Sxb koorsooyin bilaash ah miyaadan dhalin yartaada somaliyeed u samaynayn yaa ka saboolsan dhalinta somaliyeed yaa uga baahi badan inay helaan aqoon iyo farsamo ay wax ku qabsadaan xilima ayaad danayn doonta wllaha somaliyeed ee u baahan koorsoyinkan inaad dadkiina wax uso biirisaan isku daya
walaalayyalow intaad kafikiri lahaydeen sideen reer yurub camal daaro dhaadheer u dhisanaa kafikara sideen janada guri qurux badan uhelnaa adinka la,idin kuma tolo galin inaad duna kuraa xeysataan ee waxa uu ilaahey idin diyaariyay daaro kaqurux badan daaraha u hanqal taa geysaan goormee arint fahmeysaan macquul ma,ahan in qofka muslimka ah in uu iskuhelo lawada raaxo ee aduun iyo aaqiro الدنيا سجن وجنت الكافر ani madhihin ee nabigeena baayiri scw
Madaxda africanka ayaa usabab ah oo aan dadkooda hormarim kuwa madax sheegtana lacgta dowlada kahelaan canshraha ayaa ganacsiyo gaar loo leeyahay ka sameesta oo dhalin yarada uma sameeyan wax mustaqbal ah halka dowladaha kale hadi madaxweyne 100 dollar xado laso saara maxkamad oo xilka laga qaada lakin alle africa qalbigeda haku duwo😢
7:10 Wallahi wan ilmeyay markan dawanayay muqalkan, waxa kale oo aan layabay hubka la daad guraysanayo. Maalin dhawayd oo aan walalkay lahadlyay aya waxa uu igu yidhi dhulkas ma aragtaa maalin dhawaydaba la xarasho dawlada ibisay, markasan ku idhi maxa lagu falay lacagtii ee aad aragta wax adeega , kadibna waxa uu igu yidhi hub iyo diyarado dagal aya lagu so ibiyay lacagtii, markasan naxay wallahi.
Asc ustaad, So'aal ayan doonaya In aan ku weydiiyo Courseka photoshop iyo Premier pro markaan iibsado Kadib appska ama softwerada so lacag mahn mise si free ah ayan ku heli karaa?
Sxb koorsooyin bilaash ah miyaadan dhalin yartaada somaliyeed u samaynayn yaa ka saboolsan dhalinta somaliyeed yaa uga baahi badan inay helaan aqoon iyo farsamo ay wax ku qabsadaan xilima ayaad danayn doonta wllaha somaliyeed ee u baahan koorsoyinkan inaad dadkiina wax uso biirisaan isku daya
Sxb koorsooyin bilaash ah miyaadan dhalin yartaada somaliyeed u samaynayn yaa ka saboolsan dhalinta somaliyeed yaa uga baahi badan inay helaan aqoon iyo farsamo ay wax ku qabsadaan xilima ayaad danayn doonta wllaha somaliyeed ee u baahan koorsoyinkan inaad dadkiina wax uso biirisaan isku daya
Sxb koorsooyin bilaash ah miyaadan dhalin yartaada somaliyeed u samaynayn yaa ka saboolsan dhalinta somaliyeed yaa uga baahi badan inay helaan aqoon iyo farsamo ay wax ku qabsadaan xilima ayaad danayn doonta wllaha somaliyeed ee u baahan koorsoyinkan inaad dadkiina wax uso biirisaan isku daya
Sxb koorsooyin bilaash ah miyaadan dhalin yartaada somaliyeed u samaynayn yaa ka saboolsan dhalinta somaliyeed yaa uga baahi badan inay helaan aqoon iyo farsamo ay wax ku qabsadaan xilima ayaad danayn doonta wllaha somaliyeed ee u baahan koorsoyinkan inaad dadkiina wax uso biirisaan isku daya
