Qeylida weey u ron thy waayo qalbigiisa jiifo ayuu baraarujinoyaa waan wax fican ina dhib aadan u jeedin oo aad ku socoto in lagaa qabto walibo si xoog ah loga soo jiido
@@maryansiciid-sv5kh niman shukanso hadad rabto 100 ilaa inta aad doonto waa gaaar Qof bani adam balan intad ka qado oo aad guur kuwada balantan xoolahiidsa aad cunto oo aad gadal ka toogato darbi ka bood sameso taas na wa gaar marka laba da wato midi qalad io mida saxan adiga kala sar koley qof aqli leh wad tahay
Zxb nin rageed baa tahay hora usoco laba talana waa kusinaa 1. Gabadh haday kudhahdo kuma rabo isaga tag oo dib ha uwicin waxan kubalan qaadaa inay iyadu dib kusoo raadiso oo kudhahdo an isku so labano 2. Qof ku qiyaameeyay ha ku laaban oo dib ha uxiriirin jar xiriirkaas Self respectful is very important
yarkaan sheekadiisa waa arkay waxan ka fahmay markaan u fiirsaday inuu waqtigii iyo qarashkii uu ku bixiye gabarta ka samri la'yahay sidaas ayuu uga dhamaan la'yahay qoftaan ma'ahanee mar hore ayuu go'aan ka qaadan lahaa marka hadii ay dhacdo inaad akhriso mar uun qoraalkeyga sxp qoftaan wax ay kuugu soo kor dhineyso hada iyo hadhow ma'lahan gabar nh kaligeeda ma'ahan intaas fahan kadip waxkasta nadaam ayee kuu noqon doonaan inshallah guuleyso wll gabartaas wax aan ku tilmaamo ayaan kasi la'ahay lkn mid lee dhahaa waxkasta oo aad sameeyso waa mid kaa jaran hada ama hadhow marka qiyaanada iska dhaaf oo hal qof lee ku toos hada kadip inshallah
Wax yallah qar aan kaftan galin baa jiraa Runtii aad baan ugaa xumahay wll Allah ku bog dhayo badel qyer qabo allah ku sahlo 100% isku day mar waliba ina naftadaa ixtiramtid markaa naftadaa ixtiramtid daadkane wey ku ixtirami donaan🫡❤️
Taas kuuma qalanto ilaahey gabar ka fiican who knows how good you are how patients you are syaa helaysaa kan kalena ma rabo gabar nairobi joogto they just use them...gabdhaha qurquruxda badan ee nairobi gabar ka radso
Jacaylku waa inuu foundation lahaada .foundation ku waa Ixtiraam Kala danbayn ,kalsooni wadahal isfahan.Ridwaan ilaahay ha ku daayo and baad u waanisay good job.....
Raganimada LA shegayo Maa hin in dumarka lagu ciyaaro mida kale yarkaan waa nin rag eh Nin waa LA waday yahay lkn rag la ma wada ahay Waa nin dareenka wax ka yaqaano Bro never give up Waad guuleysan doonta Insha allh
Masha alhu aquuna Ridwaan alha ka ajer siiyo inta ushegty Wilka daacada u ahaa alha qalbiga uga dhaqo taasi o ha ugu badalo mid uga qayr baden yaa rabi
Bro wby waste your time thinking about someone who has no time for you😔😔.Move on with life, your life doesn't rotate about one person sometimes stay single brother❤
Ridwan ragedi ba tahay wxan ku dhihi laha ayad ku dhahaday thank you brother.mida kale yarkan wxan dhihi laha naftada xushmeey qofka hadi usan ku rabin layskuma bahdilo
