OOMAAR BARBAR, WAAWAREEY SIRA BADAN AYAA BANAANKA IMAADAY!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 46

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +7

    ua-cam.com/video/cJpWvaAHHzA/v-deo.html
    ASXAABEEY WAA KANAA CHANNELKEEYGA KALE, WAXAAN UGA HADLAA CAAFIMAADKA FADLAN SUBSCRIBE SAARO SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN!

  • @zeinabdelwais7841
    @zeinabdelwais7841 2 місяці тому

    Ameen ya rab

  • @nasrasheikh9620
    @nasrasheikh9620 2 місяці тому +1

    Jazaakalaah xabiibti alaha ku xafido waxaat tahay qof wax laga faaido mahadsanid walaalo

  • @seynabcabdiwahab1335
    @seynabcabdiwahab1335 2 місяці тому

    Amiin yaarbi

  • @urejimohamud8282
    @urejimohamud8282 2 місяці тому +2

    Maashallah Allah ha barakeeyo walaal.

  • @kaltunfarah1006
    @kaltunfarah1006 2 місяці тому

    Mansha alah ilahay haydin xifdiyo adiga familkaga

  • @MunaKuus
    @MunaKuus 2 місяці тому

    Naciimaay kheyr allaha ku siiyo

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 місяці тому +1

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك.

  • @sabahrashid3174
    @sabahrashid3174 2 місяці тому +4

    Waa run taa ALLAH ha ina ilaaliyo dhamaanteen wll

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 місяці тому +1

    Masha allha abayo walahi. Dhiiba aya jiro umadan gacantotada isku geesatan Subxanalhi

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +2

    Amin amiin amiin amiin amiin yaa raabi

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 2 місяці тому

    Waa sax abyo

  • @FatimaMadasheekey
    @FatimaMadasheekey 2 місяці тому +1

    الله يحميك من كل شر إنت وعائلتك يارب

  • @zenix_daking7658
    @zenix_daking7658 2 місяці тому

    Maasha alaah Kheer alaah haku siiyo abaayo shartana alaah ha naga qabto

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @1quuran813
    @1quuran813 2 місяці тому

    🙏🙏💯💯♥️♥️♥️♥️🙏👍

  • @mulkihaji9454
    @mulkihaji9454 2 місяці тому

    Masha Allaah ilaahay ajar hakaasiiyo macaato 😘

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 2 місяці тому

    Aamiin yaa rabi🤲

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 місяці тому

    🥰🥰🥰🥰

  • @NewMeAllthatway
    @NewMeAllthatway 2 місяці тому

    Masha ALLAH❤ abaayo

  • @ShamsoMaxamed-q3v
    @ShamsoMaxamed-q3v 2 місяці тому

    Asc walaal nacimo xaqa kor allha ka dhigo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому +3

    Subxanallah istaqfurulla ninkan ilahay cafimad taama ha siyo lakin waxa u ku dhawaqayo dj subeeyr iyo triangle uleyahay waa diinta shayadinta fananinta cadanka cabudam Rihanna Beyonce acuudu bilaah minashaydan rajiim

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Iimaankaa qaaliya

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 місяці тому

    Allow cafiimad siyo❤👍

  • @saciidohassan8611
    @saciidohassan8611 2 місяці тому +1

    Asc abaayo Barbar Aduun iyo mashquul buu la wareeray iyo hurdo la,aan aduun buu ceyrsanayaa,

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi 2 місяці тому

    Naima abayo intey kalasoxarira. abayo isosheg

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Soomaali Allaha soohadeeyo

  • @hawaahmed9614
    @hawaahmed9614 2 місяці тому +1

    Asc walahi nimcoy dad badan baa sas leh aad shegaysidhorta qof heesba baba ficnayn lakin waxa la shegaya inu iska wanagsanaa ilahay dhibta ha ka dul qado koloy wax ba jiro

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 2 місяці тому +1

    Asc wrwb Subxaana Allaah Hada Dhow Ayaad Maskaxdayda Ku Soo dhacday oon is Siri Waxyaalahaan dhacdhacaaya Bal Raadi Dhaqaaaq Aad Dhaxashide Subxasna Allaah Anoo ku dhex jira meel kale Ayaa iska tabtay Wax ii Soo muuqdsay Meesha kore Adiga Ayaad noqotay Subxaana Allawah Subxasna Allaah Marnarka Qarkod Saas Ayaa dhacdo fasiradeeda Allaah Ayaa og, Qayr Allaha ka dhigo .

