Russia & Ukraine

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Maclumaad
    www.britannica...
    www.cfr.org/ba...
    www.theguardia...
    kyivindependen...
    www.britannica...
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 417

  • @ifrahyussuf8031
    @ifrahyussuf8031 Рік тому +82

    Eeeeey yaa is keenay hee wax day 😮diiiiiidi nin weyn 😊 waan ku xiisnay kal iyo laab. Waan ku gali rabay lkn video ga intiisa dambe markaan daawday aan ka bootiye. Waan kaaga mahad celineena dhaman DD family hadan nahay video gan quryxda badan ee waqtiga la soo galiye ee walalow next video in shaa Allah waxaad nooga soo dhigtaa wax conspiracy theory ku saabsan.Maduuc weyn waaye lkn adi midka aad doonto nooga soo dhig🙏❤️

  • @ahmedabdimohamed
    @ahmedabdimohamed Рік тому +4

    Cidamad russia gul aya urajenaa😂

  • @Abdifatax-oba
    @Abdifatax-oba Рік тому +2

    Video yashada midkiba 3 jeer dawa

  • @magnadmagnad-su8zn
    @magnadmagnad-su8zn Рік тому +1

    AFRICA Somalia Galmudug Cadaado
    Xafada Bakiin

  • @Sinipoi
    @Sinipoi Рік тому +10

    Bro am not going to lie the way you tell stories and cover all important parts and the little jokes makes more interesting to watch keep up the good work

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 8 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @omarlibanishaq
    @omarlibanishaq Рік тому +1

    ow dheere kaama fileynin in aad fikirkaaga siyaasaded si dadban inooguso gudbiso lkn mardanbe HSM ha ugafin😂

  • @kim_alishaaxmad1669
    @kim_alishaaxmad1669 Рік тому +1

    Oo dheer3 doqoni kuma salaanta haddey ku salaantana kuma soo martido hadey kusoo martidana kugu ma fogaato 😢😅

  • @abdullahimali805
    @abdullahimali805 Рік тому +1

    laga soo biloobo 2k subscribe waku fiirsan jire lkn cawa waka niyad jabe wllh cause madax weynaha u gafeese ceeb maha mucaarad waa noqon karta lkn cayda mafiicna awdheere

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 8 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @thestorytime103
    @thestorytime103 Рік тому +1

    War sxb exam ban galaya history na w.w1 & w.w.2 aya ku jira adan k fhmy Cold War aya i hadhy mad so galisid isagana malin horena wan ku so qoray

  • @maslaxmaxamed5959
    @maslaxmaxamed5959 Рік тому +1

    Diidi hooy diiidi isbuucii xitaa 1 video woo naga badan yahy wax lee

  • @mustafabashir9811
    @mustafabashir9811 Рік тому +1

    Doqoni caac bey iska soo tiraahda 😂💔

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 8 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @darulhadyi3644
    @darulhadyi3644 Рік тому +1

    Owdheere oo marna nagu casiyo marna aan ku fogaano waaku salamay adi ayeeyo waana macdeeyne

  • @Abdisalam_32
    @Abdisalam_32 Рік тому +1

    Oowdheere xog ogaal .

