RUNTO WAA XANUUN BADAN TAHAY. MAXA QAYLADA KENTA 🤣

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 358

  • @FartunHussein1
    @FartunHussein1 2 місяці тому +29

    The funny thing is video ga ay Fartun ka hadashay dad badan ayaa daawaday video gii quruxda badnaa oo saff care ka ahaane wax yar ayaa daawaday marka Taas maxay kuu sheegee in ay somalida ay drama jecel yahiin gabadha Waxa aad rabteen ayay ka hadashay maxaad rabtiin marka!!!

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 2 місяці тому +1

      Wa dad toxic ah. 😂

    • @maqsudisse1946
      @maqsudisse1946 2 місяці тому

      Aniga ma ahi cida dawatay daramada maba jecli illahay amarkiis

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 місяці тому +31

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🏻🕋😢

    • @CaliCaraale-kn6ri
      @CaliCaraale-kn6ri 2 місяці тому

      صلى الله عليه وسلم 😊😊😊❤❤❤

    • @dahaboosman1228
      @dahaboosman1228 2 місяці тому

      @KoKoBULLE-its scw scw scw 🥰

  • @suadmohamed1928
    @suadmohamed1928 2 місяці тому +26

    Aan kula kaftamee xamdaay malaha waxaad ka masayrtey walasheen fartuun happy caadi iska dhig maansha allah u dheh waxba ha xagxagnee iyadu nin iyo xoolihiisa uma baahna iyadaa caruurteeda u shaqeysatey iyadoo africa ka soo wadatey oo biishata noloshey ku nool yihiin quruxada badan maad u quuri waydey sidana reaction maahe ishaada rabi haka hayo qalbiyeey meelkale alle hakaa irsaaqo

    • @AzmaCabdi-qi8ku
      @AzmaCabdi-qi8ku 2 місяці тому +1

      😂😂😂😂😂😂 ilhow na cafi oo hada ma sana ka kaftana na xishood

    • @Hibaa667
      @Hibaa667 2 місяці тому

      Maad aragtid fartuun heerkay gaadhey iyo dadaalkeeda waxey heysataa maanta 300k subscribe ❤maad taas ku hambalyeysid naa soco xaasidadyahay waxaad tahay iyo shaqsiyadaada dhabta ah waanu ku baraneye.maadigii Cid dhiiri geliya oo sidan inanta kaa yar ee fartuun happy u xagxagana.Naa xanta aad nalasoo fadhido ee irsaaqadii kaa gashey hanoola iman qofyahay liidataa.

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому +2

      Fartuun miyaan aniga heysta wall mcn adiga sanka iga mar marina teda kale maxa ka masera oo aan arkaay.

    • @suadmohamed1928
      @suadmohamed1928 2 місяці тому +1

      @@yuuuuga1 Sanka kaaman marmarinee adiga ka Hadley waliba si fool xun uga Hadley markaa inuu master jiraan umalynayaa kartideeda faqiir iyo taajir midnaba uma baahna

    • @zeinabyussuf1991
      @zeinabyussuf1991 2 місяці тому +1

      Xamdi waa role model runteyna sheegtaa waana dhiiri galiso aan gaban ee runta sheegta hadii ay tiri gabdhow sir lahaada oo inteydnaan falin kafiirsada ma ceebaa

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane 2 місяці тому +46

    Risiqa fartuun kaagalay meelkale Allaah hakaa siiyo subxaanallaah

    • @BeutyNaima
      @BeutyNaima 2 місяці тому +4

      Na adigu chanelkeda kabax

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 2 місяці тому +3

      Adiga aqliga kagalay nugaha ilahi maskaxda hakasiyo😂

    • @Awoqali-c1y
      @Awoqali-c1y 2 місяці тому

      Qofki halka iskeena waa laga sheekeyna kkk

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 місяці тому +1

      @@Awoqali-c1yida iskentay ma anaga kenay waye shekadi jiheyee😂😂😂

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 2 місяці тому

      @@Haffyy 😭😭😭😂😂

  • @Fahma-gy3zd
    @Fahma-gy3zd 2 місяці тому +24

    Hamdi hada wey kaawareertey attack ayaana igala kaamuuqdo iyo xadgub aad kula kaceyso gabadha qisadaan leh kajoog ayaan ku oran lahaay carabkaada waa qoyanyhy looma hadlo waa hadii warkeyga kugu socdo waa tii aad lahed qofka runta iisheego oo qalad iga qabto ayaan maqlaa

  • @AyaanSalat-h4x
    @AyaanSalat-h4x 2 місяці тому +11

    Done wan unsubscribe gareyay nabadey 😂😂 Allah runta igu Jecel nag nag kale ku dhageso ma jecli waxeda waa personal attack war unfollow dhaha kala labta tusa waxe tahay

  • @rumanmatan3914
    @rumanmatan3914 2 місяці тому +21

    Sis, dadka adi markaa wax u sheegaysid in laqaato taladaada waad rabtaa, lakin Adiga marka lagu saxo, maxaad u qaadan wayday,? Ma malaaig aan qaldamin baa tahay? You’re so obsessed with yourself, you think you’re smarter than everyone and their mother. You think you’re infallible? Bila’aadan baatahay like everyone else so calm down.

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 2 місяці тому +3

      Absolutely 💯 💯 💯

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 2 місяці тому +1

      Self obsession bey qabtaa qoftaan aniga intee usocotaa xataa ma dhaho maryooley baa joogo ileene😂 laakiin waa naag aan jeclahy oo kartibadan halkaas cillad bey qabtaa.

