Falanqeyn Hadal jeedintii Muuse Biixi "Ali Harare iyo Cismaan Cumar Dool

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • Falanqeyn Hadal jeedintii Muuse Biixi "Ali Harare iyo Cismaan Cumar Dool

КОМЕНТАРІ • 83

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 Рік тому +4

    Ninkaan oo kale bay Soomaali u baahan tahay Allah caqliga iyo cimriga ba hakuu barakeeyo oo imaan sare iyo camal suuban hakugu irsaaqo

  • @Laylal899
    @Laylal899 Рік тому

    Geesi waaien minkan. Hadelkiise wee itaabate mashaallah!

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Рік тому +2

    Brother Osman congratulations we need like you from Galkacyo

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Рік тому +2

    Mnsha allah ninkan la waraysanayo,waa nin wax badan og ,way yar yihiin mnta qof sidaa wanaagsan u hadlayo ma jiro,ilaahay haku xifdiyo

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Рік тому

    Cali xaraare Allaah ha ku nabad geliya
    Waxaay qariyaanba waad cadeeysaa❤️🍒🌿🍒🌿🌿🍒🌿🍒

  • @haboon180
    @haboon180 Рік тому +2

    Maddaxweyne Muse dadkiisa Somaliland ayuu la hadalayey. Wixii looga bahaana ayuu taabtay. Mahadsanid Mudane Maddaxweyn.

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 Рік тому

    Mansha Allah sii wacan ayad uu falanqayseen

  • @hanaibrahim6028
    @hanaibrahim6028 Рік тому +1

    Maashallah osman omar dool nin wax badan og

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Рік тому

    Si fiican ayuu u hadlay cismaan cumar dool. Asc

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Рік тому +2

    Masha alaaaah ❤❤ xafidulaahi wlky ruunta ka hadashey ❤❤ guuleso ku leyahay ❤❤❤❤❤

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 Рік тому +5

    Asc xarare waan kusalaamay mudane halyeey suxufi aan jeclahay

  • @ahzaaball2052
    @ahzaaball2052 Рік тому

    Madaxwayne horumar dalkiisa iyo dadkiisa laraba wallahi,
    #free_muse_biixi,

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 Рік тому +1

    Asc caliyow waa duqii moulana ahaa ee reer London
    Walaal waxaan ahay oday somaliyeed waan kutaageera nin musharrax siyaasi ah oo uu uun shilinka reebay ayaan ahay
    Walaal commentigana qofkii shanaad ayaan ahay
    Walaal somali American TV umbaan daawadaa oo 24 saac aan isha ku hayaa
    Anigoo dareensan inuu yahay tvga kaliya ee damiir somali nimo ay kamuuqato
    Calow odayga maanta uhiilli oo usoo jawaab oo ugu yaraan salaanta kaqaad oo magaciisa kor uqaad
    Anigoo waliba raja wayn kaqabo in sha Allah in suxufi cali xarare uu magacayga maalin uun kusoo qaadi doono barnaamijka kaftanka siyaasada ee cali iyo yaasiin qoslaaye
    Sxb igu salaan sxbkay qoslaaye yaasiin
    Walaal wax kale ma dhagaysto waliba waan sii share gareeyaa maalin walbo iyo habeen walbo
    Waayahay yasiin iyo cali waa duqii aday somaliyeed oo kumagac dheer moulana
    Walaalayaal hadii aad maanta wallahi codsigayga ii qadarisaan ood ii oogfisaan dabaaldag ayaan samayn doonaa celebrations ayaan samayn doonaa waadna arki doonta in shaa Allah

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 Рік тому +2

    Isaaqow Walee Muuse hadii aydinnaan iska qaban wuu idiin baabinaya😱😱🤔

  • @somalilandnew
    @somalilandnew Рік тому +1

    cismanow bahasha uu soo qayil meel xun baad kala dhacadaye

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Рік тому

    Masshaa,allaah

  • @alisheikh6545
    @alisheikh6545 Рік тому

    Welldone Ali haraaro

  • @axmadcabdullahi1953
    @axmadcabdullahi1953 Рік тому

    Asc cali xaraare xagee ku dameeyey Mustafa Martin mise liintii baa wax ka bedeshey hawlahan isagaa ka hadli jiraye

