please ceydaa abowey illahy haa ku xifdiyo❤❤❤
Ayadan cagaha madawle ee aamirada ayaaban nacay geesi geesi aabay iska baare naagtan ayaanita la idhaa haku dagdagin shpey😂😂😂🤌🏽
Adna ceyda maskinka so raligali amira no face ayanita is legend walahi gabadh fican waye machll ceyda wllked usobahdey
Sorry for us hadaan nahy team ceyda😢t😢 raali galin dagdag ah Allah kugu duwo hadii kale waa laisku yaacaya😂
Wkaaa wkaaa wrkaaasa ina mra
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please ❤❤❤❤❤❤
hada kahorna najmiita aa dhahday video oo soo galiye youtubeka kabixi wuuna kabixiye wlhi maskiin wye ceyda😂ayaniita naag dhiig leh nag gaban haba kashakin😊❤
Adno rali galin ka bixi hadaan team qab qab nahy ✋️✋️
Adna prank😂😂😂😂❤❤❤❤ masha allah wankurachiyena bool sorry. Ceyda 😢. Adna Amiira. Waxn. Prank ma aha ee wiilka. Yarka. Ceyda soo Raali Galiya 😢😂😂❤❤
Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll I ❤❤❤
Ciil iqabtay wallahi ayaanita dhiigee leedahaywallahi 🩸❤️
Adna inkasto Park na dhahdy lkn qofka gurigaga joga san lomagalo waah ayanita sanle karabaa😂😂😂 naga kurigeda lagu dhx garaca la odhn kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂
Ani ayaaniita dhiiga kabuuxaa iga buuxo😂😂😂😂 wlh ayadoo qabiil eheen ayaa qof la dulmaa aanan arki karin😂😂😂😂 caydaaaaaa❤
Ayaaniita dhiiga leeydahay
Ayaaniita bis ma ah xitaa qof kaal ah in aktayda lagu dulmiyo ma jecel
Like zaki zomali wilka aan ahdlyn bu udoodaye
😂😂😂amiira Sigsaanta iska dhaq dheh😂😂😂
Ayaaniita dhiiga biyo maaha oo caadi ah waaye ❤❤❤
Inkasto prank yahay ayaaniita dhiiga biyo ma ahan 😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😂😂😂 adna prank qosolka aduunka and wankurachenaya boolkuun 1000k ❤❤❤❤ sabsikarber
Nayada respect malihidiin guriga dadkugu imadey saan ula dhaqmeysaa mxad gabadha yarta adiga io amiira afka lagaleysaan uf
TEAM CEYDA hadan nahay rali galin buxda rapNa sorry 😞 king ceyda ❤we love
aduunka wax lagu ciyaarin baa jira ninkaas dhalinyarada adna xaafadaada kugu yimid hadanaha isagoo daalan aad ku samaysan prank hadanaha kala fiican prank lkn kan waa ka weyn yahay pranka waayo wuu kaa xanaaqay wiilku ee soo raaligali teeda kale amiira muuqalkaygiinaha ka bixi maxay tahay wiilka soo raaligaliya dhalinyarada really buu xanaaqaye adna abayo qali fanskaaga baan ahay please muuqaalka kasoo duub raaligalintiisa ninkaas dhalinyarada ah 🥰🥰❤😂🥰👍🥰😊
Mesha allaha ❤ wllkey ceyda iyo walashey ayanita adan idin jeclahy allaha idin xafido mel kasto ad jogtan
Ceeb calek walahi wiilka soo raali galiya ayaaniita qof nol waaye walahi oo horteda qofna lagu dulmin Karin laakiin waxaa Xun amiira iney adna kugu raacdo dhanka ceyda iney la jirta quruxbadneed sorry ceyda 😭
Waxan prank maha wiilka saas waa khalad sorry ceyda waa miskiin wllahi😢😢 waliga prank wlalo iskudanaaninaya hasamayn nooooooooo😢😢😢😢😢😢😢
Wallo wey Isla oh yihiin
Sheekadaan dhan ayaanita logu dan leyhy saan is dhahay walee😂😂
Haa wllhi kafahan siday udhahayso melkasda wad isgu dhertuurta
King ceyda soo raali ga le