    • @ayannoor8511
      @ayannoor8511 2 місяці тому +1

      💯💯💯😂😂😂

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 2 місяці тому

      @@garaadsan.6191 Haa mashallah way karti badantahay ooy fariid tahay lkn fudayd iyo hubsiimo la'aan ban uga jeeda at the same time qof dhamestirana ma jiro

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому

      @@garaadsan.6191kartideyda kaliya kugo filan qalbi. ❤❤

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 2 місяці тому +38

    Adiga midka ku qabo muu ku biisho oo maxaad halkaaan ka qabanesaa tan xigta cigashadaan dad ka so horeeyey ku jabeee ka joog kor naged kaba isma dhamane adigo tajiraa faqri noqon kartaaa

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 2 місяці тому +3

      hadu bisho iyo hadi kale baa. Hamdi miyey keentay waxa privateka uu ah?
      😂😂 dhaqan xumada iyo bila aqlaq aya indhin wada qaday 😂

    • @rahmahassan1150
      @rahmahassan1150 2 місяці тому

      @@bluerain3282 gabadhu fikirkeda ayay kaa hadashay adigu dhaqan xumada jooji xamdi cidna kama xigtid iyada UA-cam furatay oo tiri somaliyey idwada wixi khaldan hadi loo shego qalad uma arko😅

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 2 місяці тому +1

      hadu bisho iyo hadi kale baa. Hamdi miyey keentay waxa privateka uu ah?
      😂😂 dhaqan xumada iyo bila aqlaq aya indhin wada qaday 😂

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому +4

      Xataa hadow i bilan ilaah iga taxadiray norwey ayaan joga hada waa norwey nolshada waa hore ka taxadiraay gacansi balaran sameysaty edo. Mcn youtub inoow kaliya risiq iga soo galay miyad moda wale ima taqanid

    • @nasramohamud2549
      @nasramohamud2549 2 місяці тому

      @@yuuuuga1 hantida yaa ku siyey soo alle kuma siin naa alle u laabo hanti iyo cafimad iyo carur waa galad rabi baxsho kumana fani kartid waxaan ku fani karto ma jiraan nolosha norwy iyo ganacsiga rabi ku siyey gabdhaha dhibana alle wuu u awoodaa eee is daji waxaad la dhalaty maaha alle ayaa ku doorey ayadana noloshas alla u doorey gabdha masakiinta ah haka amaan helaaan wlly ka fariiso umada

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 2 місяці тому +14

    Adi maba hadalayo nagaha kuwa ugu jilicsan Ku jirtaa faruna naag karti leh waaye Somali dhan mataqanid Ka ah inay kuso qadata Oo caan Ka dbigto ee cadi iska dhig hadad karti ledahay wadan shaqa leh jogta shaqayso maxa riziqa naag facaya noloshwda Ka galiyay wax runta Ku shega la daha naag karti leh youtube matugsato ogooow like You

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому

      Kakakakakakak aniga iyo togsi aqoon igu kaa dhiman walee 😂😂😂

    • @zeinabyussuf1991
      @zeinabyussuf1991 2 місяці тому

      Abaayo alahana asturo mana fiicno gabdhaha soomaaliyeed ee walaalaheen ah in loo kala hiiliyo midna la fogeeyo midna la soo dhaweysto
      Xamdi wey gar naqsatey nafteyda waan jeclahey ee gabdhow naftiina jeclaada ceebma aha waa sax gabadhii aan nafteeda jecleyn runtaa kadabo iman

    • @LindaLindaahmed
      @LindaLindaahmed 2 місяці тому

      Nagtaan hamdi wax udambeya ma ogo

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 2 місяці тому +24

    Adigu calaf faqiired hadii aad ka badbadey ogow tan yar eed dhashey inuu wali calafkeeda dhimanyhy eee ka dhac gabdhaha dan yarta eh anagu yurub baan joogna ilmahena iyo anaguba waa ladanahy tan xigta cilmigaan somaliya lagama yaqaaan anagu hadii aan qarash helny uu ilmaheena nin naga qadan karo ma jiro ado yar oo shaqeesan oo famly ee guurka qasbeen markee crur dhasho cideda ayaa dad uga horeeya oo dhahaaya nayaa sii ninka carurta dhahaayo

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 2 місяці тому +1

      Haa sax wll dibada. Carurta iyo hoyada dowlad bay le yihiin marka ba gabdhah yar yar ee Africa lug abuse gareyay bay ku diganayan

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому

      Kamila hoyaded kaa taxadirtay wall mcn ha u baqin

    • @Siman-01
      @Siman-01 2 місяці тому +1

      Qof noloshisa kufaraxsan oo hanti kufilan hesto UA-cam horte nafas oo qofkale oga hadlo mabo haayo, naagtan warersan fartun waxba unoqon meyso.waxan afkeeda ad admodo danyer dabadisa😂😂

    • @nasramohamud2549
      @nasramohamud2549 2 місяці тому +5

      @@yuuuuga1 😂😂 markuu imaanku daciifo waxaa la ilaawaa inuu alle wax kasta haayo kuman ka magac iyo mamuus iyo hanti ka badan ayaaa gabdhahooda qadarka ka celin waayee naftada ha u been shegi rabina dambi dhaaf weydiiso inleen waxba ka taxadari kartid bilaadam thye

    • @Hanan-h4
      @Hanan-h4 2 місяці тому

      Wa runta mahan qof xata dhageystay diinta iskabada barashee

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 2 місяці тому +6

    Wll runta way fiicantahay magrty balse marka hore is jajabinta iska dhaaf marka xigta rabi ka baq fartun waxba kuuma dhimin waa hooyo so daashay waa hooyo karti badan mana gaari kartid waqtigaaga faan baad ku dhamaysatay iyo kibir baa kugu jira qof kibrana waa daciif
    Gabar baad leedahay ka joog adina gabar baad tahay ka joog nabsi yuusan ku helin afkaaga ka adkoow wll

    • @fartunmohamed1254
      @fartunmohamed1254 2 місяці тому

      Marka fartun inay gogasheda noga shekayso miyey ku saxanthy

  • @LadanAbdwahid
    @LadanAbdwahid 2 місяці тому +10

    Xamdiyeyy si kastoo doorasho u ledahay haddane qadarta lagama baqsado lkn fartuun waxa ku dhacay markey la noledba wa ay ku qanacsaned hadana in ay meel so fariisato wlhi wa wax laga wangsnyahay 👍

  • @Deeqsan7
    @Deeqsan7 2 місяці тому +14

    Gabdow intaa qofka nolashada ku haboon aad ka heleyso guriga hooyadaa joog ee isku filnaada oo shaqeysta faarax yaan lagu tashan naftada u nowlaaw oo amaanada kugu ah ❤