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Рік тому +2

    Kkkk waxaan maqli jirey qof waliba qofkiisuu doontaa

  • @abanur6126
    @abanur6126 Рік тому

    A s c magacega waa. Cabdulahi Maxamad lAbbanur Sheeko oo Dhaxmaray Labodumar Ama Labo naag Waxey kukulmen duukan hiilible khoofta hoore waxa lovabiray haal kiilo1 hiilib khofta kalentene shan kiitos hiilib khofti santaa kiito waxan kuriiri kiitos hilib munkulasha masiineysane .tiikalana waxay kutiri Adiiigana Tavsiiyo makutalane seecamale dhamad

  • @aminaomer6330
    @aminaomer6330 Рік тому +2

    Doqonku doqonkiisa ayuu waraystaa

  • @xiinxiin8922
    @xiinxiin8922 Рік тому

    Kolayba waan iska ogaa 8naad negetive side ka eegayso

  • @hassanamin3154
    @hassanamin3154 Рік тому +1

    Kkkkkkkk
    Geesi🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Рік тому +1

    Ninkaani waa run sheeg wuuna mahadsan yahy...Sax Muuse kuwa raacsani waa kuwo qabyaalad ku soo ababiyey oo ay madax martey... Weyse la dumi goor ay ahaataba...

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Рік тому +1

    Somalida madaxdeeda sandakan Nimanka kursiyada kufadhiya wan kayaabanahay ilaahy haso hanuuniyo

  • @caydaruusmuumin4582
    @caydaruusmuumin4582 Рік тому

    Cayda muuse biixi kursi laguma fuulo inder

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому +1

    Kulahaa harti baan keenayaa bye waxba isuguma keen hadhin

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Рік тому +1

    Waa midgaan kii foosha xuma muusa ciilay iyo cali munaafaq laan gaab oo isu camiraya😂😂

  • @maxamedaadan2745
    @maxamedaadan2745 Рік тому

  • @Baarqab23081
    @Baarqab23081 Рік тому +2

    Cismaan isha ayaad ka tuurtay bro

  • @AsiyaBerger
    @AsiyaBerger Рік тому +1

    Ina biixi si walba wuu u fashilmey!

  • @awshan571
    @awshan571 Рік тому +2

    Dadka qurbaha jooga way xanuunsanayan 😅 istarays iyo isku buuq baadilay

  • @maxamedaadan2745
    @maxamedaadan2745 Рік тому +2

    Kkkk kali taliye maran oo aan wax qabad lahayn waa muse biixi

  • @Baarqab23081
    @Baarqab23081 Рік тому

    Ali xaraare bro lagu barey waad soo soodey😂😊

  • @haboon180
    @haboon180 Рік тому +3

    Somaliland waa dal Allah aqoonsan yahay. Cid ay u bahantahay ma jirto. Faqash ayuu ka nixiyey iyo bisadaheedi.

  • @joe-wc1je
    @joe-wc1je Рік тому +1

    Cali aad ku salamayaa
    Waxan rabaa in aan ka hadlo salebangal muse ina kahin
    Waxaan rabaa waxa ka khaldan in aan dadka tuso

  • @jamalabdulahi5102
    @jamalabdulahi5102 Рік тому

    Cimaan cumar
    Wuu ku mahad sanyahay fikir kaas wacan.
    Somaali waa walaal mar walba cuqdadna meel laguma gaadho.
    Somaliland iyo somaaliya waa isku mid . Alaah aan ka cabsano dhamaanteen

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Рік тому

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 Рік тому +1

    Osman Imar Dhool runta ayu ka sheegay khutbada Muse waa Useless oo bila wajhad ah

  • @ZahraAden-ws2or
    @ZahraAden-ws2or Рік тому

    Nin nacab issak ka bouxo Ayaad. Idin waresta

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Рік тому

    🌿🍀🌿🍀🌿🍀🌿🍒🌹🍒🍒🌹🍒🍒

  • @ahzaaball2052
    @ahzaaball2052 Рік тому

    Hankaaga kor u qaad xaaji, fursad siyaasadeed raadisbaad ku jirtaaye

  • @Baarqab23081
    @Baarqab23081 Рік тому

    Ali xaraare beenta ka daa iska dhig qof qonrad leh hana meereesan umada soomaaliyees plz neo

