Dayax Dalnurshe Suprise ugu Tagay Arooskii Shuushu Abdalla

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 74

  • @anissamahmoud1652
    @anissamahmoud1652 10 днів тому +27

    Horey uu socoo Dayaxow inshalaa kheir badaan baan ku rajaynaya adiga iyo hodan yaar xaskagina naxaris jano inshalaa fiil janaa 😢❤

  • @darishore814
    @darishore814 9 днів тому +5

    Dayax dhiiga biyo maahan wuu u hagar baxay dumaashidiis geesi shiiqaal loobage arooskiisa. Geesi loobagoo boqor kuu qoroo boqol geela iyo baarqab geel, faras boooda iyo bunduqi hablaha laga bixin jiruu double uga baxshoo aroos bilac fiican weeye 👏👏

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 9 днів тому +6

    Allah Qalbiga ha u Dajiye waaa xanuun intiisa la Eg Culeeaka Geerida ka soo Gaartay Xaaskiisi Aniga ayow my father iga Raaacay Qalbiga 8.9.2021 ayow Dhinty😢 Ilaa Wali waxaan maqlaayaa hadalkiisi oo waaano iyo Sheeeko ah Ee magacaydha ku lifaaaqan Asga oo indhahaayo Aaabe Aduunka waa dhib iyo dheef maalinta Dheefa
    Allah kuma Gafsiiyo maalinta Dheefta maaalinta dhibtane Allah Haku Yasiro 😢😢

  • @AliHassanmaxamed-pe8gx
    @AliHassanmaxamed-pe8gx 7 днів тому +1

    Al fanan dayax farxadiii oo qof ah allow kudaaaa wllkeygiyow

  • @HeipHeiA
    @HeipHeiA 9 днів тому +5

    Alahu akbar dayaxw wall maxaad uu sugi weeyday xiita hal biil wall geeridu weey cusubtahay wali ilahay ha uuna xariisto wall sheen😢😢😢😢

  • @HawoDheman
    @HawoDheman 20 годин тому +1

    Woow😊😊😊😊😊❤😊❤😊❤❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊😊❤😊❤😊 dayax heesti mcn 😊😊😊😊😊❤😊❤😊😊❤

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 8 днів тому +1

    Bedt song.ever dayaxa geeska 🌍 alla maxa gabdho.meshan kagadgadayan inyow dheh inshallah wait the right time

  • @NuurmuxumadCismaan-p8y
    @NuurmuxumadCismaan-p8y 9 днів тому +2

    Masha allah sidi agafarxisi Allah hakaga
    Farxiyo dayax dalnushe

    • @pleX02
      @pleX02 7 днів тому

      What does this mean English pls

  • @XabiiboMaxamed-j9d
    @XabiiboMaxamed-j9d 3 дні тому +2

    M a❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢

  • @NastehoIbrahim-y7c
    @NastehoIbrahim-y7c 10 днів тому +9

    Dayaxoow wali qabrigii farxiya muuba qalaline 😢

    • @duudarasmi4071
      @duudarasmi4071 9 днів тому +2

      Nin somali weeye

    • @Saxiix-h3g
      @Saxiix-h3g 9 днів тому +4

      Walal tiiratada geerida waa sadex maalin wixi ka badan waa in imaan lagaa helaa oo aad Alle ku sabirtaa qadarkiisa

    • @ubaxubax4028
      @ubaxubax4028 9 днів тому

      @NastehoIbrahim-y7c Please protect the heart of Dayax Dalnurshe may Allah have mercy on farhiyaa and grant her janatul fartowsa Ameen ya Alalh 🙏 And may Almighty have give him sabar ,strong nd patience he is so kind and polite wlh . Will qalbi wanagsan wayaa abowe dadka warkodaa haujojinin adunyadhan waaa malma dayaxow adigana farhad kunolow farhiyana way uqorned Nabi Mohamed SCW ayaba laasi oo Baker daxaay sido ujeclah sef qadii marka wilka qalbigisaa ilaliyaa walal yalow🙏🙏🙏 nd hai everyone I from kenya specially Wajir ♥️ never seen somalia and it's my dream to go to Muqdisho one day insha Allah

    • @sharma-hi3op
      @sharma-hi3op 9 днів тому

      @@ubaxubax4028qalbigiisa is fine he is ok maxaa ka qasan he is chilling haduu ok eheen kuma fakareen inuu hees lasoo istaago meyka xaaskiisa waliba qooyan

  • @ubaxubax4028
    @ubaxubax4028 9 днів тому +1

    Keep going Dayax Dalnurshe

  • @MuxdiinCabdiladhiif
    @MuxdiinCabdiladhiif 10 днів тому +3

    Horey usoco keep going sxb sare DAYAX DALNUURSHE

  • @amranAweys-w4h
    @amranAweys-w4h 10 днів тому +7

    I can't believe wlhi 😢 Hada Dayax Miya😢

    • @hodandahir5048
      @hodandahir5048 9 днів тому

      @@amranAweys-w4h is him yes, what is the problem?!