Pro gawadha kuma jeclo faraha iskaga qaad qof wangsan ayaad heleysaa pro raga waxyaabah qaar way Ku dhacaan blse ha u joogin ninka raga diimada waa in uu aqbalaa pro Ka sii soco noloshaada qof dumar hawjoojin talada ridwaan qaado hore u sii soco guud luck pro ✊🤝
Ridwaanow qac yeey kaa yeerin nin jaceyl wareershay waano waxbo kama tarto ee aan u duceeno walkeen qalbiga allaha u qaboojoyo wof wngsana allaha wax ugu daro
Miskiin war illah tala saaro taa qalbigaaga inu kasaaro Mir xushmad ah kuma heesatid o hadalkeedaa hada ka aragnaa Jcl kuma heesatid Owlad aad ku ixtiraameso ma jiran Xitaa kama xishooneso naag qof ee jeceshahay nin kle e shukaansato way kala baqda adne si officialy aaba u og thy Wll damiirkaaga kor u qaad jcl leene 😢😢😢
Masha Alaah Ridwaan sax imisaa jacay tuurney war ninyahaw naag ha u noqon adoon sorry my bro tan naag maaha ee ka tasho 💔💔💔💔💔💔💔💔❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥💔💔💔💔❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌
Gabdhahaan Iyo wiilashan quruxda badan iney dhaafayan umalayn maayo saliga nabiga (ﷺ).❤️
Scw scw scw scw scw
Scw scwscw
Scw scw scw scw scw
Scwscw
Sallahu caleyhi wasalim 🥰 ♥️ ❤️
Ridwan Isack wuu soo jabay Runtii waa legend.
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
Kok buule malin walba wxn dawada youtubekaga from Djibouti
@@Amiira_qurux45 Mashalah sist❤️❤️
😂😂😂😂😂😂 makusarin 🎉
@@MohamedFarah-my7kxsido kale wadawada from Djibouti
Amiin yarabi
Axxx wilka jecel ayu uqadhe gwabadh .guur xalal ah mid farxad iyo jecel midan kuilawo Allah hasiiyo
Hadaa aqriso fariinteyda iga balan qaad inaad love saareyso wll😢❤
❤
❤❤❤
Masaryo
Koko❤
@SacidbinAhmed naaa yry iwarn
Ilhay waxan kaga barinay midka fiican oo ka khyr badan oo ka wanagsan inu ilhay ku siiyo wll somaliyay u duceeya wiilka
Walahi ridwan wa nin rageed nin marka maqashid wa ridwan Rijaal masuul ah masha alah
Maxa ku dhahdy
Aniga hadalkiisaa ideeqay dhiiri galiye
Nin daad yasaayo miya hadalkisa ku deqaay intaa qoof oo dalileeso ninkaan umajeedid @IndhoosAhmed
@@omaraqil9638wll mida kobaad dadka aad udiodeyso wey kaga dhow yihiin tan lbaad ayaga ayaa ku qnacsan ila wareyso lala kaftamo la waaniyo ka Dibna lasoo dhigo
Lkn anigu sbbtan udhahay hadalkiisaa ideeqay wxay thy daliishiisu waa mid wax dhiseysa dhaliilaha waxay kala yihiin kuwo wax dumiya iyo kuw wx dhiso so wanada uu wiilka siiyey qofkii damiir leh wuu ku waan toobi
Aboowe talada rid ridwaan qaado si fcn kula taliyey qof aan ku Rabin go,aanka qaado 😢😢😢😢😢😢😢
Wa miskin lkn goan inu qata u ficn naftisu bahdilay😢
Maskiin qalbiga ayaa I xunuunay walaalkey ilaahay talo saaro naagtaas waa qaaimad mid ka wanaagsan eebe ha Ku siiyo aamiin
Wiilkan waa wiil miskiin iska daacad ah. Maandhoow iskaga har mid khayr qabta Allah hakuu sahlo. Ridhwan adiga ruuxaagu wiilka haku qaylin maadan dhalin. Talo walaalnimo sii laakiin sidii qof yar oo aad dhashay baad ulahadlaysaa.
