Muuqaal: Gabdho Dirqi uga badbaaday Xamaas iyo Wararkii ugu danbeeyay ee dhimashada Isra'iil.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 107

  • @Yasser-2
    @Yasser-2 Рік тому +25

    BBC being with Israel as usual

  • @aymanxcabdi756
    @aymanxcabdi756 Рік тому +7

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ ❤️ 😍 💖 ❤️

    • @N.A.M1234
      @N.A.M1234 Рік тому +1

      Scw scw scw ❤❤❤

  • @ASWADXASAN
    @ASWADXASAN Рік тому +3

    Maxad uga hadli wayden dumarka iyo caruurta maatada la duqaynayo intad yuhuuda gumaysiga xasuusqa ku wada muslimiinta nooga shekaynayso alle ha madhiyee

  • @NuurMohamedOmar
    @NuurMohamedOmar 10 днів тому +1

    ALÀHU AKBR

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 Рік тому +3

    Dagaalkan waa keey kujabi laha yeen yahuudu Inshalaah

  • @deerka2912
    @deerka2912 Рік тому +6

    Waan ogaa in ay kufaarledahay Radioga lkn adinkana in la idinyeeshey uma maleyn jirin Allah Akbar free plasteen

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu Рік тому +4

    BBE SOMALI
    VOA SOMALI
    WAXEY KA BAQAYAAN UK IYO USA
    HADA WA IN AN UNLIKE SAARNA ILILAA EY KA TAAGEERAAN WALALHERN PALESTINE

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu Рік тому +5

    Iyo bbc iyo voa unliked 1 millions we need 😅😅😅😅😅😅😅

  • @FarhanHonestman
    @FarhanHonestman 27 днів тому

    Ilaho o micn ya allh

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 Рік тому +1

    Thanks

  • @MaanUgbaad
    @MaanUgbaad Рік тому +1

    ❤❤❤Guul falastiin ❤❤❤

  • @bulshaawitech2818
    @bulshaawitech2818 Рік тому +3

    Cadawga islamka Allah ha jabiyo

  • @cabdiraxmaanmaxamed1232
    @cabdiraxmaanmaxamed1232 Рік тому +1

    Meeshan inay gaalo leedahay waan ogayn awalba laakiin waxaan layaabay kuwan nacdashaayee ushaqaynaya ma risiq bay waayeen

  • @Mohammed_Jacob
    @Mohammed_Jacob Рік тому +2

    BBC somali, muuqaalkaan ayaa fasheel ugu filan 😊 bis ayay iga tahay bbc danbe. Waa gaalo kalkaal

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 Рік тому +1

    Maansha Allaah.geesi yaasha. Xamaas. Waxay. awoodeeda.tuseen.. israa.iil. oo aqoonsi. Aduunka. Ka.haysata..lama dhayalsan karo..libaax yada.ree.palastine.....

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 Рік тому +1

    Waa idaacad shaydaan
    Oo daalimid ah
    Reer gal beedku idaacad iyo shacab waxay lajiraan yuhuuda

  • @Warldaffairsnews
    @Warldaffairsnews Рік тому +2

    Bbc madhagaysto lkn cawa gacanta iga dhacday lkn qofkee 2023 BBC dhagaysto wa qof xanuusan 😂

    • @sagalcumar2733
      @sagalcumar2733 10 місяців тому +1

      sdo kle ben ma ahan wlhi wa afyahud 😅

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 7 місяців тому

    Alx warkii ugu farxada badnaa o an maqlo malmahaan

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Рік тому

    Allaha ha difaco shacabka qasa

  • @SaBaxAmiiRa-z8z
    @SaBaxAmiiRa-z8z 14 днів тому

    ❤❤❤

  • @Mohammed_Jacob
    @Mohammed_Jacob Рік тому +1

    BBC Somali waay u dhamaatay Dislike 👎 hala saaro

  • @cumarmaxamad2368
    @cumarmaxamad2368 Рік тому +8

    😂😂😂propagando

  • @cumarxarifka7367
    @cumarxarifka7367 Рік тому +1

    HOOYADIIN ANAGAA WASNO ISRAAIIL IYO BBC BA YAHUUD INAAD TAAGEERTAAN MAXAD KAHELEYSAN

  • @yonisali4790
    @yonisali4790 Рік тому +2

    Allah ku ciqabe tan shaqa kuma noqoto wa sharaf dhac wlee been ma aha nin baahan gob ma ah😂😂

