Xogta Qorshaha Rasmiga ah ee Trump iyo dadka muhaajiriinta ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 30

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 Годину тому +3

    Martin hadalkiisa waa saxiix aniga over 20 years jooga , inta danbi galay ama xiran kuwas la tarxilaya kaliya

  • @yuusufdaahirgamadiid
    @yuusufdaahirgamadiid 2 години тому +2

    Thanks bro

  • @Raadgur
    @Raadgur 49 хвилин тому

    Si cajiib ah ayuu u sharaxayaa mahadsanif

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 28 хвилин тому

    🥺 🥺 🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 33 хвилини тому

    🥺🥺🥺🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 23 хвилини тому

    Sifiican baad usharaxaysaaa

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 2 години тому +1

    Mahasanid mudane mustafe martin wax badan baad iftiimisay

  • @AsiyaBerger
    @AsiyaBerger Годину тому

    Khayr baan u rajaynayaa walaalahayga America ku nool 🤲🏼 Xasan sheikh iska ilaaliya, inaanu idinka ciidayn siduu Germany ka sameeyey 🤣

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 22 хвилини тому

    Si fiican bad u sharacdsy maalmihii hore wad cabsi gelin jittay Soo galootiga

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 години тому +2

    Armuu iimaan laawe xasan guurguurte halkaa Ka arko Inuu dhaqaale Ka sameeyo dadka la soo tarxiilayo Sidii UU Germany Ka sameeyey OO kale 🍅

    • @AsiyaBerger
      @AsiyaBerger Годину тому

      Iiman laawahaas wax kasta ka filo 🫶🏼

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 години тому

    Mahasanid walaal

  • @AbdiWarsame-e3c
    @AbdiWarsame-e3c 3 години тому

    Ok mustafe

  • @FadxiFadxi-t4e
    @FadxiFadxi-t4e Годину тому

    Aadbaad umahadsantahay mudane mart walh inaadan xaasid ahayn

  • @mubaraksiciid6501
    @mubaraksiciid6501 2 години тому

    Trump siyaasi maha wixii uu koleeyey wuu fulinyaa….

  • @yuusufdaahirgamadiid
    @yuusufdaahirgamadiid 2 години тому

    Kasoo waran kuwa Mexico sosocda muhajirintasi maxay wajahayaan bro

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 2 години тому

    Odaygu armuu albaabada nagu soo jabiyaa ?!

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 3 години тому +1

    Sheeko qaxooti somali. Tarxiil ayaa bilabmaya. It is unlawful. enter the United States illegally.

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 2 години тому +1

    Saqraan martin anigaa hooyda wasa makhnuuyow

    • @YAHYEXUSEEN-h5m
      @YAHYEXUSEEN-h5m 2 години тому +3

      Marka hooyo xun ku dhasho waxaa lagu Gartaa ayaa commentigaad bixiso

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 2 години тому +1

      Hooyadu waa lama huraan. 🎉🎉🎉

    • @yuusufdaahirgamadiid
      @yuusufdaahirgamadiid 2 години тому +1

      War ninka ka xishod

    • @dr.basheahmed7069
      @dr.basheahmed7069 2 години тому +2

      ​@@YAHYEXUSEEN-h5mHooyo cay malaha

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 2 години тому +1

      Ninkaas wax xun ma sheegin
      Oo hooyadiis lagu caayo
      Wax fiican buu sheegay

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 3 години тому

    Keep on dreaming. Somali daayer

    • @AbdirahmanAli-u9i
      @AbdirahmanAli-u9i Годину тому +1

      Adiga maxa tahay American ba ismoday miyaa mise waxa tahay oromo afsomali barataa