Qeylida weey u ron thy waayo qalbigiisa jiifo ayuu baraarujinoyaa waan wax fican ina dhib aadan u jeedin oo aad ku socoto in lagaa qabto walibo si xoog ah loga soo jiido
Sida ugu wanaagsan ee walalkii ula hadli lahaa ayuu ula hadlay xumaan yaanu u qaadan waa inuu u qaato dhiiri galin waana inuu abaal u haayo Ridwaan
Ridwaan waa raggeeedii qof nasiib leh keliya baa heli karaa taladaaan uu helaayo walaalkaan, talada dahab ah ayuu helay runtii, keligiina ma helin taladaan iyo dhiiragelintaan ee rag badaan oo saan oo kale ku sugan baa helay taladaan. Shukran brother Ridwaan❤
Walaalkaan aniga waxaan ku dhihi lahaa keliyaa sxb xanuunkaan aad dareemayso waxaad dareemi uun waqti kooban sabr waad ka gudbee wallaahi. I aamin muddo yar kadib way is beddeli doontaa sida aad u aragto iyada, waxa aad dareemayso iyo ficiladaadana waad ku qosli doontaaa. War iyadaa nasiib leh haddii ay ku hesho ninyahoow, sababtoo ah qof helay qof jecel wuu nasiib badan yahay dee.
Gabadha waxaan dhihi lahaa uun qofka haddii aadan rabin tooos ugu sheeg, haku farxo haka naxo asiga ayay utaalaa, adiga masuuliyaddaada maahan farxaddiisa iyo murugtiisa iyo wuxuu jecel yahay
Tan kale Qalad maahan in aad niman badan shukaansato, shukaanso niman badan intaad ka heleysoo qofka aad rabto, arrintaana waa sax cid diiday ma leh, oo yaa diiday xaggee lagu diiday? Lama diidin. Balse qof ballan been ah jacayl been ah hala jilin,
Illaa lagaa guuraadoo free baa tahay ninkaad rabtoo ayaad raaci kartaaaa,
Intaa waxaan kuugu daraaa xoolaha aad cuntay iska soo celi, qofkii aad ballan guur la gashay kadibna aad kaga baxday xooolahana aad sidaa uga cuntay waa xaaraaan iska soo celi haddii kale aakhiroo wax baa kuu yaaal, xoolaha free laguuma siin keliya waxaa laguu siiyay in aad mustaqbal run u ekaa aad la samaysay adigoo khiyaanaya khaasatan walaalkaan meesha fadhiya,
Mashalah talo wacan bad siiyey wll
Sual banku waydinaya yarka qoral kan so qoray ballan beena haqaadin iyo niman bdn shukanso Halkey iska gashaa hadad labo wiil shukansato oo Mid walba ku tiri waan isgursaneyna kwrn mida kle qofka mrkas wada socotan isagaba ku dhahaya iga ballan qaad Wxas iyo ina sidas iinoqoneyso hadad dhahdo maku ballan qadi karo Mxan uwada socona sual Ah baa meesha imaneysa hadan ballano ma dhex oolin dee?
Ninkaan asaa is dhigay meesha lkn jaceelow aaba haa was
@@maryansiciid-sv5kh niman shukanso hadad rabto 100 ilaa inta aad doonto waa gaaar
Qof bani adam balan intad ka qado oo aad guur kuwada balantan xoolahiidsa aad cunto oo aad gadal ka toogato darbi ka bood sameso taas na wa gaar marka laba da wato midi qalad io mida saxan adiga kala sar koley qof aqli leh wad tahay
Wlh snr waas nafisti maxa nafiti wlha@@AhlaamMohamedAbdullahAbdullah
Ridwan si sax ayaa ula hadashy hadi u wax fahmayo thnks Ridwaan sxb anaaba xanaaqay bo wlh uff 😮😮😮
Self respect is very important
Qalpi furan that's true
Wll subscribe isar
Very important
Hi
Are u the one who betrayed the guy😂?
