Ma bashalayee Waloo wacday wana laga murgonayaa oo inuu Bulshada ka dhex baxaa la ilalinayaa willka ee ka leexo walashey una ducey walalka waye. insha Allah wana ku salamayaa
Acuudu billahi noocada yo iso marin bal xitta 40 ka maalmoodka ad sugi weeyday wallahi wan ku ixtiraami jiray o heer an kula ooyay marki Farxiyo isbitaalka ku dhimatay lkn. Hadda kaligey ma aha waxa qaracan taagan tan Farxiyo ad iska dhaga tirno jaceel ad o heesta o miraha abwaanada ku luqeenisa o dhan wa been subxaan allah waxan dadka dhalay xitta meysan habka toosan barin 😤🤯
Dayah waxan halkan umarinayaa Duco in ilahey qalbiga udejiyo rerkiisane uu ilahey wanaajiyo umada uu isagu ka dhasheyna wadad isugu jira dad xun iyo dad wanaagsane inuu dadka wanaagsan sidaa uwanaajiyo noloshiisa inta ka dhiman. wayo Shuu'shuu Abdalla wa gabar qalbi wanaagsan aqlaaq iyo wanaagbadane kuso gashay social media yaha sidan wada ognahey balse aroskeeda wayka maarmi weysay Dayah labo arimoodna waxay utahey wanaag iney walalkeed oo murugeysan murugta la qeybsato farxadane la qeybsato marka intaas dadku ha fahmaan... mahadsanid walashey shushuu abdalla. dayaxna waxa leyahey walalkey dadkaada ka dhex bixin waligaa sidaa u dhinac istaag wadna ku mahadsan tahey inad kaso qeyb gasho arooska walasha iyo umadaada somaliyed o dhan. thanks once more my big brother
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Hanbalyo shuushu cabdala mabruug qaali dumar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilaahay ha isku kiin xafido adiga iyo seygaaga hanbalyo hanbalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Zz
Mnsha allh barakooba idamka alle
Wallahi ma is laheen dayax ayaa waqtigaan iyo waqti udhow ayaa baashaali doono😭😭😭😭😭😭😭dhiiqoow lugaha gashtey walle kuma aamino saanaa Subxana llah!
Fadumo abdillahi dayax maa inu sun abo baa rabteey
Inuu qabriga u raaco maa rabtay marka sawtaan u duceyneynay oon laheyn allo qalbiga u qabooji oo sidiisi hore kusoo celi 😂😂ducadaasi maxay aheyd
Ma bashalayee Waloo wacday wana laga murgonayaa oo inuu Bulshada ka dhex baxaa la ilalinayaa willka ee ka leexo walashey una ducey walalka waye. insha Allah wana ku salamayaa
Is farhiyo really DIE or is fake
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😮😮😮😮😮😮😮😮 ninkii tacsida gashay maaxaa helay. 😢😢😢😢😢 ar aduunyaa
Shushuhbaliyo❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Hanbalyo shuushuu qurux ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
waa iska adunyo
حبيبي 🎉
Aduunyo qofki dhinty isaga umbaa iskdhinty
waxaan layaabay nin kani gabadhiisii maalin dhaw ayuu aasay oo la,aamusiin kari lahaa ,ilaa xanuun darteed dhakhtarka uu loogeeyo, maantana xaganuu kaciyaarayaa ? maanan fahmin sidanee bal iga dhaadhiciya hadaan khaldanahay.
Waa aduunyo sxb nin dhintay kabihiisaa dhaama 😂😂😂. Wlh anba waan yaabay hadana anoo stress ihayo ayaan arkay oo waxaan kahrlayba xoogaa move on cml😂😂😂😂
😂😂😂😂😂@@Loveforbeauty442
Farxad ayaa u soo raad saday guriga ku cidlo bay iska dhaafa miskiin asaga qofkas ta ka calool xun
Waa qaldan taha sababtana waa gabadhad waa dhimata ale ha unaxariisto lkn inuu is mashquuliyo waa ku qasbanyaha
Pqjnx 🎉🎉🎉🎉🎉
Acuudu billahi noocada yo iso marin bal xitta 40 ka maalmoodka ad sugi weeyday wallahi wan ku ixtiraami jiray o heer an kula ooyay marki Farxiyo isbitaalka ku dhimatay lkn. Hadda kaligey ma aha waxa qaracan taagan tan Farxiyo ad iska dhaga tirno jaceel ad o heesta o miraha abwaanada ku luqeenisa o dhan wa been subxaan allah waxan dadka dhalay xitta meysan habka toosan barin 😤🤯
Hblyo queen 🎉
Subxaanalaah ninkii tacsiyaysaysnaa muu iska nasto
M.a❤
Codkan quruxda badan iyo qof qaaliya hambalyo
❤❤❤❤❤❤❤
Awale adan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤habalyo
waa heesta aan u rabo arooskeyga
Waaw ldx
🎉🎉🎉
Anio Naagt qabo iga dhimtay ma qosliy Kari 5sano xafliad ma tag Kari 10 sano mid intaan 15malan qoftiis ku hilmamay
Waa yaab xitaa miyaa uu sugi waayey ilaa iyo in Mudo ah
Qofkii dhintaa asagaa baxay
Dayax maanta halkan maaha meeshaada
Sorry 😂
isku waara
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