MUSTAFE KANTE - KU SAARAY CIMAAMADE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лис 2023
  • Mustafe Kante
    Ku Saaray Cimaamade
    Ereyadii: Gulled Raygal
    Laxaankii: Qamar Suugaani
    Music: Maftuux Cadeed
    Camera: Ahmed GT, Yonez Crown, Ahmed AK
    Editing: Ahmed AK

КОМЕНТАРІ • 383

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 8 місяців тому +156

    Heesaha waxa ka macaan qur'aanka ilahay XaQa ha inagu duwo🤲🏼

    • @user-ts1me9ei7r
      @user-ts1me9ei7r 8 місяців тому +4

      Wr hooyadaadiii neefka ahayd wase maxaad heesaha iyo kalaamka alle isu ag dhigay

    • @mushtqmohamed
      @mushtqmohamed 8 місяців тому +1

      @@user-ts1me9ei7r ina dhilooy what is ur problem!

    • @user-xl1vm2jf1l
      @user-xl1vm2jf1l 8 місяців тому +2

      ​@@user-ts1me9ei7rmuu dhiman yahay zhpkaaaH

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 місяців тому +2

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @WasilaRaliya
      @WasilaRaliya 8 місяців тому

      Wa run😢😢❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 місяців тому +116

    Halal Afkaaga kasoo baxa waxaa ugu sharaf badan Saliga Nebiga Muhammad)ﷺ:📿😢❤

    • @user-wb3di2ej6j
      @user-wb3di2ej6j 8 місяців тому +1

      ❤❤❤❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 місяців тому +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @WasilaRaliya
      @WasilaRaliya 8 місяців тому

      Scw ❤❤

    • @nimomataan582
      @nimomataan582 8 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 місяців тому +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @Abdirisak2023
    @Abdirisak2023 8 місяців тому +32

    Erayda Inanka leh, Waa Guuled Raygal cawaale, Only Facebook Legends ayaa yaqaana,!
    Salaama Abwaane Hadaad Communitygaaas argty.

  • @LoVeR_Man23
    @LoVeR_Man23 8 місяців тому +182

    Laxamada Qamar Another Level 🔥🦁Goat 🎉

    • @user-xl1vm2jf1l
      @user-xl1vm2jf1l 8 місяців тому +14

      Goat 🐐 😅😅 kaygii waa cabdikariim cali shaaH ninkii soo saaray ciyaalkan♥️

    • @MUBAARIGBunni-hz4nr
      @MUBAARIGBunni-hz4nr 8 місяців тому +4

      MAXAY KU LEEYAHEY

    • @aboudichannel6196
      @aboudichannel6196 8 місяців тому +3

      The goatt

    • @nasiib6391
      @nasiib6391 8 місяців тому +14

      Lover ninka qamar tagerayashiisa ugu caansan meel qamar joogo lagama waayo😮

    • @user-ng8lj5mz8b
      @user-ng8lj5mz8b 8 місяців тому +16

      Laxan waa qamar
      Hesna
      Waa qamar ama qarami

  • @Cayuush-ppeh7mq2n
    @Cayuush-ppeh7mq2n 8 місяців тому +122

    Dhagesiga heesaha waxaa ka macaan dhagesiga quraan ❤

  • @Nor-ugas
    @Nor-ugas 8 місяців тому +76

    ILAAHOOW HEESANA NAGA MADOOBE🤲😢

  • @drsayaansagal2173
    @drsayaansagal2173 8 місяців тому +24

    Codka waa habar jecelo
    Ereyada waaa arab
    Laxanka waa ciidagale
    Muusiga waa ciise muuse
    Cameraman waa ciidagale
    Duriyada 💚🤍❤️hadaad iga danbayso like ii saar❤❤

    • @xayaath62.
      @xayaath62. 8 місяців тому +3

      Codka wa habarjeclo
      Laxanku wa garxajis
      Eryaadu wa arab
      Music wa habar awal
      Intuba waa reer sheikh isixaaq ❤

