Moxog aan soor ama fufuu kaaga sameeyay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 92

  • @banadir5032
    @banadir5032 2 місяці тому +1

    Asc mahad xafadeeni maxasuusantahay guryaha ruushka mahad guul iyo gobonimo

  • @hawaroble2398
    @hawaroble2398 2 місяці тому +1

    maasha allah thanks walaal watching form Nairobi

  • @Rocco-v7h
    @Rocco-v7h 2 місяці тому +1

    Masha allah ❤❤ From muqdisho 😊

  • @sulekam1806
    @sulekam1806 2 місяці тому +1

    Masha allah healthy food keep going waxan ka dawanaya from Canada 🇨🇦

  • @naimam.9551
    @naimam.9551 2 місяці тому +2

    Mashalah tabarakalaah aad baan u sugayay sameyska moxoga waad Ku mahadsan tahay waan soo sameyn inshalah bidnilaah Kareem waxaan kaa daawan 🇺🇸

  • @zamzamhassanfarah1508
    @zamzamhassanfarah1508 2 місяці тому +2

    Masha Allah from Djibouti

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 2 місяці тому +2

    Shukran Mahad moxoga shabeelada dhexe ayuu aad uga baxaa lkn sidaan aad adiga kaa barnay oo kale loogama faaiidaysto dhulkeena soomaliyeed

  • @zund4
    @zund4 2 місяці тому +1

    Masha Allah
    Mahad
    Delicious food, great content
    Mahadsanid
    🇨🇦

  • @AminaMuse-p5k
    @AminaMuse-p5k 2 місяці тому +1

    Aad baan kuu salaamay. Hargeysa hadhwanaag

  • @suleekhaahmed1800
    @suleekhaahmed1800 2 місяці тому +1

    Masha’Allaah from Ottawa Canada

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 2 місяці тому +1

    ManshaAllh mahad gulayso from burco

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 місяці тому

    mansha allah lagama sheekeyn karo sida cunto karinta wanaagsan noola wadagtid waad ku mahadsn thy waxan ka dawanaya muqdisho

  • @amd7630
    @amd7630 2 місяці тому +1

    Mr mahad madaxsare, thanks for the healthy staff bro, watching from boorama.

  • @farhiyasaid697
    @farhiyasaid697 2 місяці тому +1

    Masha Alaah shukran walaal

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 2 місяці тому +1

    Mahadsanid markasto Nigerian kaa dawada sii an usameyo from Canada

  • @munaismail4751
    @munaismail4751 2 місяці тому +1

    Asc mahad from UK. London

  • @farhiyasidi270
    @farhiyasidi270 2 місяці тому +1

    Mashallah Ilahey ha ku daweyo

  • @Ahmadissak
    @Ahmadissak Місяць тому

    Watching from Stavanger Norway

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 місяці тому +1

    Asc Mohad waxaan kaa daawanayaaa U.S. keep going

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 місяці тому +1

    Masha Allah saxa from USA 🇺🇸 ❤❤

  • @Ahmadissak
    @Ahmadissak Місяць тому

    Watching from Stavanger Norway😊

  • @faaa2396
    @faaa2396 2 місяці тому

    MaashaAllah health and tasty. From Qatar

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 2 місяці тому +2

    Mahad turbashaash ha baadhbaadhin barisamaadkii
    Weli joobane ayaad tahay
    Deriskeen allow kaal
    Deriskiis allow kaal
    Inkastaba allow kaal
    Yaa rabiyow raxmaanoow
    Sideed jano allow na geli
    Sagaal raxmo allow nasii
    Maclin keen allow kaal
    Maclinkiisallow kaal
    Inkastaba allow kaal
    Shaafiin ayaa la dihi jiray
    Ciyaal dugsi quraanka ayaa
    Ku luuqayn jiray
    Mahad dersi aan ahayn
    Keep going brother
    Longlive

