XOGIHII UDANBEEYEY DHACDADII SHALEY ARIMO KASO KORDHAY, IYO CADOWGII JSL OO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

    / @maalchanneltv
    Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

КОМЕНТАРІ • 182

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 місяці тому +26

    Somalilnd waa qaran nin dano gaara leh oo laaluush cadow kasoo qaatay waa layska qabanayaa guul somalilnd insha allaah allaahu akbar

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 3 місяці тому +16

    Allaayacizak Abwaan adiga iyo Crew gaaga MAAL TV. Aqoonyahan fogaan arag ah Cadawga JSL hurdda la'aan iyo calool xanuun ku rida, mujaahid xalaal ah oo halgamaa ah. Somaliland love you.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому +15

    Cimri dheer Abwaan 🙏🏾 iyo Caafimad kuu Rajaynaynaa 👏🏻😍

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 3 місяці тому +9

    Maal tv.Indheer garadka Somaliand masha Allah ❤❤❤.

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 3 місяці тому +11

    Masha Allah Salaan Gobeed baan hada kuu soo marinayaa Mujaahid Alla haku Xifdiyo

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 3 місяці тому +7

    Afku kuma go o abwaan yuusuf jiroo joog abti mcn jiidhkaygii cadawga ha jabo

  • @amirahassan-hw8ze
    @amirahassan-hw8ze 3 місяці тому +13

    Special Social Media award should be given to Maal TV, Waridaad TV, Ridwaan, and others.
    Halyey I qaran oo aan Somaliland kala qaybin oo dhexdhexaad ah.

    • @Caweys-pt3qs
      @Caweys-pt3qs 3 місяці тому +1

      Aad iyo aad waan kugu raacasanahey🙏🏻

    • @abdirashiidali8692
      @abdirashiidali8692 3 місяці тому

      Very special award winning Maal TV

  • @dahirmohamud4096
    @dahirmohamud4096 3 місяці тому +8

    Qaranka hanoolato yaan la burburinin walayaal

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 3 місяці тому +8

    Maal tv Geesi qaran❤❤❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 місяці тому +6

    Masha Allah. Abwaan Allah haku barakeeyo. Kuwa shakhsi dano gaar ah wata reer dhan u afkagaadanaayow ogow abwaankan waa isku reer waana kaa sida gobonimada leh u hadlayaa qarankiisa u difaacaya xumaanta u diidaaya dadkiisa dajinaaaya. Allah hakaa abaal mariyo Abwaan ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉💐💐💐

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 3 місяці тому +6

    Allah dadkani ilawsha dhawaaa wixii soo maray miyaanay garanayn dadkaygoo indhaha kor utaaga oo nabada ilaasha fadlan

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 3 місяці тому +3

    Abwaan caqaayad ku afuuf cadawga

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 3 місяці тому +6

    Run sheeg kilibadiisa meel walbey yaaliin waa munaafaq huwana oofaqashta ushaqeeya

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 3 місяці тому +3

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 💚 🤍 💚 🤍 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bayleolad9953
    @bayleolad9953 3 місяці тому +2

    Waakuwaa ninkii habaryonis ee dadka u talin jiray from habarjeclo

  • @aliadanahmed9025
    @aliadanahmed9025 3 місяці тому +3

    Gesi qaran ayad tahay faaariid

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 3 місяці тому +6

    Masha Allah geesi qaran keep going brother

  • @hassanelmi5405
    @hassanelmi5405 3 місяці тому +1

    8 brothers one Hart ❤
    Gull rarer Shaikh isxaaq ❤️
    Gull Somaliland ❤️❤️❤️

  • @shamisqalinle5135
    @shamisqalinle5135 3 місяці тому +5

    Well done man 👍👍

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 3 місяці тому +5

    Abwaan caqaayada geesi walee waa fariid .

