Fanaan qaran weye nimcaan hilaac wn nin kasoo jeeda reer brme iyo Awdal ciso ku Nolow zhp reer Awdal la rari maayo rer somalilnd idinku zomali diidk isk dhaaf aan dowlda Qaran dhisane
Nimcan hilac jecliya wa fanan qaran no qabil ilahow ku xifdi somaliya Hanolato 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
Somalidu Way Iska Qiirootaa Marka Hees Ay Dhagaysanayaan Qof Waliba Wuxuu Ku Dhawaaqayaa "Igadaa Qabiil Qaranbaa I Deeqee" Balse Wuu Ku Dhaqmayaa Waana Qofkii Uun Alle Dadka Quluubtooda Ha Isku Soo Jeediyo.
Fanaan isku kalsoon ma ahan nuuca falaashka jaabka kuwata wlh heesaha nimcaan dartiis u dhagesanoya markan is iraa fanka wa lagu ciyaray waxan xasuusta inuu nimcaan fanka ku jiro wali asgaa xaal mariya marki la xumeeyo good jop nimcaan hilaac
Nin reer somaliland ah bn ahay oo reer burca erayadan way itaabten daren ahan somali inay mid noqoto adban ujeclan laha lkn wixii ban runta iyo xaqiiqada laga sheegayn oo dadki daacad u ahayn. Allow somali quluubtoda mide oo isku soo jeedi amin
Haa walaal waa sax qaladka in la saxo ayeey wax ku hagagaan
Origraf Origraf aaaamiiin walaalo Insha Allah mar unbeey Sooo Noqon soomaali nimadiii
Aamiiin yaa allah
Amen
Runtiiweeye alaw iskudubanan baan kabaryayanaa Amiin .
Wow no play back waxaasa fanan kaa ah intii igu raacsan like i saara
Nimcan fanan jirah
Mnsha allah horay usoco
@@siciidcabdikhaaliqfaarax4538 haa sxb masha wye subscribe ii saar bro mhdsanid
.mm.
@Hashi,waan ka xumahay haddi adigu aad fanaan uu haysatid nimcan,Anigo uuma haysto waa mid doqoon ah,bal eeg meesha uu dhaax joogo ee uu ka ciyaarayo wa moqdisho,wa maaya 👎
Inuu Nimcaan yhy fanaan ka Qaranka inta igu Raacsan like plz
Nice top
nimcaan halac somali loveyou 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
Hadaan ree boorama nahy ninkaasa soo dirsanay guuuul somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍💪🇸🇴👈
Queen love from all somali
@queen ayaan hhhhhh
Waxkale tahe wllo
Sax waa fanaan Somali. Waana fanaan jira masha allaaah
Hhhhhh nin fcn ayaa so dirsatayn
Allah hadaayo
Nimcan wa fanan qaran mana aha fanan qabil
kkk hadaa wamaxay haduu ahayn fanan Qaraan
Without playback it's amazing voice wlhi heybad uu alle habeen kusiiyay maalin kaama qaado nimcaan hillaac fanaan qaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴allow kudhowr
Inta qofee dislike ta saaray inay cidii thy yaa ila fahmay😬
Fanaaan qaran nimcaankayga waan ku jecelnhy
Toloow goormaa la'arki doonaa somaliyoo mida oo gacmaha ishaysata ilaahow noga dhig adaa awoodlehe
mar dhow insha allh
Insh allh mar uun LA heli doonaa shanta somali is raaacdy
Amiin
Ilaahoow jidkeedii na tus maheynee
Ilama aha inay waligeed dhacayso waayo sidaynu nahy bn ogahy lkn way fiicnaan lahyd.
Waow igadaa qabiil qaranbaa ideeqee 🇸🇴🌷🇸🇴⚘🇸🇴❤❤❤
Wow fanaan qaran nimcaan hilac wan kugu fanaa walhi hadan reer borama nahay wa naga diyar midnimada somaliyeed
Reer awdalow xamar ayaa la idiin raryaa ee diyaaar noqoda
@@najaxmuhumed5394 dhulkan alla ku beray cidna reri mayse idinku somali diidka joojiya edo
Fanaan qaran weye nimcaan hilaac wn nin kasoo jeeda reer brme iyo Awdal ciso ku Nolow zhp reer Awdal la rari maayo rer somalilnd idinku zomali diidk isk dhaaf aan dowlda Qaran dhisane
No Play Back Boqorka Fanka Nimcan Hassan Hilac Bro Keep Going Ku Aminsanahay
*No play back codkiisu kuh kalsoon yahay viva nimcaan hilaac*
Nimcaan hilaac walal jiro dhiigaga ugu sharaf badnow ❤❤❤
Somaliya Ha noolaato 🇸🇴✅🇸🇴
m.a soomali hanoowlaato from muqdisho
Ninkaa nimcaan runtaa lagu dhintaaye dhowr wax baa isugu biiray
1. Cod halaasiya
2. Hab dhaqan wanaagsan
3. Wadaninimo
4. Xishood
Nimcan hilac keep going fanan qaran
wwwwww masha allah wadani dhan ah Nimcaan hilaac🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙
Legend Nimcaan wan ku istaaage Fanan Qaran👏👏
xidigaha geeska qabiil ayey noqdeen lkn nimcaan hilaac qaran ayuu noqday markuu dhinto calankaas🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ayaa la huwinaaa sida hobaladii waabari cml insha allah qaran iyo qabiil hbn iyo malin ayey kala yihiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qarankee dee walee dayaxiisii si fiican buu u dhacay
Amaan isiga si ala sidii aad rabtid laakin waxba haka sheegin xidigaha geeska adoo m;udan
@@fanaan1 oky wllo 🤙🤙
@@abdixakiin9120 thanks nin ragga
Xidigaha geesks 3 qof oo isaaq ba kujira inta kaley waa qabilo Somaliyaad, 🤔 who is the Qabil you are talking about, beenaleyow.
