Allaha ugargaaro maamadaan allaha ukaalmeeyo waa dadkii laga duceysan lahaa allaaaa yaa jaaniskaas kafaaiideeysta oo iga nasiib badan maanta ax. Cabdicaziiz oohintu waa nafis haku celin udhaaf ilaa ay dhamaysato camerada lee ka leexi oohintu waa nafis waxbaa kaasoo fuqaayo qofkii ay soo martaa fahmaayo
Inna lillahi wa inna ileyhi raajicuun Ala calool xumo waynaa kuwi ay so Korisay meel cidla ku tuureen Cuqubo miyeysan ka baqaynin. AbdiAzisow ilaahoow aan meel xun Laga qabanin ilaahoow jazadaada Janno ka yeel Amiin sida dadka Somaliyed ad u caawiso Allahu Akbar
Dadka hada jiraa waa dad naxariista ka guurtay intii Alaah u naxariistay mooyee, anaga aragnay kwaan ku tacabnay oo is dhahaydid maskax malaha miyaa ilashay hs u gargaaro masmads
tani waa adunaya bari waa aqiro bala ruxu ku koreya oo bana la kene lagu soo turaya illahaya ha ku kalamaya hooyo umada isalanka umad ha kaga dhigo ruxi horamaray illahaya ba oga
Ninka maamada inta gacanta ku hayay ilahay haka abaal mariya Kuwa aay ka shekeyneysa ee ehelka la ah muslim ma aha ee halaga ilaaliya hadda ayeey soo ordaan iyaga wajiga ka dadbanaya dadka yaqaan iyo qaraabada kore Waa xaasidin ilahay ka furta marka aay wax hesha waa soo aktuuran donaan
Alle wuxu yiri
Isunaxariista wan idin naxariisane☝️🤲❤️🤲🤲💕☝️☝️☝️
YA rabi
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Anaa la wareegayo daryeelkeeda. Subxaanallaah. Qofka ka faaiidaysan waayay ducadaan banaanka taalo wallaahi waa nasiib daran yahay. Aduun iyo aakhirana waa khasaaray.
Masha Allh bro Allha ku Xafido adiga iyo familigagaba Hooydan Allha kurbada Ka Qaado
Allahu. Akbar. Illahayoow. Hooyooyinkoo. Dhan. U. Gargaar
Alle hakuu sakiro umada islaam koo dhan oo waxaad ku faraxdo haku siiyo
Allah ha caafiiyo hana uu gargaaro Aamiin
Yaa allah yaa rabi unaxariiso hoyodey iyo hooyooyinka muslimintta yaa rabi caasi ha inaga dhigin hana inoo dhiibin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
ILLAHOW INTA CIMRIGEEDA UGA DHIMAN XIFDI OO UGARGAAR YAARABI 🤲🤲🤲
Amiin
Amiin amiin amiin yarabii
Allah ku Barakeeyo Wallk😢❤
Ax ax ax allpw maamadaa caawi lanbarkeeda isiiya waan idin baryaayaa ax ax
Allah ha badbaadiyo hana u maciino inta cimrigeeda ka dhiman hooyadaan aamiin
Ma. Cabdi caziiz guuleeso waxbadan wllkey
Kheyr Allah ku siiyo Nin culus ayaa tahay
Khayr allah ha ku siiyo cabdicasiis
Asc wiil fiican tahay alla xafidik cadowga allaha kaa qabto
Yaaa allah walahi ilmadaan ceshan wayay hooyo ilahay hakuu gargaro oo muslimka hakuu qasbo😢😢😢😢😢😢😢😢
Walaalayaalow ku kaalmeya maamadaan kheyr iyo barako alla ha idin siiyo
Subhanalah Ilaahay ha u maciino maamadan. Kuway soo korisayna xaqa Ilaahay ha tuso
Inta aan haysano dad badan oo wanaaga ka shaqeeya rajo ayaan leenahay.