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 3 місяці тому +2

    Adeer haday dadku adig oo kale wadan noqon lahayeen waxas ba ma dhaceen run aha tii

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 3 місяці тому +1

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 💚 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 3 місяці тому +4

    Allaw dhawr somaliland allahuma ameen 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 3 місяці тому +1

    Gobanimadu watas waxaynu isku hayno waxaynu isku nahay baka badan guul somaliland mahad sanid inader🤍🤍🤍💚💚💚💚❤️❤️❤️❤️❤️

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 місяці тому +3

    reer somaliland geesiyadii tagera subscribed u saaaraa ilamderyaal abwaawankan iyo waridad iyo dhaman raga somaliland jecel tagera

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 3 місяці тому +5

    Guul somaliland salaan Abwaan

  • @aliadanahmed9025
    @aliadanahmed9025 3 місяці тому +2

    Sificn ayaaad uhashy

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 3 місяці тому +1

    Cisman Cumar Dool cid uu dhaafay may jirin, Suldaanku wuxuu yidhi Nin Ciidagale Nin Ciidagale loo xidhimaayo!!!.

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 3 місяці тому +1

    Garxajis magumoomin laakiin cadaw baa doonaya I in reesheeq isaxaaq islaayaan oolaga faaiidaysto oodalka laburburiyo oo Lagu kalayaaco❤❤❤❤❤

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 3 місяці тому +4

    Simple hadii aanu dambi lahayn taasu ka baxayaa

  • @bayleolad9953
    @bayleolad9953 3 місяці тому +2

    Abtigay noolow abti

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 місяці тому +2

    Raga muuuuqaay ka siman yihin Ya Allah noo xafid awwaankan bal eeg ina cumar dool baa ka wayn hooyu cayaya eedaadiis ah oo uu leeyahay dhiigeedaa ayuu caya ina cumar dool dadkiisi bu isku dira abwankan cadowgu karabshaya runta u shegaya wallee rag ma sina muuuqaalka mooye wax kale kama sina guulayso adero

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому +1

    Ina Cumar dool dhulkii ayuu ku xiran
    Oo xaysta his homeland ✅💪🏾
    Waxba lagama qabanko meelo kale Raadsada oo aad ku mashquushan 😮😮

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому +1

    Askariga xabada riday wuu isku badbaadinayey waayo codka muuqaalka dhagaysta waxay leeyihiin dila askariga

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 3 місяці тому +1

    Nooloow daljire daahiyad an jabin daadihi bulshada waad doorrantee !

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 3 місяці тому +3

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 3 місяці тому +1

    GX36 Inta Saadada ah ee shiikh Isxaaq dhalay Somaliland iyo tolkood cidna ku bedelan mayaan. inta Kacaankii Siyaad Bare Dhalayna waxay la xeer yihiin Faqashta aanu is hayno.

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 3 місяці тому +1

    Geesi qaran caaqil adoo kaley ree somaaliland u baahan yihiin

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 місяці тому +1

    DEE WAXA UU KUU HAADLYE EE UU QOORYO SOCAIL MEDIA KAA CEEYTAMA QAARNKU UU SOO F FADHISTA SHASHDA AFKIS AAYU EEDE😮😮😮😮😮

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 3 місяці тому +2

    Haddii caydaasi jirto, waa denbiyada waa weyn ee asabcal mubiiqaat.
    السبع الموبقات
    الشرك بالله
    السحر
    قتل النفس التي حرم الله إلا بالحق.
    أكل الربا
    أكل مال اليتيم
    التولي يوم الزحف
    قذف المحصنات الغافلات المؤمنات.
    Waa taa qadful muxsinaat waa ciqaab xagga shariicada.
    Markaa haddii cadayni jirto waa xukun

  • @CabdiraxmaancalikhaliifCabdira
    @CabdiraxmaancalikhaliifCabdira 3 місяці тому +1

    MAASHAA ALLAAH GUULEYSO ADEER ADIGUNA IF & AAKHIRABA AAMIIN AAMIIN AAMIIN (MAAL TV)

  • @axmedali783
    @axmedali783 3 місяці тому +1

    Caqaayad rijaal saldanad guuna ku abtirsada

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 місяці тому +1

    Ina Dool waa Cadowga dadka reer Somaliland. Waa nin Cadow dibadeed ku shaqaystaan. Dawlada Somaliland ha Hayso oo Sharci cadaalada ha mariso hadii kale Walaahi shacabka ayaa ku dhex toogan doona Mesha uu degen yay. Cadaalad bayuu dadka reere Somaliland u baahanyay.

