CEYDA OO GAARIGIISA AAN KA XADAY IYO SIDUU IGU XANAAQAY SORRY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 874

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  5 місяців тому +252

    Soo daawo ua-cam.com/video/lckMPTx4fG8/v-deo.htmlsi=rWr-ilZ0ArjgWPZ6

  • @Qarami-o9t
    @Qarami-o9t 5 місяців тому +820

    Inta og iney isjecel yihiin amiira iyo ceyda like saar😂

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 5 місяців тому +16

      Mar koko dhaha marna amiira ar dadkana war wiilka asxaab waye gabdhahan

    • @Qarami-o9t
      @Qarami-o9t 5 місяців тому +9

      @@rahmafarah6892 waa adeb daranahay sorry 😁😁

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy 5 місяців тому

      Hau qabn inee ka xuntaha waa macquul​@@Qarami-o9t

    • @adalmedia4291
      @adalmedia4291 5 місяців тому +5

      Waar dadku waa wllo asxaab weeyi

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy 5 місяців тому

      @@adalmedia4291 asxab waa la wada yhy lkn amiira iyo ceyda wee isjacelyihin la dhuumo

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 5 місяців тому +415

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤

  • @NuuraAbdi-wq8lj
    @NuuraAbdi-wq8lj 5 місяців тому +280

    Amiira is not easy 😅😂

  • @AdnoToorax
    @AdnoToorax 5 місяців тому +219

    Tiim amira like isaara wa qofkii ugu horeyay❤

    • @Qalinlee
      @Qalinlee 5 місяців тому +1

      team 27

  • @SucdiAbdalla-v1h
    @SucdiAbdalla-v1h 5 місяців тому +162

    Kusaliya xabiibkeeñna muhamed scw❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 5 місяців тому +95

    Amiira san dheeer 😂😂 way nawalaysaa team Qabqab to walba❤❤❤

  • @CaaishoMaxamad-rz4dn
    @CaaishoMaxamad-rz4dn 5 місяців тому +127

    Team amiira lekta iska saara😂🤚

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 5 місяців тому +172

    Amiira ceyda waa maskiin Asad ka xad, gaarigiisa suu u jeclahay Asad 😂

    • @asadlajanka7274
      @asadlajanka7274 5 місяців тому +2

      Orod Malaysia ugu tag noo

    • @zamzamhasen
      @zamzamhasen 5 місяців тому +1

      @@asadlajanka7274Ya Kula Hale Amira Lala Hale😮😂

    • @UbaxAaqil
      @UbaxAaqil 5 місяців тому

      😂walahi warun asad garijacel😅😂

  • @Bakaromar99
    @Bakaromar99 5 місяців тому +164

    Amiira waa gabar qalpi wanaak san oo la dhaqmi karto ruux kasta wallaahi ilove amiira qurux❤❤

  • @Juusto-o4b
    @Juusto-o4b 5 місяців тому +73

    Amira wlhi sxbey babur wadowga waa uu kuu bilaaban yahay waana ku kalsoonanahy ina driver buuxa noqon kartid ee adi nafsadada ka dhaadhici ina baran kartid wadi na kartid you can do itttttt queeen 👸🏻atleast bari ka maalin laga yaba in qofna ku dhaweyn oona emergency kugu imaada babur wadida nafsad ahantada isku fakisid juhdi gali baro Ha liiidin naftaada abaayo wax an la baran karin oo expert lagu noqon karin majirto ,team amira hadiyadena noga dhig ina darawalalad buuxa noqotid 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 4 місяці тому

      Mahadsanid qoralkaga wuu i dhiirigaliye wlhi intaan yurub jogay gari iska daaye xata baskil ban baran waaye fuleynimo darteed iyo ma baran karo ban iska dhadhiciye 🥺🥹🙏👏

    • @Juusto-o4b
      @Juusto-o4b 4 місяці тому

      @@loveyourselffirst7560 awwwww am sooo glad ,abayo horta waxa la iska dhadhiciyo waxa ugu daran ina wax ma qabsan kartid ama ma barankartid ,kuwa baburta sameya anaga wadoow unba ka hadleynaye kuwa sameya kumay dhalan ee ey barten kaliya geesinimo uu raba iyo in naxdinta meel iska dhigtid ,adi xita tijaabi ka miradhali inshallah

  • @bahjomohamud2866
    @bahjomohamud2866 5 місяців тому +95

    Amiiro koko prank ku soo sameey ilove you Amiira qurux guuleeso abyo❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 5 місяців тому +59

    Amira gariga wakase ee adi wax ladhoho cabsi kujiro Amira cabsida iskada wax kasta wataqanta ee geesi atahay ee cabsida iskada Amira waxkasta wataqanta😊😊😊😊

