LII LIVE OO SO BANDHIGAY DHIISMAHA UG QUXUDA BADAN 2022 IYO QIIMAHA LAGU DHISAY GURIGAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @madaam7164
    @madaam7164 Рік тому +4

    Qurba joogto Lee maa ka gadosa?

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Рік тому +1

    Masha alaah waa inginer fiican anaa kula soo xariirayo insha alaah 😂❤🇸🇴

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Рік тому +1

    Maasha,allah si fiican u dhisay

  • @hellohello9230
    @hellohello9230 Рік тому

    Mashaa Allah ❤

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 Рік тому

    Masha AALLAH
    Daaqada weyneeya si iftiinku u soo galo

  • @hibaqhashi4649
    @hibaqhashi4649 Рік тому

    Mash Allah Masha Allah Masha Allah

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Рік тому

    maansha alaah beautiful

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql Рік тому +1

    Guriga cabirka OO ku fadhiyo nooma aadan sheegin . Tan kale qolalka aad bee u yar yihiin .

  • @fadumoaden5113
    @fadumoaden5113 Рік тому

    Asc guriga kor jilay miyaa mise waa lamayeri

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 Рік тому

    Haa

  • @f.n6491
    @f.n6491 Рік тому

    Darishadaha weyneeya
    $65 Uma qalmo guriga qofkii lahaa ma jooga miyaa ?

  • @bosteyaxuseenali4148
    @bosteyaxuseenali4148 Рік тому

    Hollywood

  • @user-qo6bb4zj3q
    @user-qo6bb4zj3q Рік тому

    Haye.guri.dabaq.ama.fooq..eh.natusi

  • @hellohello9230
    @hellohello9230 Рік тому

    Ghulku ee rubaca ah waa meekha mihir wll qali

  • @istarhabeen
    @istarhabeen Рік тому

    Maa dhismaha keliyaata mise maca dhulka walaal? Anaa doonaayo guri dhisto, xagee baa ka dhistaa

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Рік тому

      waa dhismaha lee inginerka booska mxaa ogeysinaayo

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 Рік тому

    Beec miyaa

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u Рік тому

    Ma lagu dhisay mise waa lagu iibinaa noo Kala cadee

  • @babusalma5137
    @babusalma5137 Рік тому

    65 kun iyo gurigaan. Uma qalmo.

    • @trlkadan3257
      @trlkadan3257 Рік тому

      Dhismaha kaliyaa lixdan iyo shan kun maaha guriga wa qaali so maha

  • @hawaomar1543
    @hawaomar1543 Рік тому

    65000 kun waa qaali (guri shub ah oo wareega dhagax ah waxa lagu dhisaa 50000 kun ilaa 55000 kun)

    • @Mohamed-qt7ql
      @Mohamed-qt7ql Рік тому +1

      Waa ka badbadis ama. Qofkii loo dhisayay ma uusan joogin lacag badan ayaa la dulsaaray

  • @jaaneadam8437
    @jaaneadam8437 Рік тому

    Soosoco Kkkkkk kkkkkk 🤦🏼‍♂️