  • @hodanmohamedmohamoud6977
    @hodanmohamedmohamoud6977 2 місяці тому +16

    Hamdiyey wall af kaga iyo dhagahaaga isma maqlaan miyaa? Soo taa nugu tiri ninkagay markaa is guursanay wax dhaqaale ah maana hayasan oo xaalka baa jiq nugu ahaa mahadaa nugu soo Kala qabaty😮

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому +2

      Yaaaaah ku noqo qalad ayaad fahanty nin aan shaqeyn anigo norwey ku cusub gursa miyaa Xamdi aqoon

    • @hodanmohamedmohamoud6977
      @hodanmohamedmohamoud6977 2 місяці тому +5

      @@yuuuuga1 ma adigaa dhihin wax dhaqaale ah maana hayasan labadayada? is daawo adiga oo dib isugu noqo video gaaga xbbti

    • @sacdiyocabdikariim8683
      @sacdiyocabdikariim8683 2 місяці тому +2

      Nin shaqaysto oo noloshiisa iyo naagtiisa biil keeda keensan karo ayee guursatay oo lacagta uu ku arooso haystay lkn taajir ma uusan ahay wax fahma

    • @suadmohamed1928
      @suadmohamed1928 2 місяці тому +6

      ​@@yuuuuga1nooca saa u buuqa ee kolba qof meelaha ka caaya waala yaqaan waa dadka noloshu ku cusubtey yaan lagaa dareemin ee is qabo madaama aad adiguba gabadh islaama soo somaliyada aad intaad caydo ood ku digato odhaneysid waa fikirkayga anigu gikirkaygu waa sidaad u foolxuntey ayuu fikirkaaguna u foolxunyey

    • @HanaAbdi-c5n
      @HanaAbdi-c5n 2 місяці тому +3

      NaagtN waa runtYee faankan kunacey nio afkeda iyo dhagahedu isma maqlan

  • @Sahra881
    @Sahra881 2 місяці тому +3

    Dhaqaalo haduu wax taraayo Karfin cad dadkoo dhan laguma Aaseen? Naagtii milyaneerta aheyd Norwey waa tii duqii qabay looga shakiyey in uu dilay?

  • @queeninaahmed4019
    @queeninaahmed4019 2 місяці тому +7

    Abayo joog waxaan waa aduun gaf hagalin uduceey inu illahey siiyo nin wanagsan oo dhaqanayo waxan mexey kukudhacen lamadhaho wax walbo waa qadar

  • @NimcoAbdi-e5w
    @NimcoAbdi-e5w 2 місяці тому +13

    Anakaa wll runta kugu jecel xamdiyeey waa u xiisoodaa video yadaada hooyo karti leh qoyontoo dhan ayaa runta diidaysa naa xamdi waa hooyo karti lahe ku dayda baqbaqda iska daayoo qisadana waa qisadii ugu badhaaqsun sanayd ee media yaha soo gasha anakaa ku jecel wllo hore u soco waanan kugu dayaynaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @rahmahassan1150
      @rahmahassan1150 2 місяці тому +4

      Wllo tani ruun maha aniguna wan jecelahay xamda lkn waxno kale wa digasho

    • @SamaaraEise
      @SamaaraEise 2 місяці тому +2

      Huno Tani runmaahee gabdha digashada hakadayso iyadub wax uqarsoon ma ogee

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому

      @@SamaaraEiseNaag karti badan wax qarsan karts edo gurkeyga aniga adunka dhan laga daremay shlaay i baraty eedo mcn ❤❤

    • @araksanabdillahiguelleh8696
      @araksanabdillahiguelleh8696 2 місяці тому +1

      Wllo runta wan jeclahay yad tirii xamdi lkn arinta si jees jees uga hadashay qof wllka inad si nasteho ah inad wax ugu sheeto.

  • @ashantozartan8376
    @ashantozartan8376 2 місяці тому +7

    The worst vedio of this lady i have ever watched, i hve never commented about any of her vedios but this seems to be arrogance talk, my sister be mature upstairs anything can happen to any person in this world nothing is permanent & no one can change destiny thats why fartun have more followers nd viewers than uh😂😂😂😂

    • @HanaAbdi-c5n
      @HanaAbdi-c5n 2 місяці тому +3

      Ma argtaa Naagtani khiyLi bay kunooshahay wxyba modaa dunidu iney sidanun uqruxbnanyso danaheday la nefnefsane hadalka noo laxameyn😂😂😂😂

  • @aishasaed4406
    @aishasaed4406 2 місяці тому +21

    Goormee dulmigu noqday fikrad xor ah 😢 dulmi baa ku hadashay iyo aflagaado oo ila hda kusii celinysa 😢😢😢 dulmiga dunida ayaa layskga jara aakhiro illhy lama sugo 🫸🏻stop dulmiga

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому +1

      Dulmiga adiga iska qabo oyin uma bahni aniga ❤

    • @aishasaed4406
      @aishasaed4406 2 місяці тому +13

      @@yuuuuga1 xamdiyey abyo dulmi weeye saan anigu wan jeclhy videoydada wn daawada lkn saan waa dulmi illhy dulmiga ma ogola gbdha saa views urabto urabta sa dignity urabto urabta wax khld ah masheegin wax kudhacay sheegty bulaacadaha iyo balaayada ad ku sheegyso kadaa , adiga waxa ku nooshahy ma ogin amee iyada kaa nolol fiicnthy mxa bari kugu dhacaya ma ogthy caruurtda ina haysnyso ma ogthy, ninku inuu kula joogayo ma ogtahy

    • @nasramohamud2549
      @nasramohamud2549 2 місяці тому

      @@yuuuuga1 waaba aamini la ahy inaad wajigan bilaa raxmataa leheed yaahuu na idhaaf marbaba inan ku fiirsado jeclaaa karamada iska qaatey wlly

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому

      @@nasramohamud2549 abyo waad bixi kartaa qasab mahan inaad sidad rabtid noqdo.