Cabdicasiis wallal allaha ku xifdiyo
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Illaahey ha caawiyo hooyo
Allaah ha cafiyo hoyadan,,
Wilka ugar garayna muradkisa Allaah ha usahlo, wu ducaysanyahay e Allaah haku karameyo walal
Alle khayr ha siiyo ilintir, maamadna Alle haw gargaaro
Allahu akbar ilaahay ajar ha idinka siiyo iyo qeyr badab ❤❤❤❤❤
Alle casawa jallaah hooyo mcn cadaw biliaadan iyo mid jin kumatuso hana kaailaalsho caziizka naxariista hakuu naxariisto aamiin cabdicaziiz riyalina alle aduun iyo aaqiro haka raameeyo aamiin❤❤🥰🥰🥰❤💘💞❤❤❤💘🥰❤❤❤❤❤❤
MANSHA ALAH ALLA YAHFIDAK WLAAL 😢❤
Markii wax lasiiyo ayeey u imaanayaan halaga celiyo😢😢
Allow awlaad qeyr qabto isii waxa ladhahay waxii ladhayllay iyo dhulka maganlooyahay
Asc Alle ha ku cafiyo insha allahi waa fiicnaheysa hadu alle yirahdo 🤲
yaarabi ugar gaar hooyadaan miskiinta ah yaarabi adiga deeqsi badane ah naxariiis badane ah yaarabi adigaa dayicin daoonkaga 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Allow owlada Bari noka Dhiig o Barkeey Yaa Allaah 😢🤲🥲
Cabdi casiis janada allaha kugu basharo dadka wa cawisa umada somali
hooyo mcn allaha ku cafiyo allaha kuu gargaro😢😢😢
Allow u gargaar.
Ya raaaaabi adiga awoda iska leh 😢😢😢😢😢😢😢
Subxaanallaah waaba dadka sadaqada ku kacdo dadkey koriseyna alle ajar ha ka siiyo iyagana allaa ka jaasin doono
Ilhaay mamda ha caawiyo binidaan adan dhalin faiido ma lahan ee ilhow hooyadaan risaaqad Iyo dad daryeelo ilhaay ha usoo qasbo
Alle wuxu yidhi isku naxariista waan in naxariisane
Subxaana allaah illaahow u gargaar oo caafi hooyo somaaliyeed amiiin amiiin yaarabi
Hooyo Owlada Allah Bixiiyo Blse waa imtixan Alle Wax Kuma Weeyn 😢😢😢 insha Allah Waa Adunyo
Allahu akbar Ilahayow u gergaar yaa rabi
Wax adan dhalin waliga ha ku xisab tamin walalkey ayaa dhalay walashey ayaa dhashay waxba Kama jiran
Wlh been ma ahan waxad dhalin ha isku dalin waxbo Kuma tarayan
Maasha.allah
Hooyo mcn allha ku cafiyo
M.allah ilahay baka abal mariyo❤😢😢😢
Inaailaahi wanaailyahi raajicuun
Ilaahay dhibka haka feydo insha allah 🤲🤲😢
raxan weyn isuma naxartaan subxaanalah
Waxaan dhaqan xumaa ma Ethiopian qof biniaadam ah miyaa sidaa loo dayacaa subxaana allah
Allaha caafiyo
Cabdiziso wllo Allah haku xafido
Amiiiin
rabbiyoow u gargaar
Amiiiiiin
Ilaahay hau gargaaro
😭😭😭 hooyo mcn
MAASHAA ALAAH
Aboowe Adigna ilahay haku cawiiyo Amiiin😢
SubhanaAllah 💔
😢😢😢Ilaahow ugargaar
Maasha Allah jzk ❤❤❤❤
waxa dhasho wax kuu ah wayo horr maqli jiry allh ha umicino momda
Wiilka garab galay oo ukaalmeyay ilahow asna ukalmey abalkisa jano alaha kadhigo
Subxana Allah
Qalba ihuraya
Ilahayow kugargar weyno ah
Allaha ugargaaro maamadaan allaha ukaalmeeyo waa dadkii laga duceysan lahaa allaaaa yaa jaaniskaas kafaaiideeysta oo iga nasiib badan maanta ax. Cabdicaziiz oohintu waa nafis haku celin udhaaf ilaa ay dhamaysato camerada lee ka leexi oohintu waa nafis waxbaa kaasoo fuqaayo qofkii ay soo martaa fahmaayo
Sorry💔😭😭 Hooyo macaan ❤️❤️❤️
Maasha allah
Maamadaan halaga duceysto saaxiipayaal ,qofkii awoodo ha dhex geeyo reerka uu ku dhexnool yahay
😢😢😢😢😢😢 Alla ciila.badana sorry hooyo mcn wlhi wan ilmeyey ilahow ugargar
Inna lillahi wa inna ileyhi raajicuun
Ala calool xumo waynaa kuwi ay so
Korisay meel cidla ku tuureen
Cuqubo miyeysan ka baqaynin.
