Wararkii ugu dambeeyay Jeelka Wayn ee Magaalada Hargaysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 кві 2022
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

КОМЕНТАРІ • 91

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 роки тому +14

    Mnsha allah Somalilnd Allow dhawr Aamiin Aamiin Aamiin

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому +5

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland ♥️ Horaa loo Soconayaa Insha Allah ♥️

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 2 роки тому +7

    Mashalah somaliland guul

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому +8

    generalka police-ka Janagaleh wuu naxariisbadan yahay si xad dhaaf ah lakin waa millitary waxba laga qaadi maayo qori caradii !!!!!!!

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 роки тому +7

    Maansha Allah Ciidankeenu Si,fiican Bay U Qalabaysan Yihiin Viva Jamhuriyada Barakaysan Ee Somalind ❤ ♥ 😍 💖 💕 💙 ❤ ♥ 😍 💖 💕 💙

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 роки тому +1

    Viva Somaliland maash Allah guuule lyo gobanimo Somaliland allow dhowra Somaliland guuule 💚❤

  • @basbaas12
    @basbaas12 2 роки тому +11

    Reer Somaliland qarankooda haday illashan waayaan walee inaanay cidi u illaalinayn. Waa lagu soo dhex dhuuntay

    • @mudanhussien5003
      @mudanhussien5003 2 роки тому +1

      Ma jeelka dhexdiisa

    • @ykhalid182yusuf6
      @ykhalid182yusuf6 2 роки тому +2

      Basbas ha u baqin Somaliland agoon iyo goblan aya ila shanaya wanun isku kalsonahay

    • @basbaas12
      @basbaas12 2 роки тому +2

      @@mudanhussien5003 dagaal noocyo badan leh oo soomaaliya daba ka wado ayaa la inagu soo qaaday. Did a media, dhalinyarada, beelaha iyo culumada. Qaarbaa shaadhka xisboyada xidhan oo ku hoos gabanaya qaar baa culumo ku hoos gabanaya qaarbaa abwaanimo ku hoos gabanaya.
      Somaliland open your eyes.

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 2 роки тому

      Shalay suuqii Waaheen ayaa cadawgu dab qabad siiyay, maantana jeelka ayay ka dhacaysaa,
      Hargaysaay Hurudooy

    • @SilentEmpires
      @SilentEmpires 2 роки тому

      @@basbaas12 cigaal shidaad ada ka daran...close your eyes and go to sleep

  • @abdirahman_mohamed5569
    @abdirahman_mohamed5569 2 роки тому +3

    Manshallah guul somaliland

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 2 роки тому +2

    Maanshallah wlhi waa weriye aad u fiican

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 роки тому +1

    SOMALILAND Maash Allah guuule Amiin Amiin Allah geessi 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚❤💚

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 2 роки тому +2

    Maasha Allaa ciidanka qaranka ! Haybad!

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 2 місяці тому

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland keep going

  • @sahraaxmed5649
    @sahraaxmed5649 2 роки тому +4

    استمروا في اضهار الحقيقه...العدل اساس الملك

    • @sameerahussein654
      @sameerahussein654 2 роки тому +1

      اي حقيقه تتكلمين عن؟ أتقي الله في أمتكم ؟ ربنا هو العادل أما أبن أدم فمهما حاول لن يستطيع آن يصل إلى العدالة الكاملة. صوماليلاند في مرحلة حرجة نحتاج آن نتكاتف جمعيًا ان نحافظ على بلادنا.

