Wllhi waa arin aad u halis badan ee alle hanaga qabto xasan sheekh iyo intii lamida ee caada qaata ah allow farmaajo iyo cidii kale ee wadaniyad leh noogusoo badal
Xassan Horor wixii dalka hogaankiisa gacanta u geliyey,baa ka caqli xumaa, oo ka iimaan xumaa,waayo qofkaas baahanaha bilaa sharafta ah,oo ay yaqaaneen bey awoodii dalka gacanta u grliyeen.
Cali sxb kala garo jabuuti iyo ismaciil. Ta kale marsada jabuuti kal hore kalinta 26ad ayay ka dhigeen mantana 379 marka waxba qaldan sababto ah jabuuti kuma talo koonfor bari asia ee afrika ma fahamtay hada
waxaan kah xumahay in tugah lagu dawadoh bobkah u kah wadoh somalih waa in lagah dabah tagah xolah u dhacayoh tugah umadah u so shaqoh tagay waa in aan logah harin tugah iyo villa family xolahah u dhacayoh
Calow Saliida Saytuuna inayna timo soosaarayn ama joojinayn waxaa markhaati ka ah Nabaad guurka isasii taraya ee yaasiin madaxiisa ka muuqda, Alle markhaatigiisa ha furee waan ku lugu,i gaadhnay.
Wan ku salamay sxb Ali Abdi xersi Ali harare iyo Yasin ducaleh iyo yasin abukar iyo badri cisse inta kadib magac caygu wa abdillahi Ahmed madar oo Joka dalka jabuti walallayal dhaman bahda somali american tv xaasatan Ali Abdi xersi Ali harare fadlan waxan ka odsanaya in ay faritan iga kadsiyan madaxweynaha umada somaliyeed ee congress marwo xildhibaan ilhan Omar in an fadlan waxadd ku tidhadin waxa jiira wiil aad edo utahay oo markeste tagero ku ah wuxu rajaynaya in aad ugado ila maraykanka
In madaxweynuhu isku xeero in reerkiisa ah, waa mid ka mid ah waxyaabaha aannu SL u samaysannay. 1960 wixii wanaag iyo dawladnimo la rabay, ayaad mooryaannimo aad Talyaani ka barateen, ku baabbiiseen.
Xasan shiikh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii Aaaaamiiin
Xassan xaraash, qablaawe
Amiin ya Rabi🤲
Wcs, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Cali Xaraare, Yaasiin Ducaale Falanqeeyaha Kaftanka Siyaasadda, Bahda SOMALI American Tv, Iyo Ummadda Soomaaliyeed Ee Faraha Badan Ee Ku Taxan SATV, Kaftan Xalaal Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Guuleysta Inshaallah
Subxanallah Ya wadankena Somalia 🇸🇴 no badbaadinkara awey ragii Somali manta ma Qabiil Qabiil ayey isku dilaayan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
CALI IYO YAASIN GUULEEEESTA ALLAH IDIIN XAFIDO.IDAACDIIN SOOMAALI WAXAA U HAAYSAN OO WNAAGN AH IDAACAD U HAAYSO MA JIRTO. WAANO TOOSIN WAX NAAG SHEEG. ILAAH AJIR AAN DHAMAAN ALLAHA IDIIN SIIYO.
Asc yasin iyo Cali Harare Slan sare barnamijkan aad ayan ugu xiisy❤❤❤
Wllhi waa arin aad u halis badan ee alle hanaga qabto xasan sheekh iyo intii lamida ee caada qaata ah allow farmaajo iyo cidii kale ee wadaniyad leh noogusoo badal
Xasan shiikh maxamuud kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢
Rabiyow cadowgn nagu hareereysan naga qabo .allow ceebee wixii umadn xaqeeda cunayo
Aadba Idin Salamaya yasin iyo ali xaraare barnamijka wlhi waa sugaa Nagsoo fasaxa bilaa calayk oo week 3 jeer ama 4 jeer soo fasaxa gudomiye 🎉Sweden ba idin kasoo salamaynaaaaa🎉🎉😊😊😊😊❤❤❤
Marxuumka Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo. Aamiiiiiiiiiiiiiiiiin
Xassan Horor wixii dalka hogaankiisa gacanta u geliyey,baa ka caqli xumaa, oo ka iimaan xumaa,waayo qofkaas baahanaha bilaa sharafta ah,oo ay yaqaaneen bey awoodii dalka gacanta u grliyeen.
Anigu 1992>>> waxaan iri Soomaaliya xal Dowladnimo ma dhawa ,welina maantay oo ah 10/06/2024 sidii aan aaminsanaa 1992 ayaan aaminsanahay.
Yazin Ducaale aad & aad baan u taageeraa . Congratulations.