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +1

      Walaal Safiya waa sidaan isku jecel nahay Allaha dartiis,jidka hadii aad iiga hor imaatid ku garan maayo hadane waqti walbo waan isku soo duceeynaa wanaaga ayaan isla jecel nahay, Allaha ku barakeeyo!

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +1

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 2 місяці тому

    Ninkan shaki dhinac diin ku saabsan baa galay

  • @MaryanSaed-yd8ki
    @MaryanSaed-yd8ki 2 місяці тому

    Afkisa bu ka sheegay inu turjumay kitabka galadaa waa bartay waa run aniga mj ah wixii xaq ah waa xaq lkn wax dherada ah kama sheegi karno

  • @marshalitalia
    @marshalitalia 2 місяці тому

    jaahilaaadan wan ku qosla wa habar been badan wana big jaahilaad modaysa in qoranka lagu aaminaayo yaabka adunka wana jaahilaad social media mooday nolol oo modaysa in hadal wax lagu qabto yaabka adunka. nacimo jarer ama aqli jarer ninkan omar wa nin marshruc wata waxan u sheegaayo wa show iyo film lakin jaahilinta adigo kaaale baa mashruci omar u faafinaaya ilen jaahilaad ba tahay sow maha yaabka adunka lakin anigu waxan kugu naca bila abaal ba tahay dalka finland iyo dadka finska oo nolol ku siyaay uma ducaysiid lakin somalia ama dadka somalida oo waliba adiga iyo hooyada ku so kufsadan jiray baad ku ducaysa jahilnimadaad waxan maqli jiray jarertu wa bila aqli wana bila abaal( i love finland ❤❤❤finsk people)

    • @umuimraan8738
      @umuimraan8738 2 місяці тому

      Hada maxaad gabadha ku cayday ilaahay ka cabso waxaa imaan doonta maalin aadan saan uhadli doonin dadka waxaa ugu jaahilsan kan aan afkiisa iyo adinkiisa toona laga amaan helin

    • @ummkhubayb2290
      @ummkhubayb2290 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂 oo hada maxaad gabadha ku maagtay ?mise Meel baa kugubanaysa ?cajaaib

  • @fabu2526
    @fabu2526 2 місяці тому

    balaayo lugaha la galay.

  • @AishaTohow
    @AishaTohow 2 місяці тому

    Sax naciimo balwadii iyo dhafar isugu darsame wax yabo badan isugu darsamay iyo waxii maskaxdiisi ku jiray oka hadlay wle somali darama naciimo somali wax mafahman isku aqli maxa kadhiga kuligod xanuunsan

  • @sabadmohamud5102
    @sabadmohamud5102 2 місяці тому

    walaley ananiyada ka muqata anni anni anni led nagu rogtay iska daa

  • @marshalitalia
    @marshalitalia 2 місяці тому

    🤣😂🤣wan qoslay walaahi sida ay iskugu camirayso dad ban caawimaad iso waydista ku tee yaabka adunka jaahilaadan jarerta ah ya wax waydisanaaya qofna waba bila nolol social media ka raadisa sharaf

    • @MunaKuus
      @MunaKuus 2 місяці тому

      Waad aqlaaq xuntahay, hadeysan ku anfaceyn waxey soogudbineyso iskaga tag meesha looga ma baahno cayayaanka.
      القافلة تسير والكلاب تنبح
      Niciima isku ma dhawin, soomaalinimadaa na kulmido xaga dhiiga lkn waa walaal fakar saliim ah

    • @marshalitalia
      @marshalitalia 2 місяці тому

      @@MunaKuus jarertan jaahilada ah ee bila abaalka ah ee dalki finland ee nololsha siyay an u ducayn wa naag xun oo jarer ah