Sxb koorsooyin bilaash ah miyaadan dhalin yartaada somaliyeed u samaynayn yaa ka saboolsan dhalinta somaliyeed yaa uga baahi badan inay helaan aqoon iyo farsamo ay wax ku qabsadaan xilima ayaad danayn doonta wllaha somaliyeed ee u baahan koorsoyinkan inaad dadkiina wax uso biirisaan isku daya
Halkan iska diiwaan gali Koorsooyinka Waaberi Academy 👇👇
Whtsapp: Wa.me/905059092303
Sxb koorsooyin bilaash ah miyaadan dhalin yartaada somaliyeed u samaynayn yaa ka saboolsan dhalinta somaliyeed yaa uga baahi badan inay helaan aqoon iyo farsamo ay wax ku qabsadaan xilima ayaad danayn doonta wllaha somaliyeed ee u baahan koorsoyinkan inaad dadkiina wax uso biirisaan isku daya
Sxb lacag kaliya inaad danayso maaha waxa jira dhalinyar aan lacag haysan inay wax bartaana aad u jecel yaa u maqan dhalinta sideen uga bixi doono faqriga shaqo la aanta iyo aqoon darada sxb adigu cilmigaaga wax ku taageer dhalinyarta soomaaliyeed ?????👈
Ustaad lacagtii waan direy mana la,isoo jawaabaayo see wax uwadaa Abdirahmaanow Iisoo jawab please 🙏
Igula saliya xabibkena scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhi waa run arankan ee caloshod ushaqeystiyaasha gacmaha halaga jaro oo alle halala kashto ❤❤❤
Madaxdeena ku africa cml illaahey maka dhigo😢 aamin yarabi 🇸🇴
The golden voice 💛
Maclumadkaba kuguma socdo haye
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Scw scw scw ❤❤
Scw ❤
Scw
Scw
Allha cilmiga haku barakeeyo
Waxad uu qalanta milyan iyo wax ka badan sxb ❤❤
Proud to be african🖤✊️🇸🇴
😂
😂
Waa adi lee iyo kuwi ku raace
Maxaad ku haysaa waa adigaa gaajoonayee
@@maxameddeeq3377 🤏🧠🍼
Our role model ❤❤😊😊
Wan kusalmy wabari waxaa tahay iftiin masha alaah
Afrikaay gob baa tahy waana lagu gumaystaa
وتلك الأيام نداولها بين الناس 😊😊😊
RAGGU Way imaan Saaxada Siyaasada Calooshood Ushaqaystayaal Badan iyo Shisheeyana Jaxiimaa Lagu Furi I.a ❤❤❤😊😊😊
First comment 🎉😂❤
Mahadsanid sxb
walaalayyalow intaad kafikiri lahaydeen sideen reer yurub camal daaro dhaadheer u dhisanaa kafikara sideen janada guri qurux badan uhelnaa adinka la,idin kuma tolo galin inaad duna kuraa xeysataan ee waxa uu ilaahey idin diyaariyay daaro kaqurux badan daaraha u hanqal taa geysaan goormee arint fahmeysaan macquul ma,ahan in qofka muslimka ah in uu iskuhelo lawada raaxo ee aduun iyo aaqiro الدنيا سجن وجنت الكافر ani madhihin ee nabigeena baayiri scw
Calayhi salaatu waa salaam
Faqrigu waa qayb kamida kufriga wall Qof saboola aduunkaan wuu ku halaagsama diin mabara karo dulmi iyo munaafaqada ayuuna horseeda
@@BOQOLSOON-2beentaa maaha waan kugu raacsanhy 100%
Faqri nabigeens waka duceyssn jirey wof waxa arkeysas aan shawaysaneen ama hormsr samaneen oo dhahsyo gaal aduun la siiyo muslimkana aaqiro taas oo kle was marmsrsiyo lkn waxa fcn wofka inuu hormsro oo uu noqdo wof liibana aduun iyo aaqiro gaalka kama sharaf badno oo ilahey syaana na dhahey ibnu aadsmka waa karsmeeyey ninkaas cad oo faca wuxu ku dheeryhy mlhn oo caqli aheen adoo cibadeydsnsyo inta kle wax baro oo shaqayso oo update noqo intaas ceeb ma ahan kwrn kuwa somalia joogo ee adujn asn haynin ee jano inuu galaayo aaminsan cibasdo suubsn aan haynin waa wax yaabaha aan la yaabo kamid thy war labads daarood haloo dadsslo oo midns yaan laga tagin diintana halagu dhsganado yaa uun marmarsiyo uun loo isticmaalin 🤝