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому

      @@aishasaed4406 wall mcn ninkan aad ku walaten inow tago iyo inow joogo xanuun iguma heyso tan kale bulacada adiga kow ka ah tan 3 ruux ma cawin waa fikirkeyga said ku ixtiramay wana ku jawabay mcnto guleyso

  • @Shamsuuni987
    @Shamsuuni987 2 місяці тому +11

    Sida lagu lahy waa caqli bdntahy ba ka darty 😂

  • @nasradirir6209
    @nasradirir6209 2 місяці тому +1

    Naagtan gabadh gabdhaha jecel 'girls girl' be iska dhigi jirtay but wa munafaqad, dadka islamed aman sii. qof sidisaba dad un ka hadlo wa qof liita. hade awoda iyo caqlige sheeganeso run ka tahay dad kuma mashqushen ayada insecure ah oo kalsoni daro heeso

  • @Dhoolnu
    @Dhoolnu 2 місяці тому +7

    Noloshaad kujirto soona martay karti kumaadan helin aad adigu ledahy ilahay ba kugartay alx baladhahaa
    Routine iyo dhiiri galinta giriga kufiicanthy ee feedback kadhac wayo sumcadaada umafiicna oo gabar badhashye is aruuri

  • @HudaMohamed-kd2tf
    @HudaMohamed-kd2tf 2 місяці тому +25

    Na orodo camal kale yele nagnag ku tiqtiqsatay wa doqon. Na soco naya ku ma taqNe

    • @sacdiyocabdikariim8683
      @sacdiyocabdikariim8683 2 місяці тому +1

      😂😂😂 qiiro japan ayaa rabtaan adeer waxaa shaqaysqtid ayaa helee waxaa gacmihiina ku doonataqn ayaa hadhaw ka qaylineesaan

    • @HudaMohamed-kd2tf
      @HudaMohamed-kd2tf 2 місяці тому

      @@sacdiyocabdikariim8683 waxan gacmaha lagu donanaya wamaxay ma qoralka rabi ayad diidantahy 😏😏

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому +2

      Adiga martiya iska bax wall

  • @muniiroali
    @muniiroali 2 місяці тому +3

    Hhh abayo calaf faqiired baan is daba dhignay wlh ilahay baa gabdhaha u maqan hamdi masha Allah ilahay ha ku barakeyo gabdhaha kartida leh mabadno abayo meelbay daciif nimo kadaremayan

  • @Hibaa667
    @Hibaa667 2 місяці тому +3

    Naa orod shaqeyso youtube iyo veiws lahayn, Norway 🇳🇴 baad ku nooshahey oo fursado buuxane oo umada ilaahey u nabad geli ,waa fadhi ku dirir caadiya gabadhani,ma adigaa wax lagaa weydiinaya fartuun arinteeda naa ka dag gabadha yar ee miskiinta ah waxii dhacey way dhaceene.waa geesiyad nolosheeda qurxisatey, maada gaadhi karaba.

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому +1

      Tan ugo daran inad iska indha tirtan gusheyda mcnto aniga lay shaqeya walhi 😂😂😂😂

  • @AbdiF-s4r
    @AbdiF-s4r 2 місяці тому

    Abaaayo dadkeeeena somaliyeeeed runta waaaaku ceeeeeeb laaakin inaaaad xaqa sheeeegto cidna hauga heeebeysan Allah ku sharfo awlaaadaaaada baaari hakaaaaga dhigo sidaaaad xaqa u sheeegtana thnks a lot 💯💯💯💯

  • @sharafmali8868
    @sharafmali8868 2 місяці тому

    Maashallah runta sheeg mar walbo hore u soco

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 2 місяці тому +4

    Naagtan waaa la yaaba nagaha video yadeeda ku xirane wx ka dhageysta wa naag isu maleysa iney nagaha ka aqli badan tahy oo ay wx dheerthy 90 wexeeda podcast ma aH ee waa faan mida klewaa soo dhageystay qisada mrkaa ledahy adiga dib isuma dhageysatid miyaaa sister adilee dhahy ma dhageysan kari wxaas dhirika bdn gos gooska ayaan dawaday mrka afkaga iyo dhagahaaga ha is maqlaan soci media hana bariis baad usoo wada gasheene adinka le ha isku jesanina

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому

      Caqliga ilaah ayaa bixiya wana ka caqli badanahy yes ❤❤❤

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 2 місяці тому +3

    Jeeeesjeeeeska iska da anago wlhi ka hanti badan dhanka qayrka wax ka firina Ilhey waxu dhahy maladina wanajiya gadhaa Qadar ba ku dhacay wayna ka kabsate talana iskuma ka shegto showistoooy adigaba ninki ogaden ba UA-cam ufadhisa io dhusadi ladhusaba ku falan qaysa koobadiinki ka duqoobana snap ku gada 😂😂😂😂oo adan turi karin 😂dhibka qofka bes haka hadlin dhefta ka hadal adba irzaqada Fartuun laga sare dhibkuna wa folxumada naag qurux io hanti io caqli leh dad kuma habsanto 😂folxumo xishoodka io imanka kasi qadaysa 😂awalba Waji folxun maxishoodo

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid4665 2 місяці тому

    Hamda quruxey horty ayaantan waa ka mashquulay tagerahaa aa ka mid ahy marka horty fartuun inee nolosheeda hore ka hadasho ma eheen way ila qaldan thy mida labad horty qof walbo wxii ku dhoco asaa lugu hiisa ku raad sado qadarta rabi neh way jirtaa
    Marka adi neh hadalkaga wxaa ugu jeedaa inta xumanta lee ka hadashay inta ficn ay ka hadashay inaa sheegto ay eheen xumaanteeda lee sheegty ❤

  • @salmasacad1976
    @salmasacad1976 2 місяці тому +12

    Subxanalah oo ma imiika ayaa qadarka laga hortagaya halka uu alle wax dhigayo isaga oog,

    • @BeutyNaima
      @BeutyNaima 2 місяці тому

      😂 calafka wa kalmad ad iska samaysataa

    • @BeutyNaima
      @BeutyNaima 2 місяці тому +1

      Qaderkuna wa ka ale

  • @RamlaUpdydiirie
    @RamlaUpdydiirie 2 місяці тому

    Xamdi home decor walhi shqsiyan ❤waa qof postive ah lkne waxkaliya ee soomalida isku fahmayn waa qof garaad badan wana qof. Aragti fog mashalah kuna ixtŕama soomaali maryoolayeyey😊hal dhag baad wax kamaqashaan hal ilna wax wad ku aragtaan