AbdiAzisow ilaahoow aan meel xun
Laga qabanin ilaahoow jazadaada
Janno ka yeel Amiin sida dadka
Somaliyed ad u caawiso Allahu Akbar
Subxaana alah
ha ku celin ilinta waxay u tahay nafis 📷 lee ka lexi hooyo allah kuu gar gaaro
Dadka hada jiraa waa dad naxariista ka guurtay intii Alaah u naxariistay mooyee, anaga aragnay kwaan ku tacabnay oo is dhahaydid maskax malaha miyaa ilashay hs u gargaaro masmads
Masha Allah ❤
🤲🤲🤲🤲
Bani’aadam wakaa kuwii ay soo korisay markay xooga lahayd ayaa sidaas ula dhaqmay markay ubaahatay ee ay weynaatay. Rabiyoow garabkeeda gal.
👍👍👍👍👍👍👍
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Maamada Ilaahay ha caawiyo ayagana haka abaal mariyo kuwii Saas u galay. Lkn walaal si Fiican looma fahmi karo
tani waa adunaya bari waa aqiro bala ruxu ku koreya oo bana la kene lagu soo turaya illahaya ha ku kalamaya hooyo umada isalanka umad ha kaga dhigo ruxi horamaray illahaya ba oga
Sorry qofka wanaagsan markastaba dadka wee ku abaal dhacaan lkn ilaahaa jecel janno allha abaalkeeda kadhigo maamada hadaan xamar joogi lahaa anaa hooyo kadhiganlahaa heesan lahaa maamada aan ogaano in ilaahay noo naxariisto
❤❤❤❤❤❤❤
😭😭😭😭😭😭😭😭
Ninka maamada inta gacanta ku hayay ilahay haka abaal mariya
Kuwa aay ka shekeyneysa ee ehelka la ah muslim ma aha ee halaga ilaaliya hadda ayeey soo ordaan iyaga wajiga ka dadbanaya dadka yaqaan iyo qaraabada kore
Waa xaasidin ilahay ka furta marka aay wax hesha waa soo aktuuran donaan
Dadku qaar naxariis daranaa walaahi mamadan masakiinta ah shalay markey korinaysay oo xooga laheyd wey rabeen markay xanuunsatayna sixun bey uladhaqmeen madan oo kale waalaga ducaystaa waloo asxaan sameeya waa wayeel aan awlaad lahayn indhaheeda oyinta kaqubanayso uurka ayey ka ooyfay ar kuwii saas uladhaqmay xaqeeda ayaa kasoobaxayo caafimaadka lama heynayo dhalin yarana lama sii ahaan doono oo gabow ayaa imanayo horta mamada ALLAHA CAAFIYO KURBADA HEYSANA ALLAHA KA KORQAADO CABFI CASIIS REALY ALLAHA KU XAFIDO QAYR BADANA ALLAHA KUSIIYO ADIGA IYO INTII KA QAYB QAADATO U ISTAAGA UMADA DHIBAATAYSAN AYAGANA QAYR NADAN ALLAHA SIIYO
Wligey comnt maqorin lkn wlh waan fuuray saan u ooyayay😭
Allah haw gargaaro maamadu waxay ku af maymay miyaa
Sorry mum
Wax aadan dhalin iyo guri aadan lahayn kuma dhaqan ritaan sidaan maqlay
😢😢😢😢
Hah 😢😢
Ax Ax sorry
😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Axxxxxxxxx 😢😢😢😢😢😢😢
War ma fahmi karno
Illahay Addoomadiiso kadacaman
Ee Cid Ayuu usoodiraa
Ilmo ay dhalin sidaan ayaa ugaley hooyo macaan Allah ayaa ku garab galaayo Insha.allah muslimiinta ayaa ku garab galayo
Ilaaheey ha u gargaaro dadka kaliya oon wax is tarin waa reer xamarka, jareerta, xawaadlaha iyo eelaayda uma roona waalidka amar dadkani waayeelada ah
Masha Allah
😢😢😢😢