  • @RaajKarnaa
    @RaajKarnaa 9 місяців тому +1

    🇵🇸🙏🏼🇮🇱

  • @Zaamimohamed
    @Zaamimohamed Рік тому +17

    I CAN'T WAIT YOUR INFORMATION AANAN LOO BAAHNAYAN😅 AND YOUR ENERGY 😊

  • @magnadmagnad-su8zn
    @magnadmagnad-su8zn Рік тому +1

    Waxaan kala socdaa

  • @MohammedMaame
    @MohammedMaame 10 місяців тому +1

    1:21

  • @abdifataxdhuux1703
    @abdifataxdhuux1703 Рік тому +8

    Information aan loo baahnayn balse haboon inaad ogaato DD🤣🥰👑

  • @mustafemuhiyadiin2134
    @mustafemuhiyadiin2134 Рік тому +1

    sayid

  • @Abdifatax-oba
    @Abdifatax-oba Рік тому +1

    War niyow online so noqo mar walibo😢😢😢😢😢😢😢🎉

  • @samiralharbi6292
    @samiralharbi6292 Рік тому +13

    Hamada, you are the best, I love your content😂😂❤️🔥

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi Рік тому +1

    Ayeeyo ka waran lpx

  • @cabdallamaxamed677
    @cabdallamaxamed677 Рік тому +1

    Uwdhere Wa Cayishey Fasaxagi Maxa so cuntey 😂😂

  • @qizzadak7552
    @qizzadak7552 Рік тому +1

    Wcs

  • @maankaqadra2048
    @maankaqadra2048 Рік тому +5

    Been mahan waa caasiyoowday aboowe welcome back my brother❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 Рік тому +1

    Saaxiib jadwal yeelo haddii aad mashquultahay Isbuucii halmar soogali hadii awoodi wayso laba isbuuc halmar soogali
    Doqoni kuma salaanto

  • @abdimahamedadan6988
    @abdimahamedadan6988 Рік тому +1

    Taliya

  • @khaalidXUSEEN-bu6mq
    @khaalidXUSEEN-bu6mq Рік тому

    𝘼𝙒𝘿𝙃𝙀𝙀𝙍𝙀 𝙬𝙖𝙖𝙣 𝙆𝙐𝙎𝘼𝙇𝘼𝘼𝙈𝘼𝙔😜😜

  • @c58pro50
    @c58pro50 Рік тому +1

    Nin wayn

  • @abdikadirfarah1750
    @abdikadirfarah1750 Рік тому +3

    Awdheere legend atahay

  • @dhaa42warsame76
    @dhaa42warsame76 Рік тому +1

    Diidi qabyaalada jooji hadii kale wa na arkee😅😅😅😅😅

  • @agedow
    @agedow Рік тому +1

    Madhaco biya ka dhaco alaabta dhihi jirnay awoowe kaga dhintay 😁

  • @Khaalidka
    @Khaalidka Рік тому +1

    Cadawga madaxweynaha 9:29 noo ah ma Xasan Sheekh baa?

  • @ayaanleadem4380
    @ayaanleadem4380 Рік тому +1

    Aw dheere dhaga jabshaha midiga baad ka doonan jirtay lkn hadda bidix ka doonatay see camal 😂😂

  • @MazcuudMohamed
    @MazcuudMohamed Рік тому +1

    San kuso radinayay hadan chanalkaga la iso shegay adogo qori wtaana iga so hor baxday😂😂😂

    • @4429
      @4429 Рік тому

      kkk ninka waala waaye

  • @khalidmohamud928
    @khalidmohamud928 Рік тому +5

    Dd ayeya ku shegayna muqalka wa naga so dahisay😭❤️‍🩹

  • @Maanka_Blog
    @Maanka_Blog Рік тому +1

    Nio muqaalkaga waxad moodda inay durid siyaasadeed ay kujirto😂 , lkiin si kstaba wa ka helay legend aa tahay .

  • @mustafe983
    @mustafe983 Рік тому +1

    11:41 vedio kuuma soo duubo haddu kuu soo duubana wuu kugu yareya DD wx kle ku odhan maayo e naga soo hagag kliya intaasna cadha iga keen teyy😮❤😂

  • @MrQalinle
    @MrQalinle Рік тому +3

    Awdheere waan ku taagersanahay sxb horay usoco. UA-camrka kaliya ee wax ii faaideeya hadana iga qosliya a tahay.
    Teda kale dadkan qabyaladu madax martay haba u jawaabin sxb. Madaxweynahu haduusan danaha umadda ka shaqayn dhaliil yar waa in loo jeediyaa

  • @maarro1332
    @maarro1332 Рік тому +1

    3:16 acuudi bilaahi hindhis aa iga naxsatay

  • @hadillaium
    @hadillaium Рік тому +1

    Fiiri hamaada anga dad waawayn nahy ciyaartan nga dhaaf oky malin wlbo video noo soo gali ama na dhaaf😂😂 wn ku xisayy😊 nio saan wx ka bdl saan xal maahne