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 2 місяці тому

    Mashaa Allah from Hargeisa

  • @rukiaaden5399
    @rukiaaden5399 2 місяці тому +1

    Waxaan kaa daawan Canada

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 2 місяці тому +2

    Gaashaamo ayaan kaa daawnayaa❤

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 2 місяці тому +1

    Wallal Mahad moxpgii dad aan aqoon ayaad bartay zajaak Allah qeer sida cunada ugu mudan nafteena nogu bogadineesid 🧠💪🏾👌🏾

  • @hawamohamoud1229
    @hawamohamoud1229 2 місяці тому

    I’m from Zambia Africa

  • @AhmedHassan-lx7kl
    @AhmedHassan-lx7kl 2 місяці тому

    From Frankfurt ban Ka Dawanaya Wanan samaynaya Inch Allah

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 2 місяці тому +1

    Wcs Jzk kheyr guuleyso

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому +1

    I’m watching at the USA 🇺🇸

  • @CkhaaliqAxmedaadan
    @CkhaaliqAxmedaadan 2 місяці тому +2

    Hargeisa ayaan ka dawanya

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 місяці тому +1

    Maa shaallah adeero

  • @IfrahIsmail-d6x
    @IfrahIsmail-d6x 2 місяці тому +1

    Toronto Canada 🇨🇦

  • @ayanbadan3845
    @ayanbadan3845 2 місяці тому +1

    Germany

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 місяці тому +1

    Mozambique 🇲🇿 baa kaadawanayaa

  • @HamzaCiyaale
    @HamzaCiyaale 2 місяці тому +1

    🎉🎉🎉🎉hambalyo 100k insha allah

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 2 місяці тому +1

    Mashallah, Canada

  • @rukiaaden5399
    @rukiaaden5399 2 місяці тому +1

    Asc maashaalaah that's good

  • @XasanraxmaXasan
    @XasanraxmaXasan 2 місяці тому +1

    Masha allh hargeysa

  • @hamdimohamud2739
    @hamdimohamud2739 2 місяці тому +1

    We watch your videos from America 🇺🇸 😅

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 2 місяці тому +1

    Masha Allah ❤

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 2 місяці тому

    Asc brother thank you so much

  • @mohamedayan6583
    @mohamedayan6583 2 місяці тому

    Ma sha Allah tabarak'Allah

  • @saeedabdullahi7652
    @saeedabdullahi7652 2 місяці тому

    From Sweden ✌❤

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 2 місяці тому

    Moxog waa maxay mabaradhà❤

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 2 місяці тому +1

    KSA❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 місяці тому

    Mashalah tabarakalah mabruuk ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 2 місяці тому +1

    Germany bn kaa daawan mahadow 👌🫡

  • @duuofficial4336
    @duuofficial4336 2 місяці тому +1

    Waxan ka dawanaya italy

  • @fardoussafard9198
    @fardoussafard9198 10 днів тому

    Mahad cabdulle moxoga mada karinaysa markad laadkeysid mahadsanid

  • @asli1087
    @asli1087 2 місяці тому

    Maasha Allaah

  • @ShamsoAliShamsoAli-sd9ws
    @ShamsoAliShamsoAli-sd9ws 2 місяці тому +1

    Masha allh wll

  • @hamdiali1498
    @hamdiali1498 2 місяці тому +1

    I am at new Zealand 🇳🇿

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 місяці тому +1

    Adiga...Xagee..Ku...Batatay..Muxoga

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 2 місяці тому

    SALAAM alaykuma masha Allaha African bariis ka samaynayaan arkay lakiin bariiska waa la radinayaa ilaa 8 saacadood mahdsanid 🎉🎉🎉😊