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 місяці тому +2

    Nin rageed , xoolahan wax u sheeg

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 місяці тому +1

    Hadaan fahmay, wuxuu u yimid in uu waftiga maraykanka u cadeeyo in soomaaliland aanay nabad ahayn
    Ina doolkani soomaaliba uma eeka ninkani wadankuu u dhashay ha lagu celiyo 😂😂

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому +1

    Mahad sanid Abwaan buufi Cadow ga

  • @kastankastan2983
    @kastankastan2983 3 місяці тому +1

    Maal Ilaah Haku Xafdo Mawaadin Xalaal Ah Ayaad Tahay

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 місяці тому +1

    LIBAAX GEESI SOMALILANDER

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 3 місяці тому +1

    Hadii cid la gumeeyay waxa gunimo ah arinntii ka dhacday buuhodle ee nin ganacsato ah ay dhulmahante birta ka asleen waliba idinko huwanta la garab ah wadaniyow hadana sikin kamaydan hadlin halka cidii xukumadu dambi ku xidho qoriga wada qaadataan

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 3 місяці тому +1

    Reerkasta ha iska qabtan nacaska ,cadawgacalosha ushaqaystaha hadii aan layska qaban waxba inoma hagagayan, wayo halka aya laga sii wadayo

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 3 місяці тому +2

    Garxajis taariikhdiisu waa soo yaal waana ognahay lkn kuwa ku qadhaabanaya magaciisa oo ah salaadiinta ictisaam iyi xildhibaanadooda waan fahansanahay ujeedadiina .

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 3 місяці тому

    ❤❤❤KAWAR. ETHIOPIA. DEKADA. LASIINAYO. ❤ 120.000.000. EE. KAABADAN❤. GUUL. SLND ❤.

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 3 місяці тому

    Hala qabto oo si DHAQSO LEH haloo HORKEENO SHARCIGA U DHAXEEYA MAWAADINIINTA JBSL. 😮😮

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 3 місяці тому

    Abtiyashey hbyonis dhigan kujechy ❤abti cimri dher cfimd kunolow🎉

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 3 місяці тому

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤ ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉good job thank you guuul iyo gobanimo somailand insha allah

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 3 місяці тому

    Salaan sare Abwaan ❤❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid Amiin ❤❤❤ ♥ ❤ 😍 Amiin Amiin yarabi Amiin 🎉❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому

    Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤ Guul jamuriyada barakeeysan soomalilnd 💚🤍❤️

  • @hodankadar4479
    @hodankadar4479 3 місяці тому +2

    Ina cumar Dool waxa loo haysta caydii Edadey uu shaaraca tv,yada ka caayey

  • @fatumamohames
    @fatumamohames 3 місяці тому

    Geesi qaaran guuuuuul guuuuuuúl ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliDheeg
    @AliDheeg 3 місяці тому

    Muwaadin Gurigiisa inlagu qabto aheyd.madaarka in khalkhal xukuumadu geliso maay aheyn..Iyaado Weftyo calaami dalka Ku sugan yihiin..

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 3 місяці тому

    Mujaahid caqaayad
    Keep going brother

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 3 місяці тому

    Stop your useless excuse . Ina Mooge iyo ina Suldan Mohamed were wrong.

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 3 місяці тому

    Somaliland waa “QOYS” waliba caadifi ah sida HAWEENKA.

