КОМЕНТАРІ •

  • @basteysharma9381
    @basteysharma9381 22 дні тому +36

    Visa brazil 9kun waye in aad dhahdey oo dhiig miirato aad tahay maa dadka usheegtid qof dadka cawinayo hadane visa brazil ah bis 9kun dhahayo kawaran 9kun hadi visa brazil laga bixiyo qofka mequ usa ku tagi kara 20kun miya ilen visa bisa 9kun dhahdey tikit ku si dheer sxb dhalin cawi lkn haka shaqeysanin wax macqul ah ka faaiid lkn sida wax uwado macqul maahan qof wadada yaqano oo maclumad badan og wad tahay lkn dadka wax uqabo ee haka qabanin thanks 🤝🤝🤣

    • @hafiif
      @hafiif 21 день тому +1

      Zxp horta vissa Brazil ee sticker ah waa immisa

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 21 день тому +1

      Macquul maha, 9kun
      Adana Baraziil To Mexico wa 9kun
      Hubaal Walhi

    • @abdulhakemaditya325
      @abdulhakemaditya325 21 день тому

      Waa run sxb ninkan lacagtii kaga baxday tahriibka ayuu raba in uu naga Soo ceshto wax fa'ido uleeyahy dhalinyarta malahan tuug waaye af macaan

    • @wllnaasirinho5206
      @wllnaasirinho5206 20 днів тому

      Sxb wllhi 9kun hdu kudhehe wa raqiis sxb sawabto eh 12kun ayey tahay ban oga ee sas lasovo ninkan kaleexo sxb

    • @user-rz6ig2dp8g
      @user-rz6ig2dp8g 19 днів тому +1

      Zxb visa parazil🇧🇷oo istikar ah meqo waye paspor somalia🇸🇴 ahastaa sena ku helikaraa visaha zxb

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 22 дні тому +12

    Thanks for the info: but be humble when we try to reach you out

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 21 день тому +5

    Brazil waxan maqlay Gangiska aya ku badan ,xitaa Xibnaha jirka ayaa qaarkood ka ganacsadaan ayan maqlay

  • @abare4948
    @abare4948 21 день тому +6

    Baraaziil ka soo hadal qaabka lagu tagi lahaay Passport Soomaali qof wato

  • @abdullahimohidin3345
    @abdullahimohidin3345 21 день тому +9

    Mida kale hada afkaga waxa ka shegtay inay tahribtu 10k ku bixi karto se 9kun utiri visa brazil aa kuso saara how excuses

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 21 день тому +3

    Mexican ta ayaagaaba gaajo ah
    Waa kuwa u badan muqaadaraadka iibiya ,
    Is ilaaliya Somaaliyeey

  • @suldanbaraar420
    @suldanbaraar420 22 дні тому +5

    Asc Brother noosobadi adoo mahadsan 🙏🙏

  • @user-uy3zu1vd5o
    @user-uy3zu1vd5o 22 дні тому +6

    First ❤

  • @omarsheikh2468
    @omarsheikh2468 21 день тому +1

    Thanks bro

  • @SaalimAbdul-n4x
    @SaalimAbdul-n4x 21 день тому +2

    QOFki kenya joga tahriib libya to italy isoqabo rer kenya

  • @qadanali599
    @qadanali599 18 днів тому

    Mahadsanid wllky abdixakim

  • @ciiseabdi7739
    @ciiseabdi7739 21 день тому +1

    Thank u for ur information sxb ilahey garabkada hagalo sida dadka ucawineysid

  • @alimohammedibrahim3165
    @alimohammedibrahim3165 21 день тому +1

    Thanks

  • @abdullahimohidin3345
    @abdullahimohidin3345 21 день тому +6

    Horta waxan tahriibi lahaynba adiga nayiri 9kun visa brazil isiiya war hedhe 2k hada dhihi lehed xita macqul bay ahan lehede sida wax ka badal oo dadka ha dhicin wall

    • @baalawizubair
      @baalawizubair 21 день тому

      Goormuu yiri😂

    • @abdullahimohidin3345
      @abdullahimohidin3345 21 день тому +1

      @@baalawizubair dadka dhan u ku dhahe visa idin so Sara 9k iska bixiya ciyar u wada wlh

    • @wllnaasirinho5206
      @wllnaasirinho5206 20 днів тому

      ​@@abdullahimohidin3345sxb ana rabo 9kun ee lambarkisa isi sxb raqiis waye wllhi 9kun brazil send lambarkiisa😊

  • @ismahanita4
    @ismahanita4 20 днів тому +1

    Good job taliye

  • @maryamaadam8271
    @maryamaadam8271 21 день тому +1

    Brazil maxanku noolada wabanka baqaaye balaya maafiyo badan qisoyinka maafiyada ugu badanba iyagan ka dhagaysta maca xubnaha biniadamka kaganacsadan