DIINTU MA WAXAY KU TIRI GAALO U ADEEG
Nimcadu ilhy kumanysytay bey arki waayeen😢
Fast one 😊
Waan salmay waabari media
Ka so hadal taarikhda al Qaacida halkey ku dambaysay sxp
I am fanz waabari
Ku sali Nabigeena muxamed scw the best person over the most knowledgeable and the most shine all created prophet muxamed scw scw ❤❤
Voice golden
Amazing information i will be good future in 🌍
Mahadsanid
Golden voice ❤
10eme commenter 😊
Mahadsanidustaadi
Mahadsanis wll c/raxman xogtaada quruxda bdn leh
Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari
Wr sxb alle caafimad iyo cimriga ha ku bara keeyo
Comment 1
Somalidaqabyaaladailahayhakamadoobeyo
Qoralkada space udhaxeysii, hada waxad qortay yaa aqrin kara
Somalida qabyaalada ilaahey haka madoobeeyo
#somalilander_model #ck_caanka 🔥
Africa ayadaa duni uharaysa way baraarugaysaa inshallah
Asc wll
Ma maqashay Qisada web wilsoon waa Qiso caajib ah 😅
1k I.a❤
Wlhi The golden voce
hal qof oo corse i anfaca ibara mahelayaa ilaahayna ka abaal mariyo malinta aakhiro insha allah.
Pin isaar walaal😢
hoeey afrikaay hurudooy
cadaw ku heeryee hurudooy
halyeeyadaadi hurudooy
haad baa cunayee hurudooy
haamaa la saara hurudooy
hayin sidisii hurudoooy
la hogaaminayaa
duli lama hilaabtee
aaway hanadadaadii
doqonbaa habawsane
waligeed halaysane
sida xoolihiiba
xero lagu hooyaa
hohey afrikaay hurudooy
cadaw ku heeryee hurudooy
halyeyadii hurudooy
haad baa cunaaye hurudooy
hamaa la saaraa hurudooy
hayin sidisiii l hogaaminayaa
duli lama hilaatee aaway hanadadii
doqonbaa habawsane
waligeed halaysane
sida xoolihiiba
xero lagu hooyaa
Hi
Madaxda africanka ayaa usabab ah oo aan dadkooda hormarim kuwa madax sheegtana lacgta dowlada kahelaan canshraha ayaa ganacsiyo gaar loo leeyahay ka sameesta oo dhalin yarada uma sameeyan wax mustaqbal ah halka dowladaha kale hadi madaxweyne 100 dollar xado laso saara maxkamad oo xilka laga qaada lakin alle africa qalbigeda haku duwo😢
Waan salmay waabari media
Ka so hadal taarikhda al qaacida halkay ku dambysay
SOMALIA IYO DAWLAD LAANTA KA JIRTA KA SOO HADAL🏝🏞🏜🏖
Martin luther king qisadiisa kasoo hadal please
Zxp waxaa kaa codsanayaa qiima dhimista hal bisha 9aad noogu dar
7:10 Wallahi wan ilmeyay markan dawanayay muqalkan, waxa kale oo aan layabay hubka la daad guraysanayo.
Maalin dhawayd oo aan walalkay lahadlyay aya waxa uu igu yidhi dhulkas ma aragtaa maalin dhawaydaba la xarasho dawlada ibisay, markasan ku idhi maxa lagu falay lacagtii ee aad aragta wax adeega , kadibna waxa uu igu yidhi hub iyo diyarado dagal aya lagu so ibiyay lacagtii, markasan naxay wallahi.