    • @xasanabdi3013
      @xasanabdi3013 7 місяців тому

      waar waa subeet awal wiilku

    • @user-ls8kw2qb2m
      @user-ls8kw2qb2m 6 місяців тому +1

      Inanka ha nagu qabsanina waa Supeer awal❤

    • @HamseSADRI
      @HamseSADRI 5 місяців тому

      Kkkkkk

    • @cajaborabi2581
      @cajaborabi2581 4 місяці тому

      Fankaa inaga xishooda akhii ku karbaasha soomali yanay wax kale dhagaysan😂

  • @abdirizakcambe
    @abdirizakcambe 8 місяців тому +14

    Goatka fanka qamar suugani waa la isku raacey bal laxankan day😅

  • @user-zx3ef2px2
    @user-zx3ef2px2 4 місяці тому +5

    Goatka Fanka Qamar suugaani Laxankisa BaL eeegga😮😂😂

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 8 місяців тому +8

    Mohamed abdi abdilahi (Qamar suganni) laxankisu waa onther level

    • @gerogia890
      @gerogia890 8 місяців тому +1

      layaab layaaab maxamed wardi

  • @user-ng8lj5mz8b
    @user-ng8lj5mz8b 8 місяців тому +6

    Laxamada qamar iyaga dadka sojita
    Big goat qamarka

  • @muhazeali2142
    @muhazeali2142 8 місяців тому +2

    Hestia ugu shidnan donta sandakan marka dhow bilbaan raba 2024
    Codka: mustafa kante
    Laxanka:Qamar sugani
    Ereyda:guled

  • @Faraxluugobasto
    @Faraxluugobasto 8 місяців тому +6

    Markaan cisi ka helan ku saaray cimaamade 👸🌹❤️🥰🫂
    Hadaad ii cidleyn lahayd nacabka kama ciil baxeen 👑❤
    Wow hees iga dheh🎧🎵💯🔥

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 8 місяців тому +48

    Qamarr melody🔥❤️
    Cadceed on the beat🐐
    Kante Golden Voice🙆🏼‍♂️🤴🏼
    Wapa Gariir

    • @younesstv4928
      @younesstv4928 8 місяців тому

      udfd

    • @younesstv4928
      @younesstv4928 8 місяців тому

      udfd a écrit l'absedonc fin nce du fin akhoya mxit ldar la semaine dernière je me permets

    • @NasriinAbdi-nv6ik
      @NasriinAbdi-nv6ik 7 місяців тому

      ​@@younesstv4928😊😢ja57

    • @cawomustafe
      @cawomustafe 7 місяців тому

      ​@@younesstv4928q¹¹111¹5e😢

  • @user-ri1si9vz4n
    @user-ri1si9vz4n 6 місяців тому +1

    Cindiga waxad ku weyntahoo cad iga midathee hadanad I caawinayn noloshan cusub man glen ❤here's io bash👑keep going mustafe kante🔥🙏

  • @AbdirahmanMaanka-xq2uk
    @AbdirahmanMaanka-xq2uk 8 місяців тому +5

    heestaan dhareenka leh waxa qaaday Al fanaan mustafe kante wow! 😮😮😮🥰🥰❤❤❤🔥🔥🔥🔥

  • @hamseahmed9131
    @hamseahmed9131 8 місяців тому +2

    Jooooow waaaryaa walaaal microphone wlhi waaad canaananeysaaaa mustafe kante codbaa kugu jira 👍👍👍👍✊

  • @abdirashiid1089
    @abdirashiid1089 8 місяців тому +14

    40 Qof Ducadoda Waa La Aqbalaa Walalayal Iso Duceya In Hamigayga Alleh I Rumeeyo

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 місяців тому +1

      Ilaahay hamigaga haku rumeeyo

  • @abdirisaq7402
    @abdirisaq7402 8 місяців тому +9

    Codkaga waxn tabaa markad iga fogte caruurtaydaa hooyadoodeey❤

  • @alien1265
    @alien1265 8 місяців тому +2

    markiipa laxanka qamar qamar ban ka dhadhanzadayy goat ku wa ina waalayah

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 8 місяців тому +36

    Qamar melody 💙 🎶
    Cadceed on the beat 🫡
    Kante Golden voice 👌
    Well done team waqal 3:35 👏 👍