Team adna coming soon 800k 🎉
Ayaaniita wee difaacday wllked ceyda wllhi saasaa laga rabaa abgaalnimo ha waarto😂
Kuligood ayaa wllo ah jaahilow qabiil wax mataro
@@Siciid12 qabiilnimo ee ku difacday iyada afkeda ka dhahday sxb maxa la qarinaa
Team ceyda tan way nagu dhacday wlhi
Ayaniita wad iga gadan thy wallhei 😂😂❤
Sorry cayda walaahi waka xumahay😢😢 sooraaligaliya plz😢😭😭😭 team qab qab hdaa nahay rali galin rabnaaa 😢
Adno iyo amira iyo kan la dhashay wax dadka qimahoda garaneyn baa tihin aqas caleh 😏
Maa arga taya horta
Prank ma ahn adna caadi ubahdishay ayaaniita😏😏😏 qof weyn saan udhaqmaa
Nag wayn Baa tihin Xisho wang tada Adna Ah Balayo Daba Mala san Naa Gurigaga Dadka Kugu yimada Zas loma Galo Uf😂
Horta mayla aragtay dab safiito inay tahay
Mida kale prank ma xumee maaheen inay labo waalalo isugu tagaan gurigana uu yhay midkooda😥😥🥱🥱
@@Adamisxaaq haaa laba wll ah Bay wiilki isku Tagen ayanitana waxay lahayen Maxa ku haya iyagu iskuma jeedan 😆 🤣 😂
Ayaanita wlhi dhiig ledahay sheegada run hadee tahy 😂😂😂
Indhaha maa la,adahat waaba prank lagu dhahe
Team ceyda dhib maleh tan way nagu dhacday sorry raali ahaada❤❤❤
Adna wad is baheysaten walaalo quf marti kuu ah inad san ukasho walaka feecanyahy😢😢😢😢😢
Wlaaahi prank waa laysku sameeyaa laakiin maaheen inaad 2 waalaalo isugu tagtaan guriguna kiina uu yahay cayda sorry pro 😥😥
Ayaanita dhiiga ku jeclhy ani❤😊
Ayaaninta 🩸dhiig macsaro maah inkasto wx ka ogayd sidaa hde ruun thy yeli lahay adigana yeli lahayd❤❤😂
Abyo limo aayo waaye
@@AnuuSalaadmaxa kawada ceyda aabihii maa hoyadeed waa guru sadey ilmo ato waligey ma maqal bee😂
@@Amiin135_games my wll ayaanita hyadeyd iyo ceyda hoiyadis wax isku ah saas waxaa ladhaha limo habo ama limo aayo
@@Amiin135_gamesilmo aayo waxaa ladhahaa dadka hooya yaashood isla dhashteen
@@Amiin135_gamesreer xamarka habrowadaag kawada ilmo aayo😂😂
Yaa ila arkay amiiro sig saanteeda😂😂😂😂
Wasaqda😂 wakula arky
Wasaq
Adna Ceyda Soo Raali Geli Amar Weeye,
Sory ceyda wallkey ana kaa maqnaa meshas dagaal run ka dhici laha wlhi ceyda hala so raali geliyo😢
Team ceyda hada nhy rali galin baan rapnaa anaga 😊❤
Adna sn ceeb waaye idinka dhan aa isugu tagteen wiilka team ceyda hadaa nhy raali gelin aa rabnaa🥺😟
Soo rali galiya inta igu racsan😢😢😮👇👇
Naa waa edebdaran tahee ninka naacda Kal tag prank wlhi ani hadaa ayaaniita ahaan lahaa waa tumi lahaa nagahn 😮😅
Adno waa khaldanthy wlhi wiilka raali gali wah ala adnooy indha adayg qof gurigagi imid isku raacaysan kwrn😢
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga 💞💞💞💞
Ayaniita wlhi akteyda kuma dhimanaysid jah naag nol❤❤
Ceyda raligalin xalaseyo rer adna❤❤❤
Ayaanita dhiig ledahay wlhi😂❤
Sorry ceyda😢 adna sidani waa ceeb wiilka so raali geli
Maxaa adii kaa galaay
@@BarwaaqoCabdihassan-im4fz edeb yeelo naya replyga iga bax 🖕😏😏😏
Koko Lee prank igu sameee 🙏 🙏 😂😂😂😂
Jh wxba iga gdn gbra gurigeda lagu dila ayaniita dhiga kugu ogy❤🎉
صلوا على الحبيب المصطفى ﷺ
Cayda sorry 😔 adna iyo Amira inanka wa ka qaldan tihin rali galin fican u sayemya imikaba