Gesiga jecel dalkiisa marnaba maliico no qabiil qaranimo nimcaankena🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💪🏻
Aad & aad baan kuu jeclahay alfanaan nimcaan cabdi.raxman nimcaan hilaac inbadan iinoliw inteeba noli jirto iinolow walaal key mcn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Legand Nimcan Abdirahman Hassan Hilaac Fanan Qaran 🔥🇸🇴💯✔
Wiil Darwiish ah
Nimcaan hillaac fanaan jira
Masha Allah Nicmaan hilaac wadani ayaa tahy allah kuxafido sxb 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴fifa Somali wa hal Somalia
No play back, Cod boqornimada isaga iska leh, axyaaa Nimcaan Abdirahman xasan Hilaac❤
Waa Boqor wax la tageero wuu yahay Nimcan Apdirahman hilaac ilahay haku sharfo Fanan.❤
Xaqiiq hestan wan la ilmeyey 😥😥blse waxa garan qofka Qaranim0 leg iyo damir
Nimcaan
Dalkoo nabadaan jecelahay
Dadkoo nigay baan sugaa
Soomalida nogatayoo
Nidaam heshay baan rabaa
Wadani Lahubo
Guul iyo Gobanimo sxb
Nimcaan iyo qabiil maxa kala heysta
fanan QARAN saxaax😙😚😎💪
M.a ishcalaa nimcn hillaac allow ku dhoor like hapaqiilin inta hamasadeda kacdy
Asc somaliyey qabiilku waa wax jira oo quraanka lagu sheegay ee waxa qurunka ah waa qabyaalada oo siqalad loo isticmaalayo ilow quluubteena mid kadhig aamiin
Fanaaanka
Fanaaaniinta kle
Ka wadanisan
Nimcaaaaaaaaaan hilaaac Yes go head big respect bro of mine 👏👏👏🤝🤝👂👂👂👂
Fanaan qaran
Cidna gaar umalaha nimcan hilac
🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
No play back he remembered me waaberi and heegan singers
Lagend alfanan nimcaan cadowgaa u nolow nin somalinimadu ku waynthy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nimcan hilac jecliya wa fanan qaran no qabil ilahow ku xifdi somaliya Hanolato 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
Fanan Qaran Nimcaan Hilaac❤
Allow Cimridheer & Caafimaad sii
aamiin aamiin aamiin✔
Mncllah Nimcaan Mazul jira❤
Woow Nimcaan waa hoodanka soomaliyaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💝👈
Walee Nimcaan waa muwaadin sax ah oo Somaalinimada aad u qadariya
😚😚 fanan qaran nimcaan
Nimcaan hadaa tageerto walalkiis ka yar ayan ahay wlhi subscribe isaara walalyaal😍❤️😍
Masha Allah Somali hanolato 🇸🇴🇸🇴 Ilove U ❤💞🇸🇴 somaliya 🇸🇴❤👈❤👌🇸🇴
Iga daa qabiil noloshii buu iidiidee iga daa
Nimcaan Hilaac fanan jira weye WaNa fanan qaran runtii heestan maha mid xata dhagaysigega laga dhargayo Unolow Cadawga Nimcan HAssan Hilaac
Fanaan Qaran kuugu Ogahay👏👏🎤iga qabiil igadaaa👏
nimcaan hilaac fànaan qaran guul iyo gobanimo ayaan kugu ogahy
Waaw fanaan qaran big fan of you 💪💪💪
💪gul iyo gobonimo like isara
😚😙😙😙😙😚😚😗😘😘😘.nimcaan guuleso bro wlhi mdx ilaahi taahy igda qabil
🇸🇴🇸🇴🇸🇴waaaaaw ku nolow qaranimo iyo xurnimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somaliyey qaran baa naa deqaha bila caleek naagdaya qabiilka 😭😭😭😭
Iga da qabil wey dabar jare iga da qabil wa I duleyaye iga da qabil qaran ba I deqay ❤❤❤❤😂
Nimcaaan hillac qaranyste😘💯💯
Allow somali miideey nabad aya nas laa nugo leeh 💗💗💗💗❤❤❤ilove you somali waliba casiimadii umada somaliyed
ma sha allh nimcaam hilaac fanaan noo gaarah soomali melkasy aay joogaan uu u calaamad sanyahy sida pk manoqaon doonoh ee uu lab huteel uuu ku xusayo fanaanimo
Somalidu Way Iska Qiirootaa Marka Hees Ay Dhagaysanayaan Qof Waliba Wuxuu Ku Dhawaaqayaa
"Igadaa Qabiil Qaranbaa I Deeqee"
Balse Wuu Ku Dhaqmayaa Waana Qofkii Uun Alle Dadka Quluubtooda Ha Isku Soo Jeediyo.