    • @Özge_BalaM
      @Özge_BalaM 5 місяців тому +8

      Ano kle wye gbrta wx ineeey haleeso Ka baqeee😅lkn cidan wx haleeyn ma hagaajiso😊❤

  • @Somaligirl25
    @Somaligirl25 5 місяців тому +103

    Wlhi blhi tlhi love aa kuu sara ii sar waa dharate xubi❤😂

  • @Kingceyda8
    @Kingceyda8 5 місяців тому +31

    🤪:Curyaan Allaha kaa Dhigo hada loveta ila dhaftid 💔😂😂

  • @Nahaar10
    @Nahaar10 5 місяців тому +71

    Qofkii ugu horeyay ma ahay hada like😂❤😊

  • @RacdiAbdikarim-hq5ec
    @RacdiAbdikarim-hq5ec 5 місяців тому +40

    Inta markay prank maqashay kaba la'aan soo oroday asc❤😂😊

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi 5 місяців тому +101

    Yeeees caawa amiira gaari wadow ayey baratay wllhi sidaa u farxay leee❤❤❤❤❤🎉

    • @naturechannel950
      @naturechannel950 5 місяців тому +5

      Wllhi anaa kula midaa😂😂

    • @MinhaajAbdullahi-of1wi
      @MinhaajAbdullahi-of1wi 5 місяців тому +7

      @@naturechannel950 Haa wllhi caawa team Amira dhan baa faraxsan

    • @naturechannel950
      @naturechannel950 5 місяців тому +5

      @@MinhaajAbdullahi-of1wi jah wllhi inaa farxay aa waliba inaa ani waday cml u farxay😂😭

    • @xanaanmustaf15
      @xanaanmustaf15 5 місяців тому +4

      Same wallahi ❤

    • @AbdirisakIsmail-m6q
      @AbdirisakIsmail-m6q 5 місяців тому +4

      Waa niki jiraa farxada igu dara

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 5 місяців тому +76

    Team qab qab kabax is not easy ❤horta qab qab maxa laga wadaa 😢

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 5 місяців тому +35

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @sumayaayub421
      @sumayaayub421 5 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @Qalinlee
      @Qalinlee 5 місяців тому

      abayo wan kusaliney na nabigena scw

    • @umumar8410
      @umumar8410 2 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @KiinMohamed-eh7de
    @KiinMohamed-eh7de 5 місяців тому +47

    Team Amiira marnaba no hoos ❤ 1M coming soon 🎉🎉🎉

  • @SacdiyoIbrahim-ni4zm
    @SacdiyoIbrahim-ni4zm 5 місяців тому +38

    Amiiradeyna quruxda badan 900k 1M insha allah ❤

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 5 місяців тому +88

    Amiira qurux wallo mcn Hargeisa kaalay waanku taageraaye 🥺

  • @FahmoAhmedmohamud
    @FahmoAhmedmohamud 5 місяців тому +52

    AMIIRO SALAAN IGA GAARSII TEAM 27

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji 5 місяців тому +34

    Amiiraaaaaaa Noso Hambalyee 18 may weye😢😂😂😂

  • @najiimosman2963
    @najiimosman2963 5 місяців тому +25

    Amira sandheer is not easy 😂😂

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 5 місяців тому +27

    Team Amiira like 😢

  • @FartuunHassan-x4y
    @FartuunHassan-x4y 5 місяців тому +20

    Amiira wa gabadha ugu quruxda badan inaytahay ma isku racanay❤❤❤❤❤❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 5 місяців тому +17

    Amira gari wakase ee adi wax cabsi ladhoho iskasar Amira asad wax tus asa kudhahaye Amira gari mataqanto wax tus asad kayabi Amira plz😂😂😂

  • @Samiyaaxmed1
    @Samiyaaxmed1 5 місяців тому +38

    Ayy ceyda ya ila jecel❤

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 5 місяців тому +26

    Amira wn ku taagerma wlahi lkn prankigan mid la isla og yhy u eeg yhy ilaahayba og

  • @CabdiHakimMohamed
    @CabdiHakimMohamed 5 місяців тому +59

    team amira one like ❤

  • @Juule.official23
    @Juule.official23 5 місяців тому +17

    Labadaada waalid janada Allah hagu bishareyo hadad channel kyga booqoto wll mcn❤❤❤❤

  • @Zainabcabdullahi22
    @Zainabcabdullahi22 5 місяців тому +45

    Team amira qurux on like ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому +21

    Manshalah amiira qurux driving licence soo qaado parking waa kan ugu dhibka badan perfect 🥰👌

