Ganacsade Isaaq Cawaale oo markii ugu horeysay si adag uga hadlay Arimaha Soomaaliya.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch 6 годин тому +1

    ISAAQ XUSEEN CAWAALE LEGEND WAA KU SALAAMAY.

  • @abdullahidaar327
    @abdullahidaar327 5 годин тому +2

    Dawladnimadu maaha aadancade airport iyo madaxtooyada Egypt iyo Turkey la tago hadalkaa waa iga gadan yhy 100%

  • @AbdiaziizHassan-c4l
    @AbdiaziizHassan-c4l 5 годин тому

    Mansha Allah waa mid ka mid ah dadka maanka fayow leh ee Ilaahy Cimriga iyo Caafimaadkaba hakuu barakeeyo ayaan ku leeyahy.

  • @amaaweys1554
    @amaaweys1554 2 години тому

    lagenkaan isku aragti baa nahay xaga fikirka saaxib horay u soco isaaqow thank you brother

  • @MaymunaMukhtar
    @MaymunaMukhtar 6 годин тому +1

    Waxba laguma darerin insha alaah guul wadanka soomaaliyeed dadka aan waxba siyaasad ka garaney waxba haweydiin maxuu xakumaa axmed madoowe aaway gado kan waa mucaarad iscadey dhaqaalaha iyo siyaasada haisku darin

  • @arafaadabdi8945
    @arafaadabdi8945 Годину тому

    40 sano oo khibrada ayaan lehay, xasana 8sano oo waxbarsha kebaa fiican
    Ninkan waa waxgarad aqoontu waa kororsi lkn aqliga waa loo dhashaa🎉🎉🎉

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 3 години тому

    Isaaq runtii waa qof karti iyo khibrad leh waayo baadiyo aqoon ayuu uleeyehey dalkana aqoon ayu uleeyahay saboolnimo ku barbaaray hadana guul gaadhey aduunka dhabta ah isaaq ayaa garanaya wax badan.

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 4 години тому

    This guy is very legend

  • @abdibelel-xv9vm
    @abdibelel-xv9vm 6 годин тому +1

    waxgarad ka Somalia

  • @sulekaahmed1527
    @sulekaahmed1527 5 годин тому +2

    Asc waa nin karmeed jawaabtaada waa waadax

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v 43 хвилини тому

    Education is very important

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 5 годин тому

    Ninkan nin hawiye ka caqli badan wali ma arkin wa hawiye xalal ah

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 11 хвилин тому

    Welwelka xassan ma heeystee maanullada ayuu welwelku heeystaa sababtoo ah. Doowlada ayaa lagarabaa ineey maanullada xakameeyso kana awood badiso taas ayaana leeysku heeystaa waxaana soo dhaweeyneeysa in itoobiya iyo kiinya la'gartay ineey ka shaqeeynayaan soomaaliya ineey wax noqon. Iminkana amisom oo eey hoos-gambadaan kiinya itoobiya in magaca iyo hoowlgalka laga badalayo

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 години тому

    Deeq Darajo Maashaa'Allaah su'aalahaaga wa toos waana muhiim. Saas may sameeyaan wariyayaasha kale ee soo warwareego oo su'aalaha kala xishoodo dadkaybwareesanayaan?
    Axmed madoobe dantiisuu ka dhex arkibwaayay neesha ee asaga iyo Daniba dab iyo baasiin inay isku yihiin adduunkoo dhanaa og. Balse waa kugu raacsanahay in Xassan Sheikh isa saxo oo umada mideeyo. Soomaaliyana inay hal noqoto oo lagu celiyo 18ki gobol.

  • @ahmedsaid9856
    @ahmedsaid9856 Годину тому

    No wax badan og

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 6 хвилин тому

    Ninkaan mucaaradadiisu waxeey ku saabsantahay maamulka hirshabeelle oo eey kasoo hor-jeedaan. Xawaadle iyagoo madaxweeyne ka ah hirshabeelle ayeey diideen farmaajo ayaana xilka ka qaaday xassan markuu yimaadayna faraha ayuu ka qaaday maadaama eey xassan horay udiideen iyagoo madaxweeyne ah

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 3 години тому

    😅😅😅 lacagtu waa cajaayib nin aan wax baran baa dhaama kuwa waxban bartayle ee xaaraanta ku naaxay😅😅

  • @Qaayowayne
    @Qaayowayne 5 годин тому

    Waar nin kani hawiye yuu ka yahay.