Zxb nin rageed baa tahay hora usoco laba talana waa kusinaa
1. Gabadh haday kudhahdo kuma rabo isaga tag oo dib ha uwicin waxan kubalan qaadaa inay iyadu dib kusoo raadiso oo kudhahdo an isku so labano
2. Qof ku qiyaameeyay ha ku laaban oo dib ha uxiriirin jar xiriirkaas
Self respectful is very important
Sax waye hada hadalkisa wey kulalabone asagana isma oga oo jaceylka qof sixir wakadaranyahay runti waan ka naxay waxana daremi kara qof wax jecladay oo qofkas fahmi wayay lkn asaga farxadiisa codkeda ku xirantahay maskiin
Maansha allaah ridwaan caadi ayaad wax ugu sheegtay waad ka danqatey ragu waa isku hiiliyaan waad caawisey wiilka waa daacad
Walhi naagtan way iga nasiib badan thy maanto kle xagee laga hela niman sidas dhan daacad u ah😢😢
Mawada xuma wiilsheenu waxa jirah wilal gbdha ka qalbi jilicsan Wiilka mid doqonaa heshay aan garan qiimheeda ilhy qlbiga howga saaro badal khayr qaba Isha allh❤😢
Qof wa badan og❤
Naftaada inaa ixtiraamto waa wax Qaali wll naftada ka fakar inta mid kale ka fakari laheyd🫡
Wilkn cidda dhashy qur,aan ha saarteen
Anu abtigey dalay
Latalii heee wll calosha xiro deh@@ahmedhussein4246
@@ahmedhussein4246ogaden miyaana
Quraan saaraheee 😢@@ahmedhussein4246
😂😂😂
(وَاتَّقُوا اللَّهَ وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ بِمَا تَعْمَلُونَ بَصِيرٌ) سورة البقرة
( ILAAHAY KA CABSADA , OGAADA INUU
ILAAHAY ARKO WAXAA SAMAY NAYSAAN )
Surat Al-Baqara
ADEER XUSEEN
Self respect is very important 😂
Comentigan qofa lehe udaaf 😂😅
Dumarku ma rabaan nice guy bro be strong 💪
Naftaada ixtiraam
Warniyow benta faftay joojiya nice guy ma raban kulaha who know her personal life gbdhas keena kadibna warkan war aheyn wa shegi dontaye
Exactly dumarka wxy ka helaan ninka dhiba oo qalbiga ka jabiya they need bad boys.
@nimcosiyad4858 been faaftay miyaaa😂😂😂
That true...not be a nice guy
I like how he gave the advice to Somali brother, really ridwan issack is a legend 🎉
Somaliyay caruurtiina jeceyl farabadan siiya xiliga yaraanta hadii kle markay waaweynadaan ninkii yirahda waan ku jeclahay ama naagtiitirahda waan ku jeclahay saanaa loo gumaysanayaa 😢ilahay kaa saro wll
Ax wiilkani waa miskin wlllhi 😢😢😢😢jaceylka runtaaa waa kaan bila dhiig caadiyaa noqon 😮😮
Ha😢 wlhi kano kle lama helo😭
@@RaaxoMaxamadnuur kano kale waa kaN walalo
@@CaydaruusIbraahim-w7l 😍😩oo run frx
heesti xamada quwen ayaad ixasuusisay qof wax jeceli dhiig maleh
Waxaan maqli jiray 💔 😢
(( Qof wax jecel waa indha, lahan
Iyo dhagol la,aan wlahi
Wiilkani taas haysa ))
Lkn zorry bedel
Qayr qaba rabi kaga baryey,
Ridhwaan Issack taladiisa
Qaaado way ku anfici
Doonta inshallah
Kusaliya xabiibkena nabi Maxamad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw
jacaylka qaarkiis waa nacasnimo wlh ilaahaw nolol noocasa kaa magan galnay yahuu naftada walal jacayl iyo respect bay kaa rabtaa qof bini adama ha u duleen😊
yarkaan sheekadiisa waa arkay waxan ka fahmay markaan u fiirsaday inuu waqtigii iyo qarashkii uu ku bixiye gabarta ka samri la'yahay sidaas ayuu uga dhamaan la'yahay qoftaan ma'ahanee mar hore ayuu go'aan ka qaadan lahaa marka hadii ay dhacdo inaad akhriso mar uun qoraalkeyga sxp qoftaan wax ay kuugu soo kor dhineyso hada iyo hadhow ma'lahan gabar nh kaligeeda ma'ahan intaas fahan kadip waxkasta nadaam ayee kuu noqon doonaan inshallah guuleyso wll
