Hadii aad akhriska isku kari wayday daawo videogan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • wa kulan furan oo ka dhacay Sahan Books Borama

КОМЕНТАРІ • 61

  • @hassanelmi9434
    @hassanelmi9434 Рік тому +16

    جزاك الله خير الجزاء
    Waxaa tahay qofka kaliya marka aan dhageesto wax ka badala nolashayda iyo hab fikirkayga
    F.g: ustaad waxaan kaa cod sanayaa in casharada ku saabsan hormarka iyo wax akhriska aad noo soo badisi

    • @zucadziman526
      @zucadziman526 Рік тому +1

      Aad io aad wllhi vidiowganna wxu noqday kii ugu saamaynta badna noloshayda
      Mahadsanid horu u soco ustad/Dr abdishakur 💯👍🏻

  • @hamdakhayr6280
    @hamdakhayr6280 Рік тому +6

    Midhba ma akhriyo 😢insh allh video waxbuu iga badali insh allh

  • @maryanali7725
    @maryanali7725 Рік тому +4

    Mhdsanid dr manta ayan muqalkan nasiib uyeeshay ina dhagysto wana ku dhaqmi dona i.a

  • @FaadumoMaxamed-yc6so
    @FaadumoMaxamed-yc6so Рік тому +5

    Waa run ustaad imtixaanka wax looma aqristo ee aqoon baa wax loo aqristaa

  • @SumayaSiyaad-mg1uz
    @SumayaSiyaad-mg1uz Рік тому +4

    Wax aan rabaa in aan wax akhriyo waan akhriya wax aan rabaa English akhriyo mana garanayo ee siden u akhriy karaaa

    • @ZamzamKhadarxasan
      @ZamzamKhadarxasan 7 місяців тому

      Isku day wll inaad raadsato application English Lagu baran karo ama qof kale ku hagi karo🙏

  • @saharaxuseen6069
    @saharaxuseen6069 Рік тому +4

    😂😂😂

  • @maxamedxasan6815
    @maxamedxasan6815 Рік тому +7

    اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @mohmudcarab
    @mohmudcarab Рік тому +3

    Laakiin vedio ga madhameystirna qeybta 2aad inoo soo dir

  • @OmarAhmed-vl4cm
    @OmarAhmed-vl4cm Рік тому +7

    Ustaad aad baad umahdsanthey waxn kaa fahmey wax badan shukran

  • @ikraamhassanmohamed1080
    @ikraamhassanmohamed1080 Рік тому +4

    Wax aqris dhibaa isku qabnaa

  • @salmaanabdiladiifaadan
    @salmaanabdiladiifaadan Рік тому +3

    Ustad qaliya ilahay haka ajarsiiyo ustaad

  • @mohamedabdulkadir294
    @mohamedabdulkadir294 Рік тому +5

    Scw 🥰🥰🥰💚

  • @mariambare4384
    @mariambare4384 Рік тому +3

    SCW

  • @mohmudcarab
    @mohmudcarab Рік тому +5

    جزاك الله خيرا
    Alle hakaaga abaal mariyo
    جنة الفردوس الأعلى

  • @AaminoAamino-vm7bk
    @AaminoAamino-vm7bk Рік тому +1

    Salal laahu calayhi wasalam salal laahu calayhi wasalam salal laahu calayhi wasalam salal laahu calayhi wasalam salal laahu calayhi wasalam salal laahu calayhi wasalam salal laahu calayhi wasalam salal calayhi wasalam

  • @adamabdullahi6897
    @adamabdullahi6897 Рік тому +3

    Noso dhameystir qofobada meelaha la aqrinaayo

  • @MustafeCali-v9x
    @MustafeCali-v9x 4 дні тому

    Maalinkaste maalintii lama mid ah waxa mahiimaa inaad waxuun akhrid0

  • @CabdiFitaahJaamac-qg3ct
    @CabdiFitaahJaamac-qg3ct Рік тому +2

    SCW

  • @suraleycarab
    @suraleycarab Рік тому +3

    Csw scw scw

  • @mohamedahmedqasaali3243
    @mohamedahmedqasaali3243 Рік тому +4

    Lpx so dhamaystir

  • @ahmedkasim5769
    @ahmedkasim5769 Рік тому +3

    Mhdsanid

  • @MaryamaAbdulahi-er5ug
    @MaryamaAbdulahi-er5ug 2 місяці тому

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤ scw scw mahadsanid

  • @ibraahimnuur9444
    @ibraahimnuur9444 Рік тому +2

    Wad ku mahadsantahay dictore dadalkaaga anaga waxan rajeyneynaa inan kafaideysandono idinka Alle