Was afrika iyo somalia&somaliland aniga waxa kunolahay deex iyo barwaqo
Africa ale haku gargaro inshalh
Hogaamiye daacad ah mahaysano mideeda kale dowladaha waaween ayaa kadanbeeyo
Africa hurudoyo hurudiyo......
I.a Africa Anaa Wax Ka Badali Doona 😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Reta Gateway
Var😂 muqaalka calaamada waaberi lama socoto😊
Rice Courts
Somalidu african maha!
Cunsurimada dhmanaayso ilaa gariga cad cagaha madaw laga furayo marada madawna marada cad laga hor dhqayo
Asc ustaad, So'aal ayan doonaya In aan ku weydiiyo Courseka photoshop iyo Premier pro markaan iibsado Kadib appska ama softwerada so lacag mahn mise si free ah ayan ku heli karaa?
😂😂😂tan cml waxaa ladhaha mataqaana rooti niman cuni aqoon hoos yaala oo qarad ah waaye 😂😂😂walagu cuna adna baahi iska ahow ileyn ada aqoone sida wax locuno waliba ado heesto waxaad cuni laheyd😢sorry qaarad hoogtay waaye
Afrikaan ilahay baa duleeyay
africad mec u qaadatay
Wan qiiroodee igadaa .
❤
africa waa dameer malab saaran
Ok❤❤❤zxb
Still My self ask me Wh Africa is poor??
Wlhi been mahan sxb runa ayaad kahadashay
Afrika waa wadan Qeeraad leh hadana faqir ah mohamad illhay baa umaqan afrika 😮
Somali aa ugu daran wax maa isku ogolo😂😂
Somalia ma africn baa🤭🤫
My carabway😂😂
My jini waaye 😂😂Africa saxa nahay quruxey
Africa in laga tahribo moye xalki wu dhamady
Yurub iyo amerikana afrikaankii waa laga nacay, adigoo sanka lagaa haysto ayaa lagugu soo celinayaa gurigaagii 😂
Sxb koorsooyin bilaash ah miyaadan dhalin yartaada somaliyeed u samaynayn yaa ka saboolsan dhalinta somaliyeed yaa uga baahi badan inay helaan aqoon iyo farsamo ay wax ku qabsadaan xilima ayaad danayn doonta wllaha somaliyeed ee u baahan koorsoyinkan inaad dadkiina wax uso biirisaan isku daya
Waxaan nahay dad awoodooda laga qariyay
See yeeleynaa
Brown Angela Garcia Lisa Harris Amy
AFRIKA iyo dadkeedaba waxay
U dhimanayaan hogaan xumo?
Abirahmaan Waaberi Aankugu Darro Khayraad Waxasoo Khayraada Ka Qalisan Waxa la idhahda Platinuim Grouop Oo Metals aduunka ugu qaalisan Waxana Loo isticmaala Qalabka Caafimadka,Shaybaadhada,heerkulbegyada ,Qurxinta, Daboolka ama Weelka Nuclear Lagu diyaariyo,Apple,Ahna 6 Metal Oo isku Tagay Waxan Jeclaan lahaa inaad bulshada somaliyeed uso gudbisaan
Waxaa kharadena waxa sidas ugay waa siyasiyiintena
100+100=like gaadhsiya
African oo somali ku jirto iqgooda waa liita dadkyawga kle caqli ahaan uma dhigmaan waa umad liidata inyaro fcn marka laga reebo badankood waa isku caqli waxey dhihi jireen somalida jareerta waa aqli lix saac msrka ana africa waxa leeyhy waa aqli lix saac 😂😂
Africa wax naacalad foolhardy najaas xasidin sixirolayaal ah
Waryaa waaberi miyaad ku dhalan africa ha caayin hana odhan waxa taala gaajo iyo callooshooda ushaqaystayaal waraaa!😡😡👿👿😡😡😡😡👿👿💢💢😠😠
Waaberi wll mowduucii youtubers ka markaad diyarinayso kusoo dar yarkan @khabirudin Media