  • @khaalidXUSEEN-bu6mq
    @khaalidXUSEEN-bu6mq Рік тому

    𝘄𝗹𝗹𝗵𝗶 𝘄𝗮𝗮𝗻𝗸𝘂 𝗷𝗲𝗰𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗗𝗗

  • @Caanimo_marabi
    @Caanimo_marabi Рік тому +1

    Diide dhago hdalka wa
    Daremona

  • @Apdikadirduaale
    @Apdikadirduaale Рік тому +1

    Ader mrka jaanis hesho so gali dhib mlehe

  • @maalpodcast
    @maalpodcast Рік тому

    Niyow Qac baa naga yeedh siise sida umaqantahay halmar baa soo dhacee 😂😂

  • @AflaxEnglish
    @AflaxEnglish Рік тому +2

    Cuqdad badan kaa muuqato waxaad laba jeer ku xad gudubtay madaxweynaha sharafta badan ee xasan shiikh
    Mar waxaad tiri gaaladuu u sujuudaa marna waxaa tiri ma ogolaan lahayd in cadawgaadu madaxweyne kuu noqda markaasaa isku jawaatay oo tiri hadaba waa noo yahay

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  Рік тому +2

      Cuqdad dowlad la’aan ah baa i hayso, taas waad Ku saxsantahay

    • @AflaxEnglish
      @AflaxEnglish Рік тому +2

      @@hamadaibrahim7424 hadaba agaaw asagu malahan eedaas dowlad la aanta ah waa eed ka horeysay qaranimadio somaliana waxay burburtay 1969 kii Ilaa hada waala yamyamayaa

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  Рік тому +2

      Madaxweynaha shaqadiisa maxey tahay ?

    • @power1774
      @power1774 Рік тому

      ​@@hamadaibrahim7424 adi ani dd isku cuqdad baa nahay wlhi malin waliba sidaan dowlad awood badan ku noqon lahayn sida ruushka oo kle baan ka fikiraa wlhi😢😊

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 Рік тому +1

    😅 hosgalintada caadi ma aha

  • @iprafarax3977
    @iprafarax3977 Рік тому +1

    Ninka kaliye xirfadisa igu so jiitey😅❤

  • @isaak____1
    @isaak____1 Рік тому

    Zxp--sidii--wiil hoyadio arkey--ooo kale kuugu farax nay--..?😫🖐🖐🖐

  • @mazcuudgaalaerigaryar9653
    @mazcuudgaalaerigaryar9653 Рік тому +1

    Adaa na il bixiyey awdheere😅

  • @shiyamroy5578
    @shiyamroy5578 Рік тому

    War awdheere goormaa kasoo hadleysaa video ga lagu magacaabo THIS IS SOMALI please noosoo qabo video gaas

  • @mohamettkeynan4795
    @mohamettkeynan4795 Рік тому +1

    Nio ilaali baratakolka

  • @Drcabaastuuryare
    @Drcabaastuuryare Рік тому

    War intee kabaxday dulufoow 😂😂

  • @maarashfaray
    @maarashfaray Рік тому

    Diidiii madaxwaynahaga sharaftisa ilaaali. Mahan cadawkaga Diidii

  • @prjebra597
    @prjebra597 Рік тому

    Awdheere nexy video xillihisa ma iisheegi karta san isugu diyaariyo
    iska qiyaas xitaa Noh😂😂