    • @dahaabdisamed9907
      @dahaabdisamed9907 2 роки тому

      يا عبيدتي زهره

    • @sahraaxmed5649
      @sahraaxmed5649 2 роки тому

      صحيح كلامك ..ان اقصد رفع الظلم عن المسأجين والضعفاء

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 2 роки тому +2

    Maansha Allaah weynaga nixiyeen balaayo doontii balo sheegtii

  • @abdikanihalac9629
    @abdikanihalac9629 2 роки тому +1

    Mansha Allah

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 роки тому +3

    waa nalgu soo duulay somaliland illahayow illaali

  • @shariifsheenofamily3070
    @shariifsheenofamily3070 2 роки тому +1

    Waayahay madaxeey

  • @abdirahman_mohamed5569
    @abdirahman_mohamed5569 2 роки тому +4

    TV qaranka weeyi, inuu sidan u hadlo waa looga fadhiyaa

  • @najmamowliid1381
    @najmamowliid1381 2 роки тому +1

    Talafiishanka qaranku waa jammuuri ee xaqiiqada sheegi maayo

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 роки тому +1

    maansha alaa ciidan iyo cududba waa haysanaa ,ciyaalkan mikirifoonada sitaa waxay rabaan in aynu noqono sida halka ay ku xidhanyihiin ee ay wadaniyadoodii u dafirayaan iyagoo raali galinaya cadow dhulkooda duulimaad ku ah ,Dawladu waa inay gacan bira ku qabataa oo qofka suxufiga noqonaya shuruudo badan lagu xidho.

  • @aadanaadan9109
    @aadanaadan9109 2 роки тому +4

    Wll waan ku faanaa nabada Hargeysa , nabadiina waa nabadeena.
    Waa qadaad ween oo kaa soo salaamaayo Muqdisho.

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому +4

    Ciidanka wlhi si fiican aya lo qalabiyay

  • @absjones2916
    @absjones2916 2 роки тому +1

    Why call the military to civilian jail??
    Ina Biix understand of the world. Nonsense

  • @fadsacada5136
    @fadsacada5136 2 роки тому +1

    Hadii malin Jumca ah wax dhacaan saddex jeer ayey gaadhaa suuqi weehan,doonti cadan mantana jeelki Hargaysa ilaahaw intaa ku jooji.

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH 2 роки тому

    Okeeyyyyyyyyy

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 2 роки тому +1

    Alle ha inaga qabto dhibta

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 2 роки тому

    #Allow #Nabada aad na siisay waan kugu #Mahadinaynaa #Ilaahow #Noosiyaadi #Somaliland #Guul

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 2 роки тому

    Alxmadulilah

  • @AbdullahiAhmed-cj6wq
    @AbdullahiAhmed-cj6wq 2 роки тому +3

    Waar wax jiraa ma jiro. Mid habaar qabe ah oo jeelka ku jira ayaa diinta caayey oo qolo wadaado ah oo kula jirtaa askertii ku yidhaaheen naga saara kadibna askarti waydiideen. Intaa kadib wadaadadii baa buuq iyo albaabo garaac bilaabay. Wax intaa ka badan ma jiraan e dadka dhibta inay ka shacdo nala jecel waad ku hungowdeen dhe.

    • @hamsemuhumet
      @hamsemuhumet 2 роки тому

      Abdimalik muse coldonbaa ku jiraydee goobtaa block A ladhahaa

  • @zamiirahmet932
    @zamiirahmet932 2 роки тому +1

    Xaqiiqdu wa taa dee

  • @mubarikabdillahi4923
    @mubarikabdillahi4923 2 роки тому +1

    Intee jeer baad tidhi guud ahaan 🤣🤣

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 роки тому +1

    bisinka illahayow somaliland illaali

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому +1

    ❤❤❤💚💚💚

  • @SaidAli-gr8ss
    @SaidAli-gr8ss 2 роки тому +1

    Bertan meesha ka muuqata maxaa ku yaal yaa lagu waxyeeleyey

  • @Fathhxan_ck
    @Fathhxan_ck Рік тому

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:27

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 2 роки тому +1

    Tolow miyaa laynaso galay allow nagaqabo wixii dhib wada

  • @user-fh6jf3rj2x
    @user-fh6jf3rj2x 2 роки тому

    Waa kuwaa raggi faqashtaa ragaadiyey

  • @nucman-mohamed
    @nucman-mohamed 2 роки тому +1

    Kan ma mid la carbistay oo wax fiicn uu sheeg la yidhibaa horta watan wariyayashii kale la xidhaya hhhhhhhh

  • @ReerAliVlogs
    @ReerAliVlogs 2 роки тому

    Nidaamka jeelasha iyo xabsiyada dalkan aad buu u musuqmaasuqay! Sidoo kale aaway sannadahan cafiska Ramadaanka?