Mahadsanid Cali xaraare & yaasiin
Allaah ha u naxariisto Aamiin aamiin aamiin
Yasin ducale is the best for kaftanka siyaasada
Salan saare jalayal❤ from NFD KENYA
Ilaahayow arraxmaan arraxiimow muse naga qabo oo khayr noogu baddal
Ilaahey xasan sheekh hani dgaafiyo
Alaylehe Cali waxan ku raacsanayahay Somalia dawladi kama soo dhawa
Xassan xoolaha uu diyaaradaha ku raacay,wax weyn buu ugu qaban kari lahaa, ugu yaraan dadka masaakiinta ah, ee barakacayaasha qashinka cunaya,laakiin aakhiro ayuu ka shaleyn doonaa,waayo masuuliyada umadda soomaaliyeed isaga bay saaran tahay.
Cali iyo yasiin Ean idin salamay
ASC, Cali Sxb aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay wacyigalinta meedhiyaha waxaana kaa rajaynayaa inaad kuwado insha allaah.
Mahadsanid mar labaad
Cali sxb kala garo jabuuti iyo ismaciil. Ta kale marsada jabuuti kal hore kalinta 26ad ayay ka dhigeen mantana 379 marka waxba qaldan sababto ah jabuuti kuma talo koonfor bari asia ee afrika ma fahamtay hada
XSM ilahay ha ka qabto dalka🤲🤲🤲
Aamiin walaal bashiir Allaah how naxariisto.
Hi Ali, do you know the tie you're wearing is a "CROSS" sign?
It is called bow tie waxso baro
😂😂 somali ya maduca kabaxay an somali ahen 😂
Ali iyo yassin ❤❤❤❤❤
Too legend keep going somali America tv
Yaasin kkkkkkk saliida mari madaxa🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walahi waa run doowlad malaha wadanku guud ahaan
Thanks Somali-American tv
Ali xarare iyo yasin falanqayn sare iyo wacyi galin somalinimo oo run ah
The legend brother Ali harare
Alle yaa raxma raaximiin
Ilaahow naga qabo inta naftooda kiliya kafakaraya cidaydoonta naga qabo.
Mudane xasan shiiq waa madaxda yada garabkaaga ayaan taaganahay kaftankuna inoo furan
Tolow Xasan sheekh ma ku yaqaanaa mise Cudur kii aqbay iyo aabahaaba dilay dalka burburyey
Ee weli ihaya
Adna ku haya
Kaftanu waa furan yahay😅
Allah ya Baarak Ali Haraare Sxb Qaali
Kkkkkkk Thank you Ali for the information ❤❤❤
Waa khaniisado naagaha dibhalosoceliyo😂😂😂
Xasan sh waa ma dharge
Reerka, Reerka ❤❤❤
Waa kaftan si qabow runta kuu qeexa
It's unprofessional sad
Inalilaahi wa ina ilayhi rajacuun waa tuug xaraashaya kuraastii siyaasada somaliya xasan sheekh inan gumeed
Cali yaw inadeer Yasiin waxba uma dhiibtid miyaa barnaamijka hoosta ayuu ka karahiyaysanayaa😂muu hore kaga dhamaado ayuu leyaaya odaygu siduu u jee jesanayo mand arkayn 🤣🤣🤣🤣🤣 waa kafatan Calaw adiga iyo yasiina waad salaamantiin
Iöaahay Naxariis ahasiiyo
Waaw yaasiin ducaale
Qasiisiin😊
Maanta xaguu soo maray... eray walbaa haa unbuu ku leeyahay Yaasin.
2:20 Timo iyo Shani Maxaa isku keenay 😅🤔.
Yaasiin fikir isagu makeeno wixiisu waa uun (😂caac caac caac😂)war bal fikir keen niyahow😅😅
Caaaac xasan xasan
Xasan sh dalkii iyo dadkiiba uu baabiiyay
Xasan illaahay hakaqabto wadanka
War Cali ilayn libinta Somaliland uu sheegi karaa😂Dekada Berbera❤waa Legendary
I Sette Costituzionali del Grande Somaliterra! = Waa Carriweenka Soomaalida!!!
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅waa nasiib daro
Dabaqa dheer ee ex cenima equatorial laga dhisay xasan shikh ayaaleh
Wonderful ,
Ma Xuutaddii Nebi - Yoonis ( cs ) liqday baa ?
War ninku cune weynaa !
Mr. Ali xadhaadhe adigaaba dhegeystay qudhunkaas
waxaan kah xumahay in tugah lagu dawadoh bobkah u kah wadoh somalih waa in lagah dabah tagah xolah u dhacayoh tugah umadah u so shaqoh tagay waa in aan logah harin tugah iyo villa family xolahah u dhacayoh
Calow Saliida Saytuuna inayna timo soosaarayn ama joojinayn waxaa markhaati ka ah Nabaad guurka isasii taraya ee yaasiin madaxiisa ka muuqda, Alle markhaatigiisa ha furee waan ku lugu,i gaadhnay.