  • @sabooomar7120
    @sabooomar7120 2 місяці тому +7

    Ayadana waa fikirkeeda maxaa ku hesataa maa ku ixtiraam tit wllo

  • @Clera_2
    @Clera_2 2 місяці тому +5

    للهم اارزق بناتنا و لبنات المسلمين أزواجا صالحين

  • @Arawelo-u2v
    @Arawelo-u2v 2 місяці тому

    Asc walalo xamdiyey qaali iska dhaaf ha iska. Qayliyaane wayo dadkan dad caadiyaa mahaa adigana fikirkaga xoor ayad u tahay ❤
    Hore. Usoco ciidna waxba ha fadhasin uma bahnid inad u sharaxdo hore soco abaayo dhiri geelintii noso daaa abaayo anagaa ku jecel ❤❤❤❤❤❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 2 місяці тому +1

    Xamdiyey waxba yusan heatka ku gaarin dadku fakarkodey ka hadlen tan kale dadka in wax laga fa'ido kaliya loma daawado sometimes wa support adiga hada maxa laga faidaya just ina qof charge gareyso ehen so qudhada waxtayo leh

  • @SaraAli-ob9sy
    @SaraAli-ob9sy 2 місяці тому

    Waxxad ka hadashay waa sax marki hore iyo imikaba sababtoo aha inay ka sheekauso waxay ka tagtay wax aya uso kordhinaysa ma jirto wanna doqonimo haday iyadu garan waydo inantoodu inay qabayo ayay ahayd 👏👏

  • @HooodoUpdirahman
    @HooodoUpdirahman 2 місяці тому +1

    Gabadha waa tagera ciwaankeda saa uraadinayey waa Daley hada heley❤😌

  • @fatumaabdullahi783
    @fatumaabdullahi783 2 місяці тому +6

    Abayo waad dhahday ruunta ayaan ka hadlay runtan rabi aya nagu jecel lakin Allah wax udhahay ado madeeda inabad galiya gabadhas waxbo kumay dhihin makhrati furna laguma dhihin wixi wano iyo wanaga waad sin kartaa laakin gabadha walasha ah inaad meel uso fadhisato ood ku digdigato wa laga fican yahay danbi ayan kugu tagay inaya ka xun tahay aya laga yaaba

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 2 місяці тому +11

    Ala muxu waayuhu kuu wacanyahay oood warba isku haynin ma anagaaa naga bilaaawday aduunyoooy xaqa alaha ku tuso

  • @ZimanAbdirisaq-ug3xt
    @ZimanAbdirisaq-ug3xt 2 місяці тому +7

    Maxaa kaa galay adiga fartuun UA-cam waad leedahay ee ku ekew kaag wallo adiga fartuun kuumay bilaabin sheekad kuuma wado gabreey

  • @NaimoAbdi-u3i
    @NaimoAbdi-u3i 2 місяці тому

    Hamda abyo alhamdulillah calaf faqired alle waa iga badbaad shey hadana alle ima tuso gabdhaheena somaliyed maskaxda alle ha ukoriyo ❤🎉

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому +4

    Manshaallah nasibkada waa mida ilahay ku qoray aniga waxan jeclahay ninka ugu tajira uguna fican raga somali lakin qadar wey jirta hamdi yes 😍🥰🤣

  • @qaaliqurux1793
    @qaaliqurux1793 2 місяці тому +1

    Alla ninka la caaye ogaadeen buu ahaa wax fahma reer comments gabadhaan nin ka qaba ogaadeen ah saasay gabadha ugu gafayysaa dhiiga dumaashinima so kiciyey

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому +1

      @@qaaliqurux1793 kakakakakakakakakakaka walee nayaa hada balayo dhigaa ogaden miyaa wilko Alaa aniga jabay sug waxa dhaco Mahad sanid inaad i shegty

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 2 місяці тому +1

    Ninkaa Og ah xamdina lagama maro xagaas kkkkkk waan fahanay maseerka fartun happy ku xagxaganaysid kkkkkk

  • @NastehaMudei
    @NastehaMudei 2 місяці тому +5

    Naagtaan istusad ayey noqotay 😂

    • @NastehaMudei
      @NastehaMudei 2 місяці тому +2

      @@Fearless-o1t that’s true 😳

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому

      Wax badan idin dhiman ❤❤

    • @saafiabdalla9448
      @saafiabdalla9448 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂​@@yuuuuga1

  • @SahraHassan-c3q
    @SahraHassan-c3q 2 місяці тому

    Xamdiyey nag nool waxan anigu kugula talin, intan abayo lagu cawr yin gurigagi qurxintadi iyo dhirigalinti ku noqo. Nagahan waxba haw shegin run mahmah somaliyed aya waxay tirahda, tuke calalna haw turin cilna haw qabin dumarka somaliyed barkod waa xero maran 🙏😂😂

  • @Khadraibrahim285
    @Khadraibrahim285 2 місяці тому

    Gabadhan maxaa loo loogu haystaa runtii ka hadashay horey u soco abyo gabadhahay dhirigalisaa inantan ❤❤❤

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 2 місяці тому +1

    Naa hoy afkaaga edab u yeel calaf faqiired ilaahay ba qora ninka mnta ku faanayso intuu ka furo mid faqiir calaf wa kugu diri kara ee ka joog dumarka iyaga xaasid isku ah gbdh fartuun personal attack ba ku haysa ee dad hagu so hormarin nolosha ay noo sheekaysey iyada ma dooran ilaahay ba u dooray qoraal rabi ba lagu socdaa ee kibir wa lagu kufa ee ka joog

  • @aaliyaatisa7025
    @aaliyaatisa7025 2 місяці тому

    Abaayo Aniga wa kula qaba taas wa ina ka fiirsata guurka hada hore uso guursatay o walibo hooyo Aad tahay o ilmo ku joogaan inta ka gal xaga ka dhal neh faido maleh. But hada Somali nahay furiinka iyo bahdilka waba caadi kan fur kan aroos inta ka dhal hadee ika faan u malayeen o calaf ku gambanayaan ika ee u taala. Hadalkooda waxba ha u dhigin keep going waa ka aqbli badan tahay taas ani aba ku leh❤

  • @msyesno09
    @msyesno09 2 місяці тому +2

    Illahay nimcada uu ku siyey ha ku kibrin illahay wuu ka qadi kara. Arrogance is not a good look and reaction videos are not your thing. You are not perfect sister no one is. Qof ku hadu khalad galo Waxa la eega sida uuga baxay oo noloshisa uu disay. Hadu wali disin nolosha na waxa lagu tara sidi uu uga bixi laha. Lakin for you to sit here and be judgmental for something that already happened, that’s terrible. Gabaray hada video gan iyo ki horay ba waxba dadka kumad so kordin aan ka ahayn digasho iyo isla weyni. Not everyone had the same opportunities as you. Adigu hadad is hubto gabadada ama walasha ma hubtid. Illahay qofka wuxu na qadin karin ma saro. Waad khaldantahay ee hadalkaad tiri ka firso illahay inu kugu itixamin. Peace!