  • @dawand6946
    @dawand6946 Рік тому +1

    Asc masul sare soodaa warka

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Рік тому

    War baahin yuhuuded

  • @MaxamedxasanMahamed
    @MaxamedxasanMahamed Місяць тому

    Saaliga nabigi waa daawo

  • @XasanIbraahin-o4k
    @XasanIbraahin-o4k Рік тому

    600k ma oga miyaa in England ushaqeysaan

  • @JimcaalemuxumedJimcaalemux-c1u
    @JimcaalemuxumedJimcaalemux-c1u 2 місяці тому

    Tuugo hada maxad uga hadli waydayne qasa aad uga hadashaan yuhuunda daliminta

  • @walaalahaoffical7017
    @walaalahaoffical7017 5 місяців тому

    Xamaas runti waa rag rag dhaafay alle ha quweeyo sikasta oo laysugu tegey hadana waxay ubabac dhigeen inay iska ceshaan gaalada isu urursatay alle ayaa guusha biixiya isagana
    Waxan rajaynaya in alle guusha gacantooda geliyo dadkaas muslimnta ah

  • @IsmaaciilXasan-dy1jr
    @IsmaaciilXasan-dy1jr Рік тому

    Wawa

  • @BMAPRODUCTION1
    @BMAPRODUCTION1 Рік тому +1

    BBC gaalada ayee ushaqeesa

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor1162 Рік тому +1

    BBC wexey bilawday muuqalo pranki ah😂😂😂

  • @MohamedIbrahim-wq8iv
    @MohamedIbrahim-wq8iv Рік тому

    BBC somali waa kaba qaadka
    Cadawga rer galbeedka magiciin ba’
    Afsomaliga lee noodhaafa plz

  • @awcabdi1311
    @awcabdi1311 Рік тому +1

    War waxa tihin wase muslim miya tihin mise Galo waxay galada ad Tageraysan?

  • @ShabacdeeqMaxamed
    @ShabacdeeqMaxamed 2 місяці тому

    Alsow usahal

  • @bulshaawitech2818
    @bulshaawitech2818 Рік тому +1

    Bbcdu mxy u tabin wayday dadka muslimka ah ee qaraxyada lalabeegsanayo mise daba dhilif aya ugu jira bbcda waa yaabe

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Рік тому +1

    BBC hala report gareeyo waxaa ka shaqeeya dhamantood waa wada yahuud hadalada jilicsan islam ☪️ loogama baran

    • @deerka2912
      @deerka2912 Рік тому +1

      Waa runtaa warbahinada ugu afdheer wxn iska yuhuuda hada mad ogaatey wll

    • @liibaanibrahim2507
      @liibaanibrahim2507 Рік тому

      @@deerka2912 Sxb BBC waa u fiirsday markasta iney islam ka dacaayadeeyaan ayey iska jecel yihiin, waxaana u danbey mar an ka dhageystay News ey ka so diyaariyeen *Andrew Tate* markaas leen ba toos u ogaaday iney islam dhibkooda bes ka hadlaan horana wn uga shakisnaa, BBC mareey eheed lkn hada dad jicilisan aa la isku keenay, xitaa wararka markey so jedinayaan si tabcaan tabcaan camal aa loo aqrinaa Cabsi iney ka muuqato qof walba wuu dareemaa ee na dhaafi wxn wx la dhageysta ma ahanee

  • @mhmdmd9525
    @mhmdmd9525 Рік тому +1

    Oo BBC ma in soomaali leedahay baad u haysataan.
    BBC waa TV ay Britain leedahay wax kastana iyada say aaminsan tahay uun bay usoo gudbin.

  • @Sahalhassan2030
    @Sahalhassan2030 Рік тому

    BBC Somali, Manihin Dad Dhega Xiran, Afkaarta Galbeedka Iyo Eexda Warbaahineed Ee Aad Saxnuuniyada U Sameysaan Britian La Aada , Iyo Kuwa Gaalada Ah Ee La Dhacsan Xasuuqa Ka Dhan Ka Ah Bini Aadanimada Ee Lagu Haayo Walaalaheena Ku Xayiran Xabsiga Korka Ka Xiran Ee Marinka Qazza. Somali Waagi Ay Dhaga La'aanta Ahayd Maaha Maanta

  • @Madoobe1
    @Madoobe1 Рік тому

    Waxan uso galay inan dhagaysto siday wax uso tabinayan waligayna ma dhagaysan kuwan

  • @foxtrotmc.
    @foxtrotmc. Рік тому

    Bal eega gabdho gumaytuhu dhalay oo bad baaday ayay inoo sheegayaan sidii iyagoo ku faraxsan oo kale
    Bbc qeybta somalida waa qeyb wariyaal ah ku hadka oo soo tabiya keliya dhibaatada isreal gaarta iyadoo dhankale xasuuqa ka jira aan wax badan laga soo qaadin waa yaab yabkiisa !!!