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 5 місяців тому +10

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad hadaad janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 5 місяців тому +30

    Ahaato noo ahaT0 inaga way inoo AhatEyy Team amira ugu danbeyn gafhiga waan wadne xagdanpe naga zo rca😂😂

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 5 місяців тому +23

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋❤

    • @alihodan71
      @alihodan71 5 місяців тому

      🥰🥰🥰🥰

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 5 місяців тому +4

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🎉

  • @HalimaAli-u5k
    @HalimaAli-u5k 5 місяців тому +22

    Amira wa gabar qalbi safi wlhi love you Queen ❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 5 місяців тому +13

    Ayyy AMIIRADEENA dhibkii oo qofa hhhh kulaha gaari wadow makasaayi mxaa kuu geeyay hadaadan kasayn 😅😅😂😂😂😂😂keep going our queen ❤❤❤❤

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 5 місяців тому +31

    One like 👍 team amiiro qurux marnaba nohoos 😮😢❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 5 місяців тому +13

    Wll kuwada salino xabiibkena SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nicimanuura-lw6do
    @nicimanuura-lw6do 5 місяців тому +26

    Ala rer coment waa legemiin waxy shegan inay amiira iyo ceyda isla socdan ugu danbeyn way isla socdeen😂😂😂

    • @MinhaajAbdullahi-of1wi
      @MinhaajAbdullahi-of1wi 5 місяців тому +3

      Haaa manta tiktok video ay soo dhigen isku meel ayey ku soo duubeen sidas ayaa loo fahmay😂😂😂😂😂😂

    • @Amiira527
      @Amiira527 5 місяців тому +1

      Side maku fahmine​@@MinhaajAbdullahi-of1wi

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 5 місяців тому +17

    Alla ceyda miskiin waaye wallhi 😢😢

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 5 місяців тому +26

    Amiira koko prank kusoo samee nio 1m ayaad usocotaaye prank nosoo badi waa jecelnahe

    • @Qalinlee
      @Qalinlee 5 місяців тому

      maxa brak usamene

  • @ubahsiyat
    @ubahsiyat 5 місяців тому +16

    Amiroy soarso wansugeyne wlhi 😂..tedha kle don't laugh challenge sosameya plz🙏🙏🙏🙏🙏💖

  • @Fartun_dimple
    @Fartun_dimple 5 місяців тому +7

    Haaa horta amiiro gaari mawadi taqaan hakaa harto baswaa hada kadib asad iyo cumeer beerka katun😂😂😂

  • @jeylanimacallin498
    @jeylanimacallin498 5 місяців тому +9

    Amiiro iyo ceyda waa isku soo baxeysaan mustaqbal isku calfada❤

  • @ZALAWESOM
    @ZALAWESOM 5 місяців тому +10

    احبكي يا اختي ❤من الصومال 🇸🇴
    waakujaclaha wlaasha 💙🇸🇴❤
    استمرييي

  • @Zaaraomer-j6r
    @Zaaraomer-j6r 5 місяців тому +55

    Amiira cawa jilinkaga inaba caadi muu ahayn wahli waxaa lagu dhahy yaa kuso wacay adina waxd tiri wuu caafimaaday inta ila aragty like 👍😂😂❤❤❤

    • @AsliMclnyare
      @AsliMclnyare 5 місяців тому +1

      Lkn iney qariso ayey aheyd

    • @Ĺaylamaxamed-g8q
      @Ĺaylamaxamed-g8q 5 місяців тому +1

      Huu badbaaday😂

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 5 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂

    • @Zaaraomer-j6r
      @Zaaraomer-j6r 5 місяців тому

      Haa adaa iisaxay uu badbaaday ahyd shaw

    • @IdilMaxmad-sp9zb
      @IdilMaxmad-sp9zb 5 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kamil waye aabo

  • @axlaammohamedaxlaammohamed
    @axlaammohamedaxlaammohamed 5 місяців тому +10

    Amiiro plz 1m suprs ahan waxaa loo ga dhiktaa soomalia aaaad plz plz😢 codsigeda iga aqbl

  • @abdiali4558
    @abdiali4558 5 місяців тому +3

    Amira Qurux odaygu aad buu kuu eegayaa Nimcadaa ku saaran baa ciil ka hayaa

  • @basrocaliaxmed9336
    @basrocaliaxmed9336 5 місяців тому +42

    Aan ku saline nabigena maxamud scw ❤❤

  • @sacdiyomaxamed3853
    @sacdiyomaxamed3853 5 місяців тому +12

    Amiira gaari wado m.a aqwaan ugu danbeen biiiqnimadiii wakabaxday😂😂

  • @BishaaroAbdinuur-hd5qp
    @BishaaroAbdinuur-hd5qp 5 місяців тому +4

    Amiiroy abayo gari wadow hada wa baraty m.a lkn subax walba fadma ka qado wad marks si fican ba ula kene love you hppti ❤