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 роки тому

    Baburta ay watan ba ka markhati ah

  • @nasircabdi
    @nasircabdi 2 роки тому +1

    Muuse biixi ba gubay suuqa

  • @ayaanlecabdi9887
    @ayaanlecabdi9887 2 роки тому +1

    Bee naale waad qarisay kha qiiqdii alle ku cadaab bee nale

  • @fadsacada5136
    @fadsacada5136 2 роки тому

    Military uma bahna ee police ayaa ku filan maxaabistuna waligeed way isku gadoodan

  • @garaadosman3813
    @garaadosman3813 6 місяців тому

    Jamhuriyad mataalo meesha ee tuulo ey maamuleyaan hogaamiye koxeed baa meesha yaala

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 2 роки тому +4

    COLDOON WEEYE E HALA TOOGTO.

    • @captainusopp4395
      @captainusopp4395 2 роки тому

      markey ciidanku wax qaban wayeen nin kii wax kala qabtey coldon buu ahaa

    • @hoodomohamud4940
      @hoodomohamud4940 2 роки тому

      Maadaa arkaayay

    • @cabdinuur3904
      @cabdinuur3904 2 роки тому

      Ninka toogan karayaa waa kee 😡🤣 ma ogtahay cida uu ka dhashay ???????

    • @nabadoon3345
      @nabadoon3345 2 роки тому

      Waa Ramadan Allah ka cabsada

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 2 роки тому

      @@cabdinuur3904
      GENERAL CAARE AYAA TOOGANAYA.

  • @muktarhussein7162
    @muktarhussein7162 2 роки тому

    Maamul goboleedka somalialand ma xuma kkkkkkkk

  • @adandeeq2631
    @adandeeq2631 2 роки тому +1

    Mocha Allh Saxafada qaarkood way qaldanyihiin wax walba inay ka warkeenan maha ee Dalka aynu wada ilaashano insha Allh

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 2 роки тому

    Side adiga lagugu ogoladey o wariyasha kale loo xidh xidhey dhex dhexad matihid

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 2 роки тому

    Anigu reer somaliland baan ahay khaasatan reer hargeisa mrka TV qaranku mararka qaarkeed waa in uu zheega xaqiiqada ileen bil barakayzan ayaynu ku jirnaye beentu ma fcnee dadka klena wax aan leeyahay ee cadawga ah halkan Boos kama banaana aad tabizan kuwayga saxafada gaarka ahna wax aan leeyahay waar meelkasta war lagama dayo ee horta hubsada intaydan baahin qofka been zheega wax ka zii danbi wayn ka zii faafiya

  • @dr.khalidbeergeel5471
    @dr.khalidbeergeel5471 2 роки тому

    kkkkkk

  • @omaryussuf2371
    @omaryussuf2371 2 роки тому +1

    Xitaa haday jirto wa Tvga dawlado run lagama sugo

  • @dr.khalidbeergeel5471
    @dr.khalidbeergeel5471 2 роки тому +1

    waar ma xadhigbuu kabaqanayaa

  • @nimcomohamed1005
    @nimcomohamed1005 2 роки тому +1

    sidaa uu hadlo wariyu waad ka dareemaysa inuu liinta ka dhacayoo 10x ayuu hadalka soo celcelinayaaa...😅

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 роки тому

    Nabada hala sugo

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 2 роки тому +1

    Wax alaale wax aad noo shegtay ma jirto

    • @mumyynunaa713
      @mumyynunaa713 2 роки тому

      waxu kuyidhi waa laxaliyay rabshad yarbay ahayd manabad galyada illahay inasiiyay ayaa kudhibaysa adiga