  • @zainabh8652
    @zainabh8652 3 місяці тому

    Guul iyo gobonimo Somaliland
    ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍❤

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 3 місяці тому

    Usheg ugas, adunka odan aya muda harad ka daca, mareykan ka iyo Europe odan ayu hada ka socdha. "So what ? And that's democracy" SUCKERS !!! 😂

  • @yusufaskarkhayre
    @yusufaskarkhayre 3 місяці тому

    Abwaan Caqaayad
    Maal tv❤❤❤❤
    noolaada daljirayaal
    xagiina nalooga soo
    dhicimaayo hore u socda

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 3 місяці тому

    Geesi qiimo badan Allah ha xafido aamiin yaarabi guul somaliland insha Allah ❤❤🤍🖤🤍💚💚

  • @husse0512
    @husse0512 3 місяці тому

    Aamiin aamiin, guul iyo isku dhuubni reer sheekh Isxaaq. .

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 місяці тому

    Abwaan waad ku mahadsan tahay sidanfiican ee aad wax usheegayso ❤❤❤Abwaan ❤

  • @hassanelmi5405
    @hassanelmi5405 3 місяці тому +3

    Guul Somaliland ❤❤❤

  • @mohamedismaelahmed7614
    @mohamedismaelahmed7614 3 місяці тому

    RER 26 juin fartodey ersaden Mayer moge shaqsiyadisii runtaaheyd wa aragtanin qabyalada ayu kawanindona suldankisina wabikadarey somalilandey moge Waka casimduna waxay ubahantahay Mayer an rereysneyn tolay maxamed mogow daba dambaas dhalaa allhayow umadan sohaadee Allahu Akbar wabillahi towfiq

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 3 місяці тому

    Mashallah mashallah Habalyo guul guul Somaliland guul ❤

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 3 місяці тому

    Abwaan caqaayad geesi qaran guul iyo gobanimo somaliland

  • @AbdiMohamed-je6bz
    @AbdiMohamed-je6bz 3 місяці тому

    Sow harti Masha kuwasay eshanta boqol esarakishi dabacayuun biyaha lagu dhansadoo masa ogtaha inkhatumo manta kaguswayntahay aider sixiriki indoor wadhamaday

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 3 місяці тому

    Guul Iyo Gobanimo . Geesi Somaliland .

  • @abdit8270
    @abdit8270 3 місяці тому

    Walee dunida rag baa nool. Ina dool waa waslad xaaraana. Somaliland haday ku dumayso shakhsi la xidhay oma shakjdiyaad la xidhay. Walee been baynu isu sheegaynaa... isma xukumi karnee runta aynu isu sheegno.

  • @yusufabdi8747
    @yusufabdi8747 3 місяці тому

    Kkkko maangaab dhulbahante ayàa I mashxaradaaya

  • @zaki7231
    @zaki7231 3 місяці тому

    Osman Omar Dool waa oday Ku Asaasaqay qurbaha waliba Oslo Norway oo xawaalad yar ki haysta oo wuxuu isleeyahay ku soo shaac bax cayda Uu u gaysanaayo Mdx Muuse Biixi iyo Sacad Muuse

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 місяці тому

    Wahuwantii ciilka qabtay muuse wa hangooladii uu geed sudhay 19/89 oo imika kasoodhacay geedkii wa dhoobadii uu gidaar ku dhajiyay oo awood inoola ilaa ay isku keen diran mooye

  • @awgeele
    @awgeele 3 місяці тому

    Geesi qaran garxajis waa isaaq.
    Isaaqna waa somaliland.
    Ina cumar dool waa muwaadin.
    Muwaadina waa la xidhaa.
    Hadii dembi lagu helana waa laxidhayaa.
    Hadii lagu waayona waa lasii daynayaa sheekadu waa intaa.

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 3 місяці тому

    Waxaan leeyahay cidagalow ilmaadeerayaal bal idiku intiina xun qabta hsday sidani saxtahayna kusocda maan toynu aqoonsigi yimid miyaad buuqaysaan

  • @زينبمحمد-ب5ل6غ
    @زينبمحمد-ب5ل6غ 3 місяці тому

    Geesi qaran hor usocow👍👍👍👍👍👍👍💪💪💪💪🌹🌹❤️❤️❤️❤️

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 3 місяці тому

    Afqashuushle dadka Gabayadiisa sida aad jejebinayso u daa

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 3 місяці тому

    Inna Cumar iyo wadani wa faqash kalkal faqash qadmoon ah

  • @aminamaxamed9995
    @aminamaxamed9995 3 місяці тому

    Alla aya Lajira somaliland hanolato iitaa jeecel dalkoda sidokale hanoladan ishalaah guuull guuull guuull guuull yaan Laysku kin dirin o Laydin kala dilin gobtu waxay tahy bay tahy