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 місяці тому +1

    Ina Cabdulle Free Moxog 😂
    Just joke. Saxah Walaal👍🏾

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 2 місяці тому +1

    Mshaa allah

  • @hodanabdalla7053
    @hodanabdalla7053 2 місяці тому +1

    UK ayaan kaa dawanaya

  • @AadanmaxamadCusmaan-y8n
    @AadanmaxamadCusmaan-y8n 2 місяці тому +1

    Ham ham iyo ham macaaaan😂

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 2 місяці тому +1

    Uganda Kampala walalo

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 2 місяці тому

    Waxaan kaa daawanayaa Ottawa Canada

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 2 місяці тому

    From uk 🇬🇧

  • @shukrijama7836
    @shukrijama7836 2 місяці тому +1

    Birmingham baan kaa sooraa y moxog ima dhaafo waa samaysataa

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 2 місяці тому

    Asc from uk

  • @edilmohamudahmed2189
    @edilmohamudahmed2189 2 місяці тому

    South African ayankadaeaqnayaaaa wall 🎉🎉🎉

  • @aymanwarsame9547
    @aymanwarsame9547 2 місяці тому +1

    Muqdisho, fufuga sida aan u xiisaynayao malayn maysid marka Moxog ama moos laga sameeyo.

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 2 місяці тому

    Masha allag qahiira

  • @umalkhayrmohamed3377
    @umalkhayrmohamed3377 2 місяці тому

    Hargeisa ❤❤❤

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 2 місяці тому +1

    Waxaan furidoona maxkamad xuquuqda moxoga udooda , kolkaasa kusooxiraynaa 😂

  • @iskufilan3006
    @iskufilan3006 2 місяці тому

    Finland

  • @kd2528
    @kd2528 2 місяці тому +1

    Tan anaa kaa horsameeyay waali waye Nigerian naag ah kasoo dawaday

  • @GuushaDhabtaah
    @GuushaDhabtaah 2 місяці тому

    Hargeisa

  • @SaafiFarah-c9t
    @SaafiFarah-c9t 2 місяці тому

    Maasha allaah cunideeda waxaaba kadaran karinteeda yaa walaaqi kara maantoo dhan anoo garbihii ikala dhaceeb baa iimuuqatay 😂

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 місяці тому +1

      Kkkk sorta kenya sasa lo kariya wad la qabsan

    • @SaafiFarah-c9t
      @SaafiFarah-c9t 2 місяці тому

      @@hodanc6255 walaaleey ayagu way laqab sadeen anaga bariis iyo baasto qaraxaan ku kornoo murqo majiraan 😂

  • @MohamedYusufNoor
    @MohamedYusufNoor 4 дні тому

    Fra Stavanger

  • @HakimaAli-c5p
    @HakimaAli-c5p 2 місяці тому

    USA

  • @Abassomar8335
    @Abassomar8335 2 місяці тому

    🇩🇯

  • @HafsaqosolWanaagTT
    @HafsaqosolWanaagTT 2 місяці тому

    Germany kadawn

  • @nimoismacil4250
    @nimoismacil4250 2 місяці тому

    Umenikumbusha nyumbani

  • @AhmedAli-t8q
    @AhmedAli-t8q 2 місяці тому

    Paris france 🇫🇷

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 місяці тому

    MAHADOW KAN YAAM AALADHAHAA MOXOG MAHAN MOXOGANA WAXAA LADHAHAA KISAZFE ANAA KUMACALIMOO KUWO AFRIKANA IBAREEN MOXOGA MAJIIDMO YAAMKAA JIIDMO

  • @peraha
    @peraha 2 місяці тому

    Djibouti pas kala socda

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 2 місяці тому

    Fra Oslo

  • @AminaXashi-eq1zw
    @AminaXashi-eq1zw 2 місяці тому

    ASCKKKKKKK❤❤❤❤😂😂😂KEENYA. BANBAASO. GOOD. BOYKKKKKKKKK

  • @guleit89
    @guleit89 2 місяці тому

    Ninyahow tumaal Miya tahay

  • @UmuAsma-s4g
    @UmuAsma-s4g 2 місяці тому

    Cunto halmar lacunaayo wakhti intaa la eg kuma bixin karo

  • @jisooismybiasandsoisyours4299
    @jisooismybiasandsoisyours4299 2 місяці тому

    Ugali

  • @IfrahIsmail-d6x
    @IfrahIsmail-d6x 2 місяці тому

    Toronto Canada 🇨🇦