    • @AyaanSalat-h4x
      @AyaanSalat-h4x 2 місяці тому +1

      @@Fearless-o1t you’re absolutely right she is not happy with her marriage she just show off 😂😂 and rer badiyo

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 2 місяці тому +3

    Manta kululka a sifiicaan ku gaarey malah waa soo caabtey bisinka qofkasto waxuu maraa waxii ilahey u qadarey taas la soco adiga nolosha a manta ku jirto ma adiga si qorsheestey ina wadan gaalo timado ilmo ku dhasho nin ku guursato yaa ma adiga plangarestey mise ilahey a ku qorey marka qeylineysid yaa rabo inuu nolol cariiri ah galo ama guursado nin qeyrul masuul ah naa orodo diinta soo baro qofyahow reer baadiyah balaayo war badana 🤫

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому

      Adiga ninka Gabarta godbaay qatilka dartis i cayaa miyaa cilmi yaqaan doqon

  • @HanaAbdi-c5n
    @HanaAbdi-c5n 2 місяці тому +5

    Nyaa adiguba wxd tiri wxba manan haysan malinka ninkeyga isguursaneyne afkaga iyo dhagahagu haismaqlan

  • @Ikraandhibane1
    @Ikraandhibane1 2 місяці тому

    Walal salad inaadan dukan waxaa marqaati u ah cidiyahaaga dheedher EE walal iska jar cidiyaha haddii aad dukato

  • @salmacartan2772
    @salmacartan2772 2 місяці тому +2

    Asma daauusba shaqadada taqana adiga 😂😂 naqaska iska kala gurayso wllo iskada
    Caadi u hadal

    • @AwoMohamedAbdirahmaanAwomohame
      @AwoMohamedAbdirahmaanAwomohame 2 місяці тому

      Wlhy Asmaa igu soo dhacday markaan arkay siday gabadha ugu tiiqtiiqsanayso 😂 hadana adaanku arkay comment kaaga. Wayl barwaaqo joogtaa kudabaalataa wabi maba oga wacyiga dhacay. Kalmadan illaahay baa iga taxadaratbaaba danbiya subxaanallaah

  • @aalaa2023
    @aalaa2023 2 місяці тому +3

    Abaayo qofka inu qaldamo ceeb ma aha waxaa ceeb iyo doqonima ah iney kusii jiri laheed sidaan ufahmay qisada fartuun wa qaladki aan galay ha galina gabdhow. Lkn sax ma aha in ladhaho god ey arkeesay bey isku riday

  • @ayanahmed1138
    @ayanahmed1138 2 місяці тому

    MashaAllah abaayo mcn wankusalaame runta waye wll wayo mamadas mustaqbal kan ciyalkeda ayey mel kaga dhacday usheg runta❤❤❤❤

  • @Seey667
    @Seey667 2 місяці тому

    Xamdiyey anigu weligey man arag adigo wax qaldan shegayo anigu markan ina jawiga degsado rabo video yashada ayanaba radsada waayo sidegan oo qurux badan ayad u hadasha masha allah shukran xabiibti❤❤❤

  • @fadumaweyrah9478
    @fadumaweyrah9478 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkk naaag nool markastaa wa ku qoraa eygaa waanaa ku soocay in kastoo an siiib u yeel in an wada hadalo wll hore anigaa wax Ka mid ahy dadkaa Aad so coffe u qabatid wax sheeeg Na sax was ba is Ka dhex arkaaa

  • @UbahApdiqadir-uj6gv
    @UbahApdiqadir-uj6gv 2 місяці тому

    hamdiyeey aniga wan kugu racsanahay fikirkaga mhdsanid abyo ❤

  • @LakiCumar-k5m
    @LakiCumar-k5m 2 місяці тому +1

    Masha.alha.xabdi.ruta.wa.adkudhimat.abayo.hore.usoco🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @ilwadbire5054
    @ilwadbire5054 2 місяці тому +2

    Calafka, qadarta rabi iyo kala saar walal nin faqiira gabadhan fartuun maha doqon mana aha gabadh caqli xun lkn awlaad aya iyada iyo ninka ka dhex qornaa awlada dhalanaysana qofna ma baajin karo xbb sowdigi dhahaye wadad ayan aha oo gadhka ii xidhnaa markan norway imid kulu shay insabab ayu ilahay yidhi fartuusa malintay uurka hooyaded ku jirtay ilahay qoray inay ninka guursado oo awlad u dhasho anagu qofna noloshiisa ma ogin lkn adinka marna wax fiican oo sawirayah marna leh gaajanahaysay bal rer sociala medi dib iskugu noqda adigana hadi nasiib ilahay kugu daray nin fiican dee ogow kuwa badan oo niman xunxun ale calaf ugu dara jira absolut farduun wixi aan samayn laha ayey samaysatay wayna isku tashatay meelna way iska so sartay go aan way qadaray

  • @أديبسالم-ح4ذ
    @أديبسالم-ح4ذ 2 місяці тому

    Soomaali ruta majeclo xamdi حقيقة مرهaniga waan kugu raacsanahay 👍👍👍👍👍👍

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 2 місяці тому

    Xamdi waxa soo xasuusday edadey allah ha u naxariiste wawxay dhihijirtay calaf saqajaan ah ayaa jira