  • @abdialibarkhad9668
    @abdialibarkhad9668 3 місяці тому

    Maal TV is recognized for its positive contributions to the community and national discourse. The channel is celebrated for promoting nation-building in Somaliland, offering content that supports the region's policies and development. Known for its impartiality, Maal TV respects all political parties, providing balanced perspectives that foster unity and informed discussions. This commitment to respectful dialogue and community engagement has made Maal TV a valued platform for those interested in the socio-political landscape of Somaliland.

  • @AbdiMohamed-je6bz
    @AbdiMohamed-je6bz 3 місяці тому

    Malmahan makhamridi buwayay iyo aqayadi jadkaaha

  • @AyaanAyaancali
    @AyaanAyaancali 3 місяці тому

    Mansha allh wadmahadsanty ader

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 3 місяці тому

    Futo Awr inangumeed Dhulbahante ayaad shaqo ka dhigayay. Futada Iidoorku ka xaaro ayaa tahay. Cadow uun baad sheegtaa yaa wax kugu falaya? Futadaada dogobka ha nagu soo kala qaban.

  • @mohamedhandule8507
    @mohamedhandule8507 3 місяці тому

    Qof marka la xidho. Ina la yidhaa maxaa loo xidhay waa qalad. Dawldnimada waa in sharciga loo hoogaansano.

  • @KamaalCabdillaahiXuseen
    @KamaalCabdillaahiXuseen 3 місяці тому

    Alleylehe hadalka halkiisii ayaad dhigtay. Waa sidaa nin intaa damcay inuu xaalad abuur ka sameeyo waa maangaab. Isaaqna ka ildheer dad ayaar la isku diro oo guryahooda dab qabadsiiya. Guul iyo Gobannimo Somaliland .

  • @CAYDIIDXariir
    @CAYDIIDXariir 3 місяці тому

    Muuse waa kaadi badane haloo gogol badiyo talkow 😮

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 3 місяці тому

    Eedo Caqayad halgamaa wadani asalaad tahay Alle hanokaa daayo noolow ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉cadawgaa hajabo guul layso guulayso oo guuleed dhalay taariikhda kuqori waxaa layidh waala doogiye yaan ladacaroon halkaa kawad halganka

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому

    Gari rabibay taqaanaaye ina cumar dool.waa dambiile kaliya qodobka kicin shacab ayaa qabanaya takale isaaqow aynu meel.uga soo wada jeedno dadka duminya dalkeena

  • @ibrahimguled9767
    @ibrahimguled9767 3 місяці тому

    Garxajis waa salaadiinta reer sheekh isaxaaq madaxa ayeye noo saaran yihiin

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 місяці тому

    Hadii xabada hoos loo dhigay maxaynu u arki weynay cid ku dhimatay ama ku dhaawac may, maayarka iyo suldan kuba beenbay arintaa ka sheegeen ta xaga sare loo riday dadkaa lagu kala kaxaynayey waana kuwii kala cararay, ceebta dhacday Tiktoka iyo meelo waxa ku jira suldan ka oo dhagax sita Kkk Subxaanallah.

  • @abdimreali1625
    @abdimreali1625 3 місяці тому

    Garxejis miyaanay ahayn kuwii huwan oo dhan isu bahaysteen ee suuf aloolka ahaa dadka aad adigu cadawga u taqaano garxejis cadaw uma aha

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 3 місяці тому

    Mujaahid Caqaayad waa in dheer garad , allaha dhawro.👍👍👍

  • @ibrahimguled9767
    @ibrahimguled9767 3 місяці тому

    Geesi qaran guuuuuuuul abwaan caqaayada

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 3 місяці тому

    Ruuntaa u zheeega🎋💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🎋💔💔💔💔💯🎋👍