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Рік тому +3

    When it comes to the conflic and political crises of the Somaliland enclave in the northern regions of Somalia , many people and observers are confusing wittingly or unwittingly a cause and effect. It is little more complex issue and with multi-players or actors of both foreign and local nature. Some politicians and other tribal opportunists are trying even harder to confuse and muddy the situation further. For instance, local opposition groups are portraying the problem as a suddent personal issue by associating crisis with single person or his party, which is hardly true and they could turn around things with Houdini magic hand if only given an opportunity. It is a hogwash. Bottom line, the opposition of SSC and Awdal communities to the existence of tribal enclave has nothing to do with Col Muse personally per se or any other leader, individual or tribe for that matter. But the main reason they are fighting against it is because they are vehemently opposed to tribal secessionist agendas and mission mainly driven by single tribe. Instead, they aspire and prefer to a bigger and better national government rule ,along with many other somali communities including even some Isaq groups, where their kids and next generations could get better future but not wasting their precious lives in a tiny hell-hole and tribal cage. These communities has already seen the future in the enclave.The said grim situation has already manifested itself in the region as we speak. It drove many potential and young people into despair and destitution while tiny minority who are well-connected to massive corruption, resources exploitation, and political/ nepotism amassed incredible wealth and power with disregard to the rest and the poverty-ridden masses.

  • @siciidmaxamed6188
    @siciidmaxamed6188 Рік тому

    Ma kii baad ku badalatay

  • @MohamedAli-si8bo
    @MohamedAli-si8bo Рік тому

    Qaranka qaranka qaranka qaranka kkkkkk😂

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 Рік тому

      Baroor-wishta Baroor-wishta Baroor-wishta kkkkkk

  • @rajulsirad9511
    @rajulsirad9511 Рік тому

    Haye xidhiidhiye😂

  • @miraanicruzin5321
    @miraanicruzin5321 Рік тому

    Kaftanki ma. Bariba xaladu waa bila barako south to North 😂😢

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 Рік тому

    YAXAASKA PUNTLAND WAR YAA YAQAAN. ?? WAXBA KA TEGIN HADDANA WAXUU U CIIL QABAA SHACABKA REER PUNTLAND. ??????..

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Рік тому +2

    Cali uraaye iyo cismaan jin dagaagay ,

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 Рік тому +1

    Weligaaba gudaafad soo ururso

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 Рік тому

    Hal dhinac inaad kaqaado waraysi
    Cadaalad maahan

  • @theviperpro
    @theviperpro Рік тому

    "Waddan YARRR oo Sabool ah" waxa kaso yeedhay Afhayeen isku sheeg oo yurub iyo America. Bal u fiirso kalmadas uu ku hadley inay Yasitaan iyo hoos u dhigid wadankiisa. "Ninkad kabahaaga ka tolaneyso eeg marka hore kabihisa"

  • @Somalilandforever
    @Somalilandforever Рік тому

    CUQDAD-LA-YUURUR OW
    Dadku Osman oo qudha maahee maxaad u wareysan laadahay nimanka kale ee qawsaarada ah ee ay ka midka yihiin Liiban Sama-Talis, Baabulahi, Xuseen Caynaanshe, Tera, Bakeyle, Nimco Qorane iyo CBB Yada kale.

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 Рік тому +1

    Somaliland ha nolato, 🤣🤣🤣

  • @ladanluckyladanlucky7444
    @ladanluckyladanlucky7444 Рік тому

    Muuse sifican ayaad ayuu u hadlay wana halyey illahay na siiyey

  • @Calicumar
    @Calicumar Рік тому

    Cadawgaa hajabo Somalilnd, kuwan doqmaha ahi iyagaa iska daali ee ha nacleeyaan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Рік тому

    Muse waa dictatore waana nin fogaaday,oo aad u talo xun ilaahay umada ha dhaafiyo

  • @haboon180
    @haboon180 Рік тому

    Dhawr iyo 30 jir waxba aqoon, oo caruur dhalay, waa habar. Dadka ku dhegeysanaya kuwaa inkarbaa ku dhacaday.

  • @abdirahmanayanle4308
    @abdirahmanayanle4308 Рік тому

    Tanag+ Tanag= 2tanag

  • @mudiali719
    @mudiali719 Рік тому

    America Ma reer somaliland jooga?