Macha Allah ayaniita waa gabadh khaladka iyo dulmiga diidaysa sida ay ugu so baxday cayda ayan ka helay dhiigu wa cajaib ♥️
Marwo gurigeedi la joogo e waxan sameyneysa wa ceeb tankale qeys isla jira e brank isla og maha kas wax fcn king ceyda good poy wlh zupar waman❤❤❤❤❤
Amiira luga basto funs ku ahy inta ila aragto hello 😂😂
RaaLi galintii cayda lagaaa rabaaa Adna 😂😂❤
Ayyyy❤ Ayanita dhiig ee ledehe wlhi👸
Team ceyd raali noqda wan aarbilan dooonaaa😅😅
Ceyda sorry soo raaligaliya wiilka nio saa id niiga xanaqey wllhie , sidii uu koko uraaligaliyey markup prank kusameeyey isaga idinkuna raaligaliya please codsi bey igatahay 😢😢😢😢😢😢😢
Prnk waan ilmeyey 😢raali galin buuxdo kbixiya amiira io adna wllhi ceyda sorry
Jah adna waaku waataa ku soco😂😂😂
Inkaar allaha niigu ridee maskiinkaan maxasan ogu gasheen😢
Ayanita nag nool😂👍
Lkin ceeyda maxa ka qldan😮hadi ayaanita ladili laha sidan mo oga tagi lahaa makala celinyo miya we ka badn yihin😮dadka wona oga dhax baxy🙄 hada run maba ahanee
Heee gbdhaha waka ajanabi mxu sameyaa😢
Wiilka 😢 sorry dhaha lkn ayaanita dhiga ku jiro😊
I feel like 😢 am cry sorry bro king cayda 😢 it's was a prank Adan iyo Amira plz so rali qiliya wilka
Waa sax
Saxxxx
Ceyda so rali galiya waxas brank mahan😊
Adna iyo amiira maxaa sameyseen ceyda waa the one only hada nahey team ceyda anaga saa nama qabato waaa niga arsaneynaa lee ayaniita dhiigi oo qof ah keepgion abaayo sorry adne ceyda maskiinow😢
Amiira io zaki somali aynimo waxoda wey dhafen😂 😂isku dirnimo numbar 1 bee kaga reen😂😂😂
Wxn prank ma ahan wa nacasnimo wiilka sa ina ula dhaqantan ma ahayn
Sorry ceyda wiilka so raaligaliya nio wuu niga xanaaqee😢
Kuwan waa cawan cadiya wlhi xata hday prank tahy koga doqonka ee nagti waku jira xataa😂
Ayanita gabar dhiigle wllhi adna iyo wllhed ala idin badiyee dadka haku diganina ilmaderayaaal
Amiira ❤❤❤❤❤❤❤❤cayda kooko waani taageeraa❤❤❤❤❤
ayaaniita dhiih ayey ledahay walh ❤❤❤❤❤❤❤
Ayaanita waa gabr fc wllhi❤
Alla ayanitaaa😂walhi nag nool waye dhiga melxun kama mariin
Sidaan waa xushmad daro qof gurigaada wax laguma sameyo xitaa hadee kaftan tahay meelo kale loogu sameyaa sidaan waxee u muuqadaa ixtiraam la'aan hadane dumaraa tihiin idinma soo dhex gali karo wiilka yar si xun u kasheen bisinka😢
Cayda iyo ayaaniita wllnimo Dhiigu biyo ma han❤❤❤❤
Adna baayo ceeb wye wilka raali gali ❤😔
Adn gadhaaf abyo wilka wxbarashoow ka imaxe madx xanuun maqadan karee 😮prnkiyadan cml dadka hakusameen
Cayda so raali kale please wiilka maskiin waye 😢
59 wad jirta wilkana wad dhali kartaa kaleexo dadkaan dhaqankiba katagay qof gurigayga jooga saas dhan ulamahadli karo kaftnku hydinka dhexeeyo lkin waxkasta laguma kaftamo
Kusali nabi muxamed salalaahuwasalam 😊
Cayda maskiin waye waa ni baryaa ha laga leexdo maskiina wlhi wajigiisa Caro ka muuqdo
Team 27 King ceyda ayan ugu jeclahay anyway i am sorry my boy😂😂😂
Ayaan qatar wlhi dhiiga wn ku ogaa😅😂
Cayda sorry maskiin waye😢Adno cayda Raligalin iyo Hadiyat buxda usame wlhi sixuna ugashay😢yaigu Racsan
Wiilka noo soo raali galiya reer adna😢😢😢