Iga daa qabiil wa idapar jareee iga daaa noolow nimcaan wan ku taageersnahy wadani dhap❤❤❤
Igada qabiil waa idaba jare igada qabiil qaranba ideeqe🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
Masha Allh paley pak maha waa leef daadka qaar saas xaa udidaay nimcaan okale iska nooqda
Fan San jira nimcaan
Best fanaan jira nimcaan hilaaac😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Soomaalia hanooolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤
Fanaan isku kalsoon ma ahan nuuca falaashka jaabka kuwata wlh heesaha nimcaan dartiis u dhagesanoya markan is iraa fanka wa lagu ciyaray waxan xasuusta inuu nimcaan fanka ku jiro wali asgaa xaal mariya marki la xumeeyo good jop nimcaan hilaac
WwwwW nice hore u soco wllkyga qaliga Nimcaaan hilaaac
codka qaranka alfanaan nimcaan c,raxmaan xasan horay usoco xaqiiqdiii axyaaa wadani
Somalia guul Aamiin guul viv nimcan guul Somalia 💙👏💟👍💟👏💙👏💟👍💟👏💙👏💟👍💟👏💙👏💟👍💟👏💙💙💙💙💙
Inta laleetahay igadaa qabiil iyo calaacal muqdisho maxaa afweyne looga eryay? Sow qabiil muu ahayn? Soomaali Maxaad umaleyneysaa?
Igadaaa bk nimcaan hilaacbaa ideeqee
Asc asxaabta maashaalah sida nimcaan hilaac alah kawada dhigo umada soomaaliyed qabiilka iney iska ilaawan reer waqooyina goaankaasoo kale iney qaatan hadii kale nolosha faiida maleh
Masha alah thanks sxb Somali israc
Waaaw Nimcaan I love you so much wlky qali
nimcaan hilaac fanan qaran Allaah yaxafidak yaa Akhii
Masha Allah. Nimcaan is a great legend, hero and I salute him.
live show wlh waa fanan codkiiisu Meel marinkaro fanan qaran
Fanan qarn ino yahy ino yahy waxi igu racsn like isra
Faqashtii ba is heshaY iYo guul wadahoogii viva Somaliland xidigaha Geeska uunba naqaana mxd hysaan giidar dumay hoos fadhidaane
Manshaallaah ilaahoow ku daa nimcada nimcaan hilaac
Alfanan nimcan hassan hilac go forward bro🤳🤳🤳👈👈👈
wwww masha allh boqorka waxa tahay fanaan jiro codkaga allow kudhor
No play back
Nimcaan fanan qaran walhi nolow in badan 😍😍😍
mansha allah heestan dawashadeda kama dhargo wali markay gabdhahan laqaadayan guulesta gabdhaas difacaya dalkooda iyo dadkooda.
nimcaan ku allah kadhigo nin somali allah mideeyo aamin
Anigu Somalia Waa udhashay wan ahay Wana ahaan doonaa lkn Anigu wxn layaabaa Somaliland iyo pudlaan iyo Kula mid ka ah Ee qaranka diidan Somalia haysi raacdo
Wlhi fanan San uma dhaqmo ee waa walal wadane dhab ah
wow. this song has internal feeling when listening it. and also it has great impact to all somalia patroitics
Nimcaan 🇸🇴❤
Dowladnimo wacanaa Qabyaaladu Dulaysanaa Waxaa Dalkeena Dayacay qeyrkeen naga reebay waa qabiil ee aan iska Dayno.
💎🎸🎧🎤🎙🇸🇴🇸🇴 igadaa
🎈🎁🎁
Fanan qaran nimcan hilac
Asc waaka somalii mashalah alow somalii iisku keen
Heestii Xidigaha geeska.👏🏽👏🏽👍🏽👍🏽
nimcaan inta jecel lki
Nincaaan guuleyso ugaaaas plhi codkaga qiirow igaliyay
Nimcam Somali dhalad aa tehey realy. We love you every we are no more bililiqo and qabil. We need to go forward ❤
Boqorka Awdal state Of Somalia
Wtihout Play-back
Codkiisii dhabta ahaaa
Nimcan❤️
Nicman wa fanan qaran nolow bro