  • @user-zk1fx5yr2l
    @user-zk1fx5yr2l 22 дні тому +2

    60k coming soon

  • @maryamahmexd8452
    @maryamahmexd8452 19 днів тому

    From you 🇸🇴🇸🇴❤

  • @ahmethidiriz5246
    @ahmethidiriz5246 21 день тому +2

    saxib wax cusub ka hadal waxan ilaa malinkan ku baranay ayad ka hadlaysa uune

  • @farhiyohassanahmed8436
    @farhiyohassanahmed8436 17 днів тому

    Wllkey waa u baahnaa safar tahriib sidee igu caawin kartaa

  • @haniabdiqadir7061
    @haniabdiqadir7061 22 дні тому +2

    Passport Somali side ugu tagi karaa

    • @hafiif
      @hafiif 21 день тому +1

      Laba passport sii qaado wll mid Kenyan ama jabuutiyan ah & mid soo mali ah oo aad immigration kudhaafto

  • @user-tv5kz6pb5n
    @user-tv5kz6pb5n 21 день тому +2

    Nicaragua kaso hadal

  • @MCMsports-ue8rw
    @MCMsports-ue8rw 22 дні тому +4

    Bro in tee kala so xariira 🙏

  • @AhmedShukrow-bw7jx
    @AhmedShukrow-bw7jx 20 днів тому +1

    Abdi hakimow, this link is too much harder. We can't enter

  • @hibaaqmaxamed9544
    @hibaaqmaxamed9544 18 днів тому

    Passaporka. Somalia malagu adi kara mel

  • @SadhaarAbdifataax
    @SadhaarAbdifataax 21 день тому +1

    intee kaaga la soo xariiraa bro

  • @Abuubakarsh114
    @Abuubakarsh114 21 день тому

    Basaboorka somaliga visa barsiil maku heli gara
    Anoo wato basaboor kenya hadana ku fuulo diyaarada u socota barasil malasoo bixi kara basaboor somalai hadii iskudhiibo barasil kawaran

  • @aminayko9231
    @aminayko9231 21 день тому +1

    War linkigu away

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j 19 днів тому

    Sxb dadka dadka tahribiya lambarkoda isii puntland aan jogaye aada u mahadsanthy

  • @AishaAbdulqadir-nu5iw
    @AishaAbdulqadir-nu5iw 14 днів тому

    Wllo mcn hotelada brazil qaali waye

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka 21 день тому +2

    Dad badan oo ku dhegan ayaan arkaa balse ninkan waa legend update haduu ina siiyo maxaa ka rabtaan ma suug😂
    Qofkii tegayo keligii maaha ee meelaha bdn ee la maro mara hadii aad heshiin weydeen isaga.

  • @cabdixakinabdilahi1247
    @cabdixakinabdilahi1247 15 днів тому

    Sxp meel kaala soo xiriiro rapaah isheeg pro qoraalkeyga hada aragto pls iso jawaap wll 😎

  • @mahdnova3465
    @mahdnova3465 21 день тому +1

    Taxriib maxa kufalay

  • @MoneyOn_Air
    @MoneyOn_Air 21 день тому +1

    meeshan meel aan ka aadno noo sheeg brother 😢

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 21 день тому +2

    Nio adigaba UA-camrda ka daran oo lacag waali ah raba dadka jeebkoda fiiri nio adi ma ganacsi aa ufuratay meesha visa Brazil marka ku tagyo 9k ma waalanahy

  • @ABDISHAKUURAxmed-dn1uw
    @ABDISHAKUURAxmed-dn1uw 22 дні тому +4

    Pro number kaaga iso dir

  • @Kingahmed556
    @Kingahmed556 15 днів тому

    Yurub qofki ka baxaayo kasoo hadal sxb

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 21 день тому +2

    Nio umada beenta ka dhaaf danta aad leedahay weynu ognahay

  • @sahalmxd7
    @sahalmxd7 15 днів тому

    Aaaway ling

  • @herjzanshax5218
    @herjzanshax5218 20 днів тому

    Bro Kenya joogaa sidee kusoo baxAa

  • @ikranmiliano6394
    @ikranmiliano6394 22 дні тому +3

    Awe link heeee

  • @KhalidYahye-c8p
    @KhalidYahye-c8p 14 днів тому

    Numberkaga iso dir wllka

  • @AishaAbdulqadir-nu5iw
    @AishaAbdulqadir-nu5iw 14 днів тому

    Kuwa raqiis ma jiran miya

  • @off2025
    @off2025 22 дні тому +2

    Wlhi wa bixi rawa meel aa maro ayan la'ahy qofki waddo hayaa ha i cawiyo plz

    • @AbdirahmanTuur
      @AbdirahmanTuur 22 дні тому +1

      Muhinaddu waa sharci nocee ah ayaad haysata?