  • @XasanIbraahin-o4k
    @XasanIbraahin-o4k Рік тому

    Gaalo jecel badnidiinaa BBC ma xishootaan miyaa horta

  • @jamamj7072
    @jamamj7072 Рік тому

    Ilma adeera yalow bbc mawaxa ka shaqeeya dad muslimiib ah mise gaalo waliba qeybteeda afsomaliga

  • @AnisIbro
    @AnisIbro 2 дні тому

    Gaalyahow luuqadda noodig

  • @abdilahi3x1abdilahi3x1
    @abdilahi3x1abdilahi3x1 6 місяців тому

    HAYAAY WERIYII AL SHABAAB ANDALUUS HAYE🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😊

  • @zakariyemohamed7381
    @zakariyemohamed7381 Рік тому

    Gaalo iyo gaalo kalkaal waaye bbcda Allah naga qabto Aamin.
    Free palestine.

  • @nuhmohd203mohd7
    @nuhmohd203mohd7 Рік тому +1

    Yur

  • @jamalyasin3327
    @jamalyasin3327 Рік тому

    BBC dacad mahan waxaan niga codsana Ina kala lawatin dageera

  • @stepone1693
    @stepone1693 Рік тому

    Qudhunbaa tihiin yahuuda uun buunbuuniya

  • @abdilahi3x1abdilahi3x1
    @abdilahi3x1abdilahi3x1 6 місяців тому

    HAYAAY WERIYII AL SHABAAB ANDALUUS HAYE🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @xasan.krn1xasan.krn12
    @xasan.krn1xasan.krn12 Рік тому

    BBC .SOMALIA shaqalaha dowlada 🇬🇧 uk so ma aheen Hada maxa No sheegteeN 😊caqliga London UK wye warkina

  • @mohamedabdulle5104
    @mohamedabdulle5104 Рік тому

    BBC waxa gaza ka socda indhihiina ma arkaan miya daalimiin yahee af gaal anaga hana imaan waxuushiin yahee aan xishoonin

  • @habibahared5321
    @habibahared5321 Рік тому

    1:00 beenale yuuhuda in ad ujirtin wan oganay

  • @EgalFarah
    @EgalFarah Рік тому

    Why Bbc sporting israel

  • @muhanadhanad6588
    @muhanadhanad6588 Рік тому

    Balaaayao beeeen badan BBC

  • @mubarakfarah3891
    @mubarakfarah3891 Рік тому

    Warbaahinta Shaydaanka BBC

  • @MohamoudAwadsaid
    @MohamoudAwadsaid Рік тому

    Duli duli dhalay

  • @babaa3412
    @babaa3412 Рік тому

    BBC israaiilinta ayee lajiraan
    Guul xamaas iyo gobanino😢

  • @MohamedIbrahim-wq8iv
    @MohamedIbrahim-wq8iv Рік тому

    Bbc beryahan waxaa shaqada laqora somalida kuwa nolosha kadhacay ee shaqa waayey😂😂 saan hadda waxay isku hestaan rag tagay oo
    International ah

  • @muhsinadan1586
    @muhsinadan1586 Рік тому

    Free Palestine

  • @mubarakomar4212
    @mubarakomar4212 Рік тому

    Waxa,aad warbahinta reegalbedka ee Israel lasafan ka so xigateen hanola imanina hadi aydaan kaso hadlaynin kumananka fastiiniyinta ah ee la dukhaynayo

  • @sharmatigerofficial4779
    @sharmatigerofficial4779 Рік тому

    BBC NEWS

  • @Mucaweya
    @Mucaweya Рік тому

    Hadalkina su ma ladhihika ra ya huda ayad ya kiresy seda aad hadalka aw dhegey sen

  • @king-kj2zn
    @king-kj2zn Рік тому

    Idinka wararka siday bbc idinku soo dhiibto hanoogu soo gudbinina anaguba wa ognahay reer galbeed inay isreal la socdan ee please dad qadiyad leh noqda hadaad tihiin warbaahinta somaliyeed

  • @HANIGUDONABDIRAHMAM
    @HANIGUDONABDIRAHMAM 11 місяців тому

    Hhhhhhhh wxn kala laapta supscripe plaese waa daba dhilifyo dulli ah ayagoo nool ayay dhinteen