gabartaas wax aan ku tilmaamo ayaan kasi la'ahay lkn mid lee dhahaa waxkasta oo aad sameeyso waa mid kaa jaran hada ama hadhow marka qiyaanada iska dhaaf oo hal qof lee ku toos hada kadip inshallah
Aad iyo aaad qof ila caqli ahy baaathy😢 wiilkaan kharsh baaa kabaxy
Qarash o se ah
Ridwaan m.a alle il cadaw hakaa ilaaliyo sowjad salixadna alle haku siyo iyo carur salixiin ah hadaa heysatan alle hakuu barakeeyo hdlkaag oo baraarujinta ah wilkas iyo aniga iyo intii nala mida kuwii qato alle hana dhigo amiin🤲
Naftydy nafbey rbta ,naftuna naf kaley rbta😢 maskiin rabbiyow wiilashaano kle sii gabar uqalnta oo dhowrata😊😢
Sida luulcsdey ookale
Ameen mcnto
Wax yallah qar aan kaftan galin baa jiraa Runtii aad baan ugaa xumahay wll Allah ku bog dhayo badel qyer qabo allah ku sahlo 100% isku day mar waliba ina naftadaa ixtiramtid markaa naftadaa ixtiramtid daadkane wey ku ixtirami donaan🫡❤️
Ilahay swt qalbiga hauqabojiyo walalken waa muraara dilaace😢
This man his playing if someone says to you i don't want to you is called move on man 😂😂😂
Wax xanaq ah ma jire walelkey horay u soco nagtan nag kuma noqota ee quran isa saar please 🙏
There's no one respect you before you respect yourself💯
Point of correction my dear, say There z no one respect U be4 U don't respect urself
@abuzubeir4259 hhh it'z All the zame😂😂
Taas kuuma qalanto ilaahey gabar ka fiican who knows how good you are how patients you are syaa helaysaa kan kalena ma rabo gabar nairobi joogto they just use them...gabdhaha qurquruxda badan ee nairobi gabar ka radso
wll ibraahin kahadh nagta
Wali wiilashi qalbiga fiicna aduunka wey joogan bel eega wiilkan sidu daccada uyahay ee ay ukhaaimayso gabadhaas.
Ridhwaan mahadsanid
Jaceylow alla jaceylow😢 alla jaceylka maxu dadka doqomoysta maxu indha tiraaa🥺😢jaceylow xal qado😢
Nolosha jacaylk bilaadan qalbi jabkiisu wuxuu ilaahay anigu barayaa jecelka ilaahay mar naba ku qalbi jabi maysid kalsooni la’aan kuugu dhicimayso. Imtixaan aduunyo waa barasha khayr ay leedahay aakhiri in loo shaqaysto. Barakallahu fiikum
Jacaylku waa inuu foundation lahaada .foundation ku waa Ixtiraam Kala danbayn ,kalsooni wadahal isfahan.Ridwaan ilaahay ha ku daayo and baad u waanisay good job.....
Raganimada LA shegayo Maa hin in dumarka lagu ciyaaro mida kale yarkaan waa nin rag eh
Nin waa LA waday yahay lkn rag la ma wada ahay
Waa nin dareenka wax ka yaqaano
Bro never give up
Waad guuleysan doonta
Insha allh
Am sure had9 oin lasoqiyami dono kan
Wlhi Jecelka Waa Xanun Aan Lga Maarmin Wilkaan Hal Gapr Fahanto Alha Usahlo Leyhy Qof Bili Adan Ah Sidas Dhn maba Ulogoon Kri Damiir Xuma Wxa Xee Eheed
Adiga dhahaayo kwran jacelka waa xanun aann laga marmi larin hdawa wax waliba halka aad isku dayacdo unbee kudhigaan farxad io xushmada adigaa aburan kara adigaana isku diidi kara bro
Wlhi ridwan runta ku shegay waliba si ragnimo ku jirto nin rag tahy bro daciif ha noqon naag. Qurxoon melwalbo joogtaa
Gabadh qurxoon meel walba wee jogan lkn qalbiga ayaa diiidaya ilaa qofkuu rabo mahee😢ilahy hauyasiri wallaken😢
@@Sabirin81fact😢
Walhi xanuunka isaga dareemay, maybe mybe waa waxa meeshan kudhigo ayuu dhahay.