  • @khadardaacad9873
    @khadardaacad9873 Рік тому +2

    Ustdii soo dhameestir video ga plz

  • @sawturaxma5667
    @sawturaxma5667 Рік тому +5

    M.a wll waa mawduc wngsn qof aan wax aqrin waa qof jahil ah ✅️❤️

    • @sahroaxmed1522
      @sahroaxmed1522 Рік тому

      Sidoo kale qof wax bartay sidaan wax uma cabiro aqoontaada kordhi hadalkaane iska sax wayo nabiga scw waxna ma qori jirin mana aqrin jirin
      Talo wlaalnimo waa ku salaamaa

    • @siciidcali2020
      @siciidcali2020 10 місяців тому

      Nabiga c.s.w waa usharaf umi inuu yahay iyo calaamad mucjiso ah lkn adiga wll wa kugu jaahilnimo iyo ceeb

  • @bashahaji4696
    @bashahaji4696 Рік тому +4

    Thanks Mudane

  • @aishaabdikariimhussein6154
    @aishaabdikariimhussein6154 Рік тому +3

    Shukran

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 Рік тому +1

    Anigayba IgA dhimantan waxbadan runtii

  • @UmadaSom2
    @UmadaSom2 Рік тому +3

    Mshllh tabarakallah ❤

  • @hamdibashir1718
    @hamdibashir1718 Рік тому +3

    Shukran. ✅️💯

  • @zakaabdiwali9977
    @zakaabdiwali9977 Рік тому +5

    Ustaadoow waxaan jeclahay inaad lasoo hadasho barashada AFka englishka
    Madam uu akhriska muhim uyahay

  • @mohamedmoumin3860
    @mohamedmoumin3860 Рік тому +2

    Ustad wax bdn ka faiday mahadsanid

  • @FARAHADAMCllahi-p5y
    @FARAHADAMCllahi-p5y 7 днів тому

    جزاك الله خير

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 Рік тому +2

    Sallahu calayhi wasalam

  • @janagale6469
    @janagale6469 Рік тому +2

    Wll aad ban kaga faiday mahadsanid 💯

  • @Abdiwali_hassan
    @Abdiwali_hassan Рік тому +3

    Keep going

  • @thegreatsacad
    @thegreatsacad Рік тому +2

    masha alh Dr Abdishakur ilahay cilmiga hakuuu barakeeeyo

  • @drzeynaguhaad6493
    @drzeynaguhaad6493 Рік тому +3

    جزاك الله خير استاذ الدكتور عبد الشكور 💯

  • @mahadhussein7364
    @mahadhussein7364 Рік тому +3

    Maasha allh ustaad

  • @caaishacadey1487
    @caaishacadey1487 Рік тому +3

    Jazakalaaah ustaad ✅️

  • @laylaaadan2232
    @laylaaadan2232 Рік тому +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @mokaariye6960
    @mokaariye6960 Рік тому +2

    Masha Allah jazakumalah khyr 🥰

  • @FarxiyoMohamed-v3c
    @FarxiyoMohamed-v3c 27 днів тому

    Scw scw scw scw❤

  • @Maryamo-y3w
    @Maryamo-y3w 9 місяців тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw aztaqfurullh subxanallh ya raxmen❤❤❤

  • @AliyowHassan-rc4lz
    @AliyowHassan-rc4lz Рік тому +1

    Scw scw scw ❤❤

  • @hibaaqjamac4825
    @hibaaqjamac4825 Рік тому +1

    اصلى الله عليه وسلم❤❤

  • @hibaaqjamac4825
    @hibaaqjamac4825 Рік тому

    Bejekaga cawa igu horeysa waan dawan inshlllah

  • @AdnaNuur-m5z
    @AdnaNuur-m5z Рік тому +1

    Scw scw❤

  • @mohmudcarab
    @mohmudcarab Рік тому +3

    Kan 4aad baa kuu dhimnaa

  • @jamaadxaaji1315
    @jamaadxaaji1315 10 місяців тому

    Thanks

  • @cabtoyisnacay7438
    @cabtoyisnacay7438 Рік тому +3

    Masha Allaah hadal ka nuxurkiisu waa in wax la aqriyo

  • @idilismail2034
    @idilismail2034 Рік тому +2

    Scw scw ❤

  • @hibaaqjamac4825
    @hibaaqjamac4825 Рік тому +1

    Huno ani berigii hore xoog u jecel akhris
    Lakiiin hada waaaan isku kari layhay maxaaan sameeyaaa
    Ardayd waaan ahy isoo duceeya in alle ifududeeyo 🥺🤲

    • @CabdulahiAk
      @CabdulahiAk 10 місяців тому +1

      Iskumid nahy Ani hada f4 ahay waxna ma aqriyo wllhi😢😢

    • @ugbaadmaxamed4486
      @ugbaadmaxamed4486 10 місяців тому

      @@CabdulahiAk wllhi wllo waa dhib iyo saa lo adkeyay imtaxanadka f4🥲