  • @XasanClaahi-g8d
    @XasanClaahi-g8d Рік тому

    Beeeeeeenaale bbc hooyadeeed ha wasto beeeeeenaalee 😂😂😂 yuhuud baatahay adiguba

  • @MkhadarAbdi-kt2vp
    @MkhadarAbdi-kt2vp Рік тому

    Somaliyeey bbc waa warbahan yahuuda lashaqeyso iska ilaaliya

  • @mohamedcabdi2840
    @mohamedcabdi2840 Рік тому

    Bbc waa af hayeebka gaalada

  • @inahaji7272
    @inahaji7272 Рік тому

    bbc somali waa pro Israel

  • @dahfur2735
    @dahfur2735 Рік тому

    BBC yuhuuda ayay shacab kadhigaysaa

  • @muhidinyare8063
    @muhidinyare8063 Рік тому

    BBC IDIINKA WALIGINABA YUHUDHA UDaba daqi jirteen wuxush batihin israail udhabadaqoo

  • @hamda4632
    @hamda4632 Рік тому +1

    Yahuuud baa haysta meeshandee💩

  • @yasmiindhowrsan
    @yasmiindhowrsan Рік тому

    Ala maxaa been iyo qurun ladhoodhobay haysaan

  • @HANIGUDONABDIRAHMAM
    @HANIGUDONABDIRAHMAM 11 місяців тому

    Adunkan ma arag wax idinka dulisan waa saban akhir idinkana yahuud ayad u shaqaysan marka u diyaar garooba naarta jahanama alle ha idin cadaabo aamin dhaha azxpey

  • @ayuubdhangad7176
    @ayuubdhangad7176 Рік тому

    Beenloow. Videoga asago dhamaystiran anaa daawaday oo haya. Gabdhaha intay qabteen ayee sii daayeen markii dambe. ee hada run shegaysid maxa ujarteen videoga qaybta dambe waliba 4:25 second ayuu soconaya videoga. Houadina beenta kawase report baa la idin dhahaya

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 Рік тому

    Ragaa gabdhaha ma ,dilaan sidaay qirtay, hooyo reer Israël ah oo ay qabteen malinkii sabtiga

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Рік тому

    Bbc somali hadad tihiin israaiil waxay sheegtey un baa ku haysaan oo wakhtigii idinkaga dhacay uma somaliyedna waa idin ogaadeen inaad maqaarsaar calooshooda u shaqeysanaya aad tihiin badan kiin🤔😏😏😏

  • @KingMustafAliIsaq
    @KingMustafAliIsaq Рік тому

    BBC BENNALE

  • @MohammedAbdi-w8n
    @MohammedAbdi-w8n Рік тому

    BBC sheydaamo ayaa tihiin gaalada umuujinaya dhex dhex aad imow

  • @mohamedamo9058
    @mohamedamo9058 Рік тому

    Beenayaal soo duuba waxa Gaza ka dhacaya

  • @muhsinadan1586
    @muhsinadan1586 Рік тому

    Bentaa daaa niyow

  • @Maxamed-cabdi-nuur
    @Maxamed-cabdi-nuur Рік тому

    BBC BEEN BAAT SHEEGTEEN YAHUUDA BAAT USHAQAYSAAN muqaal kan anaadawaday gabdhaha XAMAAS way u imaanayaan Wayne ka dagayaan cidamada Israeli baabad badiyay baa nuugu shekaynasaan 😅😅😅

  • @palastine4palastinians
    @palastine4palastinians Рік тому

    BBC misharka israel ayaa sisa yahuud. Wana calashod ushaqeystayaam.

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 Рік тому

    BBC iyo gaalo oo dhan maxaa qaadi kartiin muslimiinta kor FREE PALESTIN

  • @jawharabdulahi6608
    @jawharabdulahi6608 Рік тому

    Nacalaa yuhuud iyo wixii jecelba kuyaal aduu damiirlaaweyow maxaa kaaqariyay kuwa falastiin ee lagubayo ilayn bbc da yuhuudbaale

  • @abdilahi3x1abdilahi3x1
    @abdilahi3x1abdilahi3x1 6 місяців тому

    😂😂😂😂😂

  • @Thehabonchannel
    @Thehabonchannel Рік тому

    Bbc beenta daya iuo gaalo jecaylka waad dhimandoontaan iska daaya

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Рік тому

    Yur beenlow yahow munaafaqa ah xamaas wa muslimiin waxna ma kufsadan wa been abuur cad bbc na ma tihid

  • @raa_ge
    @raa_ge Місяць тому

    Nacalad idinku dhacday BBC

  • @faysalhappy1164
    @faysalhappy1164 Рік тому

    Nacala Ku taaalo BBC iyo waxad ka shaqeyo wa yahuuuuud caaabud

  • @mubarakfarah3891
    @mubarakfarah3891 Рік тому

    BBC Somali 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @muhsinadan1586
    @muhsinadan1586 Рік тому

    Bbc is Israel is not somali

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 Рік тому

    Thanks