Assumptions don't work in a relationship. Clear communication.
Jaceelku maha adoonsi That's True Ridwan mesha ugu jar baad wax katuste wilkaan Dhibtiisana alle ha.ugu badalo mid isaga jecel oo Daremi donta i.a❤❤
Nin sidaas ujecel waliged ma arkayso wllhi alle hasiiyo mid ficn uku ilaawo😊
Mashalaah ridwaan waanadiisa quruxda badan huru usoco gadaal hasoofirinin
LEGEND waye Ridwaan war nio tas nag ma ahan waa doqon iska ilaaw
Sifiican baad indhaha ugufurtay ninkan MashaAllah
Walahi wiilkan inan Noloshiisa la socdo wn jeclan lahàa gabartas ka fican Allaha u sahlo
Masha alhu aquuna Ridwaan alha ka ajer siiyo inta ushegty Wilka daacada u ahaa alha qalbiga uga dhaqo taasi o ha ugu badalo mid uga qayr baden yaa rabi
Wllhi kan miskiin waaya anoo dumara ka xumaday qoftaan bila damiirta ah😢😢😢muu ani saa iijeclaado❤❤
Oo cadaa 😂😂
@MohamedJebriil hhhhh Haa wll qalbigaan ka hadlay I amin miyuu farinteyda arkaya hada🤣🤣
Wlhi qalbiga inaa kahadashay aniga dareemaya😂@@SumayoDaauud-k1z
Waa ikan
Ninkaba hadii Mahamed la dhaho waanba iska jeclaysta😂❤❤
Xadiyo
Wilashena qalbiyadda hala iialiyo kan Camal aya kujero ooh Dumr kanqalbi jilcan😢😢😢😢😢😢
Midkan nagaha waxwo madamo wlh runtii wey kumacantahay jecel mxa waye fuck jecel kudeh mxa waye
Wiilka hada waa cayday runtii
Haa wallahi
1. “Naf ixtiraam leh, sharaf bay mudan tahay.”
2. “Ixtiraam la’aantu waa guuldarro nafeed.”
3. “Naftaada u noolow si sharaf leh.”
4. “Ninkii is ixtiraama ayaa la ixtiraamaa.”
5. “Ixtiraamku wuxuu ka bilaabmaa qofka naftiisa.” ❤like nasiiya xitramka naftay ka mitahaye😂
Subxanllah war quran isisar maskaxadada yasankag cayarin
Number one respect your self pro😊🥺
Bro wby waste your time thinking about someone who has no time for you😔😔.Move on with life, your life doesn't rotate about one person sometimes stay single brother❤
Maskiin she humiliated him so bad😢😢. Bro you are handsome and well educated keep going you will find better than her Insha Allah 😊
Ridwaan jacayl baa hayaa wiilka ha ku jeesjeesin
HEE HADU HAYO JECEL OF AN JECLEEN MIA LA DABA OORDAA🤤
Jcyl maahan waxas waa adoonsi qofka ku jecel waa kan ku ixtiraama kaligaana kugu koobnaada.