    • @shafieofficial7292
      @shafieofficial7292 22 дні тому +1

      ​@@AbdirahmanTuur wado ma heysaa sxb

    • @off2025
      @off2025 21 день тому +1

      @@AbdirahmanTuur zxpow ethiopian ayan haysta

  • @bashiirmaxamed684
    @bashiirmaxamed684 22 дні тому +1

    Nairobi ayn joga shp inn baxo ayn rba xgeen kla spo xirira

  • @somaliahanoolato349
    @somaliahanoolato349 21 день тому +1

    Ninkaan lacagta uu ku tahriibay 100 jibaar in uu somali ka sameeyo ayuu rabaa visa barazil 9k lagu so saaro caqli gal miya sxb dadka hada si dacadnimo u cabineysid adigane hormar wa gaare lkn sida wax ku wado said waye

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir 20 днів тому +2

    Tahriibka gabdho ma gali karaan😢😂

  • @KhayoMaxamud
    @KhayoMaxamud 20 днів тому

    ᴍ.ᴀ ᴡᴀɴ sᴏᴏ sᴏᴄᴅᴀ

  • @user-rz6ig2dp8g
    @user-rz6ig2dp8g 19 днів тому

    Zxb was apka maqabanaysid hdaa lakusowaco ,paspor somalia 🇸🇴 hastaa viso parazil 🇧🇷 ayaa upahanhy maiku cawinkartaa BDIHAKHIM RJ ZXB🤔

  • @mrshaji8858
    @mrshaji8858 20 днів тому

    Habaryer side contactiga u heli karaa please any email ma haystaa

  • @Zailatv
    @Zailatv 18 днів тому

    visaha 60dollar joga maaa 9000$siiineee macbuudkoow

  • @user-lr4gr1qd1p
    @user-lr4gr1qd1p 22 дні тому +2

    Marwaliba link ayandodhigi ayd tidhahday away link

  • @MOHAMET-77
    @MOHAMET-77 21 день тому

    😂

  • @dhacdooyinka10
    @dhacdooyinka10 22 дні тому +1

    Kun jeer ayan ku iri anaga diyar ah

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaan 19 днів тому

    9k aaaa😂😂😂 laxowla

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 21 день тому +1

    Telegramka waa sameyay dhahday ling nosoo dir bro

  • @MOHAMET-77
    @MOHAMET-77 21 день тому

    Ani hada waxan kaa dawanaya bulufuuliyo bro waana xiranahay 😢

  • @ixsaanmustafe3923
    @ixsaanmustafe3923 21 день тому +1

    Wll link maba haynee maxa dhacay ma beena noo shegaysa😊

  • @Dadaala
    @Dadaala 22 дні тому +1

    AAN KULA KAF TAMEE MAXAAD ISKU FIIR FIIRISAA MISE WAA DABEECADAADA WAAYE 😂😂😂😂😂

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 19 днів тому

    Aaway link ga walaalow😢

  • @maslah345
    @maslah345 21 день тому +4

    Umada hakula talin in aytahriibaan naftooda qatar galiyaan ee kula tali lacagta ayku tahriibayaan inay ku ganacsadaan tahriib adigaa tahriibay ilaa america kadhacay oo lagu soo celiyey lacagi kaa qasaartay waqti kaa kasaaray umada kuwaani inaysan naftooda tahluukeyn ma muqalas baatahayoo umada tahriibiya

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 19 днів тому

      xaguu joogaaa hda

    • @maslah345
      @maslah345 19 днів тому

      @@umumascuud3307 kenya uu joogaa qasatan nayrobi

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e 18 днів тому

    UA-cam layda ayaga warkan maysamaysan ee Waa Run,Tahriib ma Fiicno sifo sharci ah baa ka roon in wax lagu raadsado,dadka ka dhaafa lugooyada iyo dhiirigelinta Tahriibka beenta ka joojiya

  • @habilgaraad2441
    @habilgaraad2441 22 дні тому +1

    Sxb adaa failed ah maxaa Kaa faaideynaa

    • @AbokorAli-io9qs
      @AbokorAli-io9qs 22 дні тому

      Information Nin kle kamaad Hesheen Halkaaga Iska Joog

    • @AbdirahmanTuur
      @AbdirahmanTuur 22 дні тому

      Feedback ama talo iyo tusale ayuu Kula wadagayaa. Qaado ama ka tag. Lakiin meel cidlo ah dadka lagama edeyo. Waa iga naseexo . Bye

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 22 дні тому +1

      @@AbdirahmanTuur mahadsanid wll

    • @AbdirahmanTuur
      @AbdirahmanTuur 22 дні тому

      @@habilgaraad2441 my pleasure. Soo dhawow bro.

    • @cabdinaasir9516
      @cabdinaasir9516 22 дні тому +1

      Pro asaga wu tagay wa qof dhulka maray lkn garab ayu waayay marku interview ga lo balamiyay
      Mucaradnimada xuduud u yeel❤

  • @Suleiman-qj9iz
    @Suleiman-qj9iz 21 день тому

    Ninaw dadka ha waalin 2024baad leedahay brasil kunolaw ma caaq baa tahay horta ta labaad ninkaga brasil macaaneynaya dan baa kugu jirta lkn umada somaliyed utudh oo wax saxa usheeg

  • @anwarjunior7623
    @anwarjunior7623 20 днів тому

    War nin yahow wado hada maroyo maa saas dan been ugu sheege
    War umada islamka beenta kaday
    Brazil ana kaso dage hada neh mexico sii maroyo kalaam aa shegte 1 xabo kajirto maleh