  • @khalidibrahim2969
    @khalidibrahim2969 8 місяців тому +8

    The real Qamarka❤🐐

  • @_Shaakalinho.
    @_Shaakalinho. 8 місяців тому +5

    Abwankii, Wayna ee guuleed raygal Awaale.🔥🔥

  • @ibrahimugaz4734
    @ibrahimugaz4734 16 днів тому +1

    Kante qamar le laxanka u dhibo ama khalid kamid waliba qamar❤

  • @khadardhego
    @khadardhego 8 місяців тому +6

    Laxankiii goatka 🐐

  • @Enjoyyaxye
    @Enjoyyaxye 8 місяців тому +2

    Mustaf kante waxaad tahy sxp nin fanka jajabsaday role model😮 itahay horay usooco❤

  • @kaafiyarekaafiyare
    @kaafiyarekaafiyare 8 місяців тому +5

    Team waqal video yada ay soo dhigayan sidii hore laama soo hagaajiyo waxad mooda in sidii lagu duubay looso galiyay UA-cam ka editing ka iska soo saxa hoy waa raga weesha ku hadhay ha ceebaynina ilmaaderayal

  • @AnshaxGemar
    @AnshaxGemar 8 місяців тому +5

    Legend mustafe kante fankoo dhiman rapay ayaad badbaadisay Big Fanaan🥰

    • @Rama____1
      @Rama____1 8 місяців тому

      😂😂😂Gacantada miyuu ku dhiman rabay

  • @cabdirashidmaxamed-cy9xw
    @cabdirashidmaxamed-cy9xw 8 місяців тому +5

    Mustafe waa is keenay wuxu cod macanaa❤❤😊😂 m.a

  • @jimaale3095
    @jimaale3095 8 місяців тому +17

    Laxanka qamar sugani is the best 🔥❤

  • @abdizakigacaliye8031
    @abdizakigacaliye8031 8 місяців тому +11

    Coming soon heesti heesaha ku saray cimaamade 🔥❤

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC 8 місяців тому +25

    TEAM NO MUSIC 🎶 ❤

  • @MarwaCabdirisaaqmaxamed
    @MarwaCabdirisaaqmaxamed 7 місяців тому +2

    Ilaahow heesaha naga moodoobee😢😢😢

  • @oldsongs2233
    @oldsongs2233 8 місяців тому +10

    The best KANTE❤❤

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 8 місяців тому +7

    Aabaha laxanka qamar the goat🐐✅

    • @user-xl1vm2jf1l
      @user-xl1vm2jf1l 8 місяців тому

      BeentaH ka daa laxankaH laxanka io comandy io goat 🐐 nimaBaH uugu kaalay cabdikariim cali shaah

    • @imtheshit9388
      @imtheshit9388 8 місяців тому

      @@user-xl1vm2jf1llabaduba way fcnyin lakin hestan qamar ba saaray

  • @Mohamedaydiid230
    @Mohamedaydiid230 8 місяців тому +6

    Mustafe kante the real goat 🐐

  • @AbdiQaharilkacas
    @AbdiQaharilkacas 8 місяців тому +5

    mustafe kante from waqal studio ❤

  • @bushranimcan4835
    @bushranimcan4835 8 місяців тому +9

    Hadaad i cadhaysanthay caadiyaan uma seexan karo Qofkaygiiyow kumee❤😢😢

  • @badrikurtinjambir3743
    @badrikurtinjambir3743 8 місяців тому +2

    Goat qamar sugani

  • @AmiinFarhan-wm8gr
    @AmiinFarhan-wm8gr 8 місяців тому +6

    Legend mustafe kante fankoo dhiman rapay ayaad badbaadisay😚

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 8 місяців тому +1

      Socdaal baa badbaadiyaha fanka ah hhh 😂

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali 8 місяців тому +2

    Eshcalaa Melody Goatka ✊️

  • @user-ls6hp7pr6m
    @user-ls6hp7pr6m 8 місяців тому +3

    Qamar melody 🔥
    Cade on the beat
    Kante amazing 😻 voice ❤

  • @cabdiqanicaydiid7156
    @cabdiqanicaydiid7156 8 місяців тому +3

    Qamarka fanka eesh cala Laxaka

  • @Youzeph18
    @Youzeph18 8 місяців тому +5

    My Favorite Artist mo kante ❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 8 місяців тому +4

