Caddeey ft Cabdi Xasan | Helleello | Hees |
Вставка
- Опубліковано 15 вер 2024
- Waa heellada Helleello oo ay qaadayso fannaanaddii Zurich ee Caddeey, waxaana u jiibinaya Cabdi Xasan, waa xafladdii sannadkii cusbaa ee 1996, waxaa sidoo kale madasha marti ku ahaa fannaankii waynaa Eebbe ha u naxariistee Maxamed Saleebaan Tubeec.
Daawasho wanaagsan
#2023 #live #puntland #ogaal #kaban #qaaraami #qaaci #somalia
Caddeey❤❤❤
Yaa slaaam❤
Barisamaad iyo dhallinyaro❤