    • @pleX02
      @pleX02 7 днів тому

      I can’t believe it too is this true
      Did farhiyo die or was it fake because he can’t do that if she dies I’m waswasi maybe she didn’t die someone tell me TRUTH

    • @faizam523
      @faizam523 6 днів тому

      @pleX02 She passed away, may Allah bless her soul! 🙏 And yes, he is parting way too soon, sister.

    • @pleX02
      @pleX02 6 днів тому

      @ I don’t believe she died because he wouldn’t do this pls is it fake

    • @pleX02
      @pleX02 6 днів тому

      @ did she really die I don’t bliv is it PRANk

  • @FarxiyoMaxamedaadan-n8k
    @FarxiyoMaxamedaadan-n8k 10 днів тому +4

    M.a allh qabigiisa uqaboojiyo

  • @XabiiboMaxamed-j9d
    @XabiiboMaxamed-j9d 3 дні тому +1

    ❤❤😂❤❤😂🎉🎉🎉🎉🎉wllo macn

  • @pleX02
    @pleX02 6 днів тому +1

    Did farhiyo really die misse wa been bcos dayax is in aroos Subhanallah

    • @pleX02
      @pleX02 3 дні тому

      Well some one tell me pls I don’t want thumbs up only I want to know TRUTH she’s dead or is fake death?

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 10 днів тому +6

    Ninkii ma inuu dumar ka dhex qalaadaa ilmadii u xigtay ninkii dhintay waa yeelkii miyaa😢😢😢😢

    • @raaxoahmed2443
      @raaxoahmed2443 9 днів тому +1

      De wll washaqadisa gebedhasne way dhimaty asana kaaga xanun bdn wana dhalinyaro frxd waa ubahnyahy malin kasto murugta maa rabta inoo kujiro frxd ooradsana frxdane maahan inaa dhahayo dambigas ilhy raali ka ehyn hadhex galo lkn dhalinyarada hadhexgalo frxadisa qatao

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 9 днів тому

      @@raaxoahmed2443 maye walal waxay ahayd inuu toobad keeno xasuusto xaaskiisii uu jeclaa halka la dhigay kuna ciro qaato farxdu qaali macsi in la sameeyo maaha geerida cashar baa lagu qaataa illaahay xaqqa haynagu sugo

    • @sharma-hi3op
      @sharma-hi3op 9 днів тому +1

      Waa sidaas qofkii dhinto asagalee dhintay

  • @faizam523
    @faizam523 10 днів тому +4

    Inta aanan wax dhihin bsl aan wax iska hubsado😢😢😢 Armey tahay mar hore intii ay xaaskiisa nooleyd dadyow beenta naga dhaafa.

    • @Walaashaweyn12
      @Walaashaweyn12 9 днів тому +1

      @@faizam523 wa hada se maxa ka macnaa noloshu way soconysaa geeridu waa xaq ma noloshu ku dhiman lahaa

    • @faizam523
      @faizam523 9 днів тому +3

      @Walaashaweyn12 Geeridu waa xaq ma diidani taas laakiin ogow hooyadeed wali wey taxsiyeysan tahay kaliya farxiyo laba asbuux ma dhama inta ay qabriga ku jirtaa, inuu xoogaa dhowr bilood sugo ayey ahayd, lacalalaba bilood xataa, laakiiin sidaan asagey ceeb ku tahay, shaley xaaskaaga duuq dhowrcisho ka dibna aroos ka hees ani ilama saxsana.