  • @abdillaahidcd9453
    @abdillaahidcd9453 Рік тому

    Barnamij kii adiga iyo c/xafiid maxa ku dhacey mad joojisen mise waxba khaldan

  • @nuurayeeyo4271
    @nuurayeeyo4271 Рік тому

    Xasan sherkh iyo gelaha jabuuti ayaan ka sugeyney oo aad been ka sheegto ee maxaa kugu dhacay

  • @CabdilaahiSheekh-rq1sb
    @CabdilaahiSheekh-rq1sb Рік тому

    Cali xadhaadhe wuxuu ragii ku Soo fashilmay idaacadihii waawaynaa sida BBC iyo voa

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Рік тому +2

    Xisbiga waddani waa cadgwa SOMAILAND..
    Fircoon cirro khaniis used to sell Garhaijs girls to general Gandhi in hergesia. .... Fircoon cirro waa gawaad

  • @hajii2033
    @hajii2033 Рік тому

    bee nta jooji

  • @hajii2033
    @hajii2033 Рік тому

    beentajooji beenlaa

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 Рік тому

    Dal ma ahee gobolka waqooyi dheh
    Muuse Jaahil waa Barasaab tittlekaan waad ku wareerinaysaane runta u sheega reer Laascaanood ma qasbi doono isma cid qasbi karta ma jitlrto ee been ha isu sheegina .

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Рік тому +3

    Fircoon Ali Harare fagash lanagaap warsangeli Christian..
    Fircoon Ali Harare stop the xisbiga waddani propaganda..
    We know you are paid by xisbiga waddani to promote the fake agenda lies

    • @nimcomuxumed3106
      @nimcomuxumed3106 Рік тому +2

      War xishoo dadka cayda kadaa
      Qof muslin ah markaad Christan ku sheegtid adigaa christan noqonaya ee ogaw oo ilahay kabaq
      Muuse biixi waa la dhiili sababtoo ah masuul umadda uu masuulka kayahay bana dhaliili.

    • @fatimasalaad8817
      @fatimasalaad8817 Рік тому +1

      @@nimcomuxumed3106 Jazzakumullaha Kheyran walal

    • @abdillaahidcd9453
      @abdillaahidcd9453 Рік тому +1

      Xishod ka waxa lagu so barta guriga qofka Nocani ahi tarbiyad ban laso barin laga yaba xita inu horgal yahay wayo qofka xalal ka ahi ma caytamo
      Marka Hayska caytame iska daa wll

  • @Baarqab23081
    @Baarqab23081 Рік тому

    183 qaybtii American tv Ayaa iigu danbaysay Ali xaraare umada ka fiirso waxaad soo gudbineyso

    • @abdillaahidcd9453
      @abdillaahidcd9453 Рік тому +4

      Ya kugu so qasabay oo kugu yidhi daawo muqaalada suxufi cali xaraare barnaamij kiisu hadadan ku qancin mad iska daaysid lagagama baahna daawashada dadka kale ayaa kaa badan ee adiga ka fariiso barnamikisa

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Рік тому

    Dadka Somaliyeeed 32 sano waxaa loo sheegay shax khaldan oo dadka lagu khiyanayo,Xasuq xabsi billa caq ah in uu u diido in uu dorasho qabto maanta Noqday nin mamulkii waqoyi Galbeyd kuhaysto si aan sharciyadd aheyn,waxaa kasii daran kuwa lasoo dortay xildhibsnada labada Golle oo iyaga ah ah kuwa maanta sharciyadda leh,haddana hortagayo nin dhiigyacab ah dadkoodi soo layay haddana wali Colladda dalka Hargeisa iyo Goboladii Awdal Waqoyi Galbeeyd iyo deganadi oo dhan gubay,hantidi qaranka Ciyalkisi u dhibay,war iska dul qaada ummaladoxa Qomuludka ah isaga Suleiman Gaal wazir Kore,Taliyasha layo dadkoda.

  • @DaarulQuraanonline
    @DaarulQuraanonline Рік тому +1

    DAARTA BARASHADA QURAANKA KARIIMKA AH HADAA DANEENAYSO QURAANKA BARASHADIISA QAAN ONLINE AH FADLAN PROFILE KEENA SOO BOOQO HALKAAS AYUU KU JIRAA WHAT'S UP NUMBERKA AAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTO MAHADSANID