Ridwan ragedi ba tahay wxan ku dhihi laha ayad ku dhahaday thank you brother.mida kale yarkan wxan dhihi laha naftada xushmeey qofka hadi usan ku rabin layskuma bahdilo
Kusaliya nabigena mohamed scw Scw scw ❤❤🙏
the legend wlhi redwan issak xaqiiqda u ku tusay lkn go aan ku ada lee brooo good luck
Gabar ka wangsna heleesa iinsha allh hore uga soco
Pro gawadha kuma jeclo faraha iskaga qaad qof wangsan ayaad heleysaa pro raga waxyaabah qaar way Ku dhacaan blse ha u joogin ninka raga diimada waa in uu aqbalaa pro Ka sii soco noloshaada qof dumar hawjoojin talada ridwaan qaado hore u sii soco guud luck pro ✊🤝
Ridwaanow qac yeey kaa yeerin nin jaceyl wareershay waano waxbo kama tarto ee aan u duceeno walkeen qalbiga allaha u qaboojoyo wof wngsana allaha wax ugu daro
Wallahi ridwan waa nin Raga Masha Allah he gave him a good advice lkn willkan mid wanadas qadanaa ume eko
Never loose your self respect for anyone who doesn't care about your emotions bro,there are many fishes in the sea❤
Xaaq baa kasobaxa tas runtii😢 wilka waa daacd ❤
Jacaylku waxa uu kadhiga wax anad ahay ilhay qalbagaaga haka saaro waa khayimad nagtasiye mid khayr qabta ilhay haku siiyo
Bro welcome to the reality 😅😅😊 single life is best❤
Wiilkan miskiin weeyi lkn khaaimad baa heshay ilaahay hasiiyo gabadh kle oo jecel oo ilawsiisa nabarada.
Gabadha lapaad uu maroya maskiinka 10 sano ee mid isla socdeyn niney iga raacdey oo dhahy Allah qalpiga ha u qabojiyo
Lbadoodaba waa daanyeero
Ridwaan isack wiil jiro waye
Sxb gabdho badan oo akhlaaq leh baa buuxa ee kaleexo kuma anfacayso midani is adkee bro hana isdhiibin horey usoco
Waligeey ma arag noole ka doqonsan yarkaan subxanallah
Jaceylka ayaa doqon ah qofkuu kudhacana doqonimo ayaa kudhacda marka walakey ilahey kabari in lagu jeclaado mooyee inadan wax jeclaan haddu alle kaa aqbalana fadlan ruuxaas owgow insan doqon ahayne cudur doqon layiraah kudhacay (jaceyl) isku day inaadan ku ciyaarin ee hadad kaheshay sodhawee hadadan kahelina runta usheeg adoo kafogaanaya in aysan bari doqonkaas uunsan nabsi kuugu soo gaban
😂😂😂😂😂
Jcl doqon kadige
Qalbigaa gubanaya
Maraxoooow ma ogid miyaaa wiilka inuu qoraalkaan arkaayo, sidoo kale ma ogid miyaa in aad dhaawacaysooo walaal muslim ah, ma ogid miyaa inaa tahay inkaar qabe hadda ogaaaaw deee inaa tahay qof xun. Wax fiican maad uqortid walalakaa. Walaalkuna 100% waa nin rag ah oo wax jecel uun
Qalbiga allaha ku dhayo wll dadka dhan mawada xuma wanaag uga tag kuna fikir si aad nolol wanaagsan ugu nolaato naftaada sharaf o qiimay wll💯🇸🇴
ILaahoow wiilkaan haduu gabadhaan calaf ku lee yahay u sahal. Aamiin dhaha..
Amiin
ALLAH Uma Sahlo Ninkaan Naftiisaba Maxushmeynin
Waaa doqon Ama Wuu waalanyahay Runtii
Amiin
😢😢
Amiin yarabi
Bro rily ridwan is abrain worker I appreciate the he tolks like gental man extremely his word was so amazing walai
Miskiin war illah tala saaro taa qalbigaaga inu kasaaro
Mir xushmad ah kuma heesatid o hadalkeedaa hada ka aragnaa
Jcl kuma heesatid
Owlad aad ku ixtiraameso ma jiran
Xitaa kama xishooneso naag qof ee jeceshahay nin kle e shukaansato way kala baqda adne si officialy aaba u og thy
Wll damiirkaaga kor u qaad jcl leene 😢😢😢
Well said RIDWAN ✅. wlhi waa la talisay haduu waxku qaadanaayo.