    • @abdulazizgulaid7284
      @abdulazizgulaid7284 2 роки тому

      @@mumyynunaa713 waya walal ee af somaliga yaran tiisa ayan layabay labo arey had iyo jeer ku celceliyan markasey war intaa kushegayan

    • @abdulazizgulaid7284
      @abdulazizgulaid7284 2 роки тому

      @@mumyynunaa713 nabada ilaah ina siiyey waa in lawada ilaasho adigu se af Somalia yaraanta weriye yaasha haysata ayuu ahaa is jeekeygu

    • @maamemahdicaydiid156
      @maamemahdicaydiid156 2 роки тому

      Guud ahaanba guud ahaanba unbaa maqlaaa waxas war cad lama dhaho imika muxu noso tabinayaaa

  • @YazinDhere
    @YazinDhere 2 роки тому

    Baac bacaac

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 роки тому +1

    Bulshit

  • @gesood1
    @gesood1 2 роки тому

    Been faafiye

  • @julianomkoil1025
    @julianomkoil1025 2 роки тому

    Hadalkiisa ayaa ay b kamuuqataa in waxa uu sheegayo iyo waxa jiraa kala duwanyihiin

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v 2 роки тому

      Shalay oo kaliya waxaan maqalnay Newyork America oo tareen qori lagu toogtay dad shacab ah. dadkayagu waa inay is dejiyaan Somaliland waa qayb ka mid ah aduunkan

  • @mahmedibraahiim8590
    @mahmedibraahiim8590 2 роки тому

    tv qaranka waxa idin kula talinyaaa inaad sida tv yada kale ha u dhaqmina idunku awood ka badan baad leedihiin tooda
    hadalada aaad ku hadlaysaan iska ilaaliya vidio gan kama hadlayo kuwii hore iyo kuwa soo socda
    imika hdaad ogtihiin awodiina gudaha ayaad gali lahaydeen lkn kalsooni na jirto imia ayay wax kle duubi la is odhan

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 2 роки тому

    Maxamed ilig ma jeelkaa loo taxaabay waa kaa dulmiga iyo awood sheegashada iligna waa la xidhay weriye reerka ahna waa la keenay qorrax soobaxaysa scabbada ma lagu qarin karaa maxamed siyaad ragii duhurka cad u badheedhay u daahi maayaan muuse Iyo Marya aloolkiisaba.

    • @AbdullahiAhmed-cj6wq
      @AbdullahiAhmed-cj6wq 2 роки тому

      Yaad u taqaan mohamed ilig.

    • @nabadoon3345
      @nabadoon3345 2 роки тому

      @@AbdullahiAhmed-cj6wq
      Marka aad qabyaalad aanad waxba ka garaneyn ee aad iska maqashay waa sidan oo kale cajiib.

  • @xaylowabdi3381
    @xaylowabdi3381 2 роки тому

    Weeriyaha..caabsi weeyn baa kamuqata..armaaa Laguxidhaa ayu isleeyahay....? Waxuu kusocel ceelinaya.."Ciidamada jamhuriyada somaliland "Ciidamada aaadka ufiican...Eee Jamhuriyada somaliland..Qeeyr'Allaah hasiiyo..ciddamada Huufan..Ee Somiland hhhhhhhhhhh😂

  • @farahjama1093
    @farahjama1093 2 роки тому +1

    Kkkk jamhuuriyad ku lahaa
    Waa wariye naftiisa u baqayo
    Oo aan runta sheegi karin kkk

    • @nabadoon3345
      @nabadoon3345 2 роки тому +1

      Jamhuuriyada barakaysan weeye

  • @sugaalmunnaa1019
    @sugaalmunnaa1019 2 роки тому

    TV kaligii war siidaynaya kkkk waa yaab in warbaahinta kalena laxidh xidho kana loo ogolaado

  • @nasircabdi
    @nasircabdi 2 роки тому

    Dadka codkoda bu qarinaya xaqiiq da tv ga sacad muuse ufirsada dadka waxay leyhin bu rabaa inuu qariyo

  • @mostaphejama6903
    @mostaphejama6903 2 роки тому +1

    Beenaaale beenale