  • @yaamacade-ih7ib
    @yaamacade-ih7ib Рік тому

    😂😂😂 wr nio Wx bdn aa ka.faiday Hal bil man family Biilka kadiro

  • @MohamedDirir-u3p
    @MohamedDirir-u3p Рік тому

    DD wuxuu kawadaa dawadahayga dhaandhaanka ah sidaa ula socda😂😂😂😂

  • @abaa774
    @abaa774 Рік тому

    Soomali ween firsaayan videoka ee qabiilka ka dhaaf videoyashada😁

  • @AsadAliKhanKhanPapa
    @AsadAliKhanKhanPapa Рік тому +3

    Waan ku salaamay wll hamada ibrahim inaad muuqaal Dhamaystiran nooga soo samaysid nolosha , waxbarashada , guryaha , Tayada jaamacadaha , iyo macluumaad Dhamaystiran oo ku saabsan dalka Aad ku nooshahay ee FINLAND 🇫🇮 wll waa codsi gaar Ah

  • @MohaMoha-br6pg
    @MohaMoha-br6pg Рік тому

    Warbixin fcn baad soo bandhigta blse ma is ledahy waxaad weerar ku tahy Xasan Sheekh Maxamuud?

  • @maxamedofficial1519
    @maxamedofficial1519 Рік тому

    Walal qali wlhi Saad wax usoo gudbiso ayaan jeclahey marna caajis kuma dareemo

  • @CAziz13
    @CAziz13 Рік тому

    Owdheere ku aawey 3bil iska maqanthy sxb iam wait until you post a video

  • @mataanmohamed
    @mataanmohamed Рік тому +1

    Dhoolaceynta Aan jirin laasim bro 😂

  • @kingleylakingleyla4137
    @kingleylakingleyla4137 Рік тому

    Awdheere adiga anigo somalia jogo cabsi cabsi igu disha

  • @arkimrelax6465
    @arkimrelax6465 Рік тому

    m.a sifcn iyo qurux badn uso jedisa m.a hory usoco

  • @MohammedMaame
    @MohammedMaame 10 місяців тому +1

    moha

  • @axmanna14
    @axmanna14 Рік тому +1

    Halahaan oo jaceyl ah sahal laguma kasban, UA-cam qofkii loogu talo galay waa kanaa
    Iska maqnaaw hadaad doonto ani muuqaalladii hore lee ku ceshanaa

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  Рік тому +1

      Allaha ku sharfo wll mcn, waa ku mahadsantahy hadalkaaga sharafta leh

    • @axmanna14
      @axmanna14 Рік тому

      @@hamadaibrahim7424 adaa mudan Ustaad

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 Рік тому

    Madaxweynaha dalka somaliyeed ka xishood

  • @parwaqoadan1614
    @parwaqoadan1614 Рік тому +7

    Why don't you have a Patreon page so we can support your work or make membership subscription.

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  Рік тому +10

      I made one, but i felt ppl might not be supportive 😑

  • @isaackmohamed4426
    @isaackmohamed4426 Рік тому

    Awdheere baryahan Chan's mahesid lazy people have no spare time mam mahdii adee kugu solabatay mise goojacadaa calanakada kababanayaa legend 🎉

  • @mascuudabdalla9298
    @mascuudabdalla9298 Рік тому

    SXP VIDIO YADAADA UA-cam SOO DHIG TO TIKTOK QABSADEEN VIEWS BADAN HELOW YAAN WLLHI

  • @akbinladim
    @akbinladim 7 місяців тому

    nio waligy wn kudawada lkn comment kama bixiy0 keep going ilaa janada

  • @hassanbashiguled5432
    @hassanbashiguled5432 Рік тому

    DD BARNAAMIJYADAADA LAGUMA CAAJISIYABA TALENTED BAAD THY WLHI

  • @paulkhaliif2
    @paulkhaliif2 Рік тому

    Owdhere ixtiram madaxweynaha somalia

  • @AwedJR
    @AwedJR Рік тому +3

    Saxb waxad fiidiyow nooga sameeysaa habka waxbarashada ee dalka Finland 🇫🇮, inta ay sanadkii iyo asbuuci ay wax bartan.
    Iyo sababta ay u noqotay dalka kowaad ee aduunka ugu waxbarahada fican.