Allah Allah ridwaan sidaa maha inaa ulahadashid wilka maskiinkaa
Qalbigaa gubanaayo plz kaliya dhiirigali waxaan waa iska qalbi wow jilacsanyahy
Inuu ku qeyliyo waa uu kusaxanyhy waayo qayladu waa baraarujin io wax usheeg ee kama ahan xumaan wiilka asaga buu udaqmaaya sida usfahn xalimo waxan suu mardanbe khaldkaaz ugalin loogu cananaya xalimo
Masha Allh ridwaan si wallnimo u lahadlay 👏👏👏
Ridwaan wilka sixun ugaley 😂😂
Walahi nimekasrika, ridwan hio point Yako ni kweli hio jamaa ni nn mbaya 😂
Na dhani hamna kitu ch mpaya kwake
Anahisi shida z duniya
Jaceeeeeeeyl anuu isoo gubay waan dareemaa wiilkan xaaladiisa walaahi
jaceyl means Qadarin ixtiram xushmad kala dambeyn naxariis daacad wanaag inta ridwaan sheegey ❤
Wll Alla hakaa caafiyo jaceylka badal kheyr qabana haku siiyo inaad go'aan qaadata waa kuu muhiim
Ridwan Talo Ku Filan Waad siisey sxp lagedn
Ridwaan in badan buu arkayey gabadh faarax dhibay maantase hiidkaa gaadhay wiilka waanka naxay balse ridwaan hiidkii faaraxa gaadhay😂😂
Ridhwan is the legend
Respect ✅️ brother ❤
This guy is so soft . Get up man!! Gather courage bro and leave this woman.
Nolosha wax ka xun maleh marka aad qof bili,aadan ah ubaahato🥺💔😡
Masha Alaah Ridwaan sax imisaa jacay tuurney war ninyahaw naag ha u noqon adoon sorry my bro tan naag maaha ee ka tasho 💔💔💔💔💔💔💔💔❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥💔💔💔💔❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌
Self respect wax la dhahaa jiro🤦🏻♀️😭😭😂
Forget the love bro go forward. Ridwan good advice Ayoo Ku Siya Taladisa Qadoo. Go'aan Qadoo U Gambi Qoftas
Ridwan qeybta ragnimada Ayaa dhaqaaday😅😅😅
Haa wlhi dhiigaa ku kacey my pe kulahaa
Sharaftaadaa ka muhimsan jeclka 😢
Nolosha jacaylk bilaadan qalbi jabkiisu wuxuu ilaahay anigu barayaa jecelka ilaahay mar naba ku qalbi jabi maysid kalsooni la’aan kuugu dhicimayso. Imtixaan aduunyo waa barashada khayrka ay leedahay aakhiri in loo shaqaysto. Alhamdullilah rabi caalamiin, Barakallahu fiikum.
ano Dumar Xita san uma jilcazani wlhi Ninka sikaztoo aan ujcylhy Hadii aan kaDaramo ino naftayda wax Yar uxad gudub eegu samaynayo wlhi Bartas ayan ugu tagaya Bowe Calosha Xiro Nolasha ujedkeda fahan zaxip
Jecel dhab ah aan wali kugu dhicin
@@nuuribrahimmaxamed4190Jaceyl beel.
Wiil aad u fiican oo sharaf leh weyan ibrahim , meesha kliya oo kaareysa waa jabkii hore uu soo jabay oo eey naftiisu diideyso inuu xanuukii hore uu ku soo laabto, sidaas darteed buu gabadha labaad ugu dhegdheganyhy , lkin waa nin ragoo karti iyo sharaf leh , taasina barri beey cashar u noqoneysaa❤
Walalayaloow wiilkaan nimcaan hilaac ma u eg yahay mise anaa moodey
Wlhi wiil sidaan ah oo maskiin ah walina daacad ah ayaan xidhiidh leenay waligiina kama jabin doono qalbiga haduu qaldamo xitaa ❤❤
Ax jacaylku waa niyad jab iyu fadxad isku jirto❤❤❤
Maybe maybe kulaha😂😂😂ridhwan nin athaag🙌