Masha allah Ali dadkan Media wax kuqora waa dad aan la aqoon waxay beenta iyo argagax abuurista kafaa iidaan some times xataa mar mar baa loo baahanyahay inaadan sida waxyihiin usheegin adoo uturaya dareenka dadka si aaney u nixin tankale dadkan meelahay wax kasheegaya siday u badan yihiin waa juhulu aan aqoon lahayn indadka lagaqabto ayaa loobaahanyahay
Si waafiya ayaad dadka kutidhi kuteenta ladhacsanaa aad ugu soo dhigteen. Sidaas aad sheegteen Alle haka dhigo.Insha Allah
2diinuba mahadsanidiin
Masha allah Ali dadkan Media wax kuqora waa dad aan la aqoon waxay beenta iyo argagax abuurista kafaa iidaan some times xataa mar mar baa loo baahanyahay inaadan sida waxyihiin usheegin adoo uturaya dareenka dadka si aaney u nixin tankale dadkan meelahay wax kasheegaya siday u badan yihiin waa juhulu aan aqoon lahayn indadka lagaqabto ayaa loobaahanyahay
Reer Somaliland lama celinaayo waa saxiib Somaliland madaxwaynah maraykanka
Soomaaliyey waxan idin leeyahay dalkiina aamina oo dhista ka shaqaysta🇸🇴. Dal laaweyaal ilaahay idinka muu dhigine, dhulka shishee yaha joogi taankiisu faaiido maleh. QOF KASTA DALKIISA AYUU WAX KU YAHAY💯 DIIBED WAXBA KUMA AHA MARTI MOOYAANE…..
Ali waxad ka Soo hadasha grub 5 ka mareekan maxaa ziyada ah
Kaasi waa ku daayay indr intuu joogo
CALI ARARE WAA MAXAY DHARKA MAXAA BIISTA 😂
Thank you
Qofka goor dhaw booday oo xiran wali lafasixin maxaa kudhici karo walalyal bal iso jawaba
Ma intaas meel ka akhriyaya
Ali yoow walal kheir ALAAH ku siiyo bro wey na dhibeen dadka somali citizens ka ah hadalkaas aad tiri ma is qarineysaa wey dhiheen bro ALAAH waxuu qoraan mareynaaa aduguna waad mahadsantahay
Cali wali kamad sadalin cida helaysa madaxnimada somaalilaand
Muuse
War wan sosocona haday sida tahay