  • @SabariinCumar-f6d
    @SabariinCumar-f6d 5 місяців тому +9

    Amiira Abaayo wllhi waa ku jeclahay plz 🙏 Reply ee soo gal Abaayo❤

  • @DUNIDACUSUB155
    @DUNIDACUSUB155 5 місяців тому +3

    Prank maaha Kan waa wax lawada ogyahy saan filaa

  • @JamiilaXuseen-k8h
    @JamiilaXuseen-k8h 5 місяців тому +10

    Ceyda mabu cadhoon ileen wa qof wax jecele😂😂❤

    • @Maayo-sj
      @Maayo-sj 5 місяців тому

      Maaho 😂❤

  • @mohammedabdillahimouse5118
    @mohammedabdillahimouse5118 5 місяців тому +7

    Furaha miiska la sii dul saaray mxaa waaye 😂😂

    • @MaxamedXuseen-kg9sp
      @MaxamedXuseen-kg9sp 5 місяців тому +1

      Furaha hadii meel lafadhiisto miiska lasaartaa taliyoow

  • @cashomaxamed-zd3vd
    @cashomaxamed-zd3vd 5 місяців тому +12

    amiiro gaari siloowadaayo waataqaantaabee koko maa iska soodhici laakiin maanta waa shidintahay ❤❤❤❤❤❤😂❤

  • @ssh1898
    @ssh1898 5 місяців тому +6

    Furaha ceyda waligiis mana arkin oo jebku gashan jire se cml Amira 😂 anyway barakallah

  • @munoahmednour8732
    @munoahmednour8732 5 місяців тому +6

    Furaha gaadhiga ee banaanka la siidhigayo muxuu ahaa

  • @SakariyeAxmed-z7d
    @SakariyeAxmed-z7d 5 місяців тому +2

    DadkaaN ciyal may Noo hystaaN😂 Nina Gaadhiga furihiisa Inaano meel saarayN waaLa ogyahEee😂😂 OgaaN MeezHa Loo dhigay 😂waaLa izla ogyhy😊

    • @MaxamedCabdulahi-fn6yz
      @MaxamedCabdulahi-fn6yz 5 місяців тому

      amiira iyo koko asad ayeyba ku sameyeen iney been tahay taasa kuu cadeyneyso 😂😂

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 5 місяців тому +15

    Amiiiiiiiiiiira dhibleeeeeeyyyyy😂😂😂

  • @hafsamohmett
    @hafsamohmett 5 місяців тому +13

    Ceyda io Amiira wow 🤩 😂

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh 5 місяців тому +5

    Ar asxabey maxa idin kudacay like isara fadlan
    Runti wan idin jeclahay❤❤❤❤❤🎉🎉❤

  • @CawiyaMohmet-fx9zz
    @CawiyaMohmet-fx9zz 5 місяців тому +12

    11:33 nawad ppe😂😂😂inta maqshayyy

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 5 місяців тому

      Ala beenta😂

    • @hamdabilan838
      @hamdabilan838 5 місяців тому

      Somali maryoley shaqo laan😂😂😂😂

    • @nafisocabdi8110
      @nafisocabdi8110 5 місяців тому

      Inawad dee buyirii qooqa joojiya 😂😂

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 5 місяців тому +6

    Amiiro plz barnaamijkii chooser oo xukumada inosoo celi adinkoo isxujumeysaan u xiisnayee

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman6643 5 місяців тому +7

    Amiira wlhi wad baraty fadumo Kala baxso hadana😂

  • @msshayaat-y3y
    @msshayaat-y3y 5 місяців тому +6

    Manta gariga e kugu wade barina kore ka salame amiiro amiiro war cml yelo amiiro ma gartid ❤ amiiro hadi laga maqlo balan waye carabka ku dahda laga jara bastarinyo 😊❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CabdisalaanAxmed-ly9hj
    @CabdisalaanAxmed-ly9hj 5 місяців тому +14