    • @pleX02
      @pleX02 6 днів тому

      What does this mean English pls

    • @pleX02
      @pleX02 6 днів тому

      What does this mean

    • @pleX02
      @pleX02 6 днів тому

      @ Faiza first comment

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 10 днів тому +5

    Miqaa gabdhood dayax gadeeyso meshaas😂😂😂

  • @Hoygaaflaanta219
    @Hoygaaflaanta219 9 днів тому +1

    Wooow ❤❤❤❤❤

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 9 днів тому +2

    Ilaahy ku kicibro qaata ha kaadhogo

  • @ShankaronahmedShaashkacdy
    @ShankaronahmedShaashkacdy 9 днів тому +1

    0:32

  • @nasroabuukar1535
    @nasroabuukar1535 9 днів тому +2

    max kaqaldan dayxow qbrigi farxiyo musan qalalin abowe😢

  • @FarhiaAbdi-mz8sp
    @FarhiaAbdi-mz8sp 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsmaHusein-e2i
    @AsmaHusein-e2i 9 днів тому

    masha allha wllo mcn

  • @omlie-y4x
    @omlie-y4x 10 днів тому +2

    Hubaal hee😂❤

  • @ameeraMahammad-he4iw
    @ameeraMahammad-he4iw 8 днів тому

    Acuudu billahi noocada yo iso marin bal xitta 40 ka maalmoodka ad sugi weeyday wallahi wan ku ixtiraami jiray o heer an kula ooyay marki Farxiyo isbitaalka ku dhimatay lkn. Hadda kaligey ma aha waxa qaracan taagan tan Farxiyo ad iska dhaga tirno jaceel ad o heesta o miraha abwaanada ku luqeenisa o dhan wa been subxaan allah waxan dadka dhalay xitta meysan habka toosan barin 😤🤯

  • @Nuuraayaan
    @Nuuraayaan 9 днів тому

    Masha alaah🎉

  • @FardosoAxmed-h9i
    @FardosoAxmed-h9i 9 днів тому +1

    Awyo

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 10 днів тому

    DAYAX. WAA. Wiil qaali ah ah

  • @CabdiqaniCr-z7c
    @CabdiqaniCr-z7c День тому

    Inta Amiiiro sugeysay in ay qaado😅

  • @SaalaxMaxamed-k7z
    @SaalaxMaxamed-k7z 7 днів тому

    🥰👑💋💋

  • @XamdaCabdi-kl8ef
    @XamdaCabdi-kl8ef 10 днів тому +3

    Dayaxow alle kacabso xaskagiba shalay dhimataye

    • @MohamedAhmed-u3l
      @MohamedAhmed-u3l 10 днів тому +1

      @@XamdaCabdi-kl8ef Bani aadamku wuu illow badan yahay ee halayaabin

    • @XamdaCabdi-kl8ef
      @XamdaCabdi-kl8ef 10 днів тому +1

      Been maha wa duni macnki kadhamaday wloo

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d 10 днів тому +2

      Qofkii dhintay uun baa iska dhintay

    • @HalimaxasanKaahiye
      @HalimaxasanKaahiye 10 днів тому +1

      Nin dhintay kabdiisa karoon somali tiri marka noloshisa ayu sii wadaana inkastoo islagaay dhowr bil aroos matagaayo

    • @mandeeqahmed9225
      @mandeeqahmed9225 9 днів тому +1

      Life goes on 😢

  • @LaylaIbraahim-n4f
    @LaylaIbraahim-n4f 4 дні тому

    Dayax

  • @AyanBaby-r9p
    @AyanBaby-r9p 10 днів тому +1

    ❤❤❤❤

  • @MariaSiman-f3d
    @MariaSiman-f3d 9 днів тому

    ❤❤❤❤❤🎉

  • @FardosoAxmed-h9i
    @FardosoAxmed-h9i 9 днів тому +1

    😊😅😊

  • @CaliCabdikarin-p5f
    @CaliCabdikarin-p5f 10 днів тому +1

    👑👸🥇😘❤❤

  • @SeynabosmanFamily
    @SeynabosmanFamily 6 днів тому

    For

  • @11naa44
    @11naa44 10 днів тому +1

    Hablaha murursade

  • @FardosoAxmed-h9i
    @FardosoAxmed-h9i 9 днів тому

    Mqo😅

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 10 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @ShankaronahmedShaashkacdy
    @ShankaronahmedShaashkacdy 9 днів тому

    ❤️❤️❤️

  • @ShamsoMohamed-lc2yg
    @ShamsoMohamed-lc2yg 9 днів тому +2

    ❤❤❤❤

  • @abatiali5539
    @abatiali5539 6 днів тому

    ❤❤❤