  • @KaltumCabdullahi
    @KaltumCabdullahi 2 місяці тому

    Masha Allah anna adiga kudawadaa wanna kahelaa Dhri gilintada iyo sida aad uhadasho ❤ waxan kuleeyahay horay usoco shiiqa aadaoqadatayna Masha Allah waandawadaa

  • @SaidaDaqan
    @SaidaDaqan 2 місяці тому

    Mansha Allah tabarakallah abayo.hore.usoco❤Hamda

  • @Family_work
    @Family_work 2 місяці тому

    Hamda wa gabar aan jeclhy wlhi dhiirigaliso ithy ❤ hamda warkaan wa liga daranyahay aawey horta dhiirgalintena hore lacagta lakala maareen jirtey war waxaas noso celi 😂

  • @munibaabdi1201
    @munibaabdi1201 2 місяці тому +2

    Naa bax waxba nooma sheegin orodo meel fadhiiso , wa kibirteee

  • @IkramHassan-l9v
    @IkramHassan-l9v 2 місяці тому

    Xamdiyay hadii nin qayru masuul ah 5caruur ah inaa udhasho laguu qoray si layeelikaro male lakin cayda ilmahaaga aabahood waafoolxumo dumarku waa inay ucalaacalaan alle intay noocalaacalilahaayen fikradaad adaaleh Allah hakubarakeeyo

  • @IdilXuseen-e5m
    @IdilXuseen-e5m 2 місяці тому +1

    naa wax kalaa is moode qiirada nagal tag weykaa aqli badantahee😂

  • @farxiyomaxamuud95
    @farxiyomaxamuud95 2 місяці тому +1

    أن عند ظن عبدي بي )soo rasuulkenu madhihin ,waxad niyaysato ood udhaqaaqdo ayad hele ee gabadhan maxad ku haystan gabdho ,waa run nin shaqeysto guurasad.1

  • @IfahAwad
    @IfahAwad 2 місяці тому +2

    Gabdhas wax xun ma aysan sheegin qisadedey ka hadashy ee adigu si positive ah uga hadal hadu bariis kaa galay isla wayni ba ka muuqata fartuun kana yar kana qurux badan kana karti badan qof isku kalsoon ba qisadisa ka hadla nabad gali gabdha show off ka iska daa gabdheerey😏

    • @deqalul8180
      @deqalul8180 2 місяці тому

      Xiligi da’ iyo qurux la fiirinaye wala dhaafe😂😂😂hurdada kakac

  • @ramlaismail7516
    @ramlaismail7516 2 місяці тому +2

    Somalida oo dhan baa wada faqiire marka dambey taajiraan😂😅wax weyn maaha

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 2 місяці тому

    Wax kasta ee kusomara waxaa wanagsan inad qarsato amusnato wadna kusaxantahy abyo hamday Mahadsanid

  • @FadumoMuse-nk2np
    @FadumoMuse-nk2np 2 місяці тому

    Maxad ku hadlaysa walaaley digasho ma ficno fartuun hal miid ey ku qaldanthy waana iney ka sheekeyso wixi taagey kaab iyo xaarkeda waa leysla tuura iney ka dhiigtey aheed

  • @Muniish-g9p
    @Muniish-g9p 2 місяці тому +1

    Ree comment dhibka dhaafa hamda dhiirigaliso madaxa nosarantahey❤

  • @Team27-x9o
    @Team27-x9o 2 місяці тому +6

    Abyo fikirkada wlh wan kugu raacsanahay walina ma guursan lkn markasto waxn ku fikira nin nolasha hada an ku nolahay nolal kasi qurux badan nin igalin karo ayan jeclahay inu noqdo ninka mustaqbalkeyga

  • @KhadraQaali-p3p
    @KhadraQaali-p3p 2 місяці тому +1

    Noogu dhaaro inuu 100% ninkaagu ku biilo oo waxkasta kusiiyo.

  • @HamdaHMulac
    @HamdaHMulac 2 місяці тому

    Horta runta marka lagu sheego qaado dadka comment kaso bixiyey hadalkaga sida rabtid UN bad noogu sheegtey marka waxba haso qadan hadalo vedio dad kale suasha Hadi lagu weydiin laha Ninka kala tagtey. Maxa ku kala tagteen inta fartuun udulqadatey Inka badan ayaa udulqadan jirta laga yabaa ee nagala tag waxas

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane 2 місяці тому +3

    Oo adiga yaa reeraha maamulkuyiri tankale fikirka aad kucelcelineysid madulmibaa cafis waydiiso gabadhaa waa iga talo kibirkana waa doqonnimo ee dib isu dhageyso

  • @MariaHassan-is7kf
    @MariaHassan-is7kf 2 місяці тому +2

    Runta dadka wey kugu nacayan lkn waxba yeysan kujeclan aniga koley qof aniga an dhamo gurkisa leyguma ogo ano gabr ah waligeyna gursan ba aminsan fikirkas horey usoco bayo mcn ❤

  • @Ruwyda-i6x
    @Ruwyda-i6x 2 місяці тому

    Abyo hamdi wan ku dawada wana ku jeclahay isku kalsonidada lkn abyo waxaan nahay Muslim oo waxan aminsanahya dinteena marka ha dhihin ninka faqirkaa calafka no geyay maxow tajir igu dari wayay tas wa qalad wayo allah ayaa ku qaray malintaad dhalatay cid kasto oo od guursan leheed 100%

  • @samiraali3721
    @samiraali3721 2 місяці тому

    Hamdi ba reactions iga baxisay mana oynin been bad shegtay wlhi run shg waa ceeb sheg hora lo yiri 😅 ❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому

      Kakakaka walhi waan qoslay. Sas waaye Hamdi Ila hadashay mana oyin been dheh ileen been ayey barten ineey isku maweliyan😂😂

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 2 місяці тому

    Fartun calafkeda inu ahaa lama diidano lkn naagaha meshaa dhoobanoo gabadha qisadeeda ma waxaad kaliya ka faaideen ninkaas inuu ahaa gabadha calafkeda mase xikmad kaleh ood qisada kabarateen ayaa jirto runtu wey qaraartahay fartuun qalad weyn beey gashay diida ama yeela ama qosla adinkana waxaad u dig iyo dam ledihin inaad godkaas gashan mid ma shaqesta ah mindhaa luuqa niigu jiro 😂 nayada cashirka nolosha barta nin abaal maleh culees moye kor kuma qaadaaye bal naftiina jeclaada oo nin ha u doodina kaliya nin naftisa hormar gaarsin kara adina ugu yaraan noloshaada biilan kara bal daba raaca yaab aragnay 😂