Aamiin Aamiin Aamiin
dhulkaasoo dhan daawlada timaadaa kaqaadaysa waayo magacadaawlada soomaliya ayuu ku helay qof bilaa xil ah .halasiiyo waa kaase waa laga qaadayaa dhulkaa
Wan ku salamay sxb Ali Abdi xersi Ali harare iyo Yasin ducaleh iyo yasin abukar iyo badri cisse inta kadib magac caygu wa abdillahi Ahmed madar oo Joka dalka jabuti walallayal dhaman bahda somali american tv xaasatan Ali Abdi xersi Ali harare fadlan waxan ka odsanaya in ay faritan iga kadsiyan madaxweynaha umada somaliyeed ee congress marwo xildhibaan ilhan Omar in an fadlan waxadd ku tidhadin waxa jiira wiil aad edo utahay oo markeste tagero ku ah wuxu rajaynaya in aad ugado ila maraykanka
Walahi cali xaraare waa xaraabo War kadaa meel banaanbad marisey ma alaab timaha qaadaysa
Yaasiin funny 😂😂
Masheegayo Dakadda Muqdisho oo gashay kaalinta Nr.97 Adduunka oo dhan.
War taa shisheeyaa haysta berbera dadkii lahaa baa jooga
Calow wasiir fiqi inaad la kulanto wuu diiday😂😂😂😂😂😂
Aamiiiiiiiin
Codka maxaa ka siya 23:00
Norway cruise ships 🚢 xeebta somaliya ayaga ayaa kusobdagidono 😂 naago qaqawan cadaan xeebta ordidono 😋😋😋
Microphone ka iska hagaajiya
Aamiin
Aniga suaal aan nii weydiiye siyaasad lee maa u furateen channel kaan news ka iyo somalida Minnesota warkooda maa soo gudbisaan
Xassan Diqo must goo
Ilaaheyga rzxmankaa waxazn ka baryeynaa inuu si degdeg ah nooga qabto cid kasta oo makri noo maleegaysa kwaana hadaan rabi xaqa garan siin allah hanaga qabto si degdeg ah 😂😂😂😂
Diyaaaradu hormarka ayay ka midyihiin calow e haku nasan
5:32 5:42
Hawiye iyo xasan shiikh kkkk.
Noloshu waxay macantahay markaa aad dalkaga ku noolato ,hada maxay ku taraysa guri aad wadan kale aad ka dhisato , taas waxaa ku dhaama adigo lacag yar qaata dalkagana ku noolada sidas weeye farxadu,, hadda sii kasta madaxda soomalidu aay lacag uu dhacan guryana uga dhistan wadamada shisheeye maxay u taraaysa dalkisiba kuma noolan kare
Ilaahow xishoodka hanaga qaadin, war wuxu maxay yihiin.
Camera man ku waa inuu hagaajiyo nidaamka uu codku u baxayo .
Waa 70 jir eh waa maxay lacagta uu doonayoo?
Dhulka Tanzaania, Nairobi, iyo Jabuuti xagguu geyn diinaa?
Ascwrwb
❤❤❤❤❤
Ilaahow naga qabo kuwa wadanka
Dib uwado ilaah wadankeena hanoo hagaa jiyo madaxdane hanoo islaa xiyo kuwa aan hanun loo qorin ilaahow naga qabo
Adeer meqaad mesha kadheelay seen adeer adkaysta ogaden iyo abgaal baa kudhakh laynaysa ee adkaysta😊
Xaqiiq haddii aan Soomaaliya maanta Xasan Sheikh laga qaban wax badan baa dib loo raadin doonaa
Calow Somalia 🇸🇴 ayan joga saliida san kuhela ? Timihii wa dateene
Dekada muqdisho iyo bosaso lambarkee galeen
ilaah kabaq xasan shiiq waxba kam badli kartid cuqdad ayaa ku haysa
Cali xaraaroow waxa taa ka sii daran Daahir Calasow beey qaali makama deed ka dhigteen daahir aboow ninkii waxaa igu sameeyey markasuu isna leeysha xagee joogaa tell kiusa isii anaz wacsyee
Wa runta balse wili qabiil badhagaha kayeeraayo
Soomaaliya cidna uma maqna ceelna uma qodna.kkkk
Ilaahay baa umaqan.
Qof Reer kofur galbred kula daadiya ayya ku dhiman
Waw ma ku qaaadanayaan ?
In madaxweynuhu isku xeero in reerkiisa ah, waa mid ka mid ah waxyaabaha aannu SL u samaysannay. 1960 wixii wanaag iyo dawladnimo la rabay, ayaad mooryaannimo aad Talyaani ka barateen, ku baabbiiseen.
Somalia on Sale!!! Wow
Horta yasiin halagu.tijabiyo.markasan.iibsanaynaa
Yaasiin ducale maanta
LaxN buu saaray
Sidaaa iyo nabad gelyoh 😂😂