    Team qab qab is not easy❤❤🎉

  • @muscabcabdullahi319
    @muscabcabdullahi319 5 місяців тому +16

    Team amiira qurux ❤😂

  • @hananXasan
    @hananXasan 5 місяців тому +4

    Mcn waxey ledahy waa cabtank

  • @sucaaddaauud6015
    @sucaaddaauud6015 5 місяців тому +12

    Inta markay prank aragty soo cararty😂

  • @IqlaasAbdinaasir
    @IqlaasAbdinaasir 4 місяці тому +2

    Amira cayda kaleexo maskiin waye🥰

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 5 місяців тому +6

    Amiiro qurux balan teyno waaaa 1milion subscribe inshalh ❤❤ qab qab is here 😀 🎉🎉

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 5 місяців тому +3

    Manta Roobka aduunka no da.ay alx reer somaliya hada nahay reer malaysia wax badan ramadanka asago kuleyl nahayo ayaa roob nii da.ayay anaga alx manta wa qaboow sanay

  • @abdullahimohamednoor5383
    @abdullahimohamednoor5383 5 місяців тому +2

    Amiira adiga iyo Sundus video isla soosameeya , waayo waad naga qosliisaan labadiina markaad hal video soosameysaan

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 5 місяців тому +5

    Amiiro seyeshy ceyda wuu karsan donaa is ilali amiiro😂😂😂😂😂😂

  • @Sumeya183
    @Sumeya183 5 місяців тому +3

    Wlahi ceyad he is funny he is telling amira illahow intakayelo mas igadig😅😅😅😅😅😅

  • @MaXamuud-my5zy
    @MaXamuud-my5zy 5 місяців тому +6

    Amiira qurux gabar waxbaratey waxkasta weyta qaanaa m.a❤❤❤ dabaal mataqaanaa abaayo amiira❤❤

  • @lukuluku1106
    @lukuluku1106 5 місяців тому +11

    Amira Qurux Asc abayo❤❤

  • @NaajiHayne-ls7gt
    @NaajiHayne-ls7gt 5 місяців тому +8

    Amiiroy qofki uhu horeeyay oo coment iyo like kuu saaray

  • @Muniita-79
    @Muniita-79 5 місяців тому +10

    Amiira koko prank kusameeh plz😢

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 5 місяців тому +18

    Team qab qab 🎉🎉

  • @nuuunemaxamedaadan
    @nuuunemaxamedaadan 5 місяців тому +14

    Team amiira 1k lik❤❤

  • @SumayoMohamed-k3p
    @SumayoMohamed-k3p 5 місяців тому +5

    Mcn yaa ila maqalay6:35😭😂

    • @ameyra1
      @ameyra1 5 місяців тому

      Cabitank mcn waye edhahdi😭😂😂benley

  • @AnasMohamed-gw6kb
    @AnasMohamed-gw6kb 5 місяців тому +5

    Macan yaa Ila maqley 😂😂😂
    Omy qab qab❤

    • @QueenJuuro27
      @QueenJuuro27 5 місяців тому +1

      Ani 😂Waa radinaye qof ila maqle😂😂

  • @MaXamuud-my5zy
    @MaXamuud-my5zy 5 місяців тому +7

    Ala maxaan saan gaari ukaxeeyay❤❤ qab qab waa iga waashey m.a❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 5 місяців тому +7

    Team qab qab is not eazy😊 sory qab qab😁

  • @Zakiyousuf-up1dh
    @Zakiyousuf-up1dh 5 місяців тому +8

    Reply pleas amiira frist commonte 😂

  • @FardusDirie
    @FardusDirie 5 місяців тому +7

    Maasha allah amiira hamblyo gaadhigii waad baratay

  • @HaajirIbraahin
    @HaajirIbraahin 5 місяців тому +1

    amiira mcn dhahdee yaa ila maqlooyah

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 5 місяців тому +4

    Ayyy amiiro qurux gaari wey baratay congratulations 😂😂❤

  • @nadifocabdullahi1418
    @nadifocabdullahi1418 2 місяці тому +1

    Amiira walllhi❤❤❤❤kujeclahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 5 місяців тому +5

    Inta ila maqalysa inay tidhi macaan like saara😂

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 5 місяців тому +1

      Biyaha ayey ula jeeday laakiin waa loo maleyn kara vaar wayn u ku noqona😂😂😂

  • @XabiiboMaxamuud-m7i
    @XabiiboMaxamuud-m7i 3 місяці тому +1

    Masha allha ❤❤❤❤

  • @anasmohamedsayid
    @anasmohamedsayid 5 місяців тому +10

    Waxan Ahey 5 Qof ee Oogu Hor aregtey😂🎉

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 5 місяців тому +5

    Amira iyo asxabteda team 27 waa nisalamay🙌 xbbti masha allah caadi matihid waw iska ilali baqdinta ama cabsida wayo gariga waa karebanyahay cabsi mel ma'aad garsìkartid hadaa cabsaneyso marka puntika xasusnow xbbti haben wacan❤🙏