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 місяці тому

    ASC HAMDA WLLSHEY QAALI MAASHA ALLAH SHIIKHAD MUNA XAFIDAHULAH AYADOO KALE ALLAHA NOO BADIYO NINFAQIIR AH HA GUURSANINA NIN MA SHAQEYSTE AH HA GUURSANINA NIN JAAD CUNA HA GUURSANINA WAA SAX GABDHOW

  • @sheymayuu6676
    @sheymayuu6676 2 місяці тому +1

    Adiga ayaa ka kow ah dad ka aad sheegeso oo maalayacniga jecel hadafki aa tiri oo youtube kuso gashay soo taa ka leexatay oo maalin walbo qiila wa qaala iyo personal attack inooga dhigaayo inaaa waano wado hadalkaaga jahli badan igama muuqdo bal dib iskugu laabo . Dadka aa maalin walbo views ka ku raadineeso iska daa

  • @foos4126
    @foos4126 2 місяці тому +1

    waala joogi karaah intaa doonto nolosheyda inta badan single ahaay 14 isku xigah jogeyilaa ilamahayga ka keensado salaanta kama qadin nin ilmo maa ilmo kafican

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi 2 місяці тому

    Yaah o mxa Runa a Hamdaay😂😂
    Haku digin gbr walshaa wye nolol adag so argty lkn ka so baxdy marka dhiiri galin lhyd o dhihi lhed hooyo dag thy ma sidan ba u hdleysaaa Meeqo naago la furay o live so furty o yaya hale cawiyu lahaa Fartuun dhibkeda m arkin inte youtupka ku jirty xita wxba lagama daremin wlhi Nolosheda wadaty wa hooyo adag hada lees xaqireen Adigan Wad
    Tnkle hamdi adi xita wa is bedeshay ma ogi ina war isk heysee Gbr dacada ah o runta ka hadasha ahyd bilowgi lkn hda youtupleyda cml noqtay meeshii vewis ka galo tageee 😂😂😂yab

  • @HanaAbdi-c5n
    @HanaAbdi-c5n 2 місяці тому +1

    Blyhy faruruta weynleh ninkan aad hoosta kaga jirto kuma wadayo bari kalatagi kartin digashadu mafiicne xaga allah baad kaheli

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому

      Nin wax kama sugo qalbi wan hura isku tashaday ilahow caawa ma tago ❤

  • @Xamdicabdulahi-pz6nz
    @Xamdicabdulahi-pz6nz 2 місяці тому +1

    Naaa indho adeega cidii baad utahay ee kusoco qaali😂😂😂😂

    • @HodanahmedRage2024
      @HodanahmedRage2024 2 місяці тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому +1

      😂😂😂😂😂😂 ahyed cidas i qabaty mana oyin been dheh

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 2 місяці тому

    Gabdhaha somalida dhibka ay iyaka lugahoda ku galen ayay nin xun ku edeyan hadana calaf ku meraystan wlhi aniga hadalkaga wan kugu racsanhy sababto ah naag walba meshay is dhigto unbay talaa dhag how dhigin nagahan wada jilicsan ee niic iyo nin moyane waxba kale haynin

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 2 місяці тому

    Hamdi waligaa run kahadal naagahan qiiro japan wadaan ilaahada wax point ah noma shegin oon kuraacno fartun oon ahayn inay wilkaas dulmisey oo khayaano kula nolayd saytiri

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 місяці тому

    Xamdiyey sida u rabto ine fikirkaga lagugu ixtiraamo adne fikirkeda ku ixtiraam wana ku jecel nehe kuma necbanin mida kale Noloshada Mel walbo cagta dhigeyso weyku qoran tahay wana mareysa ama taajir ha noqdo ama faqiir ha noqdo xamdiyey ani kugu fikir ayan ahay lkn tan kuguma raacsani quruxey gabar walbo mustaqbal qurux badan ayey rabta balse mesha ku qoran waad mareysa gurkane laguma qasaro hada ubad ka hesho😢❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 місяці тому +1

      Waan kugo ixtirama dhibna kuma qabo wall ❤

    • @mssdahiro6113
      @mssdahiro6113 2 місяці тому

      @yuuuuga1 thank you xbbti ❤️👸🙏

  • @NaciimasiciidNaciimasaed11
    @NaciimasiciidNaciimasaed11 2 місяці тому +1

    Xaalka aan dajino xamdiyey dadkii iyagaan isku wada mid ahayn
    Indheer garad iyo indhow garadba way leeyihiin
    Fikirkaanga xuraa utahay
    Qof si kasto caqli fiicanyahay hada qadartu meesha kama baxsana
    Caqli badnaantu waxba ma sheegto
    Waa inaan xooog wax uqabankartaa . Muhiima oo sabri kartaaa

  • @selfawarenesschannel.47
    @selfawarenesschannel.47 2 місяці тому

    Cajiin dhumarow maxa dace maxa hamda ukugobaten point idinkatabate waoleshen qarar badana muqda isdajiye isqabojiya runta waxanun lakin ayada unba hari aqliga kashaqesiya

  • @AbdiHakiim-nr3ld
    @AbdiHakiim-nr3ld 2 місяці тому

    Masha allah xamdieyeey anigu waan kugu daydaa aadna wan u sugaa muqaladada
    hore u soco sister

  • @KaltoumbadalKaltoun
    @KaltoumbadalKaltoun 2 місяці тому +5

    Waan kula fikir ahey doumshi❤

  • @aaminashujac1572
    @aaminashujac1572 2 місяці тому

    M.a ada aban ujcelhya fikirakada dhere galinta aha ❤

  • @hamdamohamud14
    @hamdamohamud14 2 місяці тому

    Intakutageedha ayaa kabadan inta bulaacadaha calafka mooday ee horay usoco samidayday ❤

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 2 місяці тому

    Mansha Allah tabarakallah qali dumar Hamda runta dadka ma jecl❤