  • @Mohomedabdimc222
    @Mohomedabdimc222 Рік тому

    awdheere wlahai waxa noqotay the person who leaves you👋👋

  • @texro5019
    @texro5019 11 місяців тому

    Don’t mind me Hamada just checking up on you it’s me mahamed

  • @daahirisaaq9545
    @daahirisaaq9545 Рік тому

    Rushka iyo ukraine waa sida soomaali iyo somali lanad cml😅😅

  • @Profissorka
    @Profissorka Рік тому

    asc H IBRA after salaan DD codsigayga waa Dark matter And Dark energy sidee lagu o gaaday 0:58

  • @mohamedjesteye7656
    @mohamedjesteye7656 Рік тому

    Sxbow wlh ayaantaan dhanaa kusugeenay dhoor biri kadibba waxaan fiiriyaa youtubekaaga saa kusugeenay hadaa timid please hanaga tagin mar kale

  • @caddekacadde9477
    @caddekacadde9477 Рік тому +3

    Plz Hamaada muuqaalada ha kala joojin waan u Darsaney

  • @maidabashiir5054
    @maidabashiir5054 Рік тому +4

    Alla kaygii AW DHEER 😍🤗

  • @hamzaouikhalifa
    @hamzaouikhalifa Рік тому

    Soomaliya ayaa faaiido ku qabata😂😂😂😂

  • @Profissorka
    @Profissorka Рік тому

    DD taliye kiistaa isoo gashay waxaan rabay inaan kaa dhigo madaxwayne kaadhigo ee markaa🎉🎉🎉

  • @maxamedxasan6833
    @maxamedxasan6833 Рік тому

    Hamada taariqda falastiin noo soohaby

  • @abdi7932
    @abdi7932 Рік тому +2

    kuma difaacayo qorigaa yar ee qaraamiga ah haday finland ka bilaabato bilaad mo farah ka deeraysaa awdheere😅

  • @Illiyeen-v4v
    @Illiyeen-v4v Рік тому

    Aboowe fariiso muqalka waa raba si Dagan wax usheeg

  • @dalnuursheibraahin8272
    @dalnuursheibraahin8272 Рік тому

    Mobelkeygal iso dhacay call 📞 uu i ogeysinaayo diidi is came back again😅😅

  • @liihahabehaeybe5068
    @liihahabehaeybe5068 Рік тому

    Ninka kaliya aan ku raxeyso Soo gudbintiisa

  • @Xadaad
    @Xadaad Рік тому

    War xaji halkeed ku maqneyd bro rijaal come back

  • @cabdicasiisaxmed8754
    @cabdicasiisaxmed8754 Рік тому

    Awdheere horta ma waalantahy macmiil banu kuu nahay markaasad iska maqnaanaysaa nio naga soo hagaag

  • @haamudnews8451
    @haamudnews8451 Рік тому +1

    Awdheere waxaan mooday markaa hindhistay in cabsi Russia ahi ku soo gashay

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  Рік тому

      🙌🏾🤣

    • @haamudnews8451
      @haamudnews8451 Рік тому

      @@hamadaibrahim7424 salacalee Awdheere markaa Russia ka sheekayso cabsi cabsi baan dareemayna

  • @SHARMAKE708
    @SHARMAKE708 9 місяців тому

    Waar wlhi waad igA nixiseyy zaxipow🔫😂

  • @XheikhXhureim
    @XheikhXhureim Рік тому

    Asc Hamada sithen kulasoxirira si toos ah

  • @boudinsadik2459
    @boudinsadik2459 Рік тому

    Yo, it is two months. Maybe you still want to like that without video like a year ago 🤔 nah, nah, comeback, brother, we still were for you 😊

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 Рік тому

    Awdheere adiga waaba kuujeednaaye ayeeyo kawaran dagaalka Ukraine iyo Ruushkana maxay katirir

  • @abdiqaniaxmed1904
    @abdiqaniaxmed1904 Рік тому

    Diidi cilmigi iyo wax faaididi aan isku raacsanen hakala dhantaalin 😂😂 wax badana ka buuxo oo xanafleh qarso madaxda sharafta lahna haku xad gudbin