    Team waqal studio laayab waxbo lagaama qabo karo sanadkan ayaag
    Melody 💯 🔥 fire
    Editing 🎥 🎞 💯
    Duubista fantastic fire 🎥 📸💯💯

  • @user-yo3cs7wh4w
    @user-yo3cs7wh4w 8 місяців тому +2

    Cabdi jabar u cod eeka mustafe🫢m.a 🥰keep going dear😘

  • @ibrahimbaaxeer7628
    @ibrahimbaaxeer7628 8 місяців тому +8

    Mustafe kante Legendary 🎉

  • @abdifatahbahsane1312
    @abdifatahbahsane1312 8 місяців тому +3

    Qamar heestan laxankeeda laxankiisi hore ee heesti cakuye fansaneey bal tali uunbu kasoo misee goat 🐐 ma hoos udhac baa ku yimi dib isu soo noolee qamarow from tageerahaga ❤

  • @hindamohamed9992
    @hindamohamed9992 8 місяців тому +3

    Waar heesta viewskeeda bal fiiriya intaan daawanayahy sida il bidhiqsigay usoconaysa viewskeedu layaab layaab wlhi kante golden voice❤❤❤

  • @Wearesomali
    @Wearesomali 8 місяців тому +11

    Amazing the best of the best and always been the best Mustafe Kante🐐

  • @YTJ_CAROLE
    @YTJ_CAROLE 8 місяців тому +4

    MUSTAFE KANTE 🐐🐐🐐
    TEAM WAQAL 🔥🔥🔥

  • @nimcoanfac1244
    @nimcoanfac1244 8 місяців тому +2

    Waar wxn hees lama odhan kare magac kle u bixiya❤

  • @mohanOfficil
    @mohanOfficil 8 місяців тому +7

    Keep going Kante ❤

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 8 місяців тому +2

    dunida noolaha camiran ayaad caqli dheer tahoo waxaan ku calaamad saday cisiga basharkad taqaan ❤🤩

    • @cajaborabi2581
      @cajaborabi2581 4 місяці тому

      Allakh waa sadarka ugu qaalisan heesta😢

  • @user-sd4ff5uq6u
    @user-sd4ff5uq6u 8 місяців тому +2

    Laxanka bestie music DaGan 😚❤️

  • @aabelp2539
    @aabelp2539 8 місяців тому +1

    Abwaanka abwaannada da'da yar saaxiibkay guuled raygal cawaale iyo raggii qamaamuurta ahaa oo is helay walee hees waa tahay tani.

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali 8 місяців тому +6

    Laxanki goatka 🎻
    Hit voice kante 🎧
    Welldone team waqal 🧤

  • @shafihassan7904
    @shafihassan7904 8 місяців тому +1

    Waxkale cadceed, Kante, goat qamar

  • @user-el1fs6cu8j
    @user-el1fs6cu8j 8 місяців тому +1

    Heesi waa laxaan gaotka laxanka qamar

  • @khadraxasan8417
    @khadraxasan8417 8 місяців тому +1

    Arapki 2023 jacayl bartay ereyadi guuled raygal kusoco inder 😂❤

  • @user-xl1vm2jf1l
    @user-xl1vm2jf1l 8 місяців тому +3

    Qabta iska daa heesihii kuu qarxay waxay ahayaayeen kuwuu laxanka kuu saaray @Goat ka fanka hargeisa ìyo soomaaliland oo dhanbaH

  • @SahraMahamed-vk1rj
    @SahraMahamed-vk1rj 8 місяців тому +2

    Qamar laxanka waa walalo I amina❤

  • @aloredeeq
    @aloredeeq 8 місяців тому +1

    Horaan ka gartay laxanka qamar inuu saaray anoo fiirin

  • @idirizjamaL
    @idirizjamaL 8 місяців тому +2

    Goat Kanteeeee 🔥

    • @user-xl1vm2jf1l
      @user-xl1vm2jf1l 8 місяців тому

      Maxaa goat 🐐 ah dee mee abihii goat 🐐 🤣 kii weynaaH Ee ina cali shaah 😊

  • @zalmazharav7410
    @zalmazharav7410 8 місяців тому +2

    Laxanka another level🎉 codkuba❤ waaaaaaw🎉

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr 8 місяців тому +1

    Laxamada qamar waa another level

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 8 місяців тому +1

    keep going bro mustafe Kente 🙋‍♂️

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 8 місяців тому +1

    Kante heesahagi hadaad heshay ❤

  • @user-fz6nh4tc9k
    @user-fz6nh4tc9k 8 місяців тому +5

    True story by ALLAH ❤

  • @Mcshereboy
    @Mcshereboy 8 місяців тому +1

    Jah sxb waaا ka hayaa

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 8 місяців тому +2

    Qamar laxamadii wuu badalee 😅legend yaan lagu fahmin

  • @xaawamuusexaawamuuse2534
    @xaawamuusexaawamuuse2534 8 місяців тому +1

    Guuled Raygal abwaanka degmada mandheera ee magaalada abdaal

  • @azmaahmed1256
    @azmaahmed1256 8 місяців тому +2

    Noloshan cusub ma galeen❤😊

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 8 місяців тому +2

    No word can explain thisssss song oh goshhh 😢😢😢 ❤ 😢😢😢

  • @user-xl1vm2jf1l
    @user-xl1vm2jf1l 8 місяців тому +2

    Macalin cabdikariim cali shaah waad caasiday wllhi adiga io maame yarabaH

    • @ismaailosman4318
      @ismaailosman4318 8 місяців тому +1

      dee ma qamar buu gaadhayaa😂

    • @user-xl1vm2jf1l
      @user-xl1vm2jf1l 8 місяців тому

      @@ismaailosman4318 naaf nimada iska daaH nafeeey ma maantaaD keenray inaad isa soo ag dhigtoH goat 🐐 🙌 fanka io khamriilaH zomalidaH

  • @csalanquulle3090
    @csalanquulle3090 8 місяців тому +2

    Xidigiii maftuux cadceed miyaa lasoo iibsaday

  • @abdirizakdiiriyee
    @abdirizakdiiriyee 8 місяців тому +1

    dayaxa sara ayaan dul jooga hawo aad u macaan ayaa ka jirtaa markaa aan soo dago xalaal mooye xaraan maba rabaa dhamaan hablaha soomaliyaad ayaan ka soo salamaya xalka ayaan ka shagaya oo aan badana jooga insha allaha

  • @FathiSaidArab-ec4vf
    @FathiSaidArab-ec4vf 8 місяців тому +2

    Boqorkii Laxanka Qamar Suugani🔥🔥🩶

    • @user-xl1vm2jf1l
      @user-xl1vm2jf1l 8 місяців тому

      Beeenaaleh khadar waqal hadduu arko Ripley daydaaz arko ha ha iga gaadhsiiyoH qamar baa Boqorka laxnka ah ku lahaa been badanaaH aakhiro xaguu galayaaH miyuu ilaway goat 🐐 somaliland cabdikariim cali shaah Mr laxan● stellar ●comandyn❤● mo kante waalid caasi ayuu noqday waayo wuxuu ku gafay goat 🐐 👌 ♥️ kii na baray cunugan yar ee mo kante la yiraaH

    • @mohamedabdirahmanhirsi2796
      @mohamedabdirahmanhirsi2796 7 місяців тому

      ​@@user-xl1vm2jf1lciyaalka hakuso disin goatka misa 2021 baad 📱 qaadhatay QAMAR IS THE GOAT 🐐 FOR NO REASON 😅😂

  • @maameofficialchannel8636
    @maameofficialchannel8636 8 місяців тому +1

    Updkriin cali shaah ma'am badly
    Qamaran mustfe kaaante

  • @abdifataax6026
    @abdifataax6026 8 місяців тому +1

    HOT VOICE MUSTAFE KANTE AWOOD AYUU KU QABSADAY FANKII KEEP GOING INAADEER

  • @sakariyemohmoud7285
    @sakariyemohmoud7285 8 місяців тому +1

    Talented Guy❤

  • @apdiwaasac7585
    @apdiwaasac7585 8 місяців тому +2

    Wow🎤❤💤 ❤ Goat🐐

  • @arawela_2772
    @arawela_2772 8 місяців тому +1

    Cindiga waad kuweyn tohooo
    Cad iga midaa baa tehee
    Hadaanad icaawineyn
    Nolasha cusub maan galeeen
    markaan ciso ka helaaa
    kusaaray cimamade
    hadad icidleyn laheyd
    nacabka kama ciili baxeen
    codkaaga waxan tabaaa
    caweyskaad iga fogteee
    hadad icarey santahay
    Cadiya uma seexan karo
    🫶🏿

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
    @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 8 місяців тому +1

    Team waqal studio full recpect ❤❤

  • @ubahomarabdi5958
    @ubahomarabdi5958 8 місяців тому +1

    Jah heee iyo ibar❤❤

  • @mouadabdiatteyeh1531
    @mouadabdiatteyeh1531 8 місяців тому +1

    Qamar❤️
    Cadceed💚
    Kante 💙

  • @Khalith_dahir
    @Khalith_dahir 8 місяців тому +1

    What a song😮
    Codkagga Waxan Tabaaa
    Cawayskaad iga Fogtaheee

  • @abdirahmaanduraan2329
    @abdirahmaanduraan2329 8 місяців тому +1

    Heer sare 🎻🎻

  • @user-on3ch6tq2r
    @user-on3ch6tq2r 8 місяців тому +2

    Absolutely 💯 amazing 🤩 🎉

  • @Raaye_Rijaal
    @Raaye_Rijaal 8 місяців тому +1

    Another Level waaye Mustaf Kante 🙏🏿
    Saas lee kuwad Baaba Yare.

  • @mohamedabdihakiinibraahim9483
    @mohamedabdihakiinibraahim9483 8 місяців тому +1

    Qamar suugani is 🐐🐐🔥🔥

  • @user-ds6cv5ky7v
    @user-ds6cv5ky7v 8 місяців тому

    Heestii heesaha mustafe kante layaab ❤ waqal studio

  • @zapniishz6811
    @zapniishz6811 8 місяців тому +3

    True story by allaH ❤

  • @khadarmohamett2416
    @khadarmohamett2416 8 місяців тому +1

    Laxanka Qamar dadka isaga so jiita wlhi🎉🎉

  • @laylosiciid3071
    @laylosiciid3071 8 місяців тому

    Weliga laxanka qamar sugaani haka shakin iyo codka mustafe kante

  • @user-kj9jw2ud8f
    @user-kj9jw2ud8f 8 місяців тому +2

    Cajiib Kante

  • @xamsemuuse
    @xamsemuuse 8 місяців тому +1

    Codka 100%
    ereyada100%
    Laxanka100%
    musicga100%

  • @Ismail-kp7dx
    @Ismail-kp7dx 7 місяців тому +1

    My boy kaante

  • @user-ic7rk7rh8b
    @user-ic7rk7rh8b 8 місяців тому

    mustafe kenta Nio habr jecel miyaad tahy
    fankii waad kufadhiisatay pishii 10 --iyo 11 nio waan kuwataa Lip🫡🫡🫡🫡

  • @AxmadCabdi-iv9lz
    @AxmadCabdi-iv9lz 2 місяці тому

    Cindiga wadku wayn tahoo
    Cad iga mida baad tahee
    Hadaanad I caawin lahayn
    Jawigaan cusub maan galayn
    Dunida noolaha camiran
    Ayaad caqli dheer tahoo
    Waxaan ku caaamad saday
    Cisiga basharkaad taqaan