Aliyaw, dadka kama caqli badnid,waxaagu waa hadii si nabada laysugu hambalyeey dorashada natijadeedii, maalinta xil wareejinta ha lays caayo,taasina Somali land way ka kortay,Farxad iyo duco ayaana xaflada labada madaxweyne ku dhamaan,Hadaba cidaad ka caqli badantahay wax u sii yeedhe.
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsant walaalkey cali xarare iyo yasin yare ❤❤❤❤❤
WAA KHASAARE GURYAHA AY GADAAYAAN
Waa run! Saadambe ayey garan! Wada dheh!😂😂Haha
SOMAALIYAY HAKA GADNIN GURIILAA AAD ARgtaan
IMARA WAXBA HAKA GADANIN
KENYAAN BAA DHISAAYA
Xaraaroow nin slnd ah baad tahaye tolkaa harti maxaad maruun idaacada u keeni wayday oo runta ugu sheegi wayday
NAGAA KU KHASAARNAY
NO AIR VERY DARK
Qabiilkii kuqaado Kuma dhigo aqli ku ma kordhayo
Cali xaraareed kkk
GURYAHA QALABKA LA GALIYAY NO QUALITY
Aliyaw, dadka kama caqli badnid,waxaagu waa hadii si nabada laysugu hambalyeey dorashada natijadeedii, maalinta xil wareejinta ha lays caayo,taasina Somali land way ka kortay,Farxad iyo duco ayaana xaflada labada madaxweyne ku dhamaan,Hadaba cidaad ka caqli badantahay wax u sii yeedhe.
Ali xaraare pls stop(Xayeesiska)idoor.
ha ku dhexwaalan somaliland,ne
xamar iyo axmed-madobe
ka sheeke